Dirisle Abdi oo lagu ciilay Qabiil. 7 marna laga badiyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 141

  • @radiaabdillahi148
    @radiaabdillahi148 Před 2 lety +20

    Dirsle waa nin landheer aha oo cisse aha😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @adenali6381
      @adenali6381 Před 2 lety +1

      @Qûêèň Ïfŕìćāædirislee asaaga iyo qabil kisa wa only 1 million darood miyu gara CZcams ka lacagta bills ka yuuka kosan deeh

    • @adenali6381
      @adenali6381 Před 2 lety +3

      Yaa langab ah marka hahahah ninkan kale wa darood eh 🙄 30 million people Somali have geed

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt Před 2 lety +1

      Yaxbulow Ina habreedkay maxaa ka rabtaa

    • @abdirashidmohamud5327
      @abdirashidmohamud5327 Před 2 lety

      Viva yaxbul😹

  • @difiawigi7991
    @difiawigi7991 Před 2 lety +5

    War bede dirisle waa ka👑👑
    Je crois que tu es malad arrête notre dirisle sont tribu es ISSA WAYN from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @followrodareal
    @followrodareal Před 2 lety +8

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 dirisle waa laandheere calan leh kii diidow dilaac Dirisle legend 👏👏👏

  • @azhaar4458
    @azhaar4458 Před 2 lety +8

    Dirisle halyeey, libaax ah! Viva Dir!!! Boqortooya ayaa ka dhalatay. Dad badan ayaa ka xun inuu Allah ka dhaliyay boqortooyo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před 2 lety +21

    Dirisle ilahay baa ka dhaliyey reerka somali ugu dhulka weyn ee calan kaligi leh landher tahay inader kani murayada sida waa langab jahila 😄

    • @adenali6381
      @adenali6381 Před 2 lety +1

      Somalia yaa ugu dhuul dheer warya away Ogaden xolaha dahay maxa daha darood yaa ka dhul weyn

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt Před 2 lety

      Oo dhulka aad haysato muxuu yahay... Lander waxa aan u malaynayaa in aad ka wadid isaaq. Dhulka isaaq dego waa halkee. Run ahaantii isaaq cid dhul ugu ma faanikaro, aan ku baro dirta dhabta ah waa reer mudug, waana dadka loogu qiimayn badanyahay gobolkaas. Laakin isaaq waa sheegato

    • @missjano8249
      @missjano8249 Před 2 lety

      @@adenali6381 darod dir ayu inan laayal ku yahay

    • @yahyamahdi5892
      @yahyamahdi5892 Před 2 lety

      @@adenali6381 cagdheerti ku dhashay was dhulleed leedahay.somali waxa ugu badan uguna dhul wayn waa dir shubadi ku dhashay ee cagdheerta lahayd wase.

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 Před 2 lety +10

    Dirisle abdi nin qabiil yaqan maha

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Před 2 lety +6

    Manshalah Dirisle guuleyso geesi Somaaliyeed baa tahey.

    • @nimcoabdiwahaab5739
      @nimcoabdiwahaab5739 Před 2 lety

      Dirisel Abdi waa nin laandheero ah kaadan laadheendharsanimo duliwooy Isha buunkale ah

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 Před 2 lety +3

    Cool laguma celin ceeb waye inu qabil kisa sheego ciiise iyo majerteen yaa badan qof kasta wu og tahay taa ciiisa badan jabuuti Ilaa dirirdhawa dagan kadaaya ciyaaarta mesha

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 Před 2 lety +7

    Dirisle Abdi wuxu ka dhashy qomiyada dowladaha ah wa Dir marka dhalasho ciil uma qabe midkan aad moodo danyerka hala taliyo

  • @maryanyusuf8803
    @maryanyusuf8803 Před 2 lety +1

    DarisLewaa kaayaryahay
    Duga nin Layagaano oo
    Laandheeraa Agisho
    Madaxwayne direed
    Waa Curadkii direed 👍🥰👌💕💞❤️✋🏻

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 2 lety +12

    Dirisle aniga xaal ku siiyay .waxan oo kale lama ciyaaro. Waa dugaag.
    Mr .DIRISLE THKS .(ORIGINAL FROM INDIAN UNTOUHBLE TRIBES )

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 Před 2 lety +3

    Asc viva idirisle cabdi soomaali waan waaye

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před 2 lety +3

    Nin ciise oo landhere maa ado majerten langaba afka u dhigan viva darisle nin ciise oo landher ah

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 2 lety +3

    Idirsle nolow💯💯💯✌✌✌✌

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před 2 lety +10

    Yaxbul we don't care about qabil warya

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před 2 lety +12

    Cajiib waxaa yaaba hadii qofku qabilkisa uusan shegin dirisle waa wiil qaliya mana yaqan qabil mansha allah

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt Před 2 lety +1

    Derislow Ina habreed dhibkaas dhan waa ayeeyo doombiro direed.
    Ilaahay ha u naxariisto

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz Před 2 lety +6

    Manshalah Dirisle geesi Somaaliyeed baa tahey.Don't waste you time with this stupid reer badyee.

