Ciidanka Kamaandoosta Somaliland iyo dhoola tuska xuska 18 may.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @hoodoyousuf5606
    @hoodoyousuf5606 Před 2 lety +29

    Wlhi farhad ayaan la ilmeeyay ciidamadu waa kuwa naftooda noo huray nga ilaasha cadawga happy independence day 18may somalilanders 🥰

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před 2 lety +10

    Waxa I muqata in ciidamada sanadba sanadka kadanbeya ay sii xugbadnanayan taking waxay la micna tahay wadanku inu sii wacnanayo manshaalaah tabarakalaah alee ha iidiin wada xifdiyo dhamantiin

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Před 2 lety +12

    Camerada haghago ayaa ku jirta, lkn ciidamadu waa cajiib sida u tabobaranyihiin, maasha Allaah 😍🥰

  • @nasiraadannournasir3279
    @nasiraadannournasir3279 Před 2 lety +8

    waligay xata ma maqal qaran sidaaa xawli ugu socda horumarkiisa Reer somali land allah ha idiin siyaadiyo nimca nsbd galyadu u horayso eed haysataaaan noo duceeya

    • @cabdiqayschannel
      @cabdiqayschannel Před 2 lety +1

      wll Shugran wllkay Alle haaydinka Saaro dhibaatada Aamiin Aamiin

    • @rahmaali1362
      @rahmaali1362 Před rokem

      Anuu wxn ka mid ahay Ragga Somaliland
      xaqiiqdi Wlhie halka shey ee somlia ka dhaca waa laga wada naxaaa 99.9%
      se hadii xaqiiq la sheego somalia hadey xagga alle u jeestan oo y diinta ku dadaalan wey ka baxayaan dhibkastaa maanta somaliya waa meelayaasha u dunuuubta badan Africa HADAANEY ADUUNKABA AAHAYN
      MARKA WA Ciqaab alle ee alle haloo jeesto
      anaguna ducada idiinkama bakhayleyno ee masaajida waaanu idinkaga duceyna wllhey islaanka ah

  • @ifraaxqalanjo9282
    @ifraaxqalanjo9282 Před 2 lety +8

    Waxay nagashdeen Uma gudi karnee allahayoow ugargaar geesiyadii noo guntaday😭❤️❤️❤️❤️ happy 18 may

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 Před 2 lety +6

    Mash'Allah tabarak'Allah, my country Somaliland, long live...!! Nolada insh'Allah....!! Guul Guul...Somaliland...!!

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa Před 2 lety +8

    Mancha allah wadanakaygiyow somaliland wadnahaygiyow somaliland 💚💭❤

  • @nasiraadannournasir3279
    @nasiraadannournasir3279 Před 2 lety +6

    allah ha idiin siyaadiyo nabada aaad ku naaalonaysaaan iyo horumarkiina malinba ta xigta aad gaadhaysaa xataaa idinma soo gaadhi karo 30 sano oo kale noo duceya walaalayaal

  • @daahaismail3757
    @daahaismail3757 Před 2 lety +11

    Wallahi somaliland socotay from somalia 🇸🇴

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 lety +4

    Walahay waan ogahay markaas oo kale muuse wuu qiiroonayaa

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Před 2 lety +8

    Guul guul Somaliland. Happy 18 may all Somalilanders 💚🤍❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Před 2 lety +9

    Masha allah somaliland socotay guul guul my country

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety +11

    tani maaha in dadka afsoomaaliga ku hadla oo dhan ay wadaagaan kani anigaa iska leh waxaad la wadaagi kartaa Muqdisho haddii aad rabto Soomaali kale. laakiin somaliland anagaa iska leh

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety +1

      G36 aya uso halgamey

    • @vp106cy4
      @vp106cy4 Před 2 lety

      @@Suhayb1_4
      G36 aka doofaaradii xaarka xaarmaajo cunay!!

