CHALLENGE QAJI LALA OOYAY GURI BARWAAQO VS SAYDHIYE AND AAMINA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 12. 2019
  • CHALLENGE QAJI LALA OOYAY GURI BARWAAQO VS SAYDHIYE AND AAMINA MAXAA KALA QABSADAY
  • Komedie

Komentáře • 261

  • @somalicoursesandtutorial6517

    Man UTD. Tagerayasheda frta taaga😯

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 4 lety +12

    #GGMU war meeyee taaGeerayaazHii dHiiGa LaHaa zHadaadiintA Cazcaz 💯 CiizE ninkaz NaadiGa wuu inoo zoo saaray 💚💬❤

  • @Omer-EilmogeH27
    @Omer-EilmogeH27 Před 4 lety +16

    😅😅😅😅
    Inantazi wa Gob wlhi Liverpool❤

  • @apdiphataahnaasith4119
    @apdiphataahnaasith4119 Před 4 lety +4

    Real madrid 🤣 nin jiliczan paa doortay🤣🤣guri parwaaqo🤣

  • @abdirahmannur4193
    @abdirahmannur4193 Před 4 lety +11

    Dumarkeenu waa khatar kolba kooxdii cups ka gurata ayuunbay taageeraan 😂

  • @asadhagio2740
    @asadhagio2740 Před 4 lety +3

    Saydhi waa nin jentalman ah really the best question and the best answers really.

  • @mmggaboose6575
    @mmggaboose6575 Před 4 lety +9

    Tageere number one aamino Liverpool baan tageere u ah

  • @m.c.mc.m.n1979
    @m.c.mc.m.n1979 Před 4 lety +9

    Guri barwaqo way madoobeeye ragu maciil bay ku qaban

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 Před 4 lety +6

    WAR WIILKA BASBASKA CUNAY WA NIN SO JABAY NINKA KALIYA O AN REER BURCO AH INTIINA KALE REER BURCO MATIHIIN Wad sheegayan kaliya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ibraahimomar1252
    @ibraahimomar1252 Před 4 lety +6

    Liverpool hhhh kooxda shidan bay dooratay 😂😂😂
    Arsenal hablihii baa ka dhacaya 😂😂😂😂

  • @amirhb7499
    @amirhb7499 Před 4 lety +5

    Team barca like✔

  • @mustafemawlid2480
    @mustafemawlid2480 Před 4 lety +1

    Inta ila aragty inuu guri barwaqo la Googa'ay realmadrid like ta dhac ku sii

  • @samriyeyuusuf3285
    @samriyeyuusuf3285 Před 4 lety +7

    Aamina Liverpool waan taa geeraa

  • @abdinourabdirachid7629
    @abdinourabdirachid7629 Před 4 lety +6

    Amiina Liverpool tageertaa isku funs ayn nahy 😇

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 Před 4 lety +1

    Walaahi guray barwaaqo halkaasad ka garanysa inuu hablo badan la dhashay waar inanta wax ureebaa kulahaa inta ila aragyy

  • @aftaxkaraamahofficial2940

    Wan idin salamaY fanss MAADSHE TV... 👋🙏

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 Před 4 lety +1

    War inanta maryahaas dhajiska ahi kuma qurxoona ee is astur walal

  • @arimahajaceylka333
    @arimahajaceylka333 Před 4 lety +3

    www
    wlhi dad jira ayaad tihiin walaalaheyg maadshe
    dhmntiin aadbaan idiin salaamayaa😍

