Magaalo aad uga amni badan magaalinka kale ee Soomaalidu degto

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 03. 2024
  • Si Xowli ah ayay magaaladan u kobceeysaa

Komentáře • 142

  • @abdulahiabukar4621
    @abdulahiabukar4621 Před 3 měsíci +17

    Garowe waa magaalo qurux badan oo sii dhismaysa.waxaan ka soo salaamayaa Muqdisho

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 3 měsíci +10

    Masha Allah Garoowe Saddex beey Soomaaliya Iyo Soomaali Meel eey dagaanba uqaadday. Waa wadda Laami, Waa Ugu Nadaafad Baddantahay, waana ugu amni badantahay. Waa waxloo Dhaha Amni Baddantii Garoowe. Guuleeysta Reer Puntland! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 Před 3 měsíci

      Hhhhhhhh amni iyo garoowe malaa muqdisho ayay ka amni badantahy, anyway rabbi haw siyadsho amnigeda.

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Před 2 měsíci

      Boorama may ka amni badantahay

  • @aaminasuleymaan7210
    @aaminasuleymaan7210 Před 3 měsíci +11

    Mashaallh boqoradaan ku daydo Suheyba Asturan❤
    Garoowe ku soo dhowoow

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před 3 měsíci +5

    Muuqaalka aad duubty wuu gadmaya .
    Si qurux badan aya loo dhisay Congrats.

  • @83587
    @83587 Před 3 měsíci +7

    Waa barxad qurxan ee Suheybow iga gaarsii rer Garoowe barxadda cagaar ha kubeeran iyo ubax si ay usii qurux badnaato

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 3 měsíci +6

    Maanta wax wanaagsan maadaama aad dhulkiihooyo noo xayaysiinayso Kenya buunbuuninyeeda baa iga hor imaatay waa in aan dhisanaa dhulka hooyo

  • @dirieabdisalaan6060
    @dirieabdisalaan6060 Před 3 měsíci +10

    Asc wlall suhayba heesta naga jooji insh allh bulshaa kugu xiran ishooda iyo dhagahoodaba iyo waxa aad soo gudbinayso masuuliyad baa kaa saaran

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 Před 3 měsíci +1

      Dhaanto wye saan filayo lkn music by lee dahay

  • @IfraaxMuxdiin-mb2ng
    @IfraaxMuxdiin-mb2ng Před 3 měsíci +7

    Muustigada in aat ka dhaafto waa fiican waa danbi

  • @memenene7675
    @memenene7675 Před 3 měsíci +3

    viva Majeerteen, they built their city. Other Somalis should learn from them

  • @user-vs2my3zz1g
    @user-vs2my3zz1g Před 3 měsíci +7

    Suheyba badqas music inaad ka saarto fcn muuqaalka ama waxaa Saari kartey mid bilaa music ,ducooyin ,ama gabay amaan hadii aad jeclaatey inaad wax muuqaalka qurxiya

  • @mohamud2907
    @mohamud2907 Před 3 měsíci +5

    Masha allah lkn walalashay MUSIC waa xaaraan mana fiicna in Dembi kuu socdo

  • @mawliid9949
    @mawliid9949 Před 3 měsíci +6

    Inaan dhagaysto waa jeclaa lkn waxaa diideen baan anna udhagaysan waayay lkn walaasheen suhayba waa ku kalsoonahay inay naga dayn doonto musica barnaamijyo quruxbadan bay soo gudbisaa oo waxtar uleh bulshada inbadan bay waxnoo sheegtee maanta iyadaa wax usheegaynaa

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Před 2 měsíci +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Před 3 měsíci +1

    Wlhi habeen kaliya ayaan seexday Garoowe 11:00-kii duhurnimana waan ka soo baxay, alle ha barakeeyo meel kastoo somali dagto oo nabad ah alle ha xafido

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před 3 měsíci +1

    Waan ku farxaa markaan arko magaalo Soomaaliyeed ama qof Soomaali ah hore mar sameeya Ilaahey nabada iyo hore marka ha idin siyaadiyo wlaalahey Reer Garoowe , geedaha halagu abuuro intaa ayaan ku darsan lahaa Baydhabo ayaa idinka soo salaamayaa.

