PRNAK KIGII UGU XUMAA OO MARISH LAGU SAMEYAY🙆🏻‍♀️😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 603

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 Před 2 lety +1056

    Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +649

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +145

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nasoo booqda
    جزاكم الله خيرا🧡🙏

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 Před 2 lety +101

    Wiilka jiliinkisa top on top wye wllhi😂
    youtube hlo furo✌
    Free marish🧕❤

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi Před 2 lety +248

    Am from Canada but I don't understand and
    itis so cool War wlhi Muqdisho ayaan jogaayee
    love ka lee dhac ku siiya 😂😂😂😂

  • @zaciimkacali7889
    @zaciimkacali7889 Před 2 lety +124

    Marish malmahaan prankiga wuu ku socdaa 🤣🤣

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 Před 2 lety +225

    Wlhi prank waan jeclahay saan u so ordayle inta illa mida 👍😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety +46

    Shaadiyo gabadhena sidas kusameysen maho hadan nahay team Marish wan arsaneynaa wayo Marish ino joogto 😀😀😀

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +201

    Shaadio sharaf In the building 💪🏻 🙌🏻
    Another level prank 🤣
    Sory Maria 😂✊

  • @mahadsomali
    @mahadsomali Před 2 lety +23

    Waraa tan jiliin waaye is not prank online ah 😂 marish markee imaaayba horee ka dhahay salaadaa aadaa si lacagta jaanis loogu qabsaso loosameeyo 😂👍somali wax toos la imaanaya malahan Ar anagaa wax aragnay

  • @kamaalhaiy4292
    @kamaalhaiy4292 Před 2 lety +34

    Qurux kuv dhiigle marku baxay marish prank bey raaxada uga qaadeen maskiinta 😂🤦‍♂️

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +114

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💜💙💟

    • @xagsoabdikadir6728
      @xagsoabdikadir6728 Před 2 lety

      Aamiin jamiican uqti wnkuu saaray aduunka wllagu yhy hormar wngsnban ku rajeynaayaa 💖💖💖💖💖

    • @moadan2346
      @moadan2346 Před 2 lety

      Amin

  • @ismailmuse9839
    @ismailmuse9839 Před 2 lety +19

    Aniga wxd ishegta kuwa prank-ga sameynaya yaa usheegy inay qolka gali doonto mise saladeda ayay sii ogaayen inay ku tukan doonto. Sijaayad laysma weydiin , 4 rakco 2 MIN ka yr io qaar kale oo sharaxad ubahan qoraal aan lagu soo koobi karin.

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 Před 2 lety +1

      adiga fahan vidyoga marka la soo galinayo baa laga soo gooya salaada inta la tukanayo dhan ma nalooso galin lahaa vidowga dheeranaya sas darteed walaga soo gooya

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 Před 2 lety +1

      @@caashobashiir648 waa laizka ogaa prnk wax zalaad zootukanaya walaizka leeyhey iney horey uzoo tukata dhicikadha lkn waxba lamajarin

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 Před 2 lety

      Waa prnk fake ah wiilka codkiiza lamaqlooya

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 Před 2 lety

      😂😂😂😂😂😂saas miyaa gartay

  • @maryamoruunraaxo4215
    @maryamoruunraaxo4215 Před 2 lety +9

    Wiilka asa si dhaba iloo ga qaaday cml uqeelina si fiicn buu jily walhi qaxweeste keep going pro😁😁😁

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 2 lety +10

    Team Marish is Muujiya
    Like ta ha iLa Dhaafin👍

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Před 2 lety +8

    Masha Allah, very nice vidéo prank shadiyo😂😂😂from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @babymushka7803
    @babymushka7803 Před 2 lety +37

    Camerada amey heysaa sidi samiixo 🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @yussufmohamed6365
    @yussufmohamed6365 Před 2 lety +18

    Shaadiyo Sharad wa qofki marish iyo jack iskudari lahay inta iguracsan♥️ sar

  • @suwaydaibrahin6800
    @suwaydaibrahin6800 Před 2 lety +31

    shadiyo wan kutageera wllo lakiin marki igu horeysay comments sogalo ilahg hakuxafido adiga iyo rerkaba 🥰🥰😅😅

  • @muniiroali4552
    @muniiroali4552 Před 2 lety +30

    Been badna 2:15 sug ayey le tahay Mesha ka hadloya Wan waca kulaha istaqfulah waxaas prank mahan wa riwayad caadi ah😫😜😜😉😉😉

    • @KhadarMediaPro
      @KhadarMediaPro Před 2 lety +1

      #fardowsoMohamud hhh Qaxweeyste waaaye waxa sug dhahaayo hadal kiisa waala fahmaaa 😂😂😅

