Nolosha Uganda iyo Somalida Kampala.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • VISA WAXBARASHO QAXOOTI GURYAHA IYO BAASHAALKA
    / gelle_bashir

Komentáře • 247

  • @hanahassan8161
    @hanahassan8161 Před 3 lety +6

    Mahadsanid wlo warbixin aad u wanaagsan ayd ka bixisay.

  • @lukaz254
    @lukaz254 Před 2 lety +3

    Awesome video...I'm just started doing vlogs of Garissa Town but I'm not as good as you...congrats

  • @abdifatahomarmohamed6550
    @abdifatahomarmohamed6550 Před 3 lety +8

    I got lots of information I needed, thnks kaptan

  • @zakialweys2345
    @zakialweys2345 Před 3 lety +5

    Masha allah wll aad baa umahadsantahay insha allah mardhow inan soo aado rabaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 3 lety +3

    Aad Iyo Aad Aa U Mahad-Santahay Walaal Kiis Sidaa Wax U Sharxeysid Masha-allah

  • @hamdialicraxmaan432
    @hamdialicraxmaan432 Před 3 lety +3

    Mansha Allah thank you so much wallo❤

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 Před 3 lety +4

    Bro shaqooyinka Uganda laga shaqeeysan karo noo soo gali kheer ilahay haku siiye

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 Před 2 lety +3

    Master ban rabaa inan u imaada mardhow waa sidee karashku

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 Před 4 lety +4

    Tun datu seri keep going

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety +1

    Nin yohow warbixtaada waan kahelay uganda dal wanagsan waaye mesha wanagsana waa laxusaa abid

  • @Yusu198
    @Yusu198 Před 2 lety

    Thanks my brother🙏

  • @asmahodanali1924
    @asmahodanali1924 Před 3 lety +4

    Asc adoo raaliya faahfaahin ka soo bixi safarka airport Uganda marka laga yimaado muqdisho ma jiraan caqabado gaara oo laysku waydiiyo garoonka uganda?

  • @aliosmanadan8815
    @aliosmanadan8815 Před 3 lety +3

    Sxb nolosha Belgium-ka kasoo hadal adigoo mahadsan. Sida dhinacyada shaqada, sharciyada, iyo wax-barashada.

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety +8

    Kamapla Wacan africada madow meshaan u jeclahay Waaye meshaas waan kusoo ceeshay dhulkii xoriyada u aqaanaa

  • @abdisalamabdule8149
    @abdisalamabdule8149 Před rokem

    Thanks sxb.

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před rokem

    Masha’Allah

  • @user-mz8zo8pp7l
    @user-mz8zo8pp7l Před 8 měsíci +1

    Luuqada ugaandha ii sheeg😮

  • @fartunhassan4601
    @fartunhassan4601 Před 3 lety +3

    Kampala wa baba yan laiman lawo iyo towon sana daganahy ilmaha dhana iga xanusaden kanecadeda badan lak

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 2 lety

    warbaxinta waa fadhidaah masuul mahadsanid

  • @Happy204q
    @Happy204q Před 3 lety +3

    Walaalkey aa rabo in uu aado Uganda isaga iyo ciyaalkiisa ma jiraan guryo diyaarsan oo alaabti taalo xaafadaha somalida

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety +1

      Haa walaale. Company geena baa udiyaarinayo howshas oo dhan . Ha nala so xiriro.

    • @Happy204q
      @Happy204q Před 3 lety +1

      @@GelleBashir Haye walal waa kula soo xariireynaa markaad diyaar soo noqono

    • @abdalatilabsade1696
      @abdalatilabsade1696 Před 3 lety +1

      @@Happy204q wll Uganda meel ma ahan kenya iska aad dheh

    • @Happy204q
      @Happy204q Před 3 lety

      @@abdalatilabsade1696 hee maxaa dhacay

    • @abdalatilabsade1696
      @abdalatilabsade1696 Před 3 lety +2

      @@Happy204q nolol ahan io qaab ahanba ma ficno xita dhannka safarka wey ka adagtahy sida uga dhoftit cml
      Nolol ahan xata meel fcn ma ahn
      Wadamada kale iska aad ku dhihi laha

  • @usamahassanali2868
    @usamahassanali2868 Před 2 lety

    Thanks

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před 3 lety +2

    walal canada ayaa looga baxaa ayan maqalay maxaa ka jira haday jirto se imisa ayay igu qadnaysa waqtiga ?

