XAASKEYGA MUNIIRA O UURKA SUPRISE IIGA DHIGTAY & HADIYAD QAALI AH IIKENTAY & SIDAAN NAQDAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 08. 2022

Komentáře • 1,4K

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před rokem +295

    intaa Owlaad heysan Allah siiyo inta heeysata Allah u barakeeyo like saar muqalka & Subscribe gambalelka furo nagu soo biir thanks

    • @neimakawsar9623
      @neimakawsar9623 Před rokem +4

      Mash allah hamabalayo amiin ya rabiii anikana ino so duceyaa inu allah inagu arsaqo

    • @luulmohamud
      @luulmohamud Před rokem +2

      Hambalyo maama M buskut happy family farxad ku noolaada

    • @neimakawsar9623
      @neimakawsar9623 Před rokem +4

      Mahamed mash allah walalo aniga iyo ku kaleene haayisana ina so duceyaa anakuna hamabalayo ayan iniga lenahaayii

    • @naciimoomar33
      @naciimoomar33 Před rokem +1

      Mashalh 🥰 🥰 🥰

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 Před rokem +1

      Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Před rokem +213

    aan ku wada salino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +142

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW💛❤💞💞🕋

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw Před rokem

      Scw🥰

    • @Lekebil
      @Lekebil Před rokem

      Mashallah walallayaal mabruuk ilahay ha idiin barkakeeyo ilmah yar

    • @safiyoismacail7428
      @safiyoismacail7428 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰

    • @udgoon2009
      @udgoon2009 Před rokem

      Scw scw scw scw ❤️

    • @umumaaajidchannel7487
      @umumaaajidchannel7487 Před rokem

      اللَّهُمَّ صَلِّ عَلىٰ سَيِّدِنَا وَمَوْلانَا مُحَمَّدٍ أفْضَلَ صَلَوَاتِكَ.

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Před rokem +5

    Aniga wiilka waxaan ku jeclahay quraanka inaase aqariyo ayaan jeclahay walahi the only youtube quraanka aqariyo aan arkay weeye isku waare amiine

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Před rokem +27

    Shukran yaa rabbi shukran rabbi mid jidh ahaan iyo caqli ahaanba caafimaad qaba rabbi weyne haydinka dhigo

  • @minhaaj4840
    @minhaaj4840 Před rokem +476

    Asxbey isoo duceya in Allah ubad qeyr qaba isiiyo😢 inta haysata Allah ha uxifdiyo aamiin

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Před rokem +22

    Mashaa Allah 2002 Ayaan soo xasuustay my first baby . Aniga iyo ninkeyga waa isku bururnay .alxamdulilaah baby girl ayeey noqotay. Ilaah ilmaha hanala koriyo. She is a big girl now. Alxamdulilaah

  • @fadumamahamednuur2277
    @fadumamahamednuur2277 Před rokem +17

    Runta rabi baanagu jecel maxamed wow isbadalay masha Allah dumashidena keep going family 👪 qurux badan🥰

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Před rokem +108

    Masha Allah hambalyo farxadina waan la ooyay dhibka a soo marteen dartiis like saar hada ila mid tahay

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw Před rokem +11

    Mansha’Allah congratulations both of you 🎉🎈May Allah make easy for you sis Ameen.

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 Před rokem +10

    MashAllah congratulations 🎉🎈🍾🎊 to you both and my Allah protect you and your upcoming baby inshaAllah

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 Před rokem +6

    Ma’sha’Allah congratulations my brother and sister May Allah bless ya a beautiful lovely kids Ameen 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před rokem +4

    Masha Allah congratulations you guys happy family ku waaran keep it up good work.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před rokem +17

    Masha Allaah uurka wan sugaayay.Maalin ad lehed wan iska xanunsanhy xaaji la sotey ayn daremay👍🏾

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan Před rokem +4

    dhaman intii ay labadoda walid ka dhinteen ilahy janatul fardawsa hoygooda hakayeelo, intay u nolyihina cimri dher iyocafiyad ilahy how siyo. amin