  • @aadamdheere8609
    @aadamdheere8609 Před 4 lety +4

    Kaw war yaa ciisaha nin dheh rag wa ciise madaw iska eeg bismilaah

  • @maryanshino5202
    @maryanshino5202 Před 4 lety +10

    Ismaciil uma aqoon hhhh ya ila mida

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 Před 4 lety

    Mr aamina mahan ee waa Mrs aamina qafta hadey arsenal eheen waan dhigay

  • @hamdasaidalihaldhaa213
    @hamdasaidalihaldhaa213 Před 4 lety +3

    Saydhiye waa nin adag laandhere nimo 😂😂😂😂

  • @najiibhaahi5089
    @najiibhaahi5089 Před 4 lety +2

    Liverbool waad ina shiday wlhi aaminay magacaa hajiree🔥🔥

  • @caskooo21
    @caskooo21 Před 4 lety +12

    Man united guuuL 🤣🤣🤣

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 Před 4 lety +2

    Mr. Aamina kulaha
    Mss. Amina dheh 😂😂

  • @aarkakhoraxaay5356
    @aarkakhoraxaay5356 Před 3 lety

    Amina wataa Manlta Walina madawan Video ga Liverpool👍👍👍

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 Před 4 lety

    guri barwaaqo iyo oday la matali jirey riwaayadaha oo layirahdo caqayada ayaan aad ugu xiisay inay wada matalaan run ahaantii anigu waxan kasoo jeda dds itobia xaga bariga markaan somalida fiirshey fanka iyo suugaanta waxaan dhihi lahaa reesomaliland halagu siiyo bilad sharaf siiba reeburco mashalaah calykum walaalayaal waliba guri barwaqo cod fican buu hayaa uu ku heesi karo haduu damco.

  • @kingmaanoh460
    @kingmaanoh460 Před 4 lety

    Hhhh Amiin way soo dhigtay KuLaaa waxaan Laga fiLanayn tiri KuLaha LiverpooL 😂😂😂

  • @shafarlandd1996
    @shafarlandd1996 Před 4 lety

    Walee inantaa geeyadii way iga dhex baxday ee xagaan kala xidhiidhaa aamina noolow intaan ku helayo

  • @abdulfatahsaxardiid3466

    80 lacag qaji loo cuno maaha aaminay soo badi lacagta xage dollar ka😂😂🌡

  • @mohamedmk6156
    @mohamedmk6156 Před 4 lety +4

    Saydhiyow zxp guribarwaaqo prank Ku samee waxan ahy taageerahaaga kowaad keep going bro zydhiye

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 Před 4 lety

    Aaminaay dadka ma gooryaan baad ka laynaysaa aad ku ogaatay hhhhhh

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 4 lety +1

    Hhhh raggu way kaga soowada qaadeen , marka labaad guray iyo saydhiye nin baa idin helay maanta ciyaalkii hore ah walee , aamina Wanku slaaamay walalo

  • @hooyokooz7616
    @hooyokooz7616 Před 4 lety +4

    Man united😂😂😂😂😂

  • @hamzehussein6608
    @hamzehussein6608 Před 4 lety +2

    Weeewe barcelona mastar home barwaaqo guuuul🤘🤘🤘🤘🤘

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 Před 4 lety +1

    Wcs wey wey hhhhhhh azxaabtii el classics all jababiirtiii wey shignigayga

  • @ahlukheyr9460
    @ahlukheyr9460 Před 4 lety +1

    Guribarwaaqo salan sare iiga geeye from mugadisho

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 Před 4 lety

    gurow madowga waad u dhalatay hhhh
    waan ku tageeraa zhp gurow

  • @abwaanhanadyousof1022
    @abwaanhanadyousof1022 Před 4 lety +1

    Gabadha sidaa ufadhiisataa xubenkeda taranka wayn

  • @faisalyup9272
    @faisalyup9272 Před 4 lety +1

    Ciise saxardiid igu salaama gurayow ninkaa viva man united ✌️

  • @mahdiaadn9346
    @mahdiaadn9346 Před 4 lety

    walhi waan qoslay sydhiye xili hore ayuu sii bilaabayaba lacgta ayaa u cadd hhhhh

  • @bossamiir6826
    @bossamiir6826 Před 4 lety +1

    Guri barwaaqo kulahaa waa ciyaal waalaan hhhh
    war asxaabey SUBSCRIBE II SAAR 🙏🙏🙏🙏👆

  • @waxar95
    @waxar95 Před 4 lety +3

    Qajiga "bisbaaska" miyaa ula jeeddaan?

