SIR CULUS: QORSHE HALIS OO KA DHAN AH FALASTIINIYIINTA OO DALAL BADAN ISKA KAASHAANAYAAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • SIR CULUS: QORSHE HALIS OO KA DHAN AH FALASTIINIYIINTA OO DALAL BADAN ISKA KAASHAANAYAAN

Komentáře • 92

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 Před 6 měsíci

    Aad baad u mahadsan tihiin bahda HBN TV weriye Mowliid iyo saxafi Maxamed M Cadde, runtii waxaad noo noqoteen warbaahinta Somaliyeed ee number one ka ka ah soo tebinta wararka caalamka bariga dhexe daunida muslinka iyo arrimaha Somalida.
    Thanks a lot 💯✔️
    Horusocda.

  • @khadarmohamed658
    @khadarmohamed658 Před 6 měsíci

    Guul guul guul Falastiin
    Allaahuma aamiin

  • @user-gc6de8cb3z
    @user-gc6de8cb3z Před 6 měsíci +1

    اللهم انصر اخواننا في غزه ❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před 6 měsíci

    Mansha Allah ramadan mubarik insha Allah ramadan ka ma Nadal Ayaan jidwalkii hore ee barnamijyada 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉

  • @user-rs4pe7ig8c
    @user-rs4pe7ig8c Před 6 měsíci

    Alllahu allahu akbaar allah akbaar😢😢😢😢😢ilahayo musliminta falaatiin guull ded deeg ah seeh amiiin

  • @MaxamedYuusuf-jo7vh
    @MaxamedYuusuf-jo7vh Před 6 měsíci

    Allah.ha.ugargaaro.falastiin..guusha.hasiiyo.amiin

  • @Daaciadan
    @Daaciadan Před 6 měsíci +1

    Ramadhan Mubarak
    Sahyuuniyada Allaha jabiya

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 6 měsíci

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤

  • @xamdibashi9039
    @xamdibashi9039 Před 6 měsíci

    mowlii iyo mm cade waxay warka u so tabiyaa si geesi nimo ku dheehaytahay 👍👍👍👍

  • @user-lk5rw2zr5m
    @user-lk5rw2zr5m Před 6 měsíci +3

    Gaza alaloow ka dullqaad gaalada kibirka badan

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 Před 6 měsíci

    Wcs Ramadan Moubaraka ManshaaLaaah Alxamdulilaah Allah Mahadleh Rasuulkena Suuban Baa Sharafleh SCW SCW SCW SCW SCW Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah

  • @user-qz1dw4nu1m
    @user-qz1dw4nu1m Před 6 měsíci

    Ramadan Mubarak to all Muslims

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Před 6 měsíci +3

    waa khayaano mareykan allah badbaadiyo falastiin aamiin allah jabiyo mareykan yahuuda aamiin

    • @Cali-rb9np
      @Cali-rb9np Před 6 měsíci

      Bisha ramadanka fadlagiisa alah jabiyo yahuuda amiin idhaha

    • @Cali-rb9np
      @Cali-rb9np Před 6 měsíci

      Bisha ramadanka fadlagiisa alah jabiyo yahuuda amiin idhaha

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 Před 6 měsíci +1

    اللهم سهل ولا تعسر لإخواننا الفلسطينين يا رب العالمين

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 6 měsíci +5

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @user-rp3dw6xh9q
    @user-rp3dw6xh9q Před 6 měsíci +2

    Ramadaan Mubaarak ilaahow garab iyo gaashaan unoqo walaalaheena Falstiin yaa Rabi yaa Raxmaan yaa Xayu laayamuut biyadihil Qayr wahuma calaakuli shayim Qadiir 🤲🤲

  • @user-xk4oe6tx5o
    @user-xk4oe6tx5o Před 6 měsíci +1

    Ale ha jebiyo yuhuuda mareekanka iyo UK yurub badankeeda ale ha guuleeyo walaalaheena reer falastiin gaar ahaan qasa khaan yoonis iwm aamiin yaarabal caalimiin

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 Před 6 měsíci

    ومكرو، ومكر الله، والله خير الماكرين.
    SI KASTA OO AY MAKRI U SAMEEYAAN, WAXA KA WAYN KA RABBI OO LA SOCDA MAKRIGOOG.
    ALLAH AYAA KU FILAN FALASTIINIYIINTA.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 6 měsíci

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Před 6 měsíci

    Allah ayaa Falastiin ku beeray dhulkaan, Wixii Allah u qorey ayaana dhacayaan, kuwa a dhagar tooda Allaha kala daadiyo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 6 měsíci

    Ilahey ayaa aduunkaan maamulo wax kasto ey kufaarta ku fikiran ma soconayo tii allaha baa meel taal

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před 6 měsíci

    HBN mahadsaneid Free palastine Free palastine Free palastine Free palastine Free palastine Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🆓🆓🆓 dhamane musliminne ramadan Moubarak

  • @Khaliilabdullahisaid
    @Khaliilabdullahisaid Před 6 měsíci +1

  • @Cali-rb9np
    @Cali-rb9np Před 6 měsíci +1

    Falastiin alaha haugargaaro❤

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 Před 6 měsíci

    يا رب ارحم شهداء الفلسطينين با رب العالمين.

