AWALE ADAN 2012 IDIL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 10. 2012
  • EREYADII OMAR KUUL
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODKII: AWALE ADAN
    MUSIC: ILYAAS IDIRIS
    EDITED BY LIIBAAN CAMERA BY LIIBAAN
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN MINNEAPOLIS
    SOOSAARIDII: www.studioliibaan.com
  • Hudba

Komentáře • 1,7K

  • @user-jn4vg4nw1o
    @user-jn4vg4nw1o Před 5 měsíci +131

    Still watching in 2024😂

  • @user-fy5rf8wg7j
    @user-fy5rf8wg7j Před 6 měsíci +74

    Heestan inta sooboqotay 2024 ismujiya😂❤😭😭

  • @sabiriinharuuse5000
    @sabiriinharuuse5000 Před 4 lety +498

    2020 oo coronavirus jiro hda dawaneysid like ii sar❤🌍💋🌹

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 Před 4 lety +128

    Heestaan waxaan ku xasuustaa wiil aan saxiibo iyo isku fasalba ahayn 2012 ayaa heestaan saaid ujeclaay waxaana idil ladhihi jiray gabar nagu fasal ahaan jirtay oo szbkay jeclaay lkn nasiib daro waa laguursaday saxiibkayna wuu kasoo tagay magaaladii ay ku noolayd heestaana maanta lama maqashiin karo waxaa laga yaabaa inow szbkay arko faaladayda szb mustaqbal fcn ayaan kuu rajaynaaa Abdi father of love

  • @hanaaxmed8494
    @hanaaxmed8494 Před 4 lety +224

    2020 cidii daawayneyso like dhac ku sii 🤣

  • @iqrageeseey1479
    @iqrageeseey1479 Před 4 lety +152

    Cawaale aadan codkiisa fanaan kale kuma qaldo inta ila mida like saara
    8-july-2020👀🙏

  • @Lyrics_Bage
    @Lyrics_Bage Před 2 měsíci +10

    Team 2024😂❤

  • @ibraahimabdallegaacir9903
    @ibraahimabdallegaacir9903 Před 3 lety +61

    Heestan Anigoo fasalka 10aad ah ama F2 baan dawanjiray 2012 Hadana Macalin baan Ahay Aduun wayska nooca

  • @Abzsully
    @Abzsully Před 4 lety +122

    2020 6 Disa Biloood ee u dambeeyay Inta Dawanaysa Like Igu qabbo ❤️🤲🏻

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 Před 5 lety +257

    Who is watching 2019
    Kuma ila dawanaya 2019
    Like saar

    • @mohamedfaysal2943
      @mohamedfaysal2943 Před 5 lety

      Aniga yrey

    • @egaladanmohamed4994
      @egaladanmohamed4994 Před 5 lety

      Aniga walal

    • @souadsouldan5693
      @souadsouldan5693 Před 5 lety +1

      Me

    • @hodanaden407
      @hodanaden407 Před 4 lety

      Aniga😜💪💪

    • @simaninanuur9794
      @simaninanuur9794 Před 4 lety +1

      Aniga sababta aan u daawanayo waxey tahay my name is Idil Really wlhi💖I have a good name 💖I love The name of Idil💕💘💕💕💖💕💖💕💖💕💖💘💖💖💕💖💕💘💘💘💕💕💞💞💝💝💝💝💝💕💘💘💖💖💘💖💕💘💖💕💝💝💞💝💞💝💞💞💘💗💝💗💝🧡❣💤💟💜🖤💙💔💛💌💕💌💕💘💚💚

  • @user-oi3lc3px6o
    @user-oi3lc3px6o Před 6 měsíci +7

    2024 inta soo risay heestaan is muujiys❤

  • @awalemusehadi4943
    @awalemusehadi4943 Před rokem +9

    Best Somali song heestan Qiimo gaar ah ayey Agteyda Ku leedahy waxan soo xasusta wakhti jaceylkii igu horeyay igu dhacay ayn dhageysan jiray gabadh Aan aaad u jecla hadse wan haysta gabadhi 7 year xidhidh jaceyl wadna Alah waxn ka barya inay xaskeyga Noqoto