  • @mahadyre
    @mahadyre Před 2 lety +17

    War yaa ilaahy yaqaan prank iyadaan beenta maad naga dhaaftaan caruur ma nihine CZcams leeey🤔

  • @horusocodmedia843
    @horusocodmedia843 Před 2 lety +20

    Hda kadib hdaa aamino prank allha iga dhigo pranki fiiri maarish lugta yee ka daboleysaa iney camero ku socotey ogthy

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 Před 2 lety +43

    Shadiya sharaf is another level pranki🙏❤❤❤❤

  • @odeyzaam6916
    @odeyzaam6916 Před 2 lety +20

    Anooo og in la isla ogyhy hadana waan dawanoya cajaip🤣🤣🤣

  • @mushtaqmohamed9299
    @mushtaqmohamed9299 Před 2 lety +7

    Prankkan wax lagama qaban karo👍🥰🥰 Another level wye👍😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamdibintuapdirizackapdiza2131

    Shaadiyo sharf io marish wlh8 funny waye qosolkii oo dada😂😂😂

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 Před 2 lety +10

    Dadka somaliyeed horta ma dad walwalan oo mazkaxda lagag ciyaree😂 waa prank maaha waa laysku oga ah sidee iskugu beegmi karana hadan laysa ogayn loo ogaday inay marisha qolka ku tukanayso😂

  • @xaawocusmaancali6089
    @xaawocusmaancali6089 Před 2 lety +18

    Sacdiyo abayo mcney waan kuwaatah💋🥰🥰💯😙😙❤😀😀

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +6

    Team marish beauty 😍 waan aarsan doonnaa inshaa allaah is muujiya

  • @hamseali1079
    @hamseali1079 Před 2 lety +82

    Prank run ah ma jiro yaan la ISA sirin yaah😅😄

    • @mohamedAli-hd3qq
      @mohamedAli-hd3qq Před 2 lety +3

      Hhhhhh gormey camerada aragtay kulaha maxa waye meshad camerada kuqarisen 😂😂😂😂😂

    • @erra8028
      @erra8028 Před 2 lety +1

      Haaheey😂

    • @marexangirl5093
      @marexangirl5093 Před 2 lety +1

      Waruntaa awowe 😂😂

    • @anabmuse4046
      @anabmuse4046 Před 2 lety

      Haa warunta haday ogeyn xita way fahmayaan anakale been nalakudile

    • @bilkheyrahmed8775
      @bilkheyrahmed8775 Před 2 lety

      @@anabmuse4046 🤣🤣🤣🤣🤣🤣hah 🥺

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 Před 2 lety +3

    Shaadiya waxba laga qaban Karimaayo wallahi waa jiliinkii oo dadnimo ah Ihope upper progress my dear sister everytime noo soo badi prankiya wallashay sharaf plz💟💯👏

  • @queneyman3106
    @queneyman3106 Před 2 lety +8

    Malmhaan reer Nairobi prank good aa baxa😅😅

  • @yuusufaadmnuur4080
    @yuusufaadmnuur4080 Před 2 lety +7

    Qaxweyste legend go forward

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +8

    Wow best prank 👌 shaadiyo keep up my sister 👌✊

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 Před 2 lety +8

    Manish kuleelkii gabfhaha leelkase Waa kugu jirA gacanta ka horeesa gabdhaas 🥰🤣

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 Před 2 lety +3

    17 hrs 95k views
    Shaadiyo sharaf another lovel keep going sister

  • @abdirahmanissa8295
    @abdirahmanissa8295 Před 2 lety +19

    Mnta 2 prank ba lagu smeyay marish maskisna 😅😅

  • @saciidipraahim2385
    @saciidipraahim2385 Před 2 lety +6

    Marish 2 prnk maaba laguu sameyay 22 sac inta udhexeso dirisle iyo shaafiyo

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Před 2 lety +4

    Anigo og iney beentahy hadane wn dawanaa dulqad

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 Před 2 lety +1

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll qali

  • @naimanuur2796
    @naimanuur2796 Před 2 lety +7

    Oo iisoo dhacaaye gbaleelka waa ku dhuftey prank love ku ahay cml

    • @laylacabdi
      @laylacabdi Před 2 lety

      Cadey ani maa isoo dawtit waxan mesha ku ahay kaley soo argbal 🤣🤣 soo firi halmar mesheyda qeer alllh kusiyey

  • @asiaabdirahman3625
    @asiaabdirahman3625 Před 2 lety +16

    Dadkan leh cameraday eegty iyo walaysla ogyahy ya ushegaysan wn ognahy inu ben yahaye
    Prank means been la habeeyay 😅😅