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 Před 2 lety

      @@Suhayb1_4 waa jifo kamida dadka dalka iskaleh kuwaad shubaysid

    • @moaly8087
      @moaly8087 Před 5 měsíci

      Lahow bad shegi ee cirka la gal kuwan 50 wiil xita iskama celin karan

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Před 2 lety +6

    Masha allaah geesiyaa u dhintay nabada aynu ku naaloonayno illahay haw naxariisto qabriga haw nuuriyo aamiin guul iyo gobanimo somaliland

    • @djamafarahdembil2264
      @djamafarahdembil2264 Před 2 lety

      JamacFarax DH ku magac Indhacase uso halgamey Somaliland amballiyo sagurro wagsan mushahinti ushahiideg ee dhigooga ku sortez dhulka Alla hahunaxato dhamman iyo kuwidambe dhamman Soyal

  • @Uknownw
    @Uknownw Před 2 lety +12

    Allaw dhawr somaliland masha Allah
    🟩🟩🟩⬜⬜🟥🟥🟥
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏
    🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊👏👏👏

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 2 lety +6

    Ciidamada Kamandowsta Qaranka

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 Před 2 lety +3

    Masha Allaha ciidankaygow cadowginu cagta hostisa hanbalyo hanbalyo 18may sanad guuro wacan 31 💚🤍❤️

  • @hamdamahmed2081
    @hamdamahmed2081 Před 2 lety +3

    Allow noo barakee intii usoo dhintayna unaxariisoo u danbi dhaaf💚💚🤍🤍❤❤

  • @dayaxaiidaan1843
    @dayaxaiidaan1843 Před 2 lety +3

    Masha Allah masha Allah somaliand guul somaliand 💚💭♥️💚💭♥️💚💭♥️

  • @abdirizakfarah1212
    @abdirizakfarah1212 Před rokem

    maanshalah ciidamada qaranka jamhuuriyada Somalilald ku dhaadato horu u socda waydiin ducaynaynaaa ciidanka qarankoow

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 Před 2 lety +4

    Cadaw idinma Arko my blood
    Ilaahaw noda ciidamada Qaranka ee Kala Duwan

  • @user-yn1ue2dd9o
    @user-yn1ue2dd9o Před 8 měsíci +1

    Ciidankii dalkaygow guusha💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Před 2 lety +1

    Mashallah us SOLDAT JAMURIYADA BARAKAYSAN SOMALILAND 💚🤍❤️

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 2 lety +2

    Mnsha Allah hambalyo somaliland ⬜🟥🟩💚🤍❤🟩⬜🟥💚🤍❤🟩⬜🟥

  • @mabaxayijr1285
    @mabaxayijr1285 Před 2 lety +3

    Masha allah dad kudayasho mudan❤️❤️‍🔥👏

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 Před 2 lety +3

    Like ubadiya Cadowgu yabeee

  • @hamdayar215
    @hamdayar215 Před 2 lety +2

    Alow dhawr cidankayga m.a

  • @dy2334
    @dy2334 Před 2 lety +3

    Runti wan qiiroday guul somaliland

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 Před 2 lety +2

    Mnsha Allah guul somaliland 💪💪💚⚪♥️

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal Před 2 lety +4

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️masha allah tabaraka allah alle hano siyaadiyo nabada iyo nimcada.

    • @maajid1172
      @maajid1172 Před 2 lety +1

      MANSHA ALLAH COMMENTIGAGA SAKO DHAN WAN ARKAYAY GESIYAD BADTAHY WLL💚❤HALYEYAD 🤘🗯🗯💚❤🗯

    • @Miss-sagal
      @Miss-sagal Před 2 lety

      @@maajid1172 thank you walaal. 🙏🏻

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 Před 2 lety

    Masha allah dalkayga iyo dadkayga somaliland guulaysta ilxun idinma aragto 😁😁😁😁😁😁❤💯💯💯🧡🧡🧡🧡💯💯💯💯💯👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @hassanadan4089
    @hassanadan4089 Před rokem +1