  • @Maan_Ibraahim
    @Maan_Ibraahim Před rokem +32

    27 April 2023 still listening i can’t stop listening ❤️ Awaale Adan legend 🙏

  • @samiirabaadir5621
    @samiirabaadir5621 Před 3 lety +33

    2021 ado cafimad qaba dawaneysid like iisar😘

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 Před 2 lety +318

    2022 I can’t stop listening in this song 🥀😍 Awale adaN in tHe building

  • @HamzaHaaji
    @HamzaHaaji Před 4 lety +80

    War ya dawanaya 2020 somalaaay an idin arko😂🙋‍♂️🤗
    Heestu hadeyba macaatay
    Cawaale legend waye👏👏❤

  • @zhaxaripoi3327
    @zhaxaripoi3327 Před 4 lety +59

    Yaa DaawanaYa 2020/15/June
    InTaa iGa DampeYza LikeTa Zo DaadiYa❤💯
    Remember🤍🖤🤍🖤

  • @1292114
    @1292114 Před 9 lety +12

    je suis ébahi , abasourdi et émue de voir enfin les chansons et musiques Djiboutiennes dépassées le seuil d un 1 million de vue sur CZcams .de plus notons bien que notre artiste Awaleh compte a lui seul 4 chansons dépassant le 1 million de vue sur CZcams . bravo a toi awaleh , tes chansons sont très appréciées et très connues par les "somaliphones "

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman Před rokem +7

    What a song childhood songs are memorable heestaan caawa iigu horaysa aan youtube kadaawado, habeen xasuus leh 1:56AM khamiis 😢

  • @amiinilkacazeofficial8148

    Sadex dayda walaalood ladhaha madhallaah idil ayaan ugbaad inta dawanaysa 2021

  • @abshirmohamett
    @abshirmohamett Před rokem +76

    2023 still listening this song ❤ AwaLe adan

    • @SakariyeMohamed-wg8yu
      @SakariyeMohamed-wg8yu Před rokem

      _________ Hees Hees Dhaafteyyy Wlahi wakhti DheeR ka bacdi HeestAaN agteyda Qiimey Ku Leedahy 🤘😀

    • @axmedkhaalid7829
      @axmedkhaalid7829 Před rokem

      ​@@SakariyeMohamed-wg8yu 😂.

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Před 11 měsíci +60

    Heestaan hadii soo booqatay 2023 ❤ is muujiya😊

  • @luckmensmail4873
    @luckmensmail4873 Před 3 lety +146

    Everything from Awale Yare is 🔥🔥🔥
    Still listening 2021 August✌

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 Před 3 lety +25

    From zuwisarland 2021 Hadaad iga DambaYso like isaar❤

  • @user-fi4oj5bj5h
    @user-fi4oj5bj5h Před 6 měsíci +4

    heestan hadii aad soo boqotay 2024💖is muujiya🥰plz🙏

  • @yosephali8847
    @yosephali8847 Před 3 lety +45

    Who still watching until 2021🥰🇩🇯❤🇸🇴BEST SOMALI MUSIC

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 Před 2 lety +2

    Heestan waxan ku xasusta waagan jooge nairobi 2012 gabar an xirir laheen baa aad u jecled walow calafka nakala waday oo qarado kale naga kala riide waa xasus wlhi

  • @akramjamal3212
    @akramjamal3212 Před 4 lety +20

    Waa malintii xassan Ali kheyre xilka laga qadhay 😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hadaaa dawaneesid like saar

  • @Sahel.
    @Sahel. Před 3 lety +120

    Who one else listening in this quarantine time 2020😂✌

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 Před 7 lety +79

    heestaan alla maxan xalimo
    ku shukamiyay💝💖
    💑👬💝
    😘😍💖
    💑💖💝
    who's watching in the stiil. 2017💖🎧

  • @ikraam6747
    @ikraam6747 Před 6 lety +307

    2012 anoo yar maqli jirey
    Hada Anoo weyn soo radiyey
    2018😂😂😂😂

  • @huzzeinzayid
    @huzzeinzayid Před 6 měsíci +6

    It’s 2024 and it’s still hits ❤❤🎉🎉

  • @dangoroyoyutubealexsandro1861

    2020 yaa fiirsanaaya

  • @user-hm3qf9tg5m
    @user-hm3qf9tg5m Před 5 měsíci +4

    2024 still listening this song.