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Před 2 lety +6

    VAAR marish markey imaato iney qolka galeyso yaa ogaa mida kale yaa kuu shegey iney gahey😂

  • @drzamzamsuldandiriye2819

    wilkaa jilin ayuu yaqanaa mansha Allah

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 Před 2 lety +13

    Isha calaa prank laga so shaqeye shadio mele jogto prank malaga wayo My sisthers👸♥️👸 My brother🤴 Keep going🔥✌

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 2 lety +5

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @makaaden1003
    @makaaden1003 Před 2 lety +14

    Wow 👌 what a prank😂😂😂😂

  • @anisocadan3147
    @anisocadan3147 Před 2 lety

    Shaadiyo sharaf waa ku wata sxpy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 Před 2 lety +4

    Wlhi waa raftay another level 😂😂😂😂😂

  • @mohanpoi8290
    @mohanpoi8290 Před 2 lety +2

    Prankigan in leysla ogyahay qof caqli badan un ba fahmi kara🤔

  • @abdiwahabmohamed6019
    @abdiwahabmohamed6019 Před 2 lety +4

    Hargaysa kuu baaaHan shaadiya 🔥🔥🔥

  • @jazmiinpeaofficiall3019

    Shaadiyo neyrobia waat takta sxpta qaali ahmedne wxbo islama so duubtane xaaa qaldan

  • @zakariyecadde2569
    @zakariyecadde2569 Před 2 lety +10

    ala hayey qaxweeste armuu dilaa marish🤣🤣🤣

  • @cadeaadan8876
    @cadeaadan8876 Před 2 lety +2

    Hal maalin 2 prank marish waxbaa heley qurux kudhiigle waa loo xiisey

  • @saara1436
    @saara1436 Před 2 lety

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před 2 lety +6

    Marish xanqeda sidaa ujeclhy lee 😁😁💯❤

  • @qboidaddy383
    @qboidaddy383 Před 2 lety +2

    Wales prank badan wansodawade taan been wye coz maria wansotukana iyo lacagta waxa wax wax laiskusototosiyey

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله عليكم

  • @abdirahamhassanmahamud4151
    @abdirahamhassanmahamud4151 Před 2 lety +10

    what a prank🤭

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 2 lety +1

    Jilayaal Qatar ah waaye prank maahan waa hubaa 100%

  • @kiibobaariofficial479
    @kiibobaariofficial479 Před 2 lety

    Mansh alla marish dhiig baad leedahay illahay haku dhaafo qaali wllhi ani xitaa wan xanaqay 🇭🇳🇸🇴 nacab kaga unolow quruxey magacaygu waa fatima

  • @suheybelininiofficialschan1649

    I'm sorry for yu Maria.. wankahumahye prank nocass lee ...😥😥😥

  • @nuursharifhussein8958
    @nuursharifhussein8958 Před 2 lety +2

    Pranki waa leesla og yahay yaa igu raac san

  • @mumtaazabdirisaaq6242
    @mumtaazabdirisaaq6242 Před 2 lety

    Shadiyo sharaf alle haku sharfo qlibi

  • @cafimaadkaab9013
    @cafimaadkaab9013 Před 2 lety +3

    Marish ha laga xishoodo .axmed from burco

  • @drsmaanlula7288
    @drsmaanlula7288 Před 2 lety

    Yaaa ushegay marish markay imaanayso inay guriga salaad kutukanyso prank la isla ogaaa waaye waxs😂😂🤔

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 Před 2 lety

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @bashirhawaadle1809
    @bashirhawaadle1809 Před 2 lety

    Waxani prank mahan wlhi wa wax laysla oga sidey hadey prak thy lugu oga marish inay qolk galeyso prankiga somalidu Wlhi wa mid aan run run aheyn 😤😤

  • @xilwayare729
    @xilwayare729 Před 2 lety +3

    M.a allah xabibti keep going

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 Před 2 lety +4

    Prank micnuhisu waa been lahabeyay😀😀

  • @abdiabsieh3964
    @abdiabsieh3964 Před 2 lety

    Aniga waxan layabey maxu prankugu ugu dhamada qosol Horta ma sharciga CZcams ba saxixey

  • @somaliaweyntiktok7608
    @somaliaweyntiktok7608 Před 2 lety +1

    Plz asxabta isoo boqda ilaah dartiis igu Sara subscribers qof walba isoo boqda isaaro janatul fardow aclaa allah ku casuumo yaa raabi🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @pharahbarkadle7152
    @pharahbarkadle7152 Před 2 lety +11

