Jacaykii Cilmi-Boodhari, kaluumaysatada Berbera ku daawo barnaamijka la Dalxiis Saab TV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Check our website : www.saabtv.com
    Category

Komentáře • 49

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 Před 4 lety +11

    wariyhan waa wariye tagay oo talaabsaday waa wariyaha ugu barnaamijyo qurux badan ee aan warbixintiisa ku jirin siyaasad iyo warxumo wxuu mar kasta soo tabiyaa warbixino qurux badan oo qaaabaysan walaal hore u soco

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 Před 4 lety +3

    shanghai africa Berbera mar ksta dalxiis ayaaan u tagaa dhowr kii bilodpa mar aad ayaaan u jecelhy Barbera from Hargaisa somaliland my country ❤️❤️❤️😍😍🔥🔥🔥🌸🌸🌸

  • @abdulazizog1743
    @abdulazizog1743 Před 4 lety +3

    Waa documentary caajeeba,
    #Thanks_Saab_TV.

  • @aliosman3391
    @aliosman3391 Před 4 lety +5

    Berbera I will never forget

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 Před 4 lety +7

    SHANGHAI HAYDA🙏🙏 GEESKA BERBERA

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 Před 4 lety +3

    wllhi saab waxaay haysataa camera m
    -man Active Ah oo runtii muqaal qurux badan soo gudbiyeye masha Allah

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 4 lety +11

    Saab tv runtii warbixin aad u so jidasho badan ayaad berbera ka samyseen halkaa ka wada

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 3 lety

    Hooyo waan kugu raacsanahay
    Cabdishakuur cidin in uu nin berbera
    Ka soo dhalaaley waxna u qabtey
    Nooloow mayor cidin
    Nin aa quruskiisa la cuni karin
    Viva cidin

  • @yaasiin70
    @yaasiin70 Před 4 lety +4

    Berbera 🔥🔥👑👑💯

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 4 lety +4

    Maansha Allah

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety +1

    mnsha allllah wlllhi wadankeena nimca fadhida

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 Před 4 lety +5

    BARBARA🙏 DHUUNTA JAM.BARAKAYSAN WARABISA BARADA JACAYLKA BUGCADA MUSTAQBALKA DALKU YAALO EE ADUUNKU SOO HIRANAYO EE LAYSKU JAAJAYO

  • @mohamedalahi5204
    @mohamedalahi5204 Před 4 lety +2

    Nebiga ku saliya scw scw scw scw ❤

  • @xasannuur6137
    @xasannuur6137 Před 4 lety +2

    Manshala berbera my home

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +1

    Barbarey malinban kaso ag muuqan in sha allah from #Hargeisa my home citty

  • @hajihaybe4459
    @hajihaybe4459 Před 4 lety +2

    Warbixin xiiso leh runti👏

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety +1

    shangahayda africa waaa berbera

  • @bashirabdirahman5161
    @bashirabdirahman5161 Před 4 lety +3

    9:00 hala shaqeysto shaxaad joojiya Maskaxda ha shaqeyso

  • @najmabileh8551
    @najmabileh8551 Před 4 lety +4

    Innkastoo wararkiinu wanaagsanyihiin gaar ahaan falaqaynta wararka oo tiifiiyada kale dheertihiin hadana dukumentariga aad Barbara kadamayseen aad ayuu uliita dhab ahantii. Faysal FIFA ayaa aad ugufiican dhankaa.

    • @Dalkiiuhiiliye
      @Dalkiiuhiiliye Před 4 lety

      Ninkan laftarkiiso kama dhaco fifa sxb
      Siwanagsan ayuu u diyaariyay warbixintan

  • @abdillahiabdirahman5837

    Manshaa'Allaah waa mowduuc Ad ufican o sobandhigaya khayradka dalkena dadkanatusaya Nimcada dhulkena tala

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety +1

    Saboolnimo Hodan weykuseejisaa

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 Před 3 lety

    Beautiful berbera

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety +2

    Jacalkulaha waar yaatawawacaya oo hush lagu yidhi😊🤗😋🤣😂

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 Před 4 lety +1

    YES GABADHU WAA RUNTEED WAAYO?
    SOMALIDU KEEDA WAX TAR U LEH IYADAA LUGAHA KU DHEGTA!!!.
    CIDIN WUU U SHAQEEYEY REER BERBERA!!.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety +1

    Waashaymacaane cunamallayga

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 4 lety +1

    Very shame we got redsea
    And our people hungry
    Civilization people
    This guy

  • @hali6514
    @hali6514 Před 4 lety +1

    Dulmiga dahsoon ee ka socda Berbera kala soco linka hoose.
    czcams.com/channels/cLay7_aOH3eMOSXRZ2IOJg.html

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Před 4 lety +1

    Wariyahan aya haybadi ware nimo leh

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 Před 4 lety +1

    Mnch llha mamadani funny kallunkey cunta waliba skinkeda ka garanyaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety

    Mooryaantaxamar iskailaaliya kitaabadaygubaane

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety +1

    Naftu Hodan baykaraacday

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 4 lety +1

    Hilib ayey somaliland cunaan
    No kaluun

  • @SOCDAALTV
    @SOCDAALTV Před 4 lety +1

    czcams.com/video/81MilvDb8EE/video.html
    ku soo biir socdaal tv

  • @abdisalaanshabele394
    @abdisalaanshabele394 Před 3 lety

    Beenaalayaal, war taariikhda been haka sheegina. Meel xun alle ha idin dhigee.

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 Před 4 lety

    Anu wxan filyaa bodhari inu jcylka bdan ka qadey jawiga beachka 😊

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 Před 4 lety

    Dhulku WAA QANI LKN,SOMALI WAXAN UGU MAAHMAAHAYAA:
    HABAR BAA WIILKEEDII KU DHAHAY ALLA HOOYO BADHI WEYNIDAA!!!! MARKAASAY HABARTII DHAHDAY HOOYO ILLAAHAY AABAHAA TUSI WAA!!!!.KKKKKKK.
    HADA ILAHAY QAYRAADKA SOMALI HAYSATO TUSIWAA!!!.

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety

    Maadiga dawarsanaya oo warkayga gaadhsiya leh mise aniga mooday🤔

  • @somalistan3571
    @somalistan3571 Před 4 lety +1

    Dekadii laga xaraashay DP World maad soo hadal qaadin ee miyaa lagaa Mamnuucay?Biyihii Dubaar ee Cismaaniyiintu geliyeen maad ka hadal,Noobiyadda ay maraakiibtu soo eegtaan ee Cismaaniyiintii dhiseen maad ka soo hadal.,Haana-laaye maad tegin, guryihii Yuhuudda, xabaalihii Saadada iyo xabaalihii Yuhuudda iyana waad ka booday.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety

    Bahalku yuu idinqaniinin iidooroow

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety

      Qaracoow yaan dabada laga wasin

    • @Dayr12
      @Dayr12 Před rokem

      ​@@caashaqalbi882 hhhhhhhhhh 😅😅

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety

    Iidoor naago ayaakabuuxa tanookale