SUNDAY MOTIVATION CLEARING VIDEO IYO WARBIXIN KU SABSAN SMEERKA KUSO DHAWAADA
Vložit
- čas přidán 29. 08. 2024
- Wan idin salamay asxabteyda quruxda badan kuso dhawada muqaladeyda ku sabsan nadafada iyo dhiiro galinta wan hubaa inad ka heli doontaan
Hey guys!! Welcome to my Home Makeover Series Marathon!
Dhaman muqalada aad radineysid waxay ku kobanyihin ama aad linkigoda aad ka heleysaa qeybta hoose ee warbixinada muqaladeyda waxan ku rajeynayaa inaad ka heli doontid sida nadafada dhirogalinta xanaanada caruurta cuntada caruurta hagaajinta guryaha habeynta qolalka caruurta habeynta armajoyinka dhat hagajinta jikada dhaida dharka dhaqida dirishadaha iyo albabada dhaqida mashinada wax lagu dhaqo iyo kuwa wax lagu dubo iyo qaarkaloo badan
all the way through without having to search for the next makeover episode! I hope this gives you some ideas for transforming rooms in your own home! You can always use my makeover videos as cleaning motivation, decorating inspiration or just company & hanging out with a friend!! {links for all items in this video are below!!}
Markii aad dhamaysato dawashada muqalkan videogeyga quruxda badan waxan si niyad kaga mahadcelinaya sida quruxda badan aad uga bogatay muqalkeyga wadna mahadsantahay anigo kuleh kama cajisi doontid muqaladeyda inshalah qali ama mom
When you're finished watching, let me know which room was your favorite & why! I'd love to hear! Thanks so much for hanging out with me & be sure to subscribe if you're not already a part of the fam! Have an amazing day {you deserve it!!
#nadaafada guriga#caruurta#dhiirogalin#hagaajis#maanta iyo#habeenki#dhardhaqow#fartuunhapy#arimaheena#team27#sundus ayanle#kokobule#amiiroqurux#asadhagiokingcayda#saamiyoaxmed#cumeerbigfun#happyaxmed#jabra#mogadishu#somalimom#smaliland#somalimusic#
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• THRUSDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• TUESDAY RESET MOTIVATI...
• SATURDAY MOTIVATION VI...
• THRUSDAY CLEANING MOTI...
• RAMADAN PRP” ISKU DIY...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• EID PORTRAIT “ Sawirad...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• THURSDAY CLENCHING MOT...
• EID PREP'' ISKU DIYAA...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SUNDAY MOTIVATION EID ...
• DAY 1EAD ADHA “ MAALIN...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• JUMAH RESET VIDEO “ IY...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
Hadi ad ka hesho muqaladeyda fadlan wixi ad isledahay waydi waxad fariinta iigu reebta qeybta qolada laysugu gudbiyo inshalah kama cajisi doontid muqaladeyda mahadsanid
- {If I won't share it with my sisters & mom, I would never share it with you!} Some links above may be affiliate links. Thank you so much for supporting me & my channel on this journey!! XO
WAKANA NUMBERKEYGA 0612890891
Masha allh ilaahow caafi abayo aniga hala iisoo duceeyo xanuno iska la caajizanahay waliba dr quraan kama daalo alxm saladayda iyo adkaartayda istiqfaarta saliga xabiibka csw waan ku dadaalaa lkn ducadiina ayaa ii muhiima xanuun qalii. Mahane xal kale lahayn ayaa iigu daran Ana iima diyaarsana waxaan qaliin ku galo ama aan wadamada cafimadka ku hormaray aan ku aado maheli karo inuu ilaahay awoodiisa iiga dul qaado igusoo rida ducada abayayaal
Allah ku caafiyo qaaalj
Amen abayo adigana alaha ka qaado
Masha Allaha
Abaayo xajka iyo cumrada aad hadaad awoodid waa meesha ugu khayr badan ee diyaarad loo raaco dhaanteenna Allah ha inoo fududeeyo
Sax inshallah 😘
Mahdsanid nuurkii muqdhishooy🎉❤
Walaasha jirina Allha caafiyo
Masha allah allaha ku barakeyo gabadha walashen ahna allaha caafiyo dambi dhafne alle howga dhigo
Masha,Allah
Ilahay caafimaat taama hasiiyo abayo adina allha kubarakeeyo ❤❤❤❤nimco qurux
Amen yarabi 😘
Ameen aaboyo Masha Allah
Allah caafiyo Abaayo
Amen
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉🎉
Masha allah waxa kuu barakeeyo noloshada qurux badan ana allah isiiyo
Amen yarabi
❤❤❤❤❤❤@@Nimcolifechannel1
Allah hacaafiyo
Amen yarabi
Mash allah abayo horay usoco
Laa kiin abaayo xijaabkaaga maad gashatid hadaadan indhashareer qaada neyn waxaatahay gabar hadalkeeda akhlaaqleh masha allah
Masha Allah tabaaraka allah ❤
Allah cafiyo
Amen
Masha Allah ❤
Alllaaaha caaafiyo insha allaaah
Amen yarabi
Masha Allah❤❤
Ilaah hacaafiyo cafimaad deg deg ah insha Allah
Amen yarabi
Masha"Allah 🎉🎉🎉Walasheey❤❤❤❤
😘
Nadafadi oo naaag ah mansha’allh hory usoco abyo❤
😘
Ilahay caafimaat taama hasiiyo❤❤❤
Amen
Allaha caafiyo
Amen
Amiin ya allah allow nabad nasii iyo nolol
Allah ha caafiyo cafimad taam ah
Caafimaad deg deg ah Allah siiyo,🤲🤲
Amen yarabi
Mashaalhaa
Caafimad taam ah.allaha siiyo adigana allaha ku dhowro
Amen yarabi
Allah ha cafiyo
Amen yarabi
Alle ha caafiyo walaashen
Amen yarabi
Allaha cafiyo inta xanuunsn dhaman
Amen
Inshallah diyarada ugu horeyso ad racdo Allah hakadigo mida hajka.
