AF SOMALI BASIC GENETICS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • DNA RNA TRANSCRIPTION
    / somalimedicine

Komentáře • 57

  • @faysalaadan147
    @faysalaadan147 Před 6 lety +27

    sxbow kheyr allaha Ku siiyo waan ka faaiidney waana kaaga mahadcilneynaa good job codsi cashirada Noo soo badi

    • @MEDISOM
      @MEDISOM  Před 6 lety +5

      Insha allah markaan fursad helo waan soo gelin doonaa casharo badan

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před 4 lety +3

    Maasha Allah Jasakalaahu Khayr wllo codkaguna waa faseex oo Mokarafon fiicanbaad haysataa

  • @hassco1928
    @hassco1928 Před 5 lety +7

    thank you so much ustad

  • @asiyaabdillhi3771
    @asiyaabdillhi3771 Před 6 lety +5

    Masha alah jasaa ka lahu khayr

  • @calishabeelle9617
    @calishabeelle9617 Před 5 lety +3

    Thnx aad ban ugu bahnaa madadan

  • @bishaarodahir4310
    @bishaarodahir4310 Před 5 lety +3

    Jazaaka llaahu kheyrn jazaaa allha kusharfo in badan baan u baahnaa

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 Před 5 lety +4

    Thnaks wlhi saaxiib anoo yaaban ayaad i fahan siisay ....

  • @wacanqaasim7324
    @wacanqaasim7324 Před 5 lety +2

    Thanks alot Allah haa kaa ajir siyo

  • @mohamet2035
    @mohamet2035 Před 5 lety +3

    thanks wll

  • @cllaahisaalaxkhabiirkagabd2368

    Maaashallaaah waan fahmey wllaahi casharkan waan ubaaahnaaaba mahadsanid macalin noosookordhi

  • @mariyahaldha7659
    @mariyahaldha7659 Před 6 lety +5

    Thnx ubahna inbdan hdan nahay ardeyda rer somliland

  • @animeworld-sf6zh
    @animeworld-sf6zh Před 5 lety +7

    Oh!!thanksssss you have saved me :):)

  • @xamdafaahiye7654
    @xamdafaahiye7654 Před 4 lety +1

    Mshla Alh haka jasaiisiyo

  • @andishakourkoke7684
    @andishakourkoke7684 Před 6 lety +2

    ManzHa alH

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 Před 4 lety

    Thanks sxb
    Runtii
    Madaxaad noo
    Saarantahay

  • @aishasaeedbodacadde9450
    @aishasaeedbodacadde9450 Před 6 lety +1

    Thanks ustaadii

  • @tomandjerry9814
    @tomandjerry9814 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @Nasihamohamed16
    @Nasihamohamed16 Před 3 lety

    Thank you ustd 😘

  • @wounderfulworld725
    @wounderfulworld725 Před 6 lety +2

    Thankaaa bro

  • @abdinasserabdihajisaeed3879

    maanta ayaan cashar kan eegay waa ok thanks long time lakin

  • @faysaclraxmandeheeye946

    Thanks more 🙏

  • @minim8871
    @minim8871 Před 2 lety

    masha allh jmcd ayn dhigta wana madada iigu adag lkn markn adiga sharaxaaga dhageysty wxn daremayaa iney ii noqon donto madada an ugu jclhy hamiga fhmida madadan O iga dhinty ayd dib igusoo noleysay shukran mcln

    • @MEDISOM
      @MEDISOM  Před 2 lety +1

      Waa wax fiican ilaahay hakuu fududeeyo

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    wlhi book aa aqrinaye ku warere thank u

  • @ayubsaid9009
    @ayubsaid9009 Před 6 lety +1

    jazakallah wll

  • @maryanmahamuud9681
    @maryanmahamuud9681 Před rokem

    Jazakallahu kheyr f4 anigoo ah ayaa lee diray mooduc ahaa DNA&RNA halkan aya ka qatay wax wlba si qrux bdn ayana u so jediye wlhi🤗🥰hdda jmcd aya bilawe brine presentation leyehay marka cawinad kga bahnaa balse waan ka wye halkan😥😥😣