  • @mownabad2487
    @mownabad2487 Před 2 lety +1

    Sxb waxa kasohada sha sida lagu tagi karo zapiya iyo nolosheda

  • @abdalatilabsade1696
    @abdalatilabsade1696 Před 3 lety +3

    Wllhi uganda meel ma ahan strees aa ku qaade teeda kale waa ku dahe dadka badankod 5 years ka yar ma joogan marka qaf walbow Uganda u soo socod ha isku imaan keenya iska aad idin dhihi lahay

    • @ayanm9415
      @ayanm9415 Před 3 lety

      Asc wllo waxan kuweey diyay ugandha maxaa kudiiday mawax barashadeeda xun mese

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 Před 3 lety

      @@ayanm9415 maya inad kasi talabsato wey adagtahay

  • @mohamedabdulle9501
    @mohamedabdulle9501 Před 4 lety +4

    Basabor American hada wato oo viiso lan kuimado 2 years an rabaa inan wadanka jogo viiso lan man kujogi karaa wll labadas sano

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 4 lety +3

      Mohamed Abdulle asc wlle waxa sameysan kartaa sanad kasta waxaa laguu saari karaa one year visa ah lacag aad u yar waliba. Bilaa visa waa joogi kartaa 2 daas sano lkn hadhow markad ka dhoofeysid dalka baa lagu ganaxayaa oo labadii sano ee visada lacagtoodi laga qadayaa. Talo ahaan waxan ku shegayaa in aad visa sanad kasta iska saarato lacag badane maahan ilaa 100 dollar ilaa 150 dollar weeye sanad ka visa ah.

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 3 lety +1

      Maya sxb aniga 3 mar ayaan tagay viso un baaan ku tagi kartaaa ku na joogi kartaaaa lakin cid sharci ku waydiiinaysa ma jirto lakin mar kan baxayso ayaaa lagu waydiiin wixii aaad wadan ka ku jog tay

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 3 lety

      Visa daganaashah ayaaa ba is bilaaash ah bro saaaro daganaaasho

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 Před 3 lety

      @@abdulrahmanhassankafi6312 lakiin bro meqa waye viisaha marka rabtid cml year

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 3 lety +1

      @@mohamedabdulle9501 bro Waaaa lacag yar aaad ayaaay u yar tahay ma bad na lakin hal sano visah waxaa lagaaa rabaaa wixii aaad mesha ku jogi lahan yacni arday am ganac Sade Waxa uun bad shegaysaa mar kaas waaa lagu siiin

  • @hamdadhuux1442
    @hamdadhuux1442 Před 2 lety

    Wll qli alle haku dayo wllhi xogta wan rabana

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 Před 3 lety +1

    Uganda mel.mahan mel lojogikarana mahan 500 ban qadanayey lacagtedana Barako maleh guryaha wa ciriri waa wasakh Kampala nadafad maleh kaneco kulayl uf mel mahan

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 3 lety +2

    Walal card ka qaxoontiga inaan qaato ayaan rabaa mudo intee leeg ayaan ku heli kaamka malagu noolaan karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      2 Ilaa 3 bil Bey kugu qaadeysa wlle

    • @empireshow1
      @empireshow1 Před 3 lety +1

      @@GelleBashir card ka markaan inay canada sugo mudo dheer miyaa hada somali badan waala qadaya ayaan maqalayey

    • @qanciyeqarastaak7090
      @qanciyeqarastaak7090 Před 3 lety +1

      @@empireshow1 aan is raacno anbo wa rabaa qaxotiga

    • @qanciyeqarastaak7090
      @qanciyeqarastaak7090 Před 3 lety

      magac igu qoran waxaa igu qoray ko walan

    • @mohaqurbaawi4565
      @mohaqurbaawi4565 Před 2 lety

      Saxib hadii aad nabad tahay ma ila so xariiri kartaa

  • @abdalaali3175
    @abdalaali3175 Před rokem

    #Sxp mar walbo codkaaga wuu xooseeyaa

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 Před 2 lety +1

    Sxb waa mahadsantahay marka ugu horeyso waxaan u bahanahay inaan luqada u soo aado iyo jamacad meeqo sanno ku baran karaa english