  • @muqdishocadey3682
    @muqdishocadey3682 Před rokem

    M.a❣️🤲🏾⚘️⚘️⚘️⚘️allow intaan carur heesan sii carur cafimad qaba oo bari🤰🤰🤰ah inta heesatana allow u barakey🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾aamin

  • @udgoon2009
    @udgoon2009 Před rokem +30

    Masha Allah Congratulations guys 🎉🎉May Allah bless you and your family 🥰😍💖

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 Před rokem +10

    Masha Allah hambalyo Allah uu Adkeeyo Afar indhood oo nabad Allah kaa dhiigo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před rokem +12

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Insha Allaah🥰💜🙏

  • @sadiaabdi7511
    @sadiaabdi7511 Před rokem +1

    Maasha Allah tabaarakallaah wanku faraxsanahay walashey Muniira &walaalkey Mohamed farxadda Allaaha idiin siyaadiyo xassad ka Allaaha idinka qabato cadawgiina ha ujabina

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Před rokem +10

    Mashallah beautiful family ❤️😍❤️👨‍👩‍👦

  • @maryan3892
    @maryan3892 Před rokem +6

    Masha Allah wiil iyo caano Gabar iyo caano mar hore baan fahmay inayd uur leedahay

  • @GojoSatoruFitnessOfficial

    Asc brother Mohamed and Gildan uurka MASHA ALLAH AMIIN YAA RAB Thanks Allah. keep going brother and sister.

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Před rokem +1

    M.a illahow idin barakee allow aniga io inti muslim oo owlaad raadineyso kuwaa baari ah nagu arzuq ya rabbi🤲🤲❣💓😰😥😭 2 sano ayan reer leeyahy walina mahelin allow isii ya rabbi

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Před rokem +5

    hambalyo maxmed buskud iyo muniira ale hakuu adkeyo dumshi insha allah awlaad baari ah allah idiin siiyo ood ku nastaan insha allah

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 Před rokem +5

    Mashallah allaha idin barakeeyo waa war farxad leh Mashallah allaha idin daayo

  • @rihabhassan9372
    @rihabhassan9372 Před rokem +9

    Machallah congratulations jabiba and buskut♥️💛🧡🥰

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Před rokem +2

    MashaaAllah beautiful family couples of the year keep giong

  • @hawoumar9527
    @hawoumar9527 Před rokem +4

    mabruuk allaha nii xafido uwad qeer leh Allaha niigu deyqo.muniirane allaha Ka dhigo hooyo cafimy qabto

  • @queennajwaat5624
    @queennajwaat5624 Před rokem +8

    Masha allah isku Baaqi ahada ❤👏awlaad baariya allah ha idin siiyo

  • @ramla6375
    @ramla6375 Před rokem +40

    Masha allaah ilxun idin ma aragto maxmed adiga iyo xaaskaaga markaa dhahday dubeey kaaga dalbi lahaa waxa rabtid ilin Iga Soo daadatay Masha allaah Xaajigayga Shaqa Fiicn allaha siyo isoo duceeya asxaabta

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 Před rokem

      Allh siiyo shaqo wanagsan hppty

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 Před rokem +2

      Xajigana wax qeeyr qabo ALLAHA siiyo adigana ALLAHA ku siiyo maal xalaala oodan Rabi ku caasinin Aamiiin yaa rabii aan kula kaftamee wiil aan waalid u ahhay baa ciwaan waxaa u ahaa ayadoo dhihi karta Rabiyoow lacag I sii beey tiraa Raboyoow nin lacagleh I sii .

    • @ramla6375
      @ramla6375 Před rokem

      @@inaadam9250 aamiin walaalkyga dhamanteena haa sax wey jiraan daad dhahaayo allaaho nin lacag le iisii hhhhhh

    • @maryanyarey8109
      @maryanyarey8109 Před rokem +1

      Abyo mcn xajigada wx khyr alle ha siiiyo iyo maal xalala nolol frxd leh aduun iyo akhiraba alle ha idin siiyo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před rokem +1

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah .
    Illaahay ha idiin adkeeyo baybiga ama baykiyada, mid saalixa oo caafimaad qabana, Allaha idiinka dhigo, Aamìin yaa rabi, Scw scw scw scw scw scw scw.
    Illaahay farxada dhamaanteen ha loo dhamaystiro, runtii aad baan ugu farxay, farxadiina rabi ha idiin dhamaystiro, abaidkiin faraxsanaada, Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.

