NIMCAAN HILAAC FT HODAN ABDIRAHMAAN HEES KALA KACSAN | JACAYLKA UBEER | 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    www.instagram....
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l.facebook.com...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

Komentáře • 70

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 9 měsíci +24

    Fanaannimo Gobta Samaroon Siciid baa looga hadhay bal Fiiri Abihii Fanka Abdnuur allaale ayad arkaysa Hodan abdirahmaan iyo nimcaan hilaac oo ah kuwii ku xigay Abdnuur 🎉❤

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o Před 9 měsíci +5

      Mamo hibo nuura so samaroon saciid maha❤

    • @faizam523
      @faizam523 Před 9 měsíci

      ​@@user-ng7ct8hn7o Haa walaalo.

    • @faizam523
      @faizam523 Před 9 měsíci +5

      @ mohamedcumar, mahadsanid walaalo Allah haku sharfo, mase kala lihin fanaaniinta waayo wey dhaafeen hal heer waa fanaaniintii shanta soomaaliyeed oo dhan walaalohooda soomaaliyeed oo dhana cizi iyo sharaf bey ku dhex leeyihiin. Maalintu ha kuu wacnaato.

    • @rudwaandayib
      @rudwaandayib Před 9 měsíci +3

      @@user-ng7ct8hn7o dhaman samaroon miyaa wllo Hodan nimcaan Nuur allale

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před 9 měsíci +1

      @@rudwaandayib haah walaalo

  • @bish_hassan
    @bish_hassan Před 4 měsíci +5

    Inta welih dhageysanayan 2024 anka xiiso dhicin welih🥰💞

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 Před 9 měsíci +4

    Damn les samarones sont réunis ici, les meilleures ethnique du peuple somaliens, les sages les éduqués les intelligents

  • @farxaanmuse2226
    @farxaanmuse2226 Před 9 měsíci +6

    Heestan qofkaan jeclaa ayaa waraaq ugu qorey
    2014 Laakiin immika waa xaaskeyya ilaahay hay daayi

  • @Caaliin_isaaq
    @Caaliin_isaaq Před 9 měsíci +6

    Nimcaan hilaac&hodan abdirahman ❤ heestii ugu jeclahay ❤

  • @Apdalla170
    @Apdalla170 Před 9 měsíci +3

    Qalbiga xanuun ayaan ka daremya qofta aduunka ugu jecla ayaan qof kale iga raacday Anah kali ayaan noqday iso duceya in uu qalbigeyga ii cafiyoh like ha iga hilmamin❤😢

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před 9 měsíci

      Ilaahaay waxaan kaaga baryayaa in qabigaa kaaga reebo kuuguna badalo wax ka kheeyr badan ood ku faraxdo insha alaah

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 Před 6 měsíci

      Ilaahay mid ka khayr badan hakuugu badalo ood ku xasisho

  • @hodanosman4264
    @hodanosman4264 Před 7 měsíci +3

    Still 31 January I am listening 🎶 😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 9 měsíci +3

    Maasha Alaah. Nimcaan. Hodan
    Iyo cabdinuur lagend iyo. Dalmar Yar. Wiilka seediga. Yhiin😊😊❤❤❤

  • @user-pj5ju5uk8h
    @user-pj5ju5uk8h Před 9 měsíci +3

    Hees xasuus nagu leh 2013 2014 2015 wakhtu qaali ah ❤❤❤

  • @faizam523
    @faizam523 Před 9 měsíci +2

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ fanaaniintii ugu tayada fiicneyd geyiga soomaaliyeed, Abdi Nour Alale, Dalmar, Nimcaan iyo Hodan❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial Před 9 měsíci +2

    Wa labadeyda fana an si qaasa udhagaysto my fav Song❤
    Nimcan holaac iyo Hodon abdrahman🎉❤

  • @gabarhawiye90
    @gabarhawiye90 Před 9 měsíci +2

    16/11/2023 from tiktok heezta meel iga tabatay axsan hees ❤ bartaa qalbigayga xubiga baradiisa 😢

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 9 měsíci +3

    Masha Allah waa hees aad u macaan oo aan aad u jeclaa oo aan muda badan dhagaysan jiray oo qalbigayga taabaneyso. waa mahadsantihiin dhamaantiin.

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 Před 9 měsíci +4

    Je vs adore hodan et mincan hilaac

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 Před 9 měsíci +2

    Fan aan samaron, gaboye iyo g36 lahayn fan maaha ...