  • @siciidkaafi4507
    @siciidkaafi4507 Před rokem

    Balaqadii hadalka zxp ka dhiman sida kale oky🥰

  • @sacdiyomahamed9132
    @sacdiyomahamed9132 Před rokem +1

    Wallkey visa rabaa intee kala so xiriiraa

  • @jaamcmmm4921
    @jaamcmmm4921 Před 3 lety +1

    Ganacsiga kasoo hadal sxb

  • @najaxxuseen303
    @najaxxuseen303 Před 3 lety +3

    adu hada ma joogtaa wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety +1

      May hada wn ka maqanahey. Lkn Office ban ku leenahay oo wn ka shaqenaa

  • @xamdaaxmed8280
    @xamdaaxmed8280 Před rokem +1

    Polland iga so warn

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 Před 3 lety +3

    Password UN ka ama qaxootiga saad utaqaanid ba yurub ama America malagu aadi KARAAH

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      may wll lkn Africa bad ku aadi kartaa sida Kenya iyo ruwanda

  • @aliabdi9153
    @aliabdi9153 Před 3 lety +1

    Asc sxb Adbaaan Kusalaamay Adigoo mahsan xagee kaala soo xiriiraaa

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 Před 3 lety +2

    Run walahi aniga ku nool kampla rubaga daganahay

  • @najaxxuseen303
    @najaxxuseen303 Před 3 lety +4

    card qaxoontigu imuu igu qaadanayaaa

  • @saidabdulkadir2388
    @saidabdulkadir2388 Před 3 lety +3

    Aad bad u mahadsantahay walal Gelle warbixin dhamaystiran oo aad dhinaca walba taabatay bad no so gudbisay thank you waxan jeclan laha qimaha waxbarasha iskuulka dugsi hose wa imisa? Per month miya mise per term? Kuwa public ah iyo kuwa private ka ahba? Number xafiskina lagala so xiriri karo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      School feee ga per month wll , 30 dollar ilaa 30 dollar bey u dhaxeeyaan. Number kaga noo reeb anagaa kula soo xiriireeno wll. Thanks

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 Před 3 lety

    Xafdee ugu fiicn zhp

  • @betterdaysarecoming1881

    Aadbaad u mahadsantahay wll 2 week kadib ayaan inzhallah imaanaayaa

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 Před rokem

    Aniga Ahaan kasaanga ugo fican Amni Ahaan iyo wax barasho

  • @najmaali1139
    @najmaali1139 Před 2 lety +1

    Asc Wl hada kampala jooga marka halqof ma noheleysaan boos Canada 🇨🇦 qiimaha nososheeg iyo intey qaadaneyso pls

    • @siidowyare5951
      @siidowyare5951 Před 2 lety

      Aniga xita 5group canada rawa mardhow uganda usoo socda

    • @siidowyare5951
      @siidowyare5951 Před 2 lety

      Wll aniga mardhow imaw rawa leen canada rawa 5group ah meeqo bilood igu qadaneysa leenka hda gadanaayo plz 🙏 iso jwb

    • @dahabizizy
      @dahabizizy Před 2 lety

      @@siidowyare5951 ani qudheydu 5group ayan rabay waxn maqlay hda 5group hda qof ana aqoon 5ta qof ama dadka kuso xiray aqon dhow u lhyn mba kaxeyan o waxy kabaqan marka dadka canada lageyo
      iney dacweyan ayay bilabeen

  • @ayaanayaanle3928
    @ayaanayaanle3928 Před 3 lety +4

    Wn u so socda wax bdn aan ka fa.iday mahad sanid wllo🙏💯

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před rokem

    If you want to buy house, good area how much three bedroom

  • @aayah5210
    @aayah5210 Před 2 lety

    Nolosha kambala nosobadi thks

  • @azizaxussen6086
    @azizaxussen6086 Před 3 lety +3

    Uganda wan usosocda aroos ayan ku gali raba i.a abowe kawaran Uganda mel fican miya mise

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před rokem

    Qofkii raba inuu iibsado guri. Qiimaha waa intee?
    Soomaali guryo gadatay majiraan?