  • @farxiyomohamed3582
    @farxiyomohamed3582 Před 2 lety +2

    Majeerteen iyo faan adaa laan gaab ah faakh baa haysaa doqonyahay

  • @farahlucky66
    @farahlucky66 Před 2 lety +2

    Dirisle guulayso

  • @abdirashidmohamud5327
    @abdirashidmohamud5327 Před 2 lety +1

    Bal waxaa iisheegta meesha soomaliya aysan qabyaalad ka jirin war nio dirslow geel jire geelu waana isugu jiraa waana kala jirtaa ee war nio ninkaas yabula waa iga badiyey waana idin salaamay buu hadalku ahaa waana seegtay😹

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 Před rokem

    Dirisle lagan waye wlhiiii wa somaliiiiiiiiiiii

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Před 2 lety +9

    Akishe waa laandheere dir ah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 2 lety +8

    Dirisly good man.

  • @saynabsanyar6167
    @saynabsanyar6167 Před 2 lety +1

    Yaxley hantar

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 Před 2 lety +3

    Viv yaxbul 💖🇸🇴🇸🇱ina adeer wrkadu waa dhanyhy 🇸🇴🧡 lkn ninkan cuqdad dilin rer abtigis wuu cayey 😁

  • @samiirasiciid9956
    @samiirasiciid9956 Před 2 lety +1

    Dirisle abdib walndheere waryaa afka leexi

  • @bilan9379
    @bilan9379 Před 2 lety +3

    Uff dheh, qabiil meel ha ku geeyo

  • @janoismydream4763
    @janoismydream4763 Před 2 lety +1

    Waad saxSantayana yaxbyl

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 2 lety +3

    dirsle abdi waxaan umalayeenayeey in uu yahe Ogadeen weyeene koley Somali waa Somali qaabilka naaga daye.

    • @salmanuura8543
      @salmanuura8543 Před 2 lety

      Waa dir darood rer abti uu yihin wuna cayey 😏waliba isaga ck la cayareyay ayu dhahen darood ma jeclin

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 Před 2 lety

      @@salmanuura8543 saas hadey tahey waa in an loo sariin like share lagala noqodo si cuno qabateen lagu sameyo.

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 Před 2 lety +2

    Dirisle guleyso

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 Před 2 lety +6

    Wiil ree jigjiga ah oo qabyalad aqoon waxa khalad ah dad dhulkoda kusoo rogay qabiil inuu lahadlaba

  • @najaxfarah5157
    @najaxfarah5157 Před 2 lety +2

    Sibsibaar majeerten Ku yeh war reerka ha ceebayn reer Ka majeerten waa gobe

  • @azizahassan6536
    @azizahassan6536 Před 2 lety +1

    Idirisle ayuubuu rabaa in uu laciyaaro halka yaxbul dhulka jiiday yaa yidhaah soo cagadhaqo

  • @saynabahmed1723
    @saynabahmed1723 Před 2 lety +3

    Dirisle legend qoomiyada buu ka dhashay

  • @bidhanqurux1234
    @bidhanqurux1234 Před 2 lety +3

    Xoolo tahay wllhay dirisle afkga urya kaa

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 2 lety +5

    Qofka Jahilka Nolashiisa Dan Qabiil Ayeey Kasubsantahay

  • @azizahassan6536
    @azizahassan6536 Před 2 lety +4

    Dirisle hadal mayaqaan waa caruur aan wali hadal baran

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 2 lety +3

    waa nin Ogadeena sidaan umalyeenayo.

    • @maxamedcabdiwahaab476
      @maxamedcabdiwahaab476 Před 2 lety

      Gerri waye wa ciyalki jijiga qabilna ma naqano somali o dhan wa noo hal

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Před 2 lety

      @@maxamedcabdiwahaab476 yaa gari ah ma dirisle maahan waa ciise suu sheegy gari kombe waa daarod

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Před 2 lety +7

    Yaxbuk umadena ma ahn 😁🇸🇴🙋‍♂️

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 2 lety

    Dirsle abdi waa nin cagdheer ah sida la sheegeyey.

