Ceerigabo :Caaqli ismaaciil Ahmed (Kalafooto) Oo Jawaab Adag Siyey Suldaanka Habaryoonis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Ceerigabo :Caaqli ismaaciil Ahmed (Kalafooto) Oo Jawaab Adag Siyey Suldaanka Habaryoonis

Komentáře • 50

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 Před 13 dny +9

    Hahahaahah
    Ala maxaa faan yaala meesha 😊😅

  • @MaxamedcabdulaahiJaamac
    @MaxamedcabdulaahiJaamac Před 13 dny +7

    Salaada weesadaa kahoraysa maxaad naftaada been usheegtay

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 Před 13 dny +1

      Sidii aad LC ugu jabteen ayaad tana ugu jabaysan hadiina dadka dhulkooda u dayn.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 13 dny +3

    War ilay gunan gun an guulyar heli jirin kkkkk

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 13 dny +3

    Haye soo socda waxaad ka heshaan baad leedihin. Waa marti edeb daran.

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 Před 13 dny +3

    Waar maxaa been la isku maaweelinayaa, haddii aad dib u soo gashaan ceerigaabo qaataba. Waxyahow gafuurka culusi.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před 13 dny

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah walaahay cadalad ayad kuhadashay weliba aad ufog oo adkuxel dheratah maaa shaaa alaah ❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny +1

    😂😂😂😂😢😮😅😊😊😊

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Před 13 dny

    Soo dhawaada walaalayaal,
    Dad walaala maxba makala waayaane. Inagaa dadka isugu xugna.

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h Před 11 dny

    Waa sax waa sax warsamgali rag dheh

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 13 dny +2

    Dhulbahante gusha yar maa xejinkaro

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 13 dny

      Absolutely waxan kabaqayaa inay tii 1988 kudhacdo ileen 1991 ayaa lagusoo celiyay warsangali iyo dhulbahante markii nabad layslaqatay ayay bilaabeen inuu maalinba reer soolaabto

    • @user-ni9nl9wt2z
      @user-ni9nl9wt2z Před 13 dny

      Isu nacamlaynta waa idinku aqaan ee taariikhahaa iidootow taariikhbaa ks danbsysay oo dhulbahante idinku dhigay 25/8/2024

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg Před 13 dny

      @@user-ni9nl9wt2z tula yaar ee xita burco kaa yaar xejiso oo ku dheex xidhanow

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 13 dny

      @user-ni9nl9wt2z horta waxa dhiba qofkasta oo idinka rayi duwan ma indoor ayaad uqabtaan isaaquna qofkata oo karayi duwan waa faqash,huwan qadaadwayn kkkkk riwaayad baabatihiin

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 13 dny

      @@user-ni9nl9wt2z aduunka ayaaba sidaasa inkastoo 800 oo nin oo waliba ciyaalkii muuse shaqo qaran ubixiyay ee uu iskamashquuliyay iyo 10 oday aad 9 bilood isusoo habarwacateen meesha kuhareerayseen isaaq iyo askartiisii idiima imane laakiin hadiiba taada kuuraaco macneheedu maaha inaad guusha ladhalatay adigana beri ayay kugudhicikartaa inkastoo ilaahada isaaq aaminsanyay jabhad kukacsan oo ayxalkeedii kumaqanyiinba

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 13 dny +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 Před 9 dny

    Daaroodow Ceerigaabo 1991 ayaa lagukala adkaaday,Reer Sheikh Issaxaaq baa Mulkiyay sidii caynaba laydiinka qaaday 1875 more than 100 years ago.Kasamra waanan idiin digayaa Warsangeli iyo dhulbahantow aamina Tuulooyinkiina Caasimadaha Somaliland Cities ka,Laascaano markalagareebo iyo Boorama Reer Hkeikh Iasaxaaq Ehlu baytkaa iskaleh..Idinku Cashuurbixiye inaad kanoqotaan uunbaa ugu dhexnoolaan kartaan.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před 11 dny +1

    Odaygan caan buurabaa inuunoqdo

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před 11 dny

    CEERIGAABO WAAD KU RIYOOTEY HABARTAANA MA IMAAN KARTO YAAN SIDA LAGUU BURSANAYO XADKA LAGU DHAAFIN EE EDEB YEELO

  • @Maxamuudaaden-ro6dc
    @Maxamuudaaden-ro6dc Před 10 dny

    Cagtii joogsanweydaa marbey ceeblakulantaa soosocda

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 13 dny +4

    Iska hadle ader ceerigaabo hoyafina ma iman karto wlhi bilahi in dhul hor leh la idinka qabsan kywi dhullka ka qadi jiray weeye garxajis dad an weligood guularag ba tihine inti yarayd ba idindhibaysa

    • @user-ni9nl9wt2z
      @user-ni9nl9wt2z Před 13 dny +1

      Hhhhhhhhh Adeer Wayne is naqaan
      Waynuna is huranahay , haday dagaal Noqoto.