Amen 😘
Amiin rabi
Allaha caafiyo abayo
Asc baayo macan seetahay alaha kubarakey qali ❤❤❤❤❤ haaa qali wad uqalataa in lagu siiyo amiin amiin amiin alaha caafiyo ❤❤❤abayo❤❤❤❤
Amen 😘
Amiiiiin yarabi
Abyo markahore masha Allah.abyo howsha illahay aku fududeye.lkn aniga saan uma qaban karo❤❤❤
Isku day cafimadkaga ku jiro 😘
allow xooga kuu barakeey anigane allow ii fududeey howsha guriga
Abaayo waxed igu caawisaa sidan ku heli Lahaa joodari fiican aana isku dumaynin wan ku wareeay joodari
Oomo iyo agab nadfad malga shubaa abaayo mase biyo kulul bes
Mans ha alaha caafiyo
Amen yarabi
Nimcoy abaayo howsheeda ana qabsado 5cunug iyo aabahood iyo hooyadee oo iladagan 8qof nahay abaayo gabadheyda curada wa 9jir abaayo dadka waxee dhahayaan gabadha howsha kuma qabato miya ana ina adeejiyo majecli marke wax barashada fasax utahy ee alaabta ii dhaqda guryahana ii xaaqda marka talo isii ani waxa dhaha wax maqaban karto ila so tali naciimooy ani xoogeega ku shaqeesta wlhi xitaa shaqaalo majecli wlhi
Sax abayo xiliyada fasaxa kaliya wax u dirso una faidey waxbarshada haka mashqulin
9 jir wax barta xiga fasax hawsha fudud Lee udir abayo dadka warkooda iska daa ilmaha maskaxdoodu way koraysaa haday ka daalaan ayakoo da,yar waa qatar ilaahay haduuba cafimad ku siiyey shaqayso mcnto❤❤❤
Abayo mcn aad io aad ayaan kaaga faidaa marka ku arko aniga neh fadhiga ka kacaa waxaan ahy hooyo yar oo hada nolsha kow u ah keep going yourself ❤❤❤🎉
👍😘
Ilhy ha cafiyo abaayo
Amen
Keep going sister anah isoo boqo plz xbbti
Siman Mohammed channel
Meqawaye
Bisinka salid qanadaxa lagutitirayo maxawayo anyway mashalh
Allah caafimaad taama ha siiyoo
Amen
Ayaan gobdoon aan uduceeno wiiaseeda allaa usahllo
Amen yarabi
Abaayo nimco anigana iisoo duceeya adiga iyo asxaabtaada carruurteyda iyo aniga mudo 8bilood ayaan kala qaarad joognaa laba mar ayaa diidmo leysiiyay inuu allah ila kulmiyo carruurteyda markale mahadsanid abaayo
Haye abayo ilahay hakuso sahlo
Asc abaayo waa meeqo marka
Abaayo wadankee laga helaa
Ceynabo adi maa dhalay
Abayo xafadadii hore makasoo guurtay inta maa soodagtY
Maya abayo hada xafadeyda joga
daaqadaha gododkooda malagu dhaqikaraa
Korontada somaliya see u xalisaa abaayo 150 $ bee ii kentay anoo wax badan ku isticmalin
Waan raba nabarkag an kaa sowaco
Pinka ku qabtay ma aragtid miya
Abaayo lacantiisa meeqo waaye
Sister waa imisa? Inteese lagaala soo xariiraa?
0612890891
Abyo ilaahay ha ku barakeyo xogaga abyo jiifkaga dalka miyaa mise dabada
Dibada
Noo sharax maba fahmin jeermiska suu udilaa
Ilahay ha caafiyo gabadhaas
Amen
Naciimo daaqadaha muraayadaa dhasta maka qaada
Apaayayaal aneh iiduceeya buro biyood leygu sheegay inuu illhey iga dulqaado
Amen abayo allaha ka bogsiiyo
Asc abaayo magaciisa sooqor
Steemer cleaner
Abayo isoo celi sub
Wad uqalanta bilad abyo 🎉
Mahadsanid 😘
My sister do you live I'm Mogadishu?
Welcome abayo
Allaha caafiyo
Amen