  • @abdirahimmohamudfaarah3733

    Wll uganda hadan imaado machad luqada iyo cafimaadka oo 6 bilood ah ma heli karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety +1

      Haaa wlle waa heli kartaa

    • @abdirahimmohamudfaarah3733
      @abdirahimmohamudfaarah3733 Před 3 lety

      @@GelleBashir thanks wll wan uso socdaa january marka halkee kala soo xiriiiraa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      @@abdirahimmohamudfaarah3733 Visa da dadka aan usoo saarno kaliyah ban u shaqeenaa. hadadan wali visa heysa wn ku shaeen karnaa wll

  • @badriyoaxmed6533
    @badriyoaxmed6533 Před 3 lety +2

    Wllo qli si garan raba inan ku warsto ma heli kara lanbarkaga

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety

    Ereyga xayaat reer kamapala lee garankara dhulkii xayaadka jecliyaa

  • @jabalove8987
    @jabalove8987 Před 3 lety +1

    Sxp adigo mhdsn nagala hdl dhanka qaxotiga side lo xaliyaa bal no sheg adigo mhdsn

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před rokem +1

    Nolasha dalka Zambia ka soo waran.

  • @sigisnajiip1830
    @sigisnajiip1830 Před 4 lety +1

    Wll inaan waxbarsho u imaadan rabaa markaa halkaan kala soo xiriira

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 4 lety

      sigis Najiip +32 465 80 77 73. Numbers wlle ama Page ka shirkada Bilan Global.

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Před 3 lety +2

      Asc walal jamacadaha uganda kaso hadal iyo collegeska

    • @Amadyare1256
      @Amadyare1256 Před 3 lety

      @@GelleBashir ok pro

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 Před rokem

    kampala qado iyo casho leeh laga yaqaan

  • @fosiyayacqub2882
    @fosiyayacqub2882 Před 3 lety +2

    Wll talaalka malaariyada ma Ka helayaa madaarka uganda

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      haa 40 $ weeye lkn waxa fiican in Somalia kasoo qaadato oo waa 5 $ .

    • @nimcodaahir9192
      @nimcodaahir9192 Před 3 lety +1

      @@GelleBashir wll sidee looga so qaata talaalka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Travel Agency yada tickets diyaaradaha jaro baa asna Taalka gado wll. 5 dollar weye thanks wll

    • @nimcodaahir9192
      @nimcodaahir9192 Před 3 lety

      @@GelleBashir wllo mcn, ma ogolaanayaan

    • @nimcodaahir9192
      @nimcodaahir9192 Před 3 lety

      @@GelleBashir wll numbarkaga ma heli karna

  • @aaminomaxamed7551
    @aaminomaxamed7551 Před 3 lety +1

    Wlh sxp siwanagsan baa uga hadashay

  • @sidcalixasandhere9483
    @sidcalixasandhere9483 Před 4 lety +2

    Sxb noma shagin wali fursadaha shaqa ee ka banan kampla

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 4 lety

      Sidcali Xasan dhere czcams.com/video/H0Yk9Pf2S-E/video.html
      Video gas kale bn kaga hadley wlle. Daawo kaas

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Před 3 lety +1

      Shukran wll jazakallah kheyr

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Welcome wlle

    • @abdalatilabsade463
      @abdalatilabsade463 Před 3 lety

      Meel ma ahn ha isku so lugoon Uganda

  • @munoahmed7682
    @munoahmed7682 Před 3 lety +2

    wllo bad maledahay

  • @siidowyare5951
    @siidowyare5951 Před 2 lety

    Asxabta uganda jogta wxa rawa leen dalka canada plz iga xiriir

  • @suleimansaeedadam4810
    @suleimansaeedadam4810 Před 2 lety

    Waxaan rabaa inaan ka bilaabo dacwad uk middle ii fiican Uganda iyo Ethiopia mahadsanid wll

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 Před 2 lety +2

    Utuber uganda 🇺🇬 joga wali ma arag meshaan waa meel ba,day dadka haka Walin wallow 😅😅😅

  • @dhaqaneismail8505
    @dhaqaneismail8505 Před 4 lety +1

    Sxb hada ma uganda joogtaa mise waad katagtay sxb

  • @shamsocabdullahi4355
    @shamsocabdullahi4355 Před rokem

    Asc wll shaqo malaga helaa

  • @xusenyakub7822
    @xusenyakub7822 Před 2 lety

    Guri 300 laguma kireeye naga daa mise 300 uganda shilling ka wadaa

  • @najahabdi8157
    @najahabdi8157 Před 3 lety

    Sideen Kule sow xidhadha wallo aan usow socdee

  • @HiHello-kk5ge
    @HiHello-kk5ge Před 3 lety +1

    Plz meel aan kaala soo xariiro igu caawi plz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Instagram kayga wuxu ku jiraa profile ka channel ka gaar ahaan “About “ ka wll.