  • @cagayarecagayare6511
    @cagayarecagayare6511 Před 4 lety +9

    Heesta Maalin kazta oo khamisa oo aan fadhisto wan Dawada Way I shidaa waypa I dupaysa mirqaabkan ku qarxiyaa 🥰🥰🥰😁

  • @MATAN114
    @MATAN114 Před 2 lety +11

    Idilay idilay ayaan idilay idileey ugbaad
    Idileey ayaan aqligaygiiyeey
    Ambo qaad wadada ilinkii saxdiyo
    Abidkaa adigu ilwaad samoow
    Oo agabsamiyo aayatiin lahaw
    Unugyada jidhkiyo
    Adimada dhamaan
    Saamaystayayee ayaan eegayaa
    Adhaxdiyo indhaha
    Edeb lagu ladhiyo
    Arjigiyo habkaan
    Anigoon dan dhibin
    Anigoo dhex idhi
    Idil ayaan aqligaygiiyeey
    Amba qaad wadada ilinkii saxdiyo
    Abdikaa adikgu ii ilwaad samoow
    Oo agabsamiyo aayatiin la’awo
    Uurkii hooyadaa
    Iyo labada ilan
    Abidkood ubax aaan
    Kaala aynigee
    Midba mee I dhigin
    Ogobeey adiga aragtida san baan kugu aaminaa
    Ilwaad samoow samoow
    Aamin khayr qabaan alle kuu baryee
    Idileey idileey ayaan idileey idileey ugbaad
    2013 baan dhegaysan jiray 😍🙏

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 Před 3 lety +11

    Heestan anoo Yar ayaan maqli jiray maanta Soo xasuus sanadka cusub 1/1/2021 ❤️

  • @muhsincade4901
    @muhsincade4901 Před rokem +39

    2023, I can't stop listening to this song ❤❤ awale adan 🎉

  • @wardahapp888
    @wardahapp888 Před 3 lety +7

    2021 yaaa ila dawanaya 😂😂

  • @eyobeltsegabirhan8033
    @eyobeltsegabirhan8033 Před rokem +12

    I like how the setting it is in Eritrean cultural house. The Eritrean 🇪🇷 instruments and Eritrean pictures of the legends. 🇪🇷♥️🇸🇴

  • @hamzehjeztawih9432
    @hamzehjeztawih9432 Před 4 lety +30

    Yah ila daawnyaH 2019 like izaar

  • @jamadahirmohamad8968
    @jamadahirmohamad8968 Před 2 lety +5

    Dadkan somali mahan ayan umlyn mesha english aya ka buuxa qoraalka 😊sandka 2022

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Před rokem +42

    2023 I can’t stop listening in this song 🤍🎧 Awale adan daheye 🔥

  • @nasseradenguedi0110
    @nasseradenguedi0110 Před 2 lety +15

    This song's ouff!!! 😍
    Je ne cesse pas d'écouter 🇩🇯🔥👍🎧🔝

  • @samTWaddict
    @samTWaddict Před 10 lety +167

    Never thought I'd actually listen to somali songs let alone really like one .. Horraa 😐😂

  • @zanka4740
    @zanka4740 Před 4 lety +44

    Who is watching
    (5)February 2020
    🤟
    Xasuusa✍✍✍✍✍

  • @Taliyeseeko
    @Taliyeseeko Před měsícem +1

    Anigoo qayilaya Ayman daawanaya wa iixusuus maanto carafo tahay 2024

  • @meesi.7447
    @meesi.7447 Před 2 lety +4

    Heesti waxan dhagayeysanayaa 2022 malinti sadeexad ee ciida 3 bisha 5 waa malin arbaco ah meeshii waa mogdisho 🥰

