WALLAHI ISMA DHIHIN GURI SAN AH AYA XAMAR KUYAALA GURIGI UGU QURUXDA BADNAA DAARUSALAAM

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 104

  • @AZus6pd
    @AZus6pd Před rokem +24

    in my humble opinion. We need to prioritize the political stability, planning,zoning , Seward system,drainage system.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem +6

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    nolasha aduunku waa mudo yaroo kooban, guriga runta ah waa QABRIGA Ilaahay kaas ha noo qurxiyo,اللهم امين

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před rokem +10

    Maansha.allah cimrigooda allaha siiyo waqti aay ku qaataan ilaahoow u siyaadi anagana na sii mid barako leh aamiin allahuma baark

  • @cabdallamohamed2842
    @cabdallamohamed2842 Před rokem +11

    بل أنا قلت اللهم لا عيش إلا عيش الأخرة .

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před rokem +2

    ربنا آتنا في الدنياحسنة وفي الاخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 5 měsíci +1

    Masha allllah ilaahay ha barakeeyo cida leh❤

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Před rokem +4

    Masha allaah dhulkeyga hooyo Muqdisho caddey allaah inoo dajiyo wallaahi meel ka qurux baddan ama aan ka doorsaneyno ma jirto allow mar un nabbad ina sii aamin yaa rabbi 🤲❤️🇸🇴
    Mahadsanid wallaal adna guuleyso garabkaaga nahay inoo soo badi muuqaaladda bilicda Muqdisho caddey ❤️🇸🇴🙏

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před rokem +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @HASSANHUSSEINAWES
    @HASSANHUSSEINAWES Před 5 měsíci

    Masha Allah

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Před rokem +3

    mashaAllh Alle ha u barakeeyo isheena na ha ka dhowro

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před rokem +1

    Masha alaah waa lagu fara yaraystay akaha ubarakeyo walalaha adigana jisaakalah kheyr sidaa noogu soo gudbiso wax wanaagsan ❤🇸🇴

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před rokem +1

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال

  • @qasimmaxamed1064
    @qasimmaxamed1064 Před rokem +1

    Masha allah🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Před rokem

    Masha Allah illaahow nabad laurel smliya dhan siiba dhulka hawiye ee dhibku haystay 15 goonidooda illaahow cadawga rer kaan soo hanuuni hadaynan hanuun lahayna dhameeh aamiin aamiin

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 Před rokem +2

    Maasha allaaah WALAASHEY ajar badan Allaha ku siiyo mar marna bulshada u gali Wacdi yar oo aad xasuusinayso Aakhiro insha allaah I know gabar Ehlu diin ah inaa tahay ... laakin kistoo xooga saar xasuusinta dhanka aakhiro Soomalidaan abaayo aduun waa ka dharagsan yihiin

  • @Caliya7
    @Caliya7 Před rokem

    Salaamaad maasha Allaah Illaahow dalka iyo dadka noo badbaadi oo belo iyo baas nooga haay oo quruxdooda iyo qiimahooda kor uqaad oo dunida kuwa latartama dhanka wanaaga iyo horumarka nagadhig Yaa Allaah. ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @asha3777
    @asha3777 Před rokem

    Maa Sha'aa Allaha, Allaha ka dhigo nabada, waa arini aad farxadlex.
    Kuwa dibadaha maalgalinayaa, waddankood ha Ìimaansadan

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Walaahid yare.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Před rokem

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub walaasheen alaha hakaa farxiyo aamiin ❤❤🎉🎉

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +1

    Masha Allah Allahu Akbar

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Maasha Allaah waa wax lagu farxo. WAXA IGA DARDAARAN AH IN AAN DAWLAD SOOMAALIYEED LALA DIRIRIN.
    DAWLADDA LALA DIRIRAA macnaheedu waa gurigaaga oo aad qoys kaaga iyo aabahaa iyo hooy adaa lagu dumiyey. Xagee markaa ku noolaanaysaa?