  • @munaxirsi1641
    @munaxirsi1641 Před rokem +6

    Hambalyo walalo qaali lkn walalo buskudow sow ma ogid in xaasid kagu badan yahay haba ugu badnadane 3 qof an ogahay ..masha allah isku wara ubad cafimad qaba isha cadowgna alle ha idinka qabto soo dhalo adoo nabada habo mcn🥰🥰🥰🥰

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Před rokem +8

    MASHALAH MASHALAH ilahaay haisukindayo intaan haysaana ilahaay hasiyo Aamiin

  • @sudialimaalimsudialimaalim5342

    MashaAllah congratulations happy family

  • @aminaabdi6712
    @aminaabdi6712 Před rokem +6

    Mashallah beautiful family ❤️❤️❤️😻🎉🎉

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Před rokem +5

    Hambalyo hambalyo hambalyo, Illahay ilma caafimaad qaba ha idin siiyo 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @Khadiijo_channel
    @Khadiijo_channel Před rokem +7

    Masha allahماشاء الله ‏يتربى بعزك🥰🥰🥰🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Před rokem +4

    Beautiful family congratulations from toronto

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 Před rokem

    Maasha Allh !!! Caruur caafimaad qaba Alle haydin ku irzaaqo 🇸🇴💯🙏❤️ Hanbalyooo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Před rokem +17

    Oh maasha Allah
    Happy to hear this
    Maama Allah ha kuu adkeeyo sama kugu gaarsiiyo sagaalka kuguna kala keeno

    • @habibasufi4078
      @habibasufi4078 Před rokem

      MASHALLAH🎉

    • @hawoyusuf8389
      @hawoyusuf8389 Před rokem

      XAamil HADAATAHAY ADIGAA ISKU EH ILMAHA OOKATAGAY KAFIICAN MAA DHALEE ISWEEYDIID

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Před rokem +3

    Mashaa Allaah tabarakallah walalkeey iyo walaashey Allaah ha idin barakeeyo

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 Před rokem +2

    Masha allaah tabarak allaah mabruuk caleekum owlaad cafimad qabta oo baari ah allaha idinka dhigo aaamiin caafimad ku soo dhalo Eedo🤲🤲🥰❤️❤️🥰❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 Před rokem +7

    Mashalaah family qurux badan alaha idin barakeeyo

  • @nasraabdullahidaahir9657

    Masha Allah ilheey ha idiin xafido oo bari idinka dhigo

  • @Moha374m
    @Moha374m Před rokem +3

    Woow masha Allah beautiful family 🥰🥰

  • @kayfiali2894
    @kayfiali2894 Před rokem +2

    Maansh allah congratulations sissy and brother allah idin barakeeyo love ❤️

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před rokem

    بارك الله فيكم ماشاءالله تبارك مبروك مبروك maa shaallaah
    Muniira iyo Mohmed bini Aadan waxaba idinkama qaadikaro guul guuleysta wallaah Qaaligaa

  • @falisa576
    @falisa576 Před rokem +4

    Allaha isku kiin barakeeyo khayrka so
    Siyaadayna Gabadha Allaha u adkeeyo
    Masha Allaah

  • @naimaabdow2999
    @naimaabdow2999 Před rokem +3

    Congratulations dear brother and my queen sister ❤ ♥ 💕 💖 💙 💗

  • @maymunaabdullahi6865
    @maymunaabdullahi6865 Před rokem +2

    Congratulations guys am so happy for you guys

  • @ubaxaxmed586
    @ubaxaxmed586 Před rokem +2

    Waxaan ilahay ka baryayaa in ilahay igu irsaaqo guur wanagsan iyo qof ifahmaya yaa rabbi😥