    • @iBnuhaji12
      @iBnuhaji12 Před 2 měsíci

      Gaboye fananin mey leyihin

  • @nafisaguled56
    @nafisaguled56 Před 2 měsíci

    Nimcaa nhilaac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 9 měsíci +3

    Hodan Abdirahman & Nimcaan Hilaac 2diinaba waxaa tihiin Fanaaniinta aan aad u dhagaysan jiray muda badan taariiqdeyda waxaa qaybwayn ka qaatey dad badan oo aanan garaneyn oo aad ugu mahadcelinayo oo saamayn wayn noloshayda ku leh, taariiqdana xusi doonto waa mahadsantihiin dhamaantiin hadii la noolyahay nolol waa laysku arki doonaa Insha Allah.

  • @mohamahdi4980
    @mohamahdi4980 Před 3 měsíci

    Aniga xataa waan jeclahay ilaa iyo hada 2024

  • @hawayacin3117
    @hawayacin3117 Před 9 měsíci +1

    Axyaa dadki laha Fanka waa hees marna aan iloobi karin waa igu beerteen jclbaa ❤❤❤❤ #nimcaan and Hodan nolaadeh

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 9 měsíci +2

    Laba qofood aan aad shaqsiyadoda u jeclahay codna aan lagu Garin masha allah

  • @Hindaquruxwanaag
    @Hindaquruxwanaag Před 9 měsíci +2

    Masha allah ❤❤

  • @CalmDude691
    @CalmDude691 Před 9 měsíci +2

    Mursal aa ku finaa inu la qaado lkin waa cadi rer samaroon❤

  • @naruurobarrejicsin4971
    @naruurobarrejicsin4971 Před 9 měsíci +16

    23/15/2015 still 😢❤2023 😢

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Před 9 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤gabiley weeyi labadooduba hambalyo

  • @girmad343
    @girmad343 Před 9 měsíci +1

    This song, I'm still listen in 2023 .

  • @user-ir5ne5ui8o
    @user-ir5ne5ui8o Před 9 měsíci

    First 1 amiin gaadh Haye heestan waxan u taageera si Nad ah waayo waxa wadai qaada laba hobol

    • @faizam523
      @faizam523 Před 9 měsíci

      Nimcaam geesi qaran nin rageed❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Před 9 měsíci +1

    Good job guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraalinour4914
    @sahraalinour4914 Před 9 měsíci +1

    waa hees mcn❤❤❤❤🥰🥰🥰🫶🥀

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 Před 9 měsíci +1

    Machaallah 👏🏽❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdisalaamhaniuk1142
    @cabdisalaamhaniuk1142 Před 9 měsíci +1

    Fanka hodan iyo nimcan halodayo

  • @user-ol6zw9bw1f
    @user-ol6zw9bw1f Před 9 měsíci

    Masha allah

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 Před 9 měsíci +2

    Machaallah ❤️❤️👍🏽👍🏽

  • @mohamednahima3165
    @mohamednahima3165 Před 4 měsíci +2

    Quraanka ka wanaagsan dhageysiga heesta

  • @arafatabdo2298
    @arafatabdo2298 Před 6 měsíci

    Neiman hilca légende

  • @abdulkadiraligeeddi
    @abdulkadiraligeeddi Před 4 měsíci

    inta wali dhageysane 1/5/2024

  • @user-ok3wo1nm3h
    @user-ok3wo1nm3h Před 9 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 Před 9 měsíci +1

    🎉❤🎉❤🎉

  • @iBnuhaji12
    @iBnuhaji12 Před 2 měsíci

    21/06/2024 still listening 🎧 love is nothing fuck love 🖕🏿

  • @maanaaweys
    @maanaaweys Před 9 měsíci

    😍😍

  • @sacdiyanuurmohamet
    @sacdiyanuurmohamet Před 9 měsíci

    2/2/2021 still 2023❤😢

  • @EnthusiasticOrchid-vy1jt
    @EnthusiasticOrchid-vy1jt Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤👌👍❤❤❤

  • @maryandakane9984
    @maryandakane9984 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉👌🏻💋👍👍✅💋

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Před 6 měsíci

    (Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @Mustafecabdiraxma
    @Mustafecabdiraxma Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 9 měsíci

    Waa Codkii la duubay 2012 kiii kkkkk

  • @fadumocabdicasiis-hj5gh
    @fadumocabdicasiis-hj5gh Před 9 měsíci

    Stilĺ 3/12/2023 ❤❤❤

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 Před 9 měsíci

    25/09/2013. still 14/11/2023

  • @user-uu5hg7pu2s
    @user-uu5hg7pu2s Před 6 měsíci

    00

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +1

    Hodon horgal kulhaa 😂

  • @foxafoxle-lw7gv
    @foxafoxle-lw7gv Před 9 měsíci +1

    wewe xidigihi awdal

  • @barwaaqomohamud2603
    @barwaaqomohamud2603 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