    • @test-gf7zk
      @test-gf7zk Před 3 lety

      🖤

  • @mohamedabdulle9501
    @mohamedabdulle9501 Před 4 lety +2

    Bro America ayan. Ka iman rabaa inaa College kabilawo aa rabaa wax badan ayaa kaa faaday walahi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 4 lety

      Mohamed Abdulle thanks wlle

    • @aliabdi5480
      @aliabdi5480 Před 3 lety +2

      Mohamed Abdulle wll america sidee ku tagi karaa ma i caawin kartaa adoo mahadsan

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 Před 3 lety +2

      @@aliabdi5480 wll send me your number watis ab hada is ticmasho

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 Před 3 lety

      @@mohamedabdulle9501 sxb aniga rabo isheg wakan numberkayga +252613071679

  • @suleimansaeedadam4810
    @suleimansaeedadam4810 Před 2 lety

    Facebook maxaa kuugu qoran

  • @cabdifitaaxaadannuur3179

    Isoo ustaade call ii sheek

  • @luuladan527
    @luuladan527 Před 3 lety +2

    Mahad sanid sxp

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Před rokem

    Wahan kuwedina dadka qahotiga kujira osadah sana An imanin otirakob Anmarin malabihina kofka karka An jabinin okamaqan malabihina

  • @najaxxuseen303
    @najaxxuseen303 Před 3 lety +1

    inuu igu soo baxo

  • @user-zd6kt7vq3q
    @user-zd6kt7vq3q Před rokem

    Telefonkaga lagahelaa

  • @xamdimaxmudcumar8422
    @xamdimaxmudcumar8422 Před 3 lety +2

    Basabor soomaliya kaliya laguma kali karo miyaa wallo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      waa lagu gali karaa lkn visa rabtaa

    • @xamdimaxmudcumar8422
      @xamdimaxmudcumar8422 Před 3 lety

      @@GelleBashir aboowe lkn basabor Somalia kaliya rabaye inaa ku galo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Visada waa in laguu xareyaa intaa aadan tagin.

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 Před rokem

      @@GelleBashir imisa lagu xareeya visaha uganda lacag inte iga baxaysa

  • @hamdadhuux1442
    @hamdadhuux1442 Před 2 lety

    Wll hake kala so xidhidha

  • @ahmedjokarmohamoud6477

    Vissaha bil igu soo bixi kara waa immisa qiimihiisa

  • @murzalshorts602
    @murzalshorts602 Před 2 lety

    T

  • @hassanahmed8542
    @hassanahmed8542 Před 3 lety +2

    Sharciga qaxootiga yurub maku tagi karaa sxb visa imisa bilood ayaan heli karaa hadaan heysto sharciga qaxootiga ee yurub

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety +1

      Haa waad ku tagi karta ( travel document ) ga AMA passport ka yar . 1 bil oo visa ah baa heleysaa wll . Lkn adoo joogo waad sii bad san kartaa.

    • @mohaqurbaawi4565
      @mohaqurbaawi4565 Před 2 lety

      Hasannow ila soo xariir

  • @guulwade7078
    @guulwade7078 Před 3 lety +2

    Zxb waa mahadsan tahay visaha ba hada i dalban card qaxooti canada meqa igu qadanaysa helitaankisa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      3 bilood

    • @alii7792
      @alii7792 Před 2 lety +1

      Guledow Bro, hadad aragto iso jawab cmmntigeyga.

  • @test-gf7zk
    @test-gf7zk Před 3 lety

    Wllhi Kampala meel ma ahn 3 sano jooga ilhy ha iga wado

  • @seynetmohammed9088
    @seynetmohammed9088 Před 3 lety

    Wllo MaHad sanid LanbarkaaGa Ma hEli karaa

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety

    Sxb waa 4 division 5 maaha Kamapla

  • @ayanisse9198
    @ayanisse9198 Před rokem

    Hhhh 2sano ka hor inta uganda imaan videogan fiirsaday bal wa intas wx maclumad ka heshaa

  • @nolashacusub2588
    @nolashacusub2588 Před 3 lety

    Nio mesha ana uzocde qaad iyo zigaar malaga helaa🙃

  • @fosiyayacqub2882
    @fosiyayacqub2882 Před 3 lety +2

    Wllo visaha famlyga kakooban afar qof waa imisa hadaan ubaahdo ma iisoo saaraysaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Haaa wlle, office bn ku leenahay kampala. Week ban kugu soo saaraynaa qofkina waa 220 dollar . Nala so xirir markad diyaar garowdid.