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 Před rokem +4

    Masha allaah ha haydiin barakeeyo lamaane lagu faraxad tihiin❤️💫

  • @lulaabdi8651
    @lulaabdi8651 Před rokem +13

    Congratulations I’m so happy for you guys ❤️❤️❤️

  • @munadayib4569
    @munadayib4569 Před rokem +1

    Masha Allah wll alaha idinka dhigo awlad cafimad qabta walhi aad ayan idinla farxay Masha Allah waliba waxan ka helay sida fican uu maxamed marki u horaysay u hadiyada furayayba uu Ku bilabay magaca ale ee Bismillah kadibna marki farad aad uwanagsan uga soobaxday uu uxasuustay shugriga eebe e ah alxamdu lillaah walal adiga iyo munira wad isku sobaxdane Rabi haysku kiin dayo il iyo cawrina haydinka hayo aamiin aamiin ayan idinleenahay mar walbana garabkinan taganahay insha Allah

  • @dekahashi5127
    @dekahashi5127 Před rokem +1

    Masha allah maxamed iyo muniira alle hidin dhowro new baby aya alle idinku rasaqay Masha allah cadowgiina hajabo ani wan idinku tagera jeceylka ❤muniiro maskiin waye dhowr inanta maxamadow habalyo wacan Insha allah ❤❤❤

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 Před rokem +3

    Maasha allaah mabruuf alif mabruuk wlaaleheen waan kufarxsanahay farxadana waan idinlaqaadanay

  • @kahaaden8001
    @kahaaden8001 Před rokem +5

    Congratulations 🎊

  • @farhiyohussein5997
    @farhiyohussein5997 Před rokem +2

    Manshallah my Allah protect you guys and your baby 👶 ❤️ 💖 💗

  • @amalomar860
    @amalomar860 Před rokem +1

    Congratulations Maxamed buskut iyo marwadiisa quruxda badan masha allah

  • @hibakhusein6939
    @hibakhusein6939 Před rokem +5

    Mansha allah ilahay ha idinbadiyo ha idinbarakeeeyo

  • @faizahhassan7733
    @faizahhassan7733 Před rokem +3

    ما شاء الله تبارك الله اللهم امين يا رب العالمين الله يقومها بالسلامه ان شاء الله مبروك عليكم وعلى على الحمل الله يرزقكم على ذريه صالحه ويرزق جميع المسلمين ان شاء الله اولاد صالحين

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Před rokem +1

    Mansha allah illahy haku adkeyo abyo macan dhib walbo dhefbaa kadanbeyso gushiina wa guushena yaa allah ilahayow dadka isjecl dhib kala dheryo kahay ubadku wa ubax iyo iftin ilahay haidinkaga dhigo ubad bari ah jismiyan iyo caqliyan maskixiyan ucafimad qabo

  • @fatoumahamoud7254
    @fatoumahamoud7254 Před rokem +2

    Reer jabutiyow Dumashigen wa qof sheikh weyn machallah allah dayoo😊 amin🤲

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel6313 Před rokem +7

    Mashaallah ilaahay ha iskukiin daayo 🤲🤲🌹❤👪🇩🇯🇩🇯

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +4

    Maasha Allah Munira ha ku cayaarin waa gabar fiican oo asturan farxad ku waara. 💖💙

    • @umuhananchannel7043
      @umuhananchannel7043 Před rokem

      Masha Allah Ilaahay ha idin barakeeyo

    • @umuhananchannel7043
      @umuhananchannel7043 Před rokem

      Munira wa gabar maskin ah oo qurux badan oo asturan oo xishod badan ee buskudow munira ad u dhaqale Rer Jabuuti wa dad wanaag san

    • @umuhananchannel7043
      @umuhananchannel7043 Před rokem

      Mida kale hadan ku la kaftano wad cadaatay od qurux badnatay intad munira gursatay Masha Allah munira ayadba uso ekatay ❤️👍😂😂