  • @jamaaldeeqdeeq8038
    @jamaaldeeqdeeq8038 Před 4 lety +2

    aar inantaa haday liverpool tagerto igu so xidha xidid ayan noqonee❤️❤️🤪

  • @saynabxirsi548
    @saynabxirsi548 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkkkk waxbaa.kadhacay gurow nisobadiya Aamina wan kusalamy xbbti

  • @axmedhusein5722
    @axmedhusein5722 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo mr amina hhhhh mss amina waaye

  • @mohamedmukhtaar6929
    @mohamedmukhtaar6929 Před 4 lety +2

    Guray io zayriye io inantaba ciyaaal xafad ba igu noqoteen war aniguna hadda kadip wan idinka baahayaa😂😂😂😂😂😂

  • @samriyeyuusuf3285
    @samriyeyuusuf3285 Před 4 lety +2

    Guri barwaaqi alahooyada yeey hhhhhhhh

  • @yaxyemiicaad8719
    @yaxyemiicaad8719 Před 4 lety +2

    Guri barwaaqo iyo saydhiyo halkanban kasalaamayna

  • @nuuribraahim417
    @nuuribraahim417 Před 4 lety +1

    sxb saydhiyo ma kuu sheegaa su,aal adag oo hadad dadka weydiiso aad comanti faro badan ku heleysid
    jawaab celintooda

  • @ahmedabdirashiid7797
    @ahmedabdirashiid7797 Před 4 lety +1

    Naftaa Man united ah Waa Adakaaye kkkkkk

  • @gaasfaaraxgabacgaasfaaraxg513

    Amiino Liverpool wowowowo reds qof sare guul wcn asxabta dhamaantiin waan idin jclhy

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid Před 4 lety +4

    Man united 😂💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @amiinhaid308
      @amiinhaid308 Před 4 lety

      Zhpky saydhiye si gaara kusalamay azxaptana salan sare
      Hhh inanta liverpool tagrtaba

  • @abshircisamngmailcom
    @abshircisamngmailcom Před 4 lety +2

    Man ✔✔✔

  • @Abdirizak386
    @Abdirizak386 Před 4 lety

    Yeez man u gulaystay #mrciise Horey u soco

  • @mubarikcaruus4337
    @mubarikcaruus4337 Před 4 lety

    Aar ninka adkahaaa laftii sir alex Ferguson ayuu kasoo hadhay

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney Před 4 lety

    Ciyaar ciyaar ayuu canihii ku dhamyeey Mr saydhiye

  • @zakirushka3189
    @zakirushka3189 Před 4 lety +2

    Cise waa Man U 😀😀👏👏

  • @zuhaipali9915
    @zuhaipali9915 Před 4 lety

    Waaad gaabsateen saydhiye and his team soo badiya entertainment

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 Před 4 lety +1

    Guri seydhiye Amina iyo cisaba salan sare ayan idil leyahay cawa wad inga qoslisen . Seydhiye iyo gurina sigara ayan usalamaya wayo waa ku markasta sameya malintena gabadhas amina hadi an lala kicina seydhiyow iga dhis bro

  • @qosoliyoqaraaxo6366
    @qosoliyoqaraaxo6366 Před 4 lety

    Aamina laangadho markay tidhi #Liverpool aadban u farxay walhi kkkk quruxleey😻 salan gobed👋

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 3 lety

      Hahhqhqhhah laangadho aa 🤣🤣🤣
      War inanta maxad ku cuntay

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney Před 4 lety

    Ciyaar ciyaar ayuu camihii ku dhamyeey Mr saydhiye

  • @luqmaanahmed2645
    @luqmaanahmed2645 Před 4 lety

    Kulahaa mr aamiina guri barwaaqo hadalka inaga miisaan mrs aamina hhhh

  • @mirecadow8301
    @mirecadow8301 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkkkkk
    Aamino ku taageersanhy liverpool magacaa hajiro wll aamino

  • @muptazimamhapiip1298
    @muptazimamhapiip1298 Před 4 lety

    Guriyoi aniga iyo saydhiye sawnagii 2 ofsaydh hapenkii naga dhacday barsa waanu ciyarsinay🤣🤣🤣🤣😂😅

  • @sunaariofficialchannel7455

    Hhhhhhhhh
    ZaYdhiYow ZaLaN zare
    AdiGa Iyo Qamamuurtah hhhhhh

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 Před 4 lety

    Aad baan idin Salaamaya Teamka maadshe.

