Rasmi Reys oo ka hadashey sababta ay isku fureen ninkeedi Mowliid 💔

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 13. 09. 2024
  • Rasmi Reys oo sheegtay in ay iska furtey ninkeedi sababo private ah 💔

Komentáƙe • 10

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Pƙed měsĂ­cem +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❀❀❀❀❀❀❀❀ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xabiibomacalin7350
    @xabiibomacalin7350 Pƙed měsĂ­cem +2

    Dad wanaag kadhexeyo isma furaane abaayoy ilaahey haku xasiliyo maalin walbo mid cusub haku guursado dhib waaye😱

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth Pƙed měsĂ­cem +3

    Supxnallah raga bdn mxy taran horta caruurta Hal aaBo lo sameya 😅

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Pƙed měsĂ­cem +2

    Saxiib runta an ku shego aniga edada ban ahy ogaden absame ayaan ahy sidaa darted eddoy horta arin family in adigon ogeyn waxa dhexyal la isku dhexturo ma ficno .lakin furinkina ad ban uga naxey wayo hoyo fican karti badan furfuran baad aheyd waxan jecladey sidaad rerkada u mamuleysey lakin anigo og in calaf dhamankaro walahy gurigaaga dumey wan ka naxey wayo labo jeerbad soo kuftey mana ficno guri dumey edoy waxa iga ka muqdo fuded iyo dulqad yari wad ogeyd dhibkad soo martey .waxwalbo cashir baalaga qataa hadad dulqad mujin oo khaladad badan aden iska indhotirin marwalbo burbur bad ku jireysa.

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Pƙed měsĂ­cem

    Masha Allah ❀❀❀❀❀

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Pƙed měsĂ­cem +2

    Ramireys edooy wiilka soo celi oo dulqad iyo deganansho muuji marbo nin cusub wax ku soo kordhinmayo wilka soo celi sidaas ban ku oranlahaa

  • @sagalmumin3494
    @sagalmumin3494 Pƙed měsĂ­cem +1

    Allaha isku kiin soo celiyo

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Pƙed měsĂ­cem +1

    Subxaanalaah Walaahi Aad Ban u Nahey . Walaahi Waa Isha Soomaalida.

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Pƙed měsĂ­cem

    Walhi waa war laga naxo war aan mar dhaw sugeeynana maaha Illaahey ha isku kiin soo celiyo hadii calaf isugu kiin haray

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Pƙed měsĂ­cem

    Yaa ka diray waxan u arka qarar ayan u atka