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir Před 3 měsíci +7

    Soomaalida degto ma ahee,Somalia dheh my sister

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 Před 3 měsíci +1

    Mashallah suheyba sifiican baad sameeysey dalkeeni baan rabnaa noo soo duub soo badi thanks

  • @user-zb7ck8dq5w
    @user-zb7ck8dq5w Před 3 měsíci +5

    Asc ma shaa Allah wllo qali music ka saar muuqalka

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d Před 3 měsíci +1

    Maa shaa allah
    Mahadsanidiin wllayaal
    Wariye suheyba & inta kale
    Ee ladaadihineysay barnaamijkan
    Qiimaha badan wllayaal inoo soo
    Badiya barnaamijyada Garoowe
    Way horumartay maa shaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum Před 3 měsíci +3

    Manshaalaah ❤❤❤❤❤

  • @Suruur_channel
    @Suruur_channel Před 3 měsíci +4

    Music kadaa wllo. Gabadh khyrka ka shaqysan kugu ognahay. Hablahana waxd bartay in iyagoo asturan ay shaqysan karaan.

  • @jaamacciise4661
    @jaamacciise4661 Před 3 měsíci +1

    www maanshaa Allah waa magaaladdaan kudhashay wallaahi waan uxiisay❤❤❤❤

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před 6 dny

    The most polite reporter is suheyba badqas

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 3 měsíci +1

    Ma sha allah Amni badantii Garoowe ahayd from GK❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 3 měsíci +1

    Suhayba masha alaah maanta xaafadaydi bad joogta xmar ban kaga xirnahay mahadsanid

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Před 2 měsíci +1

    Mashaa Allah waa guul alxamdulilaah

  • @mohamedibrahimali8088
    @mohamedibrahimali8088 Před 3 měsíci +2

    Asc SMB wariye leh sooyaal sugan. Walaal waxaa tahay qof inta badan soo gudbisa barnaamijyo dareen fog leh mudana in la daawado bilow ilaa bar dhamaad. Dumarka moodaya inay is qaawin tahay ilbaxnimo ama shaqo, fadlan ku dayda gabadheene SBM ee ah wariye diini iyo maadi 2duba inoo haysa. Allah noo kaa daayo SMB ninki ay dhibeyso sakiin towbaz laq! Mohamed Ali KGS/Baydhabo.

  • @user-yf6pn1mr7j
    @user-yf6pn1mr7j Před 3 měsíci +1

    Masha allah tabaaraka allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 Před 3 měsíci +1

    Masha allah gabadheena qaali❤❤

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 3 měsíci

    MAA SHAA ALLAAH. Amni badantii Alcaasimah Garowe ❤

  • @mohamedsayid342
    @mohamedsayid342 Před 2 měsíci

    waddadaan waxaa igu dambeysey 1988kii hor u socod wacan keep going ❤

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana Před 3 měsíci

    Mashallah, Allahu ma baarik.

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před 2 měsíci

    Butilaand, Maasha Allaah.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 3 měsíci

    Mashallah 🇸🇴 garowe wa magalo quruxbadan ugu qurux magaloyinka somalia 🇸🇴 ♥️ ❤🎉

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 2 měsíci

    Maasha allah reer butland ilaahay ha usiyaadiyo hormarka iyo nabada

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 Před 3 měsíci +1

    Masha allah ❤

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 Před 3 měsíci +1

    Asc.illaahey
    Suheyba.soomaaliyoo.dhan.sidii
    Garooba.allaha.ka.dhigo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 3 měsíci

    Mashaa Allaah caasimada umada soomaaliyed baaba lagadhigaya inshaa Allaah❤️✅🇸🇴🏇🏿

  • @abdullahimohamed8777
    @abdullahimohamed8777 Před 3 měsíci

    Dar Allah baa kujeclahay wllshay

  • @dakirsheikh7459
    @dakirsheikh7459 Před 2 měsíci

    Suheyba waan ku salamay

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci

    ماشآء الله تبارك الله ❤
    Dhista dalkiina oo tabcada dalaga oo waxbarta Wallahi Ilaaheey maahee ineeyda aadane ubaahaneeyn👍🙌🏼💪🏼💪🏼💪🏼💕💕💕

  • @Fiidoww252
    @Fiidoww252 Před 3 měsíci

    Masha Allah Goroowe waa magaalo dadkeeda isku tashadeen

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Před 3 měsíci +1

    Masha allah

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 Před 2 měsíci

    Cilmi badhista yaa sameeyay . Mala puntland bay ugu amni badantahay .