  • @fanprojafsomali5486
    @fanprojafsomali5486 Před 3 lety

    Thanks 🙏

  • @suldaancaafi5464
    @suldaancaafi5464 Před 3 lety

    Msha allah allah ha ku barakeeyo

  • @ayaanfani2988
    @ayaanfani2988 Před 6 lety +2

    maanshaa alaah

  • @claahiyare7056
    @claahiyare7056 Před 5 lety +1

    zxp chanelkagu wuu icajabiyey marka waxn kasugayna jabtaro badan dee

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 Před 2 lety

    jasakalaah sxb

  • @nimcodeeqa-sw5qc
    @nimcodeeqa-sw5qc Před 10 měsíci

    😊

  • @mulkicabdigeedi512
    @mulkicabdigeedi512 Před 2 lety +1

    Wllo waxaa rabaa inaa iisharaxdo bacteria escheria coli ayaa rabaaaa

  • @caashacadey584
    @caashacadey584 Před 5 lety +2

    Arterial embolism

  • @yuusufdaahir9241
    @yuusufdaahir9241 Před 4 lety

    Good

  • @abdiqafarabdullahi9313
    @abdiqafarabdullahi9313 Před 6 lety +1

    Wadmahadsantahay Wll

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 Před 4 lety

    Allaha ajar kaa siiyo faaiidada aad kaa helnay raashinka layska ilaalinayo Ma fahmin Macalin oo qaladka keeni kara no sheek

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 Před 6 lety +1

    I'm really struggling general bio???????//

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před 4 lety

    Wllo Plz so badi video yada saano kale ah

  • @maxamedcali3556
    @maxamedcali3556 Před 5 lety +1

    m.a

  • @abdishakurmohamedosman2546

    Wan bogaadinayaa cidkasta oo kasoo shaqaysay postigan

  • @nimcoabdirahman979
    @nimcoabdirahman979 Před 3 lety

    Maclin dna repair no so gali pls

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 Před 4 lety

    Mahadsanit sxb

  • @thworld5421
    @thworld5421 Před 6 lety +2

    mRNa noo soo gali inadeer

  • @abdihakimhassan7350
    @abdihakimhassan7350 Před 6 lety +1

    ma basic secobdry level ahbaa mise waa advance ?

    • @MEDISOM
      @MEDISOM  Před 6 lety +1

      Waa advanced 1st year University level laakiin summary ah

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 Před 4 lety

    Thanks sxb inbadan
    Runtii madaxaad noo saarantahay
    Sxb su'aal aan kuwaydiiyo
    Ma halkii DNA ayaa kujirta cellkasta
    Sidoo kale DNA-da labada meter gaadhaysa ma tan kujirta salkaa
    Haday haa tahay siday sxb suuro gal kutahay bu'uda DNA-da ee aanay ishu qaban DND-da kujitaa inay gaadho 2 meter

    • @MEDISOM
      @MEDISOM  Před 4 lety +1

      Haa. Bini aadanka wuxuu ka koobanyahay dhowr trillion oo unugyo ah. Unug walbana waxaa ku dhexjira dhamaan DNA ga aad ka dhaxashid aabe iyo hooyo taasoo ah 46 chromosome oo dhexyaala nucleus ka dhexdiisa. Structure ka aan ka hadlayno waa molecular level taas ayaa keenaysa ishu inaysan arkin laakiin hadii wax ishu arki karto sida wayaad mm ama cm 2 m ayuu la ekaan lahaaa. Sawirkqn detailka ah fiiri oo unuga iyo nucleus iftiiminaaya www.google.com/search?q=google.images+electron+microscope+nucleus&rlz=1CDGOYI_enGB827GB828&hl=en-GB&prmd=insv&sxsrf=ALeKk01SKpFl6zpcqmxgiOJ-48AGL6gszA:1599152263882&source=lnms&tbm=isch&sa=X&ved=2ahUKEwi9lYW1us3rAhUAShUIHXtCCCcQ_AUoAXoECAoQAQ&biw=375&bih=553#imgrc=Xe65ighfzk0jdM

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 Před 6 lety +1

    thanks wll