HAL HABEEN U NOLOW SIDA INAD TAAJIR THY OO KALE NOLOL MUGDI AH AYAAN KASO SAARAY😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 07. 2023

Komentáře • 875

  • @MohanzaDaimond-dm7yj
    @MohanzaDaimond-dm7yj Před rokem +44

    Baba aniga wn ku tageraa runti muqalkani qalbigeyga ayuu tabtay dadka sidan oo kale baba raadi si uu alle ajir iyo xasanaad illahey ku siyo 😭😭😭يرحمك الله

  • @MunoAxmed-fv3en
    @MunoAxmed-fv3en Před rokem +44

    Barnaamijkan caawinta masakinta wad wad gulessneysa baba insha Allah ❤️😥😥

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +157

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +52

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @BiimeSom
    @BiimeSom Před rokem +44

    Walaalayaal Dadka Muqalkab suura xumeynaayo waxaan usheega waa wacyagalin Dadka wax haysta ayaa latusaa in ay jiraab dad uusan guryahooda Dab kashidneyn masha Allah Ajar Allah Hakasiiyo Inta soo abaabushay Dambigooda iyo Kan waalidkoodaba Allah haku dhaafo

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 Před rokem +10

    Wax aan ku dhaho walaahi maa aqaan Rabi waxan kaga baryaa in Aduun iyo Aaqiro Raali kaa noqdo ❤ Thanks Baaba We love you ❤🎉

  • @LicamsiBinu10
    @LicamsiBinu10 Před rokem +9

    😭😭😭Baaaba caawa ilinteyda barkinta aakapuxisay
    JazaAkallah
    illaahow inTa dhibaateysan ugar gaar
    Allahumma aamiin😢

  • @abdiazizmuktar2641
    @abdiazizmuktar2641 Před rokem +4

    Shaqada aakhiro iyo aduun aad ajirka ku heleeyso wa taaan cml Guuleyso BABA JEEY

  • @yaxyebaari4511
    @yaxyebaari4511 Před rokem +9

    Wllhi waa video gaan waa kii sanadkan 2023 ugy qurxonaa aan arko ❤❤allaha ku sharfo babs jey ❤❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 Před rokem +14

    Baaba jeey waalidka allaha garsiyo waduceysatay ducada allaha ku aqbalo❤fra NORWEY ❤

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Před rokem +14

    Hadii aan maanta Lacag badan haysan Lahaa
    Qof waLba oo dhibaataysan waan caawin Lahaa
    iLaahoow intii dhibaataysan u gar gaar 😢

    • @gandhigandhi7562
      @gandhigandhi7562 Před rokem

      Sido kale wllhi hddaa waxyar hayn lahaa xitaa waa caawi lahaaye

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 Před rokem +4

    Cafimad iyo cimri dhari iyo cibado ilahaye haku siyo wll qali insha allah

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 Před rokem +8

    Babey is generous and kind
    I like the way he support vulnerable family.

  • @ismahaanqaali4477
    @ismahaanqaali4477 Před rokem +4

    Runtii caaawa waxan ku qeexo ma aqaan insha Allah alle waxan kaaga rajeyn ajir iyo xasanaad inuu kaasiiyo baaba

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Před rokem +12

    Yaa Allah faraj Qeer qabo uu Fuur Yaa Allah😭😭😭🤲Baba Ilahaay aqiro jano hakugu abal mariyo Insha Allah ayagana Nolol Qurux badan ha siyo Insha Allah dhaman umada Muslimka Allah ha uu gargaro iyo masakintaba Amiin❤😭🤲

  • @yaxyeaadan7213
    @yaxyeaadan7213 Před rokem +9

    Baabajeey zxp marna waa fiicanthy marna waa xunthy ani kuma fahmin lkn ilahaa ku og kuguma qaldamyo❤❤❤❤❤❤❤ keep going zxp😊

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Před rokem +10

    Barnaamijkaan camal ka shaqeey kaliya, xaitaa garab ayaad soomaalida ka heleeysaa ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xayyi3296
    @xayyi3296 Před rokem +26

