sheeko cajiiba

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • This stream is created with #PRISMLiveStudio

Komentáře • 19

  • @fartunabdi4041
    @fartunabdi4041 Před 23 dny +2

    Alla kan suu sheego nacdin leh udhagaysanayay bay naxariistii katagtay subxaanallah 😢

  • @ayanfarah-fc1us
    @ayanfarah-fc1us Před 26 dny +6

    Dadka haku jeesteen maskiinta dhibaa heysta caawi ama iska daa 😢

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 Před 25 dny +2

    Gabadha sifiican u lahadal adigey danku moodaye, samaha ha katagin koley waad aragtaa e.

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 Před 25 dny +1

    Agah war nin fiican baan ku moodijiraye Agah

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Před 26 dny +2

    Waryaaa cabduqadir ilaahye ka baqa inanta haku jees jeesin waalidkee sow tii ayadoo yar dacaya teeda adaaa yiri goobtaan waaa goob caawin kii qaniska ahaaba waaa.kii lcgta been idinkaga qaaatay hoyada dhibane waad ku.jees jeesi dhiiqa noqotay wlhi😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před 26 dny +2

    Aniga garan maayo wallhi muslimnimo lee uso hadlay waxaan ogahay dhibatada ey ledahay hadi caruur lagugu dayaco ban ogahay wll sacudigana jogaa

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 Před 25 dny +1

    Gabadha si akhlaaq leh ula hadal ha ku jeeesjeesine

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 26 dny +1

    adigoo garaneyen. on waligaa muqdisho arag maxaad. umada udheh cararooysaa.

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Před 26 dny +1

    Ilaahow ugadh gaadh😢😢😢😢 masaakiinta

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před 26 dny

    Walllow waa hoyo beerkeda siin maayo iney firdhiso caruur laguso rafaday

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před 26 dny +1

    Hadey dadka naxaris ka weysay dhalay ugargaara waalid xun baa jiro allow gabarteyda saas aan yeelin gabadha hala caawiyo

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Před 26 dny +1

    ‏‪29:53‬‏ waligey maana arag gabdhaa hoyo carur lagu dayacan xanuunkeeda ogahay wlhi aniga yemen jooga😢

  • @user-zm6ze6oj7b
    @user-zm6ze6oj7b Před 23 dny +1

    Malaha dalxiski baa waxkusoo dhibay 😂

  • @fatimahirsi4138
    @fatimahirsi4138 Před 26 dny

    Ninkalay ama mama kale ku dhiibaysa is ilaliya rootal

  • @AdeySalah
    @AdeySalah Před 18 dny

    Koley aniga Kenyan ayan arinkan ka ahay o royal waxu keenay inu eedeyo hadi coment labixiyo wey is ogyihin yiraahdo but wey jiraan waalidiin aad isweydiineyso maxa ka qaldan anigabo aabahey wu noolyahay ima so korinin imana rabo marku dan iga leeyahay ayu iso waca but aniga hadey dan igu timaado xita naxaris ima tuso ilaahow umada u gargaar ilaahay barya hadey dib ku qabsato

  • @falisissahak
    @falisissahak Před 26 dny

    Asc
    Royalow
    Waa miisanka dhuxusha
    Towfiiq aa ladhahaa
    Degmadana yaaqshiid

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 26 dny

    Hooyo Ayaa laga Dacwo Looqabaa
    Aduunyo Gadoon

  • @hfg2420
    @hfg2420 Před 26 dny

    اتقي الله يا عبدقادر 😢😢😢😢😢