  • @maxamedabaaba7026
    @maxamedabaaba7026 Před 8 lety +58

    gabar sSomaali markii lasoo wado waa laceynaa soo ma ahan intee la idinka adaa somaaliyey

  • @eliza-oliva6275
    @eliza-oliva6275 Před 2 lety +20

    the person listening at this time 🙄2022
    Still cawale adan hitting different 😌 I love his Voice 😩

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Před rokem +2

    La aantaa noloshaydu
    Iftiin yeelani mayso
    Hambalyo nasoo dhaha 2023

  • @makahilabduqadir454
    @makahilabduqadir454 Před 6 měsíci +2

    I can't forget this song and I'm still listening to in 12/1/2024 please come with me if you come back in 2024 😘👍👍

  • @moadam1
    @moadam1 Před 5 lety +15

    Heestan aad ujeclay
    2019 qofka dawada like iisar

  • @aboubakr7434
    @aboubakr7434 Před 4 lety +115

    I have been listening this song since I was child and still now in 2020 in fact Awaleh is going deep 😏💥
    Big love from Djibouti 🇩🇯

  • @apdifatahhapiip9808
    @apdifatahhapiip9808 Před 4 lety +3

    2012 Waan Xasuusta Waan Yaraa Ehlu cishqi ayaan xitaa Ahaa wakhtigaas Cawa bishu tahay 2020 May 21 waliba ku beegan 29Ramdaaan 😍Waan soo Radiyay🤦

  • @mahamedobziyeh9865
    @mahamedobziyeh9865 Před rokem +2

    Heesta wacan dhagaysanaya anoo isku diyaarinaya ciyaar lugtii labaad we group stage ka koobka wasarada dhigtay ee kooxaha heerka sedexaad lagu kala reebayo hadan manta badani rajo aan dhawr sano ayaan ka rumeynaynaa😍🏆🥇 12:07 pm Malin Sabti ah 26/November/ 2022

  • @lavitamaiko5625
    @lavitamaiko5625 Před 7 lety +64

    Ilike this music from eritrea 💃💃💃👎❤💋👈✌💋❤

  • @roobleluka5766
    @roobleluka5766 Před 5 lety +24

    Heestan marwalpa kabadh qaad oo ay kabaxayso ayaaan agmari jiray markaan agmarayo waan istaagi jiray si aan u dhegeysto waa berigaan ciyaal malcaamada ahaa lol😢

  • @ilyeesaxmedmuxumad2929
    @ilyeesaxmedmuxumad2929 Před 3 lety +3

    Idiley idiley ayaan

  • @presidentofsomalia3891
    @presidentofsomalia3891 Před 2 lety +8

    If you are still watching this masterpiece in 2022 you're a lagend 😍😍😍

  • @iloveuallah8889
    @iloveuallah8889 Před 4 lety +12

    HeeztaNih immikaY McaaNaTaY Nio😅7 pdih zaNoh dhadhaN myLahyn immikaY hezTih aDuuNkah NqoTaY wlLhidah McaaN 2020🤩

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 lety +5

    *Heestan Waa Heesaha*
    *Aadka Jaaska Ugu Mcn💁‍♂️*

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Před rokem +1

    Laamiga togdheer iyo sanaag isku xidha aan barigaa jirin baan ceerigaabo kasoo raacay gaadhi wayn dushaan saaraa heestan ayaan dhagaysan jiray maalintaa dhibaatada iyo safarka rafka ahbaan xasuustay hada waa 2023 july time and tide wait for no man😢