  • @Sooraan
    @Sooraan Před 2 lety +3

    Yaa talyaaniya😆😆

  • @mohamedaidroos
    @mohamedaidroos Před 2 lety +1

    Dirisle sxb dadkaan qalbigooda madowbaaday waxay doonayaan sida ayaga qalbigooda umadowyahay ayay kularabaan kar ugabax waa kuwa orka kukacdado

  • @user-um3vp5wn7q
    @user-um3vp5wn7q Před rokem

    Wa nin laandhere ah oo ciisse ah

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety +1

    Dirisle magajonayo lakin idinika tuug sad

  • @hubialikalif410
    @hubialikalif410 Před 2 lety +1

    Idirsle maha ogadeen jidwaaq weeye qabiil la dhaho oageedeenka ka tirsan

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 2 lety +1

    Qaniisyadaan maxaa u la dherlsysaa

  • @sacaddrama5322
    @sacaddrama5322 Před 2 lety

    Yaxbul beeday

  • @zuldanmurzal9001
    @zuldanmurzal9001 Před 2 lety +1

    Wax kabadiya buu heley dirisle wlhi

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Před 2 lety +2

    Dirisle ugaadeen baan moodaijiray in uu aamuso oo sidiisii ku socduu ahaa dir baan ahay waxba ma soo kordhinayso, dirisle baa foorjadu qabiil ka keentay lacagtu dadka dhiiqo bay lugaha u galisaa

    • @jamesanimation8222
      @jamesanimation8222 Před 2 lety +2

      Wl dirisle wuxu ka dhashay reer ka faana qabiil ka sheg shegisa
      Wa reer ka badbaaday halaga soomaali ku dhacday
      Ciise wa reer iska leeh Djibouti iyo diridhabe

    • @maxamedcabdiwahaab476
      @maxamedcabdiwahaab476 Před 2 lety

      Wa gerri dirisle ciyal jijiga waye mana naqano qabil somali a no ah qabil inta ma si dhafino walahi qasab haday noqoto inan shegno Ayan shegna Wana gerri kombo

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety +1

      Dirisle wa dir reerka dir layirahda qabil wey kafanan landernimo dir ba lodaaya I respect them and qabyalad and qabil they dont know qabil must be stopped

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Před 2 lety

      @@maxamedcabdiwahaab476 kkk waayo soomliga aan qabiilka aqoon yaaby

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Před 2 lety

      @@jamesanimation8222 halkee uuga badbaaden war niyow waxaas wax ladhaho maahn

  • @Kafiakafeya
    @Kafiakafeya Před 2 lety +2

    Il est plus star que toi yaaaa miskineee on te connaît pas toi

  • @xamdayr4550
    @xamdayr4550 Před 2 lety +3

    YAAXBUL KEEP GOIN PRO👍👍🇸🇴🖐🙏🙏🤝😘

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 Před 2 lety +8

    Yaxbul so funny kkkkkkkkkkkkk

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 Před 2 lety +4

    Somali waxa ugu qab yalad badan Darood qashimin waaye bal hada arag il buunkan nimanka uu soo qabtay dhan Darod waye Nacala shaydan ku yaale waxna iskama dhicisaan ninkins iyo naagtiinana qabiil aya ka buuxa Idirisle cabdi laandheere Boqortooyo Direed ah waye kuwa Darood ah aya so qoraya waa Absame war waxan yaa dadka ka qabta hayey dooliga

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety +1

      😅😅😅😂😂not all darood tho but dir people are legend I respect them coz they over qabil dir people are civilized people much respect 🥰😌

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097 Před 2 měsíci

    Inigay landheranimadu wax ni tari lahayd o 30sano baabassan drisle wa nin jira hadan kani ahan laha wan xishoon laha

  • @eagle276
    @eagle276 Před 2 lety

    Sheekadan ay daarood wadan waa sheeko dadka CZcamsleyda ah la rabo in dadka lagu diro oo Qabyaaladiiste lagu shaabadeeyo tusaale CK Dirisle iyo qurux kudhiigle
    sababtoo ah iga dhan Talent malaha marka waxay rabaan kuwii lahaa in ay qabyaalad baraan oo magac dilaan 🤔

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 lety +2

    Drslee abdii wa absamee kumadee ladhere ladhero dhaaly weyee uf nacalaa kugu yaalo

  • @liibaanbaari5907
    @liibaanbaari5907 Před 2 lety +1

    Waxaan ookiyaalaha kuseexda wrkiisa naga dhaaf

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 2 lety +1

    Daarood kaan ha la dheelin a ayaa ku dheela

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 lety +5

    Idris naagtaan faramtiyashaku safan ha la cayaarin.