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i Před 13 dny +1

    Ma idinkaa wax ka saari Kara soo socda

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Tanactanacda iska dayo kalay cerigabo hadad waxku ledahay

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 11 dny

    Dagaal sokeeye laguma kala adkaado ee hala wada hadlo...haddii kale khasaare aan la mahadin ayaa dhan kasta gaadhi...نعوذ بالله من شرّهم

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Před 13 dny +3

    Libaax labo maaha waa hadal cad

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 13 dny +1

    😅waa sax taliye saasweeye
    Cidkastaa goof keeda haxukumato
    Hadiikale xerada Soomaaliyeed
    Hasoo galaan harti dhulkiisa cidkale
    Katalin meyso snm meeshada
    Haku ekaato dalka dadkii lahaa waa ushanyan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🐎🐎🐎cawaalaka kashaqeynya guul.iyo gobanimo Taliye aaabaha Jamaahirta guuleysta geesiyada Xoogadalka Maasha allaah

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Před 7 dny

    Kaalay Ceerigaabo waxa qudha ka taagan calanka Toowxiidka car bal kaalaya.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 13 dny

    Xaguu kaga adkaan jiray dadka kan bakhbakh leh

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Před 13 dny +4

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 11 dny

    Markaynu dibada joogno....Magaceenu waa Soomaali....yaan la ilaabin....

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 Před 12 dny

    waad raagteen ee kaalaya markaa ciduun ayaa ku hadhi doontee yaynaan tirsan

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🐎🌙🖐🇸🇴👏👏👏👏🇸🇴

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 13 dny +3

    Afkaaga caano lagu qabay, Hadal wuxuu ku dhan yahay Isaaqow shacab ayaad tihiin sidaas ku ogaada.

  • @Turtle333face
    @Turtle333face Před 13 dny +1

    Libaax❤

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Před 13 dny +2

    Iska hadle

  • @user-bm8fe7tu6r
    @user-bm8fe7tu6r Před 13 dny +1

    Nacas ibna nacas

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu

    Faan looma baahnee soogal meesha hadaanad ciidanku ogayn maxaad uqabsan wayday

  • @maxaanCunAnkuCunAker
    @maxaanCunAnkuCunAker Před 13 dny +2

    Soo socda baroorwiishey

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Před 13 dny

    GODOBTU RAGGA WAY GUBTAA...waa kan Tusaale nooli.....

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i Před 9 dny

    Maxaad uga shegaysa hadad run shegayso iska wado hawshada inay ka difaci karaan iyo in kale maaxad kaga mashqulaysa hadad 150 gaadhi hayso dee iska soco uun 😂😂😂😂😂
    Calaacal hadaad nabad ka donaysan maxay tahay waar waa dagaalku wu socdaa ee iska wado dagaalka 😂😂😂😂
    Lascano ku dilnay hadana idinka leh waa lana xasuuqay 😂😂😂😂
    Hadii nabad galyo ka rabtaan 😂😂😂maxa ka baryaysaa 😂😂😂

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 Před 12 dny

    Aabahaa iyo halkaad ka timid ba was, waa markii garoowe lagu geeyn lahaa, faan badanaa jaahil keleb ah. Bylaacad ayaad tahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 13 dny +2

    ssc khaatumo way gaadhaysa cerigaabo ilaa libida gaatama ilaahay idanki waayo xaq iyo waxay leeyihin bay raadinayan ee wax kale maraban

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Kalayde hadan cidiba ka difaci karin maxa ka hor joga cidina kama difaci karte nasab hadad tahay kallay o imow

    • @a.j2428
      @a.j2428 Před 12 dny +1

      DANBA WAAN U IMAN, FAYSAL CABDI BOOTANBA WUXUU DHIHI JIREY INTA GABADH NAGA NOOSHAHAY TEGI MAYNO. HA SUGI WAAYIN WAA IMANAYNAAYE

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