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 Před rokem

    Mansha allah….Muqdisho ilaahayow ilaali….qurux walaahi

  • @laahi4cumar
    @laahi4cumar Před rokem

    Masha allaah alle sidan iyo sika fican alle ha Noga dhigo dhaman dhulka somaliya

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Před rokem

    Masha Allaah tabarakallah Allaahumabaarik Allaahumabaarik

  • @suadmire7521
    @suadmire7521 Před rokem +1

    Masha Allah Wooow

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Před rokem

    Masha Allah tabaarakallah illahey ha u barakeeyo cida dhisatay

  • @abdullahiabdirahman4058

    Guriga baxada dhul uheysto naqshadan laga dhisay waa laga qurxanaa
    Any rabi ha'u barakeyo inta heysane rabi hasiiyo

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Před rokem

    ASC Mansha Allah Mugadishu l Loved ❣️❣️❣️

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Před rokem +1

    Mashaa allaah waa cajiib excellent house

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 Před rokem

    Allaha ubarakeeyo qofkii lahaaa ...
    hadii lacag xalaaala lagu dhisay..

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Před rokem

    Ms sha allaah tabarakallaah
    Wadanka allaah barakeeyo dadkana mooyaanimada iyo qabyaalada allaah hakaqaado.

  • @Ujvjjfjfjfjfjf
    @Ujvjjfjfjfjfjf Před rokem

    Masha Allaah Baarakallaah.

  • @Nasriin12345
    @Nasriin12345 Před 19 dny

    Dalkena allaha no barakeyo somaliyey😢❤

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před rokem

    Masha Allah walaal jazaaka Allah guuleyso

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Před rokem +1

    Masha Allah
    Bixinta iyo siinta allah iskale
    Illahey ha u calfo cida dhisatay

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Před rokem

    Allahumma barik.

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Před rokem

    mashaAllah tabarakallah

  • @bethechageyouyouwanttosee1871

    MaashaaAllah walaal mcn guuleyso

  • @aliyare6864
    @aliyare6864 Před rokem

    Masha Allah 😍

  • @abdihakiimabdullahi5486

    M.a moqdisho daaru salaam keep going 💪

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 10 měsíci

    Masha alllllah muqdisho wa magaalo quruxbadan marka laga reebo hargeysa waaaaw❤

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 8 měsíci

      Kkk beentaa hargeysa waa tuulo

  • @abdinasirdahir5398
    @abdinasirdahir5398 Před rokem

    Masha allah ayaan ku soo galay masha allah waan oga baxayaa. Waa hadal wanaagsan.

  • @ayanmohamed8971
    @ayanmohamed8971 Před rokem

    Masha allah guri qurux badan, allaha u barakeeyo cida iska leh.

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 Před rokem

    Masha Allah Allow u barakee

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před rokem

    Masha Allah.

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před rokem

    maansha alaah keep going sister beautiful

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před rokem +2

    Guri dhisid yaan lagu ordin amniga marka hore ka shaqeya

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před rokem +1

      🤣🤣🤣🥹🤣hurdaa ku jirtaa dadka ha niyad jabin turk waata dunteee lagu dhamaadee ma amni darraa

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Před rokem +2

      @@umumascuud3307 turkiga hadee dunte ma amni daree la duntay wa masiibo rabaani lakin waxa adiga ku heesto wa waxa gacmaheena ku keensanay somalita amni malahan shaqo malahan wax so saarna malahan marka sidee dhul duur kuyaalo kumanaan kun dolar looga bixina aduunyada sida uma shaqeydo riya ku jirtaa

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 Před rokem

    Allah yziid wayi baarik

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 Před rokem

    Manshllah tabaarkallah

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 Před rokem

    MashaAllah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před rokem

    Maansha allah

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před rokem

    Maashaa Allaah

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 Před rokem +1

    Runtii Ajmal Service waxaan ka sii jeclaan lahaa Adeegga Ajmal si loo xoojiyo afkeena hooyo oo sii baaba'aayo.

  • @Aminpanda9
    @Aminpanda9 Před rokem

    Mashallah 🥰

  • @aslisayid5411
    @aslisayid5411 Před rokem

    Maasha alaaah. Cadi. Ma aha

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Před rokem

    Masha alaah

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před rokem

    Mansh allah

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před rokem

    Masha allaah

  • @khallomaxamed8727
    @khallomaxamed8727 Před rokem

    Mashallah lakin hargaysa qarka quruxbadanba kuyala hada rabtana kuqor yuotubkaka somporoport

  • @ubahosman3238
    @ubahosman3238 Před rokem

    Allah ha xafido

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před rokem

    ماساء الله تبار الله❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Před rokem

    Masha Allah hambalyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před rokem

    Barakalahu lakum

  • @likolane3311
    @likolane3311 Před rokem

    Mashaallah

  • @samiraomar1103
    @samiraomar1103 Před rokem

    mashllh

  • @fali2695
    @fali2695 Před rokem

    Mash Allah muqdisho caday

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před rokem

    Bisinka caadi maahan.maasha allah tabaaraka allah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem

    Guri aan lahayn amni, wadooyin, Tuubooyin biyaha iyo wasakhda qaado wax qiimaha ah ma leh

  • @barrowbarre6411
    @barrowbarre6411 Před měsícem

    They put a lot of money into this. If it had gardens in its backyard or a swimming pool, it would have been a mansion.