    Maxa kulmiyey salada iyo qolka lacagta ku jirto😂😂 fake prank

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV Před 2 lety

    Markey albaabka soo garaaceyso aniga waye leedahay yaa Microphone u Geeyay Marish' Prank waaye Na dhahdeen sidee isku qabanee

  • @iqrushbeautychannel5146

    Maria geesiyad weeyan yaa idin dhahay taataabta Maria lama taabto hadii la taabtana dabaa lagu is taagaa👍🤷🇩🇯✊💪💪💪❣️

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 Před 2 lety +2

    Hogayee ba Ayee marish gacan hanugu qaadin🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umaddachannel6146
    @umaddachannel6146 Před 2 lety +2

    bini adanka cid aan ilahay ahayn ma baahi tirikarto somaliyeey idiinka wax laydinku yahay waxan soo bandhiga qisooyin qof🥺 walba waan waydiistay cawin lakiin cid ima jawabayo waa caadi
    Walalayaal Garab baan idinka raba fadlan🙏

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 2 lety +6

    Aar shadiyo ahaa dhibkaagii miyaa Nairobina latag tay qaxwayste iyo shaashka gabarta waa dhulkaa lagasheen 😒🤣🤣🤣🤣

  • @sharmateacher3541
    @sharmateacher3541 Před 2 lety +3

    mrish parnk baa lala bartay wlhi aar noh tim marish saan xaqmiyaa ?❔❔❔❔

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Před 2 lety +2

    Shadiyo prank hadey sameyneyso xitaa wa funny

  • @saharaabdinasir6448
    @saharaabdinasir6448 Před 2 lety +3

    Jack sas utagiba marish prnk ayay NAFTA ugaqathen wlh

  • @maryam6337
    @maryam6337 Před 2 lety +2

    Keep going wll sgadiya cadey

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib Před 2 lety +18

    Fake prank 1:50min marish kamarada way aragtay wlhi 🔥😅

  • @abdikhan3407
    @abdikhan3407 Před 2 lety

    Masha Allah Mario wanaga wan kuguoga sidas weliga haiska bedelin

  • @aminataabdillahi4377
    @aminataabdillahi4377 Před 2 lety +3

    Shadiyo guriga kiradisa noga waran wallo ado mahadsanid inshallah

  • @lifeisdesignedtobreakyourh293

    I dont understand 😫 im gonna move to somaliland 🥰 anyone here from somaliland? Love from norway

  • @aduunyo3404
    @aduunyo3404 Před 2 lety +2

    Jiliinka waa ok lkn prank ma ahan
    Waxaad umaleysaan inaad somalida waali kartaan lkn intaan bay var ka soo qabaneyaan

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 Před 2 lety

    Maariishtaan ma prank ujoog baa iyad kk

  • @abdiqanukhadar3378
    @abdiqanukhadar3378 Před 2 lety +2

    Hhhhhhh aar yaa prank igu sameeya waligay layguma samayn

  • @maniicabdixeydar2890
    @maniicabdixeydar2890 Před 2 lety

    Video ugu horoyay comments kadhiipto CZcams ayyy shadiyo sharaf waa kutagera💪💪💪

  • @maryanabdismad5338
    @maryanabdismad5338 Před 2 lety +3

    Marisha maxaa saan logu galaa Darisle abdi ayaa manta ku samiye hadana shadiyo maskin quruux ku dhegle kasogaar gabarta way iskugu tagen

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety

    Ayy sister marish beauty farxad kunolow abid ❤💯💯🥰🥰🥰

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 Před 2 lety +3

    BEST PRANK 😎😂

  • @arfathussein4569
    @arfathussein4569 Před 2 lety +2

    Adhii matukaneysid miya 🤣🤣🤣🤣shacdiya sharaf Quruxdi oo qof ah

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 Před 2 lety

    The best prank ... waaye

  • @sweeet_november
    @sweeet_november Před 2 lety +1

    Beautiful marish 💞💞💞💞💞💞

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Před 2 lety +1

    Ar dumashideen dabyar mashideyseda ✋kutagay keep going

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 Před 2 lety +1

    In laysla ogyahay waxa ucadeena inay qolka sii gali doonto sey kusii ogaadeen beentanba kunacay dadkaan illaahow irsaqadeena haka dhigin midbeen lagu raadiyo

  • @nasraciise9658
    @nasraciise9658 Před 2 lety

    Shaadiya Abyo Short film So Sameya Soonka

  • @nimcociise1198
    @nimcociise1198 Před 2 lety

    In laysla ogyaay waan ku dhaaran Karaa