    • @kowsarmaxamed2727
      @kowsarmaxamed2727 Před 3 lety +1

      @@GelleBashir aniga diyaa ah I sheg meel ankala sohadlo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      Number kaga noso comment garee anaga kuso wacene wl

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      @@kowsarmaxamed2727 +256791580493 office kampala weeye wll . halkaas naga la soo xiriir

    • @fatoumamohamed6389
      @fatoumamohamed6389 Před 3 lety +1

      @@GelleBashir asc huno waxan rabaa dalxiis bil aah sidee koula so xiriraa. I am from djibouti

  • @anasabdirahman5319
    @anasabdirahman5319 Před 2 lety

    Qofta cuntada idin karin jirtay igu soo xir hdaaa lanbar ka haysid.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Uganda waa wadan fiican marka la barbar dhigo Ethiopia Iyo Kenya

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 Před rokem +1

      fbga iga soo add gree wll macluumad ayn uga baahanahy ugande waana Azal Dhalad Hargeisa kaas iga soo darso adoo raliya

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem

      @@asmamohamed3628 walaal asmaay ma ihi reer Uganda waxan jooga France

    • @xirfadchannel3011
      @xirfadchannel3011 Před 11 měsíci

      @@asmamohamed3628wll maka heahay maclumadka

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 Před 3 lety +2

    Hoteelo fican xafada somalida makuyalan qiimahodase ma ila wadagi karta

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 Před 3 lety +2

    Card qoxooti baan haystaa marka
    Malaga dhoofi karaa bro

  • @istaahilmaxamed3075
    @istaahilmaxamed3075 Před 2 lety

    adi somali ma tihid miyaa😏😏😏

  • @najaxxuseen303
    @najaxxuseen303 Před 3 lety +2

    card qaxoontiga rabaa inaan qaato kampala hdaan tago ma ka heli karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      HAA WLL

    • @Mmmm-nc2es
      @Mmmm-nc2es Před 3 lety

      @@GelleBashirasc walaal aadbaad umahad santahay walaal

    • @Mmmm-nc2es
      @Mmmm-nc2es Před 3 lety

      walaal inaan imaadaan doonayaa

    • @Mmmm-nc2es
      @Mmmm-nc2es Před 3 lety

      sideen kuulasoo xidhiidhi karaa walaal lambarkaaga sideen uhelikaraa

  • @abdulrahmanhassankafi6312

    Bil walba 700 dollars 💵 ayaaa igaga bax da mesha waaan jacelahay lakin xogaaa. Waaay is ka yar adag tahay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety +1

      Family biilkooda miya lacagatas

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 3 lety

      Haaa bro

    • @sacdiyaali5117
      @sacdiyaali5117 Před 2 lety

      @@abdulrahmanhassankafi6312 wll somalia joga uganda raba meqo lacag igu baxeso jwb karaba wll

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 2 lety

      @@sacdiyaali5117 biil kiiisa. ilaaa. 200. ilaaa 250. way. ku filan tahay. qof. ba. sida. uu is ka dhigo weeeye. dad. ayaaay. ka yar ku bax daaa bishii. dad 100. dollar. ku noon na waan arkay

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 Před 2 lety

      tusaaale. ahan. kirada 100. am. 50. kol ba mid kiii. uu ku helo 150. na nolashiida. aaad beeey. ogu filan tahay

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety

    Mideeda kale kisenyi waa ka qaalisan tahay magaalka maxa yeelay waa sadhigii somalida ganacsida schoolada so waa kaqiimo sareysaa inkastoo magaalka kayara bilic hooseeyso

  • @aminamohammad5542
    @aminamohammad5542 Před 4 lety +1

    Meel.kaneeco.badan waye ookuluul

  • @aidaroossidow4492
    @aidaroossidow4492 Před 2 lety

    Asc walal number whatsapp ma kaa heli kara waxaan raba inaan group 5 wax aan kaa waydiiyo si dag dag ah bro 🙏🏼