    Arintaan ayaad ajir iyo lacag kaheleeysaa ee si daacad ah u wad Masaakiinta sababtooda ayaa wax lagu helaa 😭😭😭

  • @mumtazqalpih1292
    @mumtazqalpih1292 Před rokem +14

    Jazakallahu Qayr sas qayrka UGA shaqee Alla kugu jeclaane😢

  • @hooyosahro1653
    @hooyosahro1653 Před rokem +4

    Vedio 1 milyan oo like ay ayuu istaahillaa baabjey jazakallaahu Qeyr

  • @muqtaarnuur9144
    @muqtaarnuur9144 Před rokem +8

    Allhu akbar baaba aduun iyo akhiro ba inaas ayaa ku gu filan intaa kasii wad 1 love you ⚘️ baba

  • @maxamedhoneymedia9408
    @maxamedhoneymedia9408 Před rokem +1

    M.A Baaba jeey Alx Aduun iyo Aakhiro Ilaahey hakaa jaasiyo

  • @Cadnaan27
    @Cadnaan27 Před rokem +9

    Mashaa allah baba allah haku barakeeyo dadka somaaliyeed ma arkaan wanaaga baabajeey kaliya waxay arkaan xumatada sxb thanks in bdn 🙏🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏

  • @anop-sb6lo
    @anop-sb6lo Před rokem +8

    Baabaa masha allah waa kugu taageersanahay barnamishkaan😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317

    Allahu akbar wlhi wan ilmeeyey baaba sidan ku sico alle ayn kula jiraayo

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Před rokem +6

    Hooyooyinkeena waa kuwa rafaadka nasoo mootiyay. ilaahow inoo daa oo inoo barakee! 🇸🇴❤️

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 Před rokem +6

    Baba wllhi ani waan ku tageraa allah haku dhowro intaa noo shahay ❤

  • @amranmustaphe2975
    @amranmustaphe2975 Před rokem +2

    Ale Hagu barakeeyo baba jey

  • @ayankaiton6344
    @ayankaiton6344 Před rokem +3

    Weligey ba wa jecla muqaladada baaba gar iyo gardaro ba hadaneh wa kusi jeclady ❤kheyr allaha ka siiyo inta suubisay. Muqalka quruxda badan daawasho badan uu u qalmaa ❤❤.

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Před rokem +8

    Shaqadaan camal maad qabatid Baabajey, viewsna waa helee aakhirana wax baad u hormarsanee Maashaa'Allaah saan ku wad sxb

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před rokem +5

    Allah u gar garo intii Muslim oo dhiban 🤲

  • @NimcoCumar-st6tf
    @NimcoCumar-st6tf Před rokem +3

    Aallaah masha allaaah sidad uga farxisay allaah ha kaga farxiyo

  • @Abutamer84
    @Abutamer84 Před rokem +22

    Papa Cawa uun baan ka Hayaa Video qurux badan Mashallah 👍 Keep going papa

  • @ApdikariimAli-ni3xk
    @ApdikariimAli-ni3xk Před rokem +1

    Baaba sida aad masaakiintaan ugu farxisay Alle hakaaga farxiyo wall😢😢

  • @fatmaomar2659
    @fatmaomar2659 Před rokem +1

    ajar iyo xasanaat allaha kaa siiyo ee odaygii maskiinka aaway

  • @abdulqadiryare1212
    @abdulqadiryare1212 Před rokem +2

    Muuqlkii ugu fiicnaa abid ee baaba jey u so gudbiyo msha allh umdeena an wxa heesan Hla grbto wllalyaal....😭

  • @ShortQuraan-karim
    @ShortQuraan-karim Před rokem +1

    Baba allha ku barakeyo wllhi intan dawanyay video naxaris bini adanimo midii ugu ficned waye waxaan ka codsana dadka wax siyay iand dhahdo garab istaga 😢😢😢