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Před rokem

    ماشاء الله بارك الله فيكم سلامات من كل آفات

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 Před rokem

    masha Allah dhulkayga nimco's fadhidaa❤️

  • @atash793
    @atash793 Před rokem

    Masha allah
    Wllo dhulberedki sadexda higtar mala ibsada?

  • @lalakids907
    @lalakids907 Před rokem +1

    Mansha alllah ❤️ it's so beautiful 🥰

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 Před rokem

    Good job

  • @whizzpoiwhizzpoi4582
    @whizzpoiwhizzpoi4582 Před rokem

    Qiimaha noo sheeg walaashey

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 Před rokem

    Meshan waa yurub ama america sidan aminsanahay wa dhismaha america iyo yurub laga dhisay sanadahan dambe xamar maba noqon karto

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Před 8 měsíci +1

    Xaafadaan si wanaagsan ayaa loo dhisay laakin Cali garoob may jaraan oo geedo dhaama beeraan.

  • @hibahappy4771
    @hibahappy4771 Před rokem

    Masha allaah guriga dadkii distay alla aha ubareykeyo lkn amni majiro😢

    • @darishore814
      @darishore814 Před rokem

      Amni waa jira ee ha habaarin Masha allah na dheh meel aanni jirin muraayadahaas iyo waxas oo guri Lagama wada dhjiseen lamana wada dageen

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Před rokem

    Waxaa fiirisaaa habka cusub ee guryaha loodhiso ee ah COLD STEEL FRAMING. 6 BILOOD

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 Před rokem

    Mala ijaaraa guryahaan

  • @hadalyarhowlbadan
    @hadalyarhowlbadan Před rokem

    Inta uu la egyahay swimming malaha Masha allaah lakin somalida ma gariin

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před rokem

    darussalam dhul boqortoyo noqon rabta, dhul maras haweysan karto wa ka baxdey marlan ka dib

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 Před 8 měsíci

    Adi herbadiyo maatahay wlaley lacag miyuu kaween yahay gurigaan wlahi u dreaming wake up sister

  • @geelwanaagle
    @geelwanaagle Před rokem

    Xalaal mise Xaaraan?

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Před rokem

    Lakin aaqiro ilahaga qabtaye

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 Před rokem

    Wamal xayaatu dunyaa ila mataac.....

  • @inpektore14
    @inpektore14 Před rokem

    Waxaa ka dukeeya
    Mooryaan iyo dhiigyacabyo waxaas
    Dhismo bilaa amni ah waxba matarayo
    Armay daarasalam ka maarmi muqdisho
    Oo laga goyn oon loo baahanaynin muqdisho ?
    Waa Maya jidkaa laguu taagantahay marka?

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 Před rokem

    90% dadka dhista guryaha waaweyn ,haba ubadnaadeen qurba jooog
    lacag xalaaal ah laguma dhiso,,sidaaas markaan idin leeyahay aniga ayaa
    qurba joog ah,waxbadana og,,waliba dadkeena soomali ah ay sameeyaan

  • @abdurahmanmohamoud7280

    Kuwa ka qurxan ayaa xamar ku yaalo

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Před rokem

    Muqdisho waxay ku socotaa sidii yemen sanca oo kale madaafiic la isku garaaco Amniga oo faraha ka baxaya waxaana masuul ka ah Hasan shiikh dhiiqo iyo Mahad kawaanle waana ka soo guurnay ayaguna guryo ayey ka dhisteen Nairobi iyo sambia iyo turkey.jabuuti Cabsi cabsi waaye muqdisho..

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 Před rokem +1

      Subxanallah inkaarta jooji xamar xilligi ugu fcnaa bacdal burburkii 1990 ayay ku jirtaa Allah noo siyaadiyo

  • @ubahosman3238
    @ubahosman3238 Před rokem

    Masha Allah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před rokem

    Maansha alaah

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 Před rokem

    Masha'allah

  • @kiprich2266
    @kiprich2266 Před rokem

    Masha allah

  • @abdullahiugaasabdirahman7983

    Masha Allah