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 Před rokem

    iso duceeya calaf fcn iyo ubad caafimad inu alle isiiyo iso duceeya riyadaas inu alle i rumeyo guurkyga marku so dhawaado dabeecada iga xumaato ninkasto asago iroona la dagaala😭 qooskaana allow isku daa masha allh😍😍😘😘

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 Před rokem +1

    Masha allah tabarakallah ilmoo khayr qaba oo cafimad qaba ilahy haa idinka dhiigo wallll oo bariiyaa

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Před rokem +9

    Hhhhh ninkayga malinti uu arkaayay positive test ga talefankiisa tooshkiisa ayuu ku ifsaday iyadoo nalka daaranyahay .
    Anyway congratulations both of you.
    Allh idin adkeeyo uurkiina🤲

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 Před rokem +3

    Masha Allah waad quruxbaadan tiihiin 🥰♥️♥️♥️🌹

  • @fatumamuhumud4705
    @fatumamuhumud4705 Před rokem +2

    Mashallah beautiful family

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 Před rokem

    Masha’Alah I’m so proud of you and I love you 😍 Mo. Buskud And Dumashi Munira qurux Barkalah

  • @ramaas360
    @ramaas360 Před rokem +10

    Mansha allh ilaahy haku adkeyo congratulations 🎉🎊🎉

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 Před rokem +3

    masha AllaH ❤️ family Aad U qurux badaN 😊🙏💯

  • @munasaciid9208
    @munasaciid9208 Před rokem

    Mashaa Allah Allaha idin barakeeyo muniirana Allah Ha u adkeeyo runtii arin aad u farxad markii illahay ubad dhexdiina ka dhex beermaan

  • @sainabhamari3781
    @sainabhamari3781 Před rokem +2

    masha Allah beautiful family 👸❤️💯

  • @Amay101
    @Amay101 Před rokem +11

    Mohamed waxaan xasuustaa Adoo leh Somali waxaa ka sugtaa geedka lagu kaadina Im pregnant lasoo fadhiistaan. Adiga baa noqday qofta ka hadleys🤣 ilahay kheyr ka dhigo in sha Allah

    • @manalahmed8011
      @manalahmed8011 Před rokem

      🤭😆😆

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 Před rokem

      Vaarta jooji hhhhhhhhhh

    • @fatimaalikhayre1571
      @fatimaalikhayre1571 Před rokem

      Hore xaata TikTok ka yiri hada kahor ilmo dnbo ma rwo in aa dhalo ilmo igu filn waa heesta hade dhacdo in aa guursdo naag wax dhleeso ma guursnayo

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Před rokem +4

    is positive masha Allah

  • @oumounacadey5000
    @oumounacadey5000 Před rokem +2

    Toutes mes félicitations vous êtes jolie famille Que Dieu vous protège 🤲🤲🥰🥰

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Před rokem +2

    Wow amazing masha Allah 😍 xbbti congratulations aad Io aad Ameen yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @somalinimopeaceandlove3836

    MashaAllah congratulations 🎊🎈🎉

  • @bilanahmeddiriye6088
    @bilanahmeddiriye6088 Před rokem +4

    Masha alaah beautiful family is ilaashada adinkoo isjecel baby ga coming soon inshallah

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 Před rokem +1

    M.a ilhay ha idin kaga dhigo mid baariyo caafimd qabo dhamaystiran oo ahludiin ah ilhay ha idin kaga dhigo aamiiin yaarabi ilaahow wan kubaryayaa ee intaan hysan ilaahow sii inta haysatana ilaahow waynow waaxidoo ubarakee inta ilmuhu kadilmana rabiyow u istaaji o nabad iskutus ayaga iyo ilmohooda yaa rabi yaa kariiimo yaa raxiimo yaa waduuud yaa xayu yaaqayuum yaa badiicusamaaawaati wal ardi yaadul jalaaali wal ikraaam Aaamiin yaarabi

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012

    alhamdulilah congratulations 🎈🎊🎉 both ilahay hayskun kiin barakeeyo

  • @nasri1076
    @nasri1076 Před rokem +4

    Wllhi anaagaba farxad aaan caadi eheeen ayaan dareemay m. A hamblyo lamaaanahyga I. A ubadka asoo qayr qabo hakadhigo m. A