  • @xikmadbilechannel2969
    @xikmadbilechannel2969 Před 2 lety +2

    Part 2

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 Před 2 lety +7

    nio yaxbulka waxba lagama qaban karo

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 Před 2 lety

    Adaa laangaab ah Dodoma yahow

  • @adenali6381
    @adenali6381 Před 2 lety +3

    Agah susan Somali usheegan darood iyo majerteen so Somali ma ahan agah hahahah dirislee waa awar ilen waa qalqalay dirislee hahahahahah yaaa taliyani ah marka anika Somalia baan ahay kulaha hahaha

  • @hubialikalif410
    @hubialikalif410 Před 2 lety

    Yaxbul nin laan dheere

  • @rahoabdi9274
    @rahoabdi9274 Před 2 lety

    Khas odayal baqaday igadhe

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g Před měsícem

    Oromo weeye daroodkuu waa naa garac wlhi waar cisse wuu idin dhaley

  • @cabdallahcabdallah4717

    Soomaalida waxa ugu jaahilsan gobollada qaarkood weliba dadka reer mudugga ah, waa dad cajiib ah bal waxay meel walba lasoo fadhiisanayaan arka

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 lety

    Yaaab walh yaax buul

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 lety +4

    Langab wa adiigaa nacs yahahpw dirslee wa nin ansamo ah naclaa kugu yalo drssl ladhere nimo kamaa dheeriid uf

  • @abdirashidmohamud5327
    @abdirashidmohamud5327 Před 2 lety

    War dirisle waa miskiin aan hadal aqoon wlhy I don’t kwon cida ka waalaysa lkn dir io daaroor cidna ma sheegin waa maxay qabiilkuu ku rafanayey asagaaba iscaynaya oo leh adiga qabiilkaga ka badiyey qabiilkyga hadaad u fiirsato oo waayahee asaga haday qabiil u badiyeen dhibka uu kuu gaystay waa maxay adigase meeye soomalidu ama qabiilkagu ma waxaa ka batay asaga qabiilkisa mise adey dad saalixiyiina oo cibaadaysana kuu dheelayeen war nio runta isku sheeg caruur commentigoda ha soo aqrisane

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 lety +1

    Wa nin absamo kumadee ah

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 2 lety

    idisle waa Ogadeen dadku ku ciyaaraya.

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety +2

      Idrisle wa dir weliba cisse lkn qabyalad magaranayo mostly dir qabyalad magaranayan

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 Před 2 lety

      @@tooshiit8968 hada qabayalada wuu sheegey so marka micano ma dhiigeyeso qabayalad ma yaqaano hadu amuusana in uu amuuso ayeey ahayeed.

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety

      @@ubahguled96 ooh adiga qabilka la cayaya Miya iska amu lehe wll qabyalad ba kuwado aniga qabyalad magaranayo wayo dirisle wa will an tageyro uaah since 2017qabyalad iyo qabil weligi kamamaqlin dofarahas hda qabil kutagereysid mashegin dhalinta MDX iskugaliyo

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety

      @@ubahguled96 midakake qabil wxbo imatarayo yalagusirin

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 Před 2 lety

    waar qabiil dhaafa

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 2 lety

    Nin kaan naag naagta maxaa u la dheelaysaa

  • @mohamedladif963
    @mohamedladif963 Před 2 lety

    Team yaxbul💪💪💪💪💪

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 2 lety

    Ninkaan naag naag taan ah maxaa u la dheelaysas

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety

    Beenle qabil bad kutu gasata waji damer lee

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 2 lety

    Ishaada cawaran balaangaaba naxli yuurura

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety

    Aboowe idirisale hala dhelin waxan waxay kutugsadan qabil haa wayajiran wan macarufa waray nin kani waa nin diira ah oo beenale beenle dhalay dhamantin waxad tihin beenlel tuug tuugi dhashay oo wada cabatuy ah

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 Před 2 lety

    War dirislaw kan iska dhaaf u isgaran layahay wuxu ku hadlayo

  • @sabadismail663
    @sabadismail663 Před 2 lety +2

    Idirsle dhiiqo ayuu lugaha la galay way u dhamatay tagaradii waad weydey nacas

  • @cabdirisaaq5059
    @cabdirisaaq5059 Před 2 lety

    Daaroodoow majeerteen boqortooyo aan u doorano sababtoo ah laangaabyaday naga jabiyaan

    • @hamdadheman824
      @hamdadheman824 Před 2 lety

      dirisle cabdi boqortooyo wllkay anaa diraa oo kula dhay

  • @khadarisaaq7962
    @khadarisaaq7962 Před 2 lety

    Waar yahee madigii asaga Ku caanbaxy ayaa hdana caayaya🤣🤣🤣walee aduunyo

  • @jawahirmuhumed7283
    @jawahirmuhumed7283 Před 2 lety +3

    Darsle ma dirba wangartay

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 Před 2 lety +1

      Haa isaga afkiisa kasheegay

    • @missjano8249
      @missjano8249 Před 2 lety +2

      Waa ciise landher ah oo wax bartey

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Před 2 lety

      @@missjano8249 yaan wax baran waa ciise landhera wax barty kuyee kkk landhernida qof walba masheegtaa istaaq furullah ilhow iga cafi

    • @missjano8249
      @missjano8249 Před 2 lety

      @@rahmohusseinahmed9723 reerkina wax baran oo ku dhashay geed hoosti