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 2 měsíci

    Waa mahadsantihiin sidiican noogu soo duuba idinkoo noo faah faahinaysaan marbaan imaan doonaa puntland

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci +1

    Ragii markay waxba duubiwaayeen ayey habLohii dhexda xidheen hablo ayey Leeyihiin😅😅😅😅

  • @user-mu3vp5ip3l
    @user-mu3vp5ip3l Před 3 měsíci

    Masha alaah guleyso walal.

  • @user-nd1dj2wb6p
    @user-nd1dj2wb6p Před 3 měsíci

    Suhayba Maxamed badqas❤ guulayso wlal

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Před 3 měsíci +1

    Mashaa allaah

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Před 3 měsíci

    Wow xaruntii budhcad badeedka iyo kufsiga

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar Před 3 měsíci +1

    caasimada somalia 2030

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 3 měsíci

    Masha Allah sister ❤

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv Před 3 měsíci +1

    Suheybaaaay guuleeyso

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 Před 3 měsíci +1

    Maashaallah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 3 měsíci

    Garoweh nyc p

  • @engadam7274
    @engadam7274 Před 3 měsíci +1

    Soo raaca dee ilaa burco ❤❤❤

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 Před 3 měsíci +3

    Munkarka nagadaa wll

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 3 měsíci

    Fasaleeti yar intay soo xiratay ayey qaybtii ugu badneed gadaal ka tuurtay qaybtii horena ay yaraysay markaasay mar walba inta iska xishooto ay maagtaa inay candhadeeda asturto lakiin wax la soo jiido maba hala. kkkk Gabdhoow Ilaahay ka cabsada oo jalbaabkiina xirada dhar yaraysigaan hada socda hala daayo. ❤

  • @hajiwarsame
    @hajiwarsame Před 3 měsíci

    Manshalah

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 Před 3 měsíci +1

    Mashallah

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Před 3 měsíci

    Walobahan yahy iney kobacdo waxana fican magaloyinka dalka in latartarsinyo

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Před 3 měsíci +2

    Suheyba wadaadad ma ahan muusigu waa maxay?

  • @salmah3062
    @salmah3062 Před 3 měsíci

    M.a garowe ❤❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Před 3 měsíci

    Ficil ayaa halkaa gaadhsiiyo ciidmo ayaa degi jiray 80'kii biyaheedu qadhaadh lama cabi kari jirin

  • @umuyaziid6122
    @umuyaziid6122 Před 3 měsíci +1

    Suhayba maxaa kugudhacay muuzikbaan codkii ladhagaysan waynaye

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 3 měsíci

    Ruunskjørinka baaba kahelaya sida baabiruti u kala istaageso waawo❤️✅🏇🏿🇸🇴🥰

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 Před 3 měsíci

    Magaalada ugu kufsiga daran sidoo kale ugu kufsiga badan

  • @saidhashi6701
    @saidhashi6701 Před 3 měsíci +1

    asc walaal suhayba iska xir musicga

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 Před 3 měsíci

    Walaal muuqaal aad u wanaagsan lkn musicaga inaga daa adigoo mahadsan walaal shukran

  • @yaasiinxfaarax3556
    @yaasiinxfaarax3556 Před 3 měsíci

    Tuulooyinka oo dhan baa amni badan

  • @SahalIbrahim-dm4iu
    @SahalIbrahim-dm4iu Před 3 měsíci

    MY HOME 🇸🇱

  • @ismailadammuse1903
    @ismailadammuse1903 Před 2 měsíci

    Reer garoowe nooolaada

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Před 3 měsíci

    Masha'Alh Garowe wey qurxantahay balse meel amni eh laamahooda amaanka kuma hubeesno dhashiike sida ka muuqato markuu muuqaalka maraayo 2-bo daqiiqo iyo 40-tan ilbiriqsi (2:40).