  • @abdikarimjama6054
    @abdikarimjama6054 Před 6 měsíci

    Ramadan Mubarak

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 6 měsíci +2

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q Před 6 měsíci

    ilaahay falastiin ilaahay ha ugargaaro ilaahay ayaa awood leh waa bishii rabadaane

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před 6 měsíci

    Ramadan karima

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o Před 6 měsíci

    Ic.j.s.shaqaalaha.afrikaanka.ah.halagala.baxo.
    ..cadaaladaro.ayey.ku.caan
    Baxdaey❤❤❤❤

  • @CumarCali-wk5sb
    @CumarCali-wk5sb Před 6 měsíci

    Ramadan kariim

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n Před 6 měsíci

    Wa

  • @GuliedMohamed
    @GuliedMohamed Před 6 měsíci

    ALLAAHUAKBARGUULXAMAASGUUL

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 Před 6 měsíci +1

    Ilahayow ugargaar falastiin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 6 měsíci

    لاحول ولاقوة إلابالله
    أ خبار اليوم لاأفرح !

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 6 měsíci +1

    FALASTIIN, MIDDA KALIYA OO U BAD QABTAY WAA BADDA, HADDI DAKADDAN LA SAMEEYO, WAA MARKI FASTIINI XOOG LOOGU GURI LAHA MARAKIIBTA REER GALBEEDKA LOOGUNA QEYBIN LAHA ADDUN WEYNAHA IYAGOO QAXOOTI AH.

  • @MankaPoi-om8qr
    @MankaPoi-om8qr Před 5 měsíci

    XayidiintaasuweeydheerTahay marka hal dhagax AYAA In Aadkudishid labshinmiReey

  • @user-sx6sw3ci1z
    @user-sx6sw3ci1z Před 6 měsíci

    Waa Qorshe Lagu Deegaameenaayo Magaalada Gaza Yahuudda

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt Před 6 měsíci

    Asc HBN RAMADAN garim

  • @jamaaldiinley5524
    @jamaaldiinley5524 Před 6 měsíci

    RAMADAAN KARIIM

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 6 měsíci

    Aloow u gargaar falastiiniyiinta iyo dhamaantood muslimiinta

  • @user-wo3ee4mx9t
    @user-wo3ee4mx9t Před 6 měsíci

    ranadaan kariim

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 6 měsíci

    Alle haw gar gaaro palastiin

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 6 měsíci

    Hadal iyo dhammaan dekedda uu Maraykanku ka dhisayo Qasa, waa shirqool laga soo shaqeeyey oo la rabo in lagu xagal daaciyo halganka reer Falastiin.

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 Před 6 měsíci

    Kaliya waxaaa muhiima in looduceeyo. Inncadawga ilahay kadulqaado dadkaas masakiintaaa

  • @abdurrahmanmuddey774
    @abdurrahmanmuddey774 Před 6 měsíci

    Hi

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 6 měsíci

    Asc. HBN.. Qof bada qaadey xumbo cuskey? Baahi waa cadow? Aakhirka isku soo duub. (barakicin)

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 6 měsíci

    waa inuu dakad ka sameysto falastin waa lagala wareegay wadankii khalaas

  • @KeisoKaahmed19
    @KeisoKaahmed19 Před 6 měsíci

    Hayskabaxaan waayo waabay dhamaadeen gaaajo iyo dil xabsi illaahaay masjidkiisa aqsa hakadifaaco gaalada illeen cidna uma maqna ceelna umaqodnee

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 Před 6 měsíci

    The Nederland wa in ay xasuusataa dhibkii ay ku hay jirtay South Africa iyo Soeweto hadda looma baahna in ay sii wadaa xasuuqii oo kale iyo weliba Islamophobia aad u xun iyo kuwa wada weli xasuuqa caruurta iyo hooyooyinka. Waxaan codsi nags ah in ay gacan but ah ku qabtaan dembilayaashaas oo aysan sii deyn. Boqortootada Holland waxaan ka rajeynayna cadaalad.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Před 6 měsíci

    Subxaanalaah ree palestine waxaa ilaaheey daris uga dhigay labo wadan oo muslim sheeganaya WAA MASAR IYO JORDEN waa cadowga islaamka kuwaasi

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Před 6 měsíci

    Maraykan dekadda uu xoogga ku dhisaayo qaza gargaar falastiin uguma daneynaayo ee dan kale oo u qarsoon ayaa jirta sida shidaal iwm.

