HANI UK SHOWGII MUQDISHO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2023
  • Hani Uk Showgii muqdisho iyo fanaaniinta muqdisho
  • Hudba

Komentáře • 52

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +3

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😮

  • @daalochennal4382
    @daalochennal4382 Před rokem +2

    Xariir ahmed heestii u qaaday saddex sano ka hor ayaa xiligaaaa loo soo jawaabayaaaa Xariir another level 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirisaq7402
    @abdirisaq7402 Před rokem +3

    Illahow waad ogtahay sidaan u jclay haniye ❤ markaliya gacanta iso gali❤

  • @abdishakurhillowle5674
    @abdishakurhillowle5674 Před rokem +3

    Ereyada heesta Xarir Axmed iyo Hani UK waxa iska leh Duriyada barakeysa Abwanad Kaaaba Axmed Caydiid iyo Abwan Khalif Faraax Xayir❤
    Rabow Duriyada dhowr ❤

    • @adnanhashi
      @adnanhashi Před rokem

      Khaliif xayir faarax waa duriyada yaa kugu yiri?

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 Před rokem +3


    Maruu buu jacaylkeenu
    Miro dhali ayaan keenu
    Mataanoobi ruuxdeenu
    Waxa dhici mushxaradeena
    Iyo meherka iyo arooskeenu
    Inshalah waxan soo boqon malinta aan guursodo Inshalah 13/7/2023
    Malin khamiisa 10:31

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před rokem +1

    Welcome 🇸🇴 xamar Hani uk

  • @mooyonis4645
    @mooyonis4645 Před rokem

    Waa aniga london arooski Gooje cade
    Waan ku jecelahay

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před rokem

    Hani Uk sanad kaan waad shidatey Xamar🇸🇴

  • @abwaanyare4857
    @abwaanyare4857 Před rokem +2

    Heestii xariir silsilad ineey noqotay baan rajeynaa

  • @ahadihamadou7352
    @ahadihamadou7352 Před 7 měsíci

    La Ismael caasiyee alle qurux ❤ i noloow ❤

  • @user-sg1cg8bw9b
    @user-sg1cg8bw9b Před rokem

    Waw cute m.a qofta gabsaarka cad rer magaal nd model baatiga kali halka hose muqaal cajab dowa raga weyaan

  • @osmanmahmud2868
    @osmanmahmud2868 Před rokem

    Hees iyo bar ❤❤

  • @user-to9hv1ci7v
    @user-to9hv1ci7v Před rokem

    masha allaah cod iga dheh❤❤❤❤❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Před rokem

    Hani UK jacelkeygii 😫❤

  • @suberuk7429
    @suberuk7429 Před rokem

    First comants 😂😂😂😂

  • @sahraalinour4914
    @sahraalinour4914 Před rokem +2

    qurux 🥰🥀❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💞💞💞💞💞💞💝💝💝

    • @sahraalinour4914
      @sahraalinour4914 Před rokem +1

      🥰🥰🥰🥰🥀❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💞💞💞💞💞💝💝💝💝🎆

  • @Peaceee392
    @Peaceee392 Před rokem

    Xariir heestii wd Ka Eryatay

  • @BarkhadAbdirisaaq
    @BarkhadAbdirisaaq Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Před rokem

    Heesta waxay isku laxan iyo muusig yihiin heesta xariir Axmed Ee igu adag fogaantadu

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 Před rokem

    Jawabtii xariir waaye heesta music marku bilowday ka shakiyay lanxanka waa isla laxankii musicgana waa isla kii cml

  • @dualehassanduale6865
    @dualehassanduale6865 Před rokem

    ❤❤ hani uk

  • @shinaze142
    @shinaze142 Před rokem +1

    Music by me

  • @jimcalemubarik9322
    @jimcalemubarik9322 Před 10 měsíci

    ❤❤❤🎉

  • @aamingoox3271
    @aamingoox3271 Před 10 měsíci

    🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedcabdi9500
    @maxamedcabdi9500 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xt9pt7xg3d
    @user-xt9pt7xg3d Před rokem

    Haniyeey hargeysa kaalay oo noo shid❤🎉

  • @engmustafemehamed8233
    @engmustafemehamed8233 Před 11 měsíci

    Manad keenin

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Před rokem

    Boqorada codka hani UK an waqal studio 🎙️

  • @user-gh8pi2zd6o
    @user-gh8pi2zd6o Před rokem

    Xariir ma aha fanaan ka maqaan masrax la gu murunsanyahsy oo dooda hani ul.

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 Před rokem

    Inteenan pqoradaaan jcylka dhpta u haya na isu kaaya keena aaan wda hdalneee negotiation wda glnee

  • @user-rn8ov6zj9u
    @user-rn8ov6zj9u Před rokem +4

    An other level 🎉😢

  • @user-qi2lp6gg2h
    @user-qi2lp6gg2h Před rokem

    🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰💫🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @FaisalJabaati
    @FaisalJabaati Před rokem +3

    Laxanka iyo Muusikada waa tii Xariir Axmed.
    czcams.com/video/ZlNai30mZcg/video.html&feature=share9

    • @QeysTube3
      @QeysTube3 Před rokem

      Sow jawaabtiisa un lee ma ahan marka xagee ukala wada

  • @aniisaidiris2533
    @aniisaidiris2533 Před rokem +1

    Xariir baan xasuustay kadib xooga qiiro qiiro😢❤❤

  • @user-ut2ul4tv7e
    @user-ut2ul4tv7e Před rokem

    Heesta muusiga waxa laga soo xaday Xariir ahmed

  • @shaaficimillo7784
    @shaaficimillo7784 Před rokem

    War waqaley showgii sakariye kobciye maxad u hayzatan

  • @Xamse.nuux124
    @Xamse.nuux124 Před rokem

    Hani.lalke.martay.
    Waxaan.modaayay.inaad.
    Mar.hore.iska.dhaaftay.fanka

  • @thomasr2046
    @thomasr2046 Před rokem

    "Promo sm"

  • @KhadraAli-bm2zc
    @KhadraAli-bm2zc Před rokem

    🥲waayaha nakla mosay Aya Mel fog IGA tuuray🤦🤦🤦🥺🥺🥺

  • @bushrasahal5868
    @bushrasahal5868 Před rokem

    Heestan laxankeega kaa maarmi kari maayee miyirkaa ku taba qli meel baad ku taalaaye ila jooog macaan adduuunka u eegaa

  • @cabdirahmanchannel4008

    Heretic xariir oo lazoo kubsaday 😂

  • @AsadYaxye-lb1ek
    @AsadYaxye-lb1ek Před rokem

    Heesta waa flop markaan qiimeeyay