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 Před rokem +9

    Mash Allah 😍 hambaliyo hambaliyo 💓😘❤️💖❤️🎊🎉🎉🎊🎊

    • @fadumohasaan8517
      @fadumohasaan8517 Před rokem

      Mashallaha habaliyo habaliyo Cunuga Edo anaa uhayaaaaa

  • @fahiimacabdiraxmaan5239

    Mansha Allah ilmo cafimaad qaba illahay ha idiinka dhigo oo idin anfaca if ito aakhiraba muniira iyo maxamed keep going

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před rokem +1

    Alf Mubarak masha Allaha welcome back family 👪 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @indhodeeqabdilahi4021
    @indhodeeqabdilahi4021 Před rokem +3

    Masha allh tabarakaraxman ilahay haydindhowro ❤🌹

  • @Queenjiija
    @Queenjiija Před rokem +13

    Waan shiixay🙈😂. Anyway masha allah walhi waan farxay ilahay owlad bari inka dhigo ina ader🥰

    • @Queenjiija
      @Queenjiija Před rokem

      @@naajmasalah4436 adiga maxaad ka hadlsaa yaa ku dhahay uurka Ayaan ka xishooday, family kaan qurux badan ayaa la kaftamayay. Ee seef laboodka iska daa wall

    • @safaaabdalla5456
      @safaaabdalla5456 Před rokem

      @@Queenjiija fudeedka iska daa aniga waan shiixay bey ka wadaa gabadha

  • @aminaabdikadirali1635
    @aminaabdikadirali1635 Před rokem +1

    Masha Allah walaalkey mohamed iyo walaashey muniira qurux nolosha idiinma ciisho farxadiina wlhi wan ku farxay alhamdulillah baby gana asagoo nabad qaba iyo adinkoo nabad qabtiin rabi hana wada tuso farxadiina rabi ha idiin siyaadiyo walaalkey iyo muniira cadey wlhi wanba iska jeclahay muniiradeyda caashaqa iam happy for u xabiibti illah hakuu adkeyga uurkaaga

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 Před rokem +1

    Masha Allaah tabarak beautiful couple ❤❤

  • @abyanmaxamedabuukar5987
    @abyanmaxamedabuukar5987 Před rokem +3

    Masha allah masha allah allow ku adkey o isha xasidka idinka qawo walhi wan oyay faxad darded masha allah boqortoyo

  • @Candyg14
    @Candyg14 Před rokem +5

    Mashallah this girl is so sweet and Kind look after her Mohamed. May Allah bless you both healthy righteous child inshAllah. Keep your happiness private I would suggest to be honest.💖♥️💙💙

    • @nayaa1387
      @nayaa1387 Před rokem

      I was about to say too. Too Manny hater and 👀 keep the blessing to yourself. You give him and her the best advice sis ✌️

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 Před rokem

      Waa sax sax waa arrimo gaar ahaaneed but aamiin amiin

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Před rokem +1

    Masha allah habamlyo wllshy iyo wllkay Alxamdulilh wangsan waa ilahay wan ku faraxsanhay ❤❤❤❤❤👍

  • @susucadeofficial12
    @susucadeofficial12 Před rokem

    Masha Allaah hadiyad qaaliya Rabi idinku arsaaqey Alxmdulilaah Inta aan hayna Alle ha siiyo🥰😍❤👉

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz6845 Před rokem +4

    Mnshallh ilahey ha isku kiin daayo😍😘

  • @loubackfafi8204
    @loubackfafi8204 Před rokem +11

    Mashallah barakallah j'aime beaucoup les familles tt mes félicitations ma sœur 💓🥰🥀

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial Před rokem +1

    Maasha allah tabarakallah ilahay ha idiin barakeeyo❤❤

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 Před rokem +1

    مشاء الله تبارك الرحمن الله الله يجعله من مواليد السعادة والفرح والسرور والف الف مبروك 💐💐💐💐😍😍