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Před 6 měsíci

    😮aad iyo aad Ramadaanol Karin waa 200 like ta

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Před 6 měsíci

    Moliid cuno maheystaan yuhuuda oo iyagaa sameestey, dekedahoodii weyburbureen

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před 6 měsíci

    Waadha maaday xiligii qiyaand yahuuda iyo reer galbadku shaqan jirtay waa xilligii caddaalladu guullasn jirtay

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o Před 6 měsíci

    Ascm mawlid x,c ma waxa aynu aqbali karaa kuwii dilayay falastiin ayaa dekeda gargar udhisya

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před 6 měsíci

    Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto dhibaatada guracan ee israaiil iyo mareykanka ay kuhayaan walaalaheena reer falastiin waxay awood usheegteen dhamaan muslimiinta caalamka ciribta wanaagsan waxaa iska leh kuwa Allah kacabsada dakadaan shaydaanka aduunka uu sheegayo inuu gaza kadhisayo ma ahan mid wax looga qabanayo walaalaheena reer falastiin bal waa mid lagu dhibaateen rebo

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 6 měsíci

    Walaahi mustaqlabka falastiiniyiinta waxaa go aamin karo Alaah kaliya
    Not natayaahu beenaale

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 Před 6 měsíci

    Moowliidoow yaan lagu dambaabin erayga cadaalad ma aha eray sahlan. Meeshaasna cadaalad ka dheer

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 6 měsíci

    Thanks, isdifaaca Israel wuxuu kusoo ururey in dad gaajo iyo nafaqodaro u dhimanaya gantaalo lala dhaco, waataas dunnida ilbaxa ahi !!!!😂 .

  • @saidabubakar6913
    @saidabubakar6913 Před 6 měsíci

    Gas ayaa laga heley
    Xoog ayaa la rabaa in lagu qaato

  • @AmranCumar-wi1mc
    @AmranCumar-wi1mc Před 6 měsíci

    Wa la qarxin dona mar an fogayn takada tugadu dhisi donto wa khadka cas

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Před 6 měsíci

    Sxb ilaahay ayaa cadaalad haya sidaas darteed cadaalad daaye rubac cadaalad sxb waa mid loo.samaystay. aduun gaar ah

  • @YuusufAskarAskar-qm5kb
    @YuusufAskarAskar-qm5kb Před 6 měsíci +1

    2bil hadii dagaalku sii socdo yahuudu way jabaysaa midhkaa iga qora caawa 1 rabadaan

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 6 měsíci

    Ma deketbaa mise waa dumin, waxaa fikirkaas taageeraya xanuujinta maatada reer Palestine.

  • @abdurahmanadenaden4542
    @abdurahmanadenaden4542 Před 6 měsíci

    Putin hadu ahan lahaa 😂😂Waa la xiri lahaa / lajifiya banaan waye sharciga uyalo USA iyo yurub 😂😂😂😅

  • @saidosman6114
    @saidosman6114 Před 6 měsíci

    Waligeedba waxey aheyd maxkamada calaadad darada oo waxey aheyd maxkamada cadaalada usameysa gaalada

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v Před 6 měsíci

    Dekada marika gaza rey geelbedkuu gazki rushka ey qawayen bey xagane kaa daldaliyane

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 Před 6 měsíci

    Xamaas oqoon way sugaayan inta laga dhisayo kadibna soo fiirso waxa ku dhaca

  • @dayaxofficialstudio726
    @dayaxofficialstudio726 Před 6 měsíci

    Maraykanku wuxuu rabaa in caawimada qasa iyo waxa israaiilb ku socda la isku eekaysiiyo si aaybugu badbaadaan weerarada xuutiga.
    Iyo in laga dhoofiyo dadka falastiinta ah halkaa si dhulkooda loo qaato.
    Maadaama ay suuragal noqqon wayday tiu ayahayd loo qixiyo xaga masar

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 Před 6 měsíci

    Mowliidow ninka wax gumaadaaya iyo maxkamadu waaa isku mid marka
    Taas maba ahan in laga sooqaado hadalka maxkamada

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed2718 Před 6 měsíci

    Madaale mowliid salaan sare

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před 6 měsíci

    Israel 🇮🇱 Kollay haka sugin wanaaag 30.000 People ag ayay dishay USA 🇺🇸

  • @faaraxjawaan2875
    @faaraxjawaan2875 Před 6 měsíci

    dagada laga dhisaaya Gaza waxaa LAga tahriibin rabaa falastiin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 6 měsíci

    Sabab ‘Daked loo dhiso !! Ma jiri -
    Karto ? Waayo ! Haddii ‘Aykatahay
    Caawin , Baabuurta Rafax dhooban ‘Ee Diyaarka Ah maa la -
    Ogolaado!!? Wax kalaa ku duugan!

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n Před 6 měsíci

    Waar israa,iil sharciga way kasareysaa maxkamad &waxaa lasheehgayo maqabtaan

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 Před 6 měsíci

    17m ma fahmin side???

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 6 měsíci

    Aloow qabo munaafiqiinta carbeed

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v Před 6 měsíci

    Islamow waxa ogaatine iney xaasuuga uu dhayihine rey geelbedka

  • @sayidcali9965
    @sayidcali9965 Před 6 měsíci

    Qasa.xagee loo marayaa

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 6 měsíci

    Ma deketbaa mise waa dumin, waxaa fikirkaas taageeraya xanuujinta maatada reer Palestine.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 6 měsíci

    Ma deketbaa mise waa dumin, waxaa fikirkaas taageeraya xanuujinta maatada reer Palestine.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 6 měsíci

    Ma deketbaa mise waa dumin, waxaa fikirkaas taageeraya xanuujinta maatada reer Palestine.