  • @ahmettmuktarmohamett4112
    @ahmettmuktarmohamett4112 Před 8 měsíci +2

    2023 bey viral noqotayyy heesta
    Awaale legend 😊

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 Před 8 měsíci +3

    I can't stop listening this song November 2023😢😢still enjoying 😊❤❤

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 Před 5 lety +6

    Idil wa magac qurux badan cawale fananka kaliya tagero iyo magacega😍

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 Před 5 lety +2

    Walhi heestan markan maglo dhagtan tagi jiray ano yar mara imkna iam wathching in canda like cidi iga danbaysa

  • @user-mx1ri9yw7l
    @user-mx1ri9yw7l Před 6 měsíci +1

    Awaale Aadan in the Beat 2024 inta daawanaysa is muujiya❤

  • @yj_lak
    @yj_lak Před rokem +6

    Xasuusaha qaar waxay kugu kalifayaan Inaad ilmayso 😢😢
    29/11/2022 Hargeisa 1:51. Habeen

    • @kaapacudon8009
      @kaapacudon8009 Před rokem

      30/12/2022 7:43 bariga africa
      runtih xzuzaha Qaar lma tiran weye

    • @zakajapoi5432
      @zakajapoi5432 Před rokem

      landheere Horey u soco 🥲

  • @mrsahane
    @mrsahane Před 8 lety +6

    unugyada jirkiyo adimada dhamaan isameetayey u adeeegayaan little cute waaba ku heesta 2017 xita waa dhageesan doonaa

  • @khadanabdillahiaden7690
    @khadanabdillahiaden7690 Před 11 měsíci +1

    Ano 11 jir ah an dagaysan jiray jah😢🎉❤ still listening 2023 August 12

  • @sahalkhan881
    @sahalkhan881 Před 3 lety +4

    Hatat 2021 at dagesaneyso like sar💕

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 3 lety +6

    Idil mxd isku istihin.?? Like hdd so boqatay hestan 2020🔥

    • @Hamzza2002
      @Hamzza2002 Před 3 lety +1

      Fb ban ka joogi waynay halkana like miyaa tuugsanaysa kkkkkk samale yarow

  • @Emmaahmed17
    @Emmaahmed17 Před rokem +7

    2023 I can't stop listening in this Masterpiece song😍❤👏

  • @amenmoumi
    @amenmoumi Před 2 lety +1

    Heesta n waxan ku xasuusta Golihii Deeganka Markii La Doorenayay Hargeisa 2012 xafiisyada Ayaa Laga Shidi jirey Still 2021 🔥

  • @ahmedyahyamohammed1024
    @ahmedyahyamohammed1024 Před 7 lety +1

    Acudubilah dad sheydanba addegsaday xishodki iyo dinti kuu iloowiyay ilahey sohanuni gabdhahena iyo wilashena Ameen yarab

  • @geraboqortoyo724
    @geraboqortoyo724 Před 3 lety +5

    2021 o corona virus wali jiro hda dawaneso like ii saar ✌🏽🤪

  • @KAANA10
    @KAANA10 Před rokem +4

    20:30 18April 2023 dawana habeen arbaco soo galee old is gold ❤

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 Před 2 lety +1

    11:32AM 6Novembar2021 Sabti Yaa ila dhagysanaya 9Sano Kadib Walhi Heeskaan Waan Jeclahay, Idileey abidkaa adigu ilwaad sanoow, Waxaan halkaan ka salaamayaa saaxibadeyda Reer North America 🇺🇸 Minnesota,Minneapolis Waxaan Hada dalxiis Ku joogaa Galmudug Cadaado Carfoon ✌️❤️

  • @shaaheeyesheekeeye
    @shaaheeyesheekeeye Před 7 měsíci +1

    Illaa markay soo baxday illaa 2023 baan daawanayaa aan .