  • @user-vg3vx5jf1k
    @user-vg3vx5jf1k Před rokem +4

    Alaahu akbar baaba ilaahay miisaanka xasanaadkaaga hakuugu buuxiyo😢😢😢

  • @abuukarmuuseali9498
    @abuukarmuuseali9498 Před rokem +3

    Jazakalah qeyr baba❤💯

  • @user-zv5xr8bo5k
    @user-zv5xr8bo5k Před rokem +2

    Manshallah baba Allah haku barakeyo
    Barnamijkan halakan kasi waad walal🙏❤️❤️

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 Před rokem +8

    Babajey is legend so keep going brother 💪💪💪💪💪💪💪

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Před rokem +2

    Masha allaah Allaha ku Sharfo saa oga farxisay

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 Před rokem +1

    Maansha Allah Baaba Jeey ajar iyo xasanaad aan la koobi Karin Allah ku siiyo, Aamiin 🤲🏽

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Před rokem +2

    Baba jeey adigana
    Allaha kaa farxiyo

  • @ZackMATA
    @ZackMATA Před rokem +2

    Jasakalahu qayran baaba dadki kula so ababulay iyo adikaba ilahey ajar ha Idinka siiyo baaba nolow inte nlol jorto ❤

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před rokem +2

    Masha Allah going wally qer allaha ku siyo adunyo iyo aqiro Allah kuastiro walahi wad igaosisay baba jey 😊

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +30

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Před rokem +2

    Masha Allah tabarakallah baaba jeey Alle ha ku barakeeyo

  • @farhiyodahir9435
    @farhiyodahir9435 Před rokem +2

    Mashaa allaah baba jey allaah haku barakeeyo ajir iyo xasanaad allaah haku siiyo lkn odaygad ilowde

  • @user-hq1id9kb2l
    @user-hq1id9kb2l Před rokem +2

    Waxaad sameeysay wax fiican keep going baaba

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Před rokem +1

    M.a wanaaga aad sameysay allaha kaa abaalmariyo waa wax kudayasho mudan jazaakalah💯💯💯

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Před rokem +2

    Walh babajey kugu raacsanahy m.a keep going kuleyahay qeyrkan aad sameysay🙏🙏🙏❤

  • @cufazihome5570
    @cufazihome5570 Před rokem +1

    Baaba caawa ilinteyda 😢barkinta aakapuxisay wlhi wxn awoowiwayay inan joojiyo الحمد الله الله أكبر ❤

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 Před rokem

    Baabajeey khayr ilhy haku siiyO saad uga farxisay ilahay hakaaga farxiyo😢

  • @user-nu1od6pg2e
    @user-nu1od6pg2e Před rokem +2

    Walahi video kano kale ku jec lahay walahi 😊❤

  • @GibrilHussein-zd7nr
    @GibrilHussein-zd7nr Před rokem +1

    Thnxx sheik shantaay canantisi weyhergashay

  • @hodamaxamed2607
    @hodamaxamed2607 Před rokem +2

    Ta kaneecada laysaga buufinayo ku dhe caruurta ka ilaaasho please😢

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Před rokem +1

    Video lagu farxo hada aya laga haya baba 😢hadan nahay hooyo qeyr dhamad lahayn alle haku siiyo insha allah

  • @libanmohamedali9001
    @libanmohamedali9001 Před rokem +1

    Masha allah Baba
    Sida familkan danyerta ah aad uga farxisey adna alle hakaa farxiyo maalin maalmaha kamid ah
    Insha allah

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 Před rokem +2

    Walaxii wanqiroday Allah kafarhiyo sithas uga farhisay

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před rokem

    Maashallaah BABAJEEY ajar allaha ka siyo

  • @user-zs4cw6nq6l
    @user-zs4cw6nq6l Před rokem

    Baabajey dadkan caloshoda aya ku duceysay iyo waliba inta dad somaliyed ee wali damiirka lahaa ku duceyen cawa best video 2023