    Mshallh

  • @khaalidapdiaziiz2420
    @khaalidapdiaziiz2420 Před 2 lety +4

    Somaliland ❤💭💚

  • @mustefehussein9154
    @mustefehussein9154 Před 2 lety +1

    Mashallah lumber one and the one

  • @nuurxashi4996
    @nuurxashi4996 Před 2 lety +1

    Somalia. meu 18. Noora oex

  • @amalmohumadey8854
    @amalmohumadey8854 Před 2 lety +1

    Maasha Allah ishii bugtaay ku bogso

  • @maxamedmuuse9513
    @maxamedmuuse9513 Před 2 lety +4

    Fiicnaan la heyda inago dhisana askar diineed intad dhisayno askari dawladeed😢

    • @talozameofficialtupe9524
      @talozameofficialtupe9524 Před 2 lety

      Inder wixibad adu walad fahantay

    • @Uknownw
      @Uknownw Před 2 lety +2

      Labadaba ways kujiran ciidamadu iyo askartu hadaa ma gaalobaa sidee u hadlaysaa waxay ujoogan inay cadawga dhulolkooda kadifaacan yago diintoda haysda mxad kale le rabtay kaxun yahay

  • @madoweynchannel6625
    @madoweynchannel6625 Před 2 lety +2

    Somaliland indepence day 18 mey ,we can commemorade very year.

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Před 2 lety +1

    allaahu akbar maansha allaah
    allaah haydinxifdiyo geesiyada dalka il iyo cawriba la aada sanadguuro wacan

  • @maxamedhassan2160
    @maxamedhassan2160 Před 2 lety +4

    Indhaha wax kaga gura adeer qadaad wayneey waad uraysaane

  • @salaxabdiladif6681
    @salaxabdiladif6681 Před 2 lety +2

    Masha allha guul inasha allha ilahay sanadkaa sanadkeesa somaliland 💚🤍❤💯maanta farxad buuxda ayay inoo tahay haday no nahay shacabka Somaliland 🥰

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 lety

    Dalkayga qarankeena dhamaanteen waanu u dhimaynaynaa

  • @jamilanuuh3243
    @jamilanuuh3243 Před rokem

    Masha allllah

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 Před rokem

    Geesiyaasha qaranka💚🤍❤️

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 Před 6 měsíci

    Reer Somaliland ka warama siiba qurba joogta hadaan 5dollar bilkasta iska jarjarno oo ku qabkno dalkeena sida Eritreanta oo kale. Ka warama hadaan barxad weyn oo lagu gaardiyo 18 May ciidankeena u dhisno waan awoodnaaye.

  • @Dhoobo123
    @Dhoobo123 Před rokem

    My army

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 Před 2 lety

    Mashaa allaah somaliland guuuuul 💚🤍♥️

  • @zeinabmohamed8366
    @zeinabmohamed8366 Před 2 lety

    ماشاء الله تبارك الله

  • @nuurxashi4996
    @nuurxashi4996 Před 2 lety

    Somalia mey18

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před rokem

    Hashaan gaada waynoow libaax
    Uga gaboon waayay
    Inaan gorayo cawl uga tagaa
    Waa wax so gudhay.
    Goroyo cawl waagaa Ethiopia ayuu uga jeeday Allah jannatul fardows ha ugu deeqee halyaygii Cabdillahi Suldaan tima cade
    Maanta Huwantu waa dhuxunkureeb ama jinac
    Hashaan afwaynoo abees ahaa uga gaboon waynay
    Inaan dhuxunkureeb jinac absame uga tagaa waa wax soo gudhay dheh kkkkkkk Ciidanka qaranka iyo shacabka, xukuumadda Jamhuuriyada Barakaysan guul iyo gobanimo waarta oon abid liicin. Allah mahadaa l er h oo la jira

  • @shaaficiguulwade9462
    @shaaficiguulwade9462 Před 2 lety

    Soo dhawada

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Před 2 lety

    Maansha alaah

  • @ahmednasirabdi7136
    @ahmednasirabdi7136 Před 2 lety

    Mash allaah

  • @abdirahmanismail1726
    @abdirahmanismail1726 Před rokem

    MM Somali Tv Sawirkaaga waxa ka muuqata propaganda aad ku kala jarjartay socdaalkii ciidanka ee isku xidhnaa si aad aragti kooban uga bixiso dhacdada wayn ee 18 May 20223. Haddii ay aqoon kaa tahay sawir qaade xirfadle u dhiibo shaqada aad hayso.

  • @somalimidaysan7874
    @somalimidaysan7874 Před 2 lety

    Cidankan si fiican ayaa logulabisay balse kumandos ma aha wa military cadiah

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před 2 lety

      Anagu kumandoos tayadu masoo baxdo nio waa kusidee cidamdayada caadiga ah ayaa soo baxa cidmada gaarka ahi masoo baxaan

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070

    🥉 Koodbuur 23

  • @yaasiinkhaliifCali
    @yaasiinkhaliifCali Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GouledFarhan-gl2zx
    @GouledFarhan-gl2zx Před rokem

    Machallm

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 Před 2 lety

    Codka iyo cagta Islama socdaan mida kale bandhig ciidan oo 100 askari lagusoo bndhigaayo wa aggah

    • @YoonisRashiidYey
      @YoonisRashiidYey Před 2 lety +5

      hadaanad xaasid ahayn muqaaladaa duuban ee ciidamada maray 100 askari kumaad sheegteen ee wad is xejin weyday marka waxba hadaawane iska daa haku xanuunsane

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 Před 2 lety

      Ma tirada rasmiga ah ee ciidankayaga ayaad rabtay inaad ogaatid
      Siyaasada ciidanka kuma jirto wll waxaad rabtid

  • @zamzamzamita6956
    @zamzamzamita6956 Před rokem

    M

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem

    Get better microphone

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 2 lety

    Ma shaa Allah

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 Před rokem

    💚🤍❤️

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 Před 2 lety

    Somaliland goormay yeelatay kamaandaws Ilahay ka Cabsada

    • @maajid1172
      @maajid1172 Před 2 lety

      CALACAL LOMA BAHNA🖕🖕🖕WAXAN KU MUQDA WAXAY😎FAQASH FOWAL FAQASH🖕🖕🖕

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před 2 lety

      Kkkkkkk koofiyad castu waa ayo rru waa ayo kuwaa halkaa socdaa waa ayo dhiloooy

  • @Adam-sq8ol
    @Adam-sq8ol Před 2 lety

    Marqaan ayaaba daashaday socodkaa dhibaayo

    • @maajid1172
      @maajid1172 Před 2 lety +4

      FAQASH🖕NO🖕CALACAL🖕🖕🖕🖕

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před 2 lety

      Faqash yaa faqash eeeesh qiyaasak waad xamili wayday soo maha jaale 🍌🍌🍌🍌 qarax iyo qoxoontiga ka baxa

  • @knaanadam8785
    @knaanadam8785 Před 2 lety

    😂😂komandos aaa 😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂🤣😂😂🤣😂😂🤣🤣

    • @maajid1172
      @maajid1172 Před 2 lety

      SOCOTAY SMLILAND😎FAQASHE🖕🖕🖕🖕

    • @Uknownw
      @Uknownw Před 2 lety

      Inad ka xuntahay wa macquul😏😏😏😂😂

  • @ilyasapdela7543
    @ilyasapdela7543 Před 2 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    nio runta marka laga hdlo hidii
    ay gobolkan s,l dawld yahy bada
    saylac io barbara laguma hamiyeen oo
    wa laga wabn lahaa ader mcn moraal
    been ah hisku marin habaabinina wa lidin indho saabee 😅😅😅😅

    • @user-xf4wx4nq5k
      @user-xf4wx4nq5k Před 2 lety

      Yaaku hamiyey bada saylac iyo berbera jaalle 🤣

    • @rahmamohamuud2583
      @rahmamohamuud2583 Před 2 lety

      @@user-xf4wx4nq5k wa ka xuntiiyo dhaliil badhnaadhayse😅somalia inagu qaldaysaayo dhacsane

    • @khadarcabdiraxmaan1472
      @khadarcabdiraxmaan1472 Před 2 lety

      Cidda ku hamiyeysa yaa ka hor jooga miyey sii gasho sheekhoow waa 500 OO sano inta la hayo waa lagu hami ayaa ye

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před 2 lety

      @@user-xf4wx4nq5k fariid baa tahy yaa ku hamiyaay somaliland yaa ku soo dhacaya jaaaalee

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem

      Walaahi oo bilaahi waa meesha kaliya ee maana dawladeed ka jiro Somliland
      Somaliya Dawada ma ah oo walaahi ah lakin waa Maaamul Dawaladii waa tii aan ciidan sheisheeye illalin dawladii waa tii shcabka doorto
      Dawaladii wa tii xukunta Dhulkeed a Badeeda iyo cirkeeda Maamulka muqdsho ma xukmaa Muqdsho xataa mayaa mayaa ma xukumi doonaa mayaa inta ciidnan sheeshey wadanak joogo oo laga xukumo Xalane
      Jabuuti ma dalwadba a maya waa meel hal nin yeeshey
      Deganka somali Galbeed ma dawaldba amayaa dadk ma dooran wlaina xor kama aha Ethopia
      NFD Somalida kiina ma Dawaldaba mayaa waa sidaa Somali galbeed wali xor ma aha lakiin iyagu siyaasiyiintooda waaysoo doortaan
      Kolkaa Dawalada kaliya jirtaa Meel Somalia dagto waa Somaliland dlawad shacbeekda doorto oo xukuntaa dhulkeeda badeeda iyo cirkeeda

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Před rokem +1

    Bal kamandos noocana eeg waa wada tabcaan beentay isugu sheekeyan ayaa reer waqooyi la hadhay waan ka xumahay marka aad u eegto kuwa xamar iyago intii dagaaladu ka socdeen nabad ahaayen hadana xamar ayaa ka ciidan tayo wngzan adeer qabyalada iyo qaadka ayaad ku wanagsan tihiin ee ciidan iyo dawlad nimo midna waxba kama garaneysan

  • @abdirazakmoha72
    @abdirazakmoha72 Před 2 lety

    Koofiyaduhu waa kuwii Motoyinka lagu fuulo

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 Před 2 lety

    Kkkkk kkkk kkkk kkkk kkkkk kkkk kkkk kkkk kkkkk kkkk kkkk kkkk kkkkk kkkk

  • @teambaxarchannel5943
    @teambaxarchannel5943 Před 2 lety

    Qoodhamiintan siyaad bare markuu dabar jaraye xagee jiran gobal xun baatihin ee naga nasta 18th May malinta qashinka aduunka

    • @AbdallahSomali
      @AbdallahSomali Před 2 lety +6

      Na jeclow ama na necboow weligeyn waanu hormaraynaa

    • @nimcoxasan1452
      @nimcoxasan1452 Před 2 lety +5

      Caloosha ku tagan yaray 😏

    • @amiiraibraahim6087
      @amiiraibraahim6087 Před 2 lety +2

      ilintada ceshan kari ladahy

    • @zuhaipalli3739
      @zuhaipalli3739 Před 2 lety +2

      Ader awoowyashood aya siyad bare kabo la'an kagasary wadanka markay awoowyashod xagi ilahy ulaptena wakuwan ragi calanka kala waragay cadhadi wagasay idin qabane walaydinka hayaye sookora horta o kalin qada markasanu idinkuso fasixi ye imika wanalagu kin cadabiye agoonyahay

    • @teambaxarchannel5943
      @teambaxarchannel5943 Před 2 lety

      @@zuhaipalli3739 wr qoodbanow afsoomaliga iska sax shuubo ku dhashe malmul gobaleed kantalo kale rabtiin inaa xilka ani ahaan qabto fcneed hal qof idinka ma noola laheen

  • @jamajama2401
    @jamajama2401 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk, waa dhuuso QABIIL QARAN MA NOQDO.

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před 2 lety