Abwaan Bashiir Faarax Gurey: Tumista Kabanka.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 01. 2024
  • Abwaan/Kamaniiste Bashiir Faarax Gurey ayaa marti iigu ah Faaris Podcast.

Komentáře • 18

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 2 měsíci +4

    Heesta hakaba banaanshee
    Soow ugu luuqeeyey
    Inaba caadi maaha
    Waawa waaw
    Dad waa dadkii hore
    Hadalna waa intuu yiri
    Faaris
    Mahadsanid soo gudbintaada

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 Před 5 měsíci +1

    M.a waa legend haduuba digfeer alah AUN lasoo shaqeeyey

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf9563 Před 5 měsíci +1

    Bashiir Faarax Guray waa kabaniste gacan iyo laxan macan

  • @abdiqadirmahamoudgalaal9564
    @abdiqadirmahamoudgalaal9564 Před 5 měsíci +1

    Podcastigi geesay soo daa ustad

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před hodinou

    Odayga cod baa ka baxaya kkkkkkkk waaaaw rag waa ragii hore

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 Před 2 měsíci +1

    Fanaanka kabankiisa nooc kale ayuu u dhawaaqayaa. Toloow siduu u alifay

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah Před 5 měsíci +1

    Cajaaib

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 Před 2 měsíci

    Cajiib abwaan iga dheh heesha afka maayga jaceylku wacanaa

  • @shaakirmuse
    @shaakirmuse Před 2 měsíci +1

    Laa xawla kan wariyaha ah ma heesayaa mise wuu sheekaynayaa

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 2 měsíci

    Heesta Hakabu , waa silsilad, walaalkeen ,Sahal ku Sabsan asaga. Waa sheegu ka horeysey,
    Bashiir cali xuseen into jeclaan (Maryaney). Sahal aa ka horeeyey Bashiir. Heesta Janan xataa ayadey kusab santahay
    Maryaney -fanaan ma aha ayada ,lakiinsi tariikhda Jacelka eey Gashay- waana Sacad- qurbaheyna ku nooshahay.

    • @shaakirmuse
      @shaakirmuse Před 2 měsíci +1

      Qoraalkaaga inaan akhriyo ayaa damcay deedna halba waan ka fahmi waayey.

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 Před 2 měsíci +1

    Hakaba Banaanshee iga gadan, kis yarba ha ahaatee

  • @user-fe8rt6gk4r
    @user-fe8rt6gk4r Před 2 měsíci

    Tolow isagu wax masameeyaa waayo cod wuu leeyahaye garaacista caadii maahan

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 Před 2 měsíci

    Macalinka kaban ka kharaab ka ah oo dhuunta ka jaban macalinka kaban ka u qalma waa in lo keeno

  • @hah7064
    @hah7064 Před 2 měsíci

    Waar ninkan cajiibka ah xaguu ku noolyahy nala wadaaga fadlan

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před 2 měsíci

    😂😂😂😂 ninkani ismaciil ubax buu koobiyaynayaa😅😅😅 reer dhan oo wada koobiya hh😅😅😅

    • @hallad598
      @hallad598 Před 2 měsíci

      Halkee buu ka koobiyeeyey? Mise waxaad u qabtaa in Podcast uu ugu horreeyey Ismaaciil Ubax? Tan kale, maxaa reer meesha keenay? Fanku cuqdad uma baahna ee dawo raadso.