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Před rokem +2

    Maansha allaah sidaad ooga farxisey ilaahey hakaaga farxiyo sxb

  • @mohameddabdi1541
    @mohameddabdi1541 Před rokem +2

    Masha Allah baaba ajar Allah kasiiyo aduun iyo akhiro meesha kaso bixiseyna bedel kheyr qaba Allah kaga bedelo ❤❤❤

  • @sulakhafaraxaadan8552
    @sulakhafaraxaadan8552 Před rokem +2

    Baaba jeey Allah haku xifdiyo😊😊

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Před rokem +2

    Waar mashaa allah saas baa lagaa ranaa baabajeey wllo .we need more videos #like that🙏😍

  • @kingmohakingmoha6977
    @kingmohakingmoha6977 Před rokem +1

    Wadada ugu qeer badan hadaa heesaa alah kaa farxiyo sedaa ugu farxisey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @falaskhadar2561
    @falaskhadar2561 Před rokem +1

    Maashaa Allah alle ha kaa abaal mariyo laakiin baaba jeey jaalanjiga dhaylada aad cuntiin u bedela dheeladaas in aad siisaan hal cid oo wax u baahan

  • @mahir1cade752
    @mahir1cade752 Před rokem +2

    Babajeey horay usoco wall ailaakulajiro dadal

  • @ahmedyare2769
    @ahmedyare2769 Před rokem +2

    MnshaAllah baba nin wngsn ayaa thy keep up 🆙

  • @powerfullislam7794
    @powerfullislam7794 Před rokem +2

    Wll inaad si qarsoodi ah u siisid ayay ahayd wllkey ee maaha inaad soo bandhigto❤

  • @user-ne7ty6jt2c
    @user-ne7ty6jt2c Před rokem

    Mashallah babajey maskiininta caawi wixi Allah kusiyey kabadan Allah kusiiyo ❤❤❤

  • @armaandaahirarmaandaahir3866

    M.a sidaad ugu farxiseen fmally ligaas sxb adi iyo inta kasoqepqadatey kafarxinta qoyska danyarta ah adinka iyo asxbtadaba allah ha idnkafarxiyo ❤❤❤akhiro iyo aduunba

  • @farhiya8513
    @farhiya8513 Před rokem +3

    Waa laga yabaa marmarka qaar babajey in u sameyo waxyabo dadka kacareysiyo lkn Wlhi sidoo dadka u cawiyo wali ma arkin qof CZcamsr ah oo sidaan kale masakiinta u caawiyo sxb illaah garabkaaga ha istaago Insha allah owlada allaha kuugu xafdiyo Amiin

  • @SomaliChanel
    @SomaliChanel Před rokem +4

    😭😭😭😭😭😭 mama allah haka farxiyo adiga iyo dhamn maamoyinka oo dhan adna baba jey alllha ajar haka siiyo ❤❤❤

  • @apdikareemkaiseofficial9786

    AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY WALAAL

  • @khansaid8622
    @khansaid8622 Před rokem

    masha allah wax la sameeyo wixi ugu wanagsanaa waayeh waxa rajeynaa inad kuwo bdn sidan si la mid ah uga farxin donto hore usoco wllkei

  • @diamondinazulthaan7373

    Jazzaakallah khyr 🤲

  • @nananasriina1306
    @nananasriina1306 Před rokem +1

    Mashaa allah baba ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo meshaad ka soo bixisey badalkeeda alaha Ku siiyo ❤❤❤

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 Před rokem +1

    Babajey masha allah waa kugu tagersanahay barnamijkan aad masakinta aad cawiso ❤❤❤ ilaahey ajir haka siyo ilaahey ha u gargaro yaarabi❤❤

  • @user-xf1lw4st4e
    @user-xf1lw4st4e Před rokem

    Baba jey Sidad ugu farxisay Rabi hakaga farxiyo waliga inta dhiban caawi sxb

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 Před rokem

    Best video oo an dawadey nolosheyda ajar na allah ka siiyo ❤ hal arin. Aduun ka waxa ugu qalisan sadaqada qarsooon ❤waxa ka baxeysa cidhiidhi walbo noloshada heysta 💯%

