Deg Deg Sheekh Soomoow oo Khawaarij ku sheegay Ganacsatada Canshuurta diiday buuq xoogan oo taagan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Komentáře • 35

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Před 23 dny +1

    Hadba kii jebka xoga logu soo
    Shubo anaga shiekh ha isagaken dhigo oo dhiig miiratada ha garab siiyo alloow naga qabo kuwan nafta nagu dhibay waa ha noolaanina😭

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 23 dny

    Shiikh soomow illaah ku maqlaa sheydaanka

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před 23 dny +1

    Mogadisho fiiri dhiiqada magaalada ciidanka waad laaysey yaasiineysaa

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před 23 dny +1

    War soomaali mataqaanid ka baxmeesha

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 23 dny +1

    Kan Sheeq Maahan Gafane Dhalinyada Mogdisho Ee Baahan Dhiigooda Jaqaya Waxaan Dowlad Maahe Wa Mooryaan Isbaro Utaalo Oo Manaxayaala

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 23 dny

    Sheekh soomow 😮😮😮😮

  • @futuresomalileader
    @futuresomalileader Před 23 dny

    Wadamada caalamka oo dhan ganacsatadooda canshuur ayaa laga qaadaa

  • @maslah345
    @maslah345 Před 23 dny

    RASULU LAAHI MUXAMED SCW

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před 23 dny +2

    Soomoow shiikh ma aha shuban hakudhaco ilmihisa ala hauqubeeyo calaamado layaableh ala ha kurido

  • @user-ql6mi3jk2x
    @user-ql6mi3jk2x Před 23 dny +1

    Shielh somo kista aya lasiyi

  • @mahadmahmoud4619
    @mahadmahmoud4619 Před 23 dny

    waaar watuug ee haan horkenin nacalad alaha kurido asga iyo sheyadaninat laamidah tuuug

  • @IbrahimHassan-rk9om
    @IbrahimHassan-rk9om Před 23 dny +2

    Laakiin sh Soomow dadyowga soomaaliyeed nabad, adeegyo guud ma leenahay, xaqiidii ma haystaan inta la qaado intee la geeyaa

  • @abdikarshe2934
    @abdikarshe2934 Před 23 dny

    Soomow culimo maaha mana uqalmo in California laguna sheego waa today beeleed dawladana wuxuu kutaageerayaa qabiil.

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 Před 23 dny +1

    waa tuugo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 23 dny

    Caasha Carabdheery Cirka Nodey

  • @maslah345
    @maslah345 Před 23 dny

    Runtuu ka hadlay sheekh somow

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 23 dny +1

    Tuug Qabiiliste baa tahay oo moryan

  • @maslah345
    @maslah345 Před 23 dny

    Sideedaba ganacsatada suuqa bakaaraha 95 waa shabaab dad yar ayaan shabaab eheyn lkn badigooda waa shabaab weyna lashaqeyaan

  • @abdirizaqfarah7270
    @abdirizaqfarah7270 Před 23 dny +1

    Suu iska hadlay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 23 dny

    Doofaarkan oo kale weeyi xasan ayax shacabka ladulmay ayuu leeyahay mahadli kartaan dameer foqal dameer hadalkaagu waa sida xaarka

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 23 dny

    MUNAFAQ

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před 23 dny

    War eaabeentaa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před 23 dny

    walaah dalshishye ayaajoognaayo waxksdoon iibsano xataa xaja ugu yar oo cashuur baalanaga qadaa caafimana anagaa isu qana uskuuladana anagaa isuqabna waxkasda maxaa yeelay wadamada sookoraya malaha cashuur celin

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 Před 23 dny

    Isagaaba cadeeyay dawlada iyo khawaarijtu isku hal yihin hanoolaato mukhlisnimadaas kaso fakatay

  • @malihaabdisamad4103
    @malihaabdisamad4103 Před 23 dny

    Xassan sheikh waa tuug ninki waxa uu samaynayo kutageerana waa tuug ama sheikh hasheegto ama waxkale haahado. Qabri ayuu cashoor kaqaday.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Před 23 dny

    Soomow hadalkiisu wa sax

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 Před 22 dny

    war shiikh ma aha waatuug beenlow iska cayriya

  • @qardho7720
    @qardho7720 Před 23 dny

    Soomiow so ninkii dhahayy
    Sheekh jelani Aya markab u noqday nabiga scw marki la dhelmiyay o suradisa u ku gudbay meel an malaikta xita ka gudbikatin subaxaanalaaah ninka dhunsan yiu ina dhumin

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 Před 23 dny

    beenlow

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 23 dny

    Shaydaan soomow oo ah jaahil murakab sidoo kale waa mooryaanta xasan ayax diintii ayay dileen soomaalinimadii ayay dileen 'dadnimadii ayay dileen soomaaliyeey bal u fiirsada shekh ' shaydaan ' siyaasi 'munaafuq Ku kasta oo hadla dadka ayuu caayaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 23 dny

    Qadaad Weyen beenta kama Xishoodan Wadaada waa Cali wajiis
    Miidhan Budhcad Beri

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Před 23 dny

      Ilma Bah Habar Xabuusheed kama daalaan in ay hadba Qabiil horleh sheegtaan.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Před 23 dny

      Soomoow waxuu isku qaldayaa wadan uu ka jiro maamul xalaala oo dalka iyo dadka wax u qabta iyo kan hadda xamar laga sheegayo ee an waxba u qaban dadka iyo dalka.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 23 dny

    Arkansas somaay oo shiig shigaa waa qabyaaliste ooy yaakaa aqbalaa tuugyahaw sheydaan adiga iyo cali duyuus