Qofka Tukada oo Salaada oo Hadana Gaalka ah!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2024

Komentáře • 16

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 24 dny +3

    taariku salaadku haduu gaal yahay haduu tukado oo toobadkeeno salaadihii ka tagey insuusan toobadkeenin oo san lalaada bilaabin ma laga rabaa oo masoo qalaynayaa mise masoo qalaynayo sheekh qayr allaha ku siiyee

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před 24 dny +2

    Sheekhaw yasiruu walaa tucasiruu bashiruu walaa tunifiruu qof tabartiisa iyo aqoontiisu intay le,eg tahay buu cibaadeysanayaaye tafsiirkaas cesho

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 24 dny +2

    Masha allaah ❤waa kii u ❤fiicnaa ee aad sooduubteen‼️❓❣️💐🌺🐎🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴💎🕋💎🕋💎🕋🇸🇴❤️🇸🇴❤️💎❤💎🇸🇴💎🕋🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯❤💎

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 Před 24 dny +2

    Barmaamijkaaga waan ja helay dhaqanyaqaan

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 24 dny +2

    Ah ah rag culus baad sooqabtay 🙏🏻🙏🏻

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 Před 23 dny +1

    Maashaa Allaah

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Před 22 dny

    Maasha alaah Gamaan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 20 dny

    masha Allaah❤

  • @laylasugalmaxamud3073
    @laylasugalmaxamud3073 Před 21 dnem

    Wacdi lama koobiyo
    Baxdid jamcisid kkk

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 Před 20 dny

    Laba waa is raacdaa duhhur iyo casir 2 bana waa is raacdaa maqrib iyo cishaa 1cidna maraac waa subax ama fajjar

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 22 dny +1

    Igarre waxaan ahay truck driver bill ayaan duurka ku jira sheikh waydii qaasriga lasku daro salaada.

    • @mowlidbarre5567
      @mowlidbarre5567 Před 21 dnem

      Haa waad jamcin kartaa magaalada waa inaad ka baxdid wadaadku Suu sheegayo waxba kama jiraan oo ah in adoo guriga jooga inaad jamcin kartid.. am also truck driver

  • @ahmednuur9172
    @ahmednuur9172 Před 20 dny

    Adoon. Magalada kabixin matukan kartid salad. Lajamcinayo

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidbarre5567
    @mowlidbarre5567 Před 21 dnem +1

    Wadaadku salaada iyadoo wali gurigii la joogo oo safar loo diyaar garoobayo in la jamcinayo waxba kama jiraan

  • @ahmednuur9172
    @ahmednuur9172 Před 20 dny

    Fadwo khaldan ayu. Dhibaya