  • @adamhasan5151
    @adamhasan5151 Před rokem

    Masha allah allaha ku xafido adiga iyo qoyskaaga walaahi waan ilmeeyay baaba jeey ajar allah kaasiiyo Insha allah

  • @gacalsidechannel4492
    @gacalsidechannel4492 Před rokem

    Babajey kaliya hadi aad dadka cawiso waliba masakinta sidano kale udhiban waad guleysaneysa mahadsanid baaba

  • @osmansidowabdulle9220

    Baaba waa waxa aad yutuubarada ugu duwantahay Alaha haku barakeyo

  • @xasanmaxamed2629
    @xasanmaxamed2629 Před rokem +3

    Allah ha garab is taago intii dhibaateysan aamiin yaa rabi 😢

  • @malyuunibraahimyuusufmalyu8884

    Intaas sissy in kabadan allaha ku siiyo dadka xumaan ka aminsane cagaha hoostooda cadogaaga allaha jiwiyi masha allah

  • @mahuraanconstructioncompan2247

    Mansha allh nin ogal ayad tahay sidad ugu soo adegtay ayan kagarnay inad tahay nin akhyar alle haku dhawro hore usoco

  • @fatximuxumad
    @fatximuxumad Před rokem +1

    Mashaa Allah baba markaan ookale ayaan tagero kunoqdaa nolow

  • @pp___baasidahmed1566
    @pp___baasidahmed1566 Před rokem

    Baabajey ajir io xasanad Allah haka siiyo pro barnaamijkan waxan rajayna inad wadi doontid allah haka farxiyo 😢😢😢

  • @ayaanmaxamed1022
    @ayaanmaxamed1022 Před rokem +1

    babajey wllhi ilin aya iga imaatay allaha qeyr hakusiiyo hoyodaas aakafarxisay qerkeeda allaha kusiiyo 😭😭😭

  • @abshirsirmaqabe8887
    @abshirsirmaqabe8887 Před rokem

    Allah akbar wa qiirooday wlhi Baaba horay u soco 🎉❤we love 😍 you BRATHER

  • @SuperAliosman
    @SuperAliosman Před rokem +2

    Maasha Allah. Waa habeenka 1aad aan arkay wax wanaagsan u Baaba samaynayo. Hore u soo. Ilaahay hakusharfee

    • @Adamisxaaq
      @Adamisxaaq Před rokem

      Part yo badan ayaa ka qayn qaatay oo this videos oo kale soo daawo channel kiisa 2020 2021 ka 😭😭😭

  • @cawilsacadcismaan3191

    Thank you baba jay dadko kale in wax lo qabto u bahan yihin sxb so badi video

  • @khadiijamuhammed3584
    @khadiijamuhammed3584 Před rokem

    Masha Allah baaba Allah ha ku barakeeyo

  • @muhanadmohamed2441
    @muhanadmohamed2441 Před rokem

    Mahadsanid baba kheyr weyn ayaad ka heleysa waliba u niyeyso hooyada sxb way anfaceysa maanta

  • @cufazihome5570
    @cufazihome5570 Před rokem

    Baaba caawa ilinteyda barkinta aakapuxisay wlhi wxn awoowiwayay inan joojiyo الحمد الله الله أكبر

  • @user-zs4cw6nq6l
    @user-zs4cw6nq6l Před rokem

    Wlhi waa ilmeeye waliba ilmo farxad ku dheehan tahay aya ilmeye ilahy haka farxiyo sida family ugu farxisay waliba sida u darensiisay wali dad nool somali wali ledahay allahu akbar allahu akbar walhi si niyad ah ula cunay❤❤❤❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Před rokem +2

    waxa ka badan ilahy ha ku siyo inshaalaah😭😭😭😭😭

  • @aishomohamed5104
    @aishomohamed5104 Před rokem +2

    Mashaa Allah Baaba Jesus mahad sanid