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci +1

      Yaa Meel Aan Qurux Iyo Nabad Mooyaane Waxkale Laheeyn Waxkadoonaa. War Garoowe Albaabaddoo Furan baa laseexddaa. Gaariga Meesha Maray Soo Hoowl Kumajiro Oo Meesha Waddo maahan.

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 Před 3 měsíci

      Weligeed Kaa madhicin colaad sokeeye oo welibaa baankinga adduunku waxa ay kuu caawiyaan deymaha ribada ah waxa aan dadaal badan lahayn.
      si fiican baa uu tidhiir.

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 Před 3 měsíci

      God save us from Puntland. They ain't punties for real.

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Před 3 měsíci

    Soomaaliya iyo shacabkgeeda.
    Waa in dhalinyara Soomaaliyeed ku faanaan wadaniyada oo ah in ay waxwalba ugo horayso dal jacayl iyo in lago,faano Soomaalinimada.
    Waan in qabyaalada Jaahiliga ay ka fogaadaan dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah jiilka waadkan dhaxlidoona.

  • @Cawaale131
    @Cawaale131 Před 3 měsíci +1

    Muusigu waa xaaraan ilaahay kabaq

  • @user-eq1oz4wu3h
    @user-eq1oz4wu3h Před 3 měsíci

    Magaladeydii❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib Před 3 měsíci

    Garoowe waa dhulkaygii Harti power!!!

  • @user-pp3xq1bp3v
    @user-pp3xq1bp3v Před 3 měsíci +1

    2015 baa iigu dambaysay waa uxiisay masaajid aargada udhoow oo shantaba ku tukan jirey

  • @apdulaziizathlastube3817
    @apdulaziizathlastube3817 Před 3 měsíci +1

    Borama Ugu Amni badan dhulka somalida

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 3 měsíci

      Boorame meesha dadkeedii dibad wareega yihiin oo cagsoodhigi Karin waxgarad keeduna hadli Karin waxna la laayo boorame isaaq ayay kaxoroobi weyday

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv Před 3 měsíci

    Garoowe iyo Jigjiga_yar yaa wayn?

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před 3 měsíci

    Guulaysta reer garowe kudayashey mudanyihiin

  • @ibrahimaden3454
    @ibrahimaden3454 Před 3 měsíci

    aanku saxo ee
    suheyba magaalooyinka somalidu dagto waa qalad markaad dhulka soomalidu leedahay kahadlayso
    waxaa sax ah magaalooyinka somalidu leedahay ama gayiga somaliyeed dheh ama sidookale magaaloyinka somaliyeed dheh taad doonta isticmaal
    lkn magaalinka ay somalidu dagto markaad dhahdo waxaa soogali kuwa qurbaha kuyaala iyo xataa nayrobi ood katmid macnaha magaalo kasta oo soomali kunooshahay bay noqon marka saas bay ukala duwanyhiin
    FG
    kaligaa ma aha ee dad badan oo isticmaala baan arkay
    Ramadaan mubaarak

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 3 měsíci

    BADHYA CULUSEEY BUDH CADLAND MADHEERTEENIA QAWLAYSATO AH HA NOO AMMAANIN

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Před 3 měsíci +1

    Suhaybo hal suaal ban ku waydiinayaa garowe ma ku aragtay haweeney sida aad u xijaaban tahy oo kle uxijaaban % ahaan kasoo waran xijaabka dumarka garoowe

    • @asioaxmed875
      @asioaxmed875 Před 3 měsíci

      Wll qli wn xijaabanahay balse waa nagu jiran kuwo se khaldan wax u fahmay xadaaradna mooday isqaawinta balse kuwa xijaaban baa kabadan saddex meelood 2 meel wy xijaaban yihiin

    • @umuahmed4253
      @umuahmed4253 Před 3 měsíci

      @@asioaxmed875 mahadsanid abyo anba reer garowe bn ahay wax walbna waan la socdaa mahadsanid

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      Oo Maxaa Kudabba galiye xijaabkooda? Meeshaan Hargeeysa maahan Huuno. Diinta ayagaaba lagasoogaaray.

    • @umuahmed4253
      @umuahmed4253 Před 3 měsíci +1

      @@Cici_mimi hargaysa xagee ladhahaa

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 3 měsíci

    Garoowe caasimada halooraro

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 2 měsíci

    Isku Tashe 👏✌️💪🩵

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před 3 měsíci

    wadooyinku waa muhiim lakiin dhir-abuuris badan ayaa garoowe iyo nawaaxigeeda looga baahan yahay.

  • @JIILTECHNOLOGY
    @JIILTECHNOLOGY Před 3 měsíci

    Inkastoo raskamboni ay aheyn magaalo weeyn hadana waa meyl amni badan OO ay ku soo gaarey wax dhibaato ah sida dadka waxyaabaha qaraxa sameyo waayo Ciidan ku Dhow 5000 ayaa afar teeda loona dagan OO meel cadoow kasoo galo malaha

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 3 měsíci

    Amni, dad badan oo lagu dilay waa maqalnaa. Ugumana amni badnee gobolada kale ayey la.mid tahay.
    Laakiin Caasimadda ma gaarto.

    • @sarhayeamedia8802
      @sarhayeamedia8802 Před 3 měsíci

      Casimadu wa tee ma mida lagu hogay o umada somaliyed kudhamatay o ayado dhan wada dhiga ah subaxanallah iska amus adoonyahow

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg Před 3 měsíci

      Somalia 2da magaalo ee ugu ammmanka badan waa Muqdishu & Hargeisa, naga aamus Midagaan yahow
      Waana lagula socdaa.

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 2 měsíci

    naa nagatak waakugu qaldamay kilig kuma aanan dhaheen hadaaba garowe ka hadlayso

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Před 3 měsíci

    kusoodhiwiw dhulkaaga habo

  • @salmah3062
    @salmah3062 Před 3 měsíci

    Garowe ina so boqda wye 2027 I.n

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426 Před 3 měsíci

    Magaalada gedoi. Ku beera. Indhaha umarona meesha hadaan cagaaf lahayn

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Před 3 měsíci

    aa dhulbanaano badan leh

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 Před 3 měsíci

    Maxa kudhacay gedaha maladana geo malahan ku dadala gedaha waye gedaha robke sojidan

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Před 3 měsíci +1

    Deni will reduce it rubble

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 Před 3 měsíci

    Mj oil ..... malaguu mariyay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      Makuugu gureen intaas kadib?

  • @farax6361
    @farax6361 Před 3 měsíci

    Subxaanah garoowe miyaa amni ku sheegtay meesha xabadu katahay xabada nacnaca ah ee cabtaygu habeenkii magalada xuurto ku haysto xataa bulsho wads hubaysan weeyi alle amni haka dhigo

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 3 měsíci +2

      Garoowe magaalooyin badan oo soomaaliya kuyaal wey dhaantaa waa ujeedaa muqdisho oo ah magaala madaxda ummada soomaaliyeed waxa kasocdo

    • @farax6361
      @farax6361 Před 3 měsíci

      @@deeqoahmed1771 ani ma arag muqdisho lkin garoowe arkay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      Iskadheh Dadka Meesha Dagan Qabiilkooddaan Arkikarin. Cidkaayeeleeysaa Majirto Garoowe Nabad aheeyn. Waa meesha Kaliya ee Soomaaliya Ugu Laamiyadda Qurxoon Badana Uguna Nadiifsan Uguna abniga baddan.

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Před 3 měsíci

    Barxada Cowskaa macmalka Ku abuura sidan ma quruxsano

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 3 měsíci

    Dadkan maxay dhir ubeeran waayeen.war dhirta beerta saxaraha indhaha uma fiicno plz or fadllan dhirta beera

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      Xaggee saxaro ah? Waxaaddan Ogeeyn hadhex boodin.

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Před 3 měsíci

      @@Cici_mimi aniga gerewe imabareysid waxan bogay ayadoo musqulo lahayn subaxdii toga la aado.
      Marka shalad dhalatay sas ulla saco oo dhirta kubeera magalada