  • @maxammedabdilahi3290
    @maxammedabdilahi3290 Před 4 lety

    Woow ninjas waanin adag ciise

  • @saskiamoni1417
    @saskiamoni1417 Před 3 lety

    Somalidù qofki cad Inuit qurxonyahay Maha amino jirmaleh garbo way calool dabomaleh

  • @abdinasirahmed705
    @abdinasirahmed705 Před 4 lety

    aaamino liverpool never walk alone wlhi waan idin taageeraa

  • @MIIRAALETVMIIRAALETV
    @MIIRAALETVMIIRAALETV Před 4 lety

    Op op op waar inantaas isku naadibaanu Nahay

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 Před 3 lety

    Asc Wll isocasuma haday meesha lacagitalo coments sooqata wllo

  • @ahmedgadac2525
    @ahmedgadac2525 Před 2 lety

    Yes Amina isku dookhnahy Liverpool

  • @sayidmustafe8803
    @sayidmustafe8803 Před 4 lety +1

    Kkkkkkk Manchester united funs guul sub saara

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 Před 4 lety +2

    Mun Untid 💪

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid Před 4 lety

    Inta ka heshay challengen like io subscriber

  • @fatxiilkacazeh9150
    @fatxiilkacazeh9150 Před 4 lety +1

    Gurayow waad u dhalatay madawga dee saw taad madaw bayd marka horaba

  • @GULEIDD
    @GULEIDD Před 4 lety +3

    Man United nio hhhm guribarwaawo dhgyso hhhm✌

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834

    Wlhi waa fanaan caadiya mr kia halhee

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Před 4 lety +1

    asxaabta qaaligaa sxb saydhiye guray barwaaqo prank ku soo samee

  • @kobcischannel199
    @kobcischannel199 Před 4 lety +1

    Hhhhhh qaji lacunayaa

  • @hassanabdi3572
    @hassanabdi3572 Před 4 lety

    Eesh qiyaasak aamina qurux wanaageey waxaad taageertaa kooxda raga
    Waxaad ku nooshey gobalkii raga
    Eesh calaa inan iyo badh

  • @macrufhis7439
    @macrufhis7439 Před 4 lety

    Gurey 🤣maxad noGu qarisey wad la taqaaneh🤣🤣

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 Před 4 lety

    qaji baan aqoonba igadaba geeeya

  • @ahmedhonest5529
    @ahmedhonest5529 Před 4 lety +1

    Nin xayraan ah baad lacag usheeg teeen

  • @yahyeofficiall6198
    @yahyeofficiall6198 Před 4 lety +1

    Prank ku samee Zhp saydhiyow Guri Barwaqo

  • @inamahamout9063
    @inamahamout9063 Před 4 lety

    😂😂alla hoyooy😂

  • @qaladaadmedia4763
    @qaladaadmedia4763 Před 4 lety +2

    LASOCO QALADAADKA AFLAANTA fadlan subscribe ha hilmaamina maadshe team

  • @amaarabduleoffechal4712

    Wan yabay qajilka ileen waa basbaas yaa noo turjuma

  • @jibriildiiriyecabdulahi9144

    Guri Barwaaqo Ina Adeer Gabadhaa Ha iga Bakhayline igu Soo xidh Sida aad U amaanteenbaa ka heleee
    Jawaabtana Kaa Sugayaa Prank Soo Socda inaad Kusoo Darta Xataa Aamina kkkkk

  • @mahdiaadn9346
    @mahdiaadn9346 Před 4 lety +2

    Hhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂beer casaad ma nooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aqoontaballadhanchenell5330

    Guri barwaaqo very good

  • @essaahmed9064
    @essaahmed9064 Před 4 lety +1

    Man united Liverpool baa ladhamaanaysa kkkkkkkkkkkkk

  • @mustaferoble
    @mustaferoble Před 4 lety

    man united o.o rer miya

  • @maxamedzayid5749
    @maxamedzayid5749 Před 3 lety

    Besti

  • @filmcusubcomedy3356
    @filmcusubcomedy3356 Před 4 lety

    Aamina ma fartuun balbaarka ayey wa laalayihiin miyaa asxaabey

  • @abdiaar3876
    @abdiaar3876 Před 4 lety +3

    Amino liver pool guul

  • @mohamoudahmed768
    @mohamoudahmed768 Před 4 lety

    Prank guri barwaaqo ku sameee plz

  • @hiilbulsho7158
    @hiilbulsho7158 Před 4 lety

    Burco lacag la aan baahsan baa ka jirta nio
    Anigu ma odhan lkn imikaba😂😂😂😂

  • @walaalahamidoobaychannel4771

    Ilma adeerayaalow hadaaad ragtihiin aamino waan caashaqee halkaan karaadshaa