  • @mohamk2340
    @mohamk2340 Před rokem +18

    AFTER 15 YEARS I AM still listening 👂 👋✨️🔥

    • @ayaanlecadde8226
      @ayaanlecadde8226 Před rokem +1

      Are you ok 😮

    • @yungbille
      @yungbille Před rokem +1

      Se cml heesta maqal ahaan miya udhagesan jirty inta uu video so bixin 🤣 hda aaba 10 years lga jogayee

    • @deeqsanusmaan2461
      @deeqsanusmaan2461 Před rokem

      @@yungbille😂😭💔

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 Před 5 lety +8

    2019 ka yaa dawanaya kaalay anaa og lagama dhamaan karee like igu qabo taangis waa muniire ❤🤣👍

  • @zakariyedamaashadjeele4262
    @zakariyedamaashadjeele4262 Před 8 měsíci +1

    2023 11 /11 malin sabti Ah jawi Roobad💭
    I like this song ❣️

  • @dryuusufchannel4592
    @dryuusufchannel4592 Před 29 dny +1

    Zxb kuwa leh 2024 ban heestan baranay caruur baad tihiine is dejiya pro

  • @Telloofficial112
    @Telloofficial112 Před 3 lety +8

    2020 /9/ 1 waliba Corona virus 👍like saar ileen lacag maahee

  • @hamdaxusen9012
    @hamdaxusen9012 Před 2 lety +17

    I can't stop listening this song since 2022

  • @NaasirYare-sy2px
    @NaasirYare-sy2px Před měsícem +1

    Inta hestan dawatay 2024 Asc

  • @mohamedyamani8670
    @mohamedyamani8670 Před 4 lety +2

    Yaa ila đaawanaya 2021
    Hada ku jirto like-ta hayla dhaafin👈👈

  • @mohamudfunny3967
    @mohamudfunny3967 Před 3 lety +5

    2020 Hdaaad igaga dambyso like Isaar😁

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 Před 3 lety +4

    8 years ago Hadaa daawanayso 2021 like✌

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +2

    Idileey ideleY ayaan idileey ugbaad
    3 hablood magacood weeye...
    CawaaLe aadan legendry....
    Waala yaabaY 😍
    Usttaad liiban jaaama 📹📸🎵
    Affaclekum "Absolutely top draw.....

  • @fjcaanofuaad6447
    @fjcaanofuaad6447 Před 3 lety +2

    2021 hada dawaneysid lik ii saar👍🇸🇴

  • @siciidaxmed2764
    @siciidaxmed2764 Před 3 lety +3

    2021 yaan layla dhaaFin somaliyeeey👍❤🙏

  • @nasteexocumar8867
    @nasteexocumar8867 Před 4 lety +12

    2020 like me
    Yada wanaayo🙏

  • @musmaarmariid5539
    @musmaarmariid5539 Před 2 lety

    Hestan wa an dirawal gari aha ayan aad udhageysan jiray 2012
    Hada Bilot ban ahay 2021 form Germany

  • @mohaofficial1210
    @mohaofficial1210 Před 2 měsíci +1

    Heestaan hada soo booqatay 2024 like sar

  • @MrGacameey
    @MrGacameey Před 11 lety +14

    Xaaskiisa ayuu u qaaday heesta Idil waa xaskiisa oo gabar u dhashay lol

    • @sagtaahmed6589
      @sagtaahmed6589 Před 3 lety

      Manoshahay zxp after 8 years

    • @azlirazhid4317
      @azlirazhid4317 Před 3 lety

      @@sagtaahmed6589 zowka cawaleba nool😂

    • @sagtaahmed6589
      @sagtaahmed6589 Před 3 lety

      @@azlirazhid4317 gacan ba ku tagay wlhi after 8years big fan wlhy ciyalkan dhan social media wakaga so horysay👑😂

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 Před 5 lety +4

    Who is watching 2019
    O love ku ah heestan 😍😍😁

  • @ayuubcadde917
    @ayuubcadde917 Před rokem +2

    Best song This century
    Heestan xasuus Gaar Ah bay Igu Leedahy Wakhtiyo Hore 2016 baan Dhageysan jirey Lakin Caawa bay suurogaL inoo noqotey Inaan comments Qoro 🥰🤞

  • @cabdulaahixasan789
    @cabdulaahixasan789 Před 5 lety +1

    Heestan waxaa maqli jiray anoo
    Yar maanta baan arkay anoo weynaaday 2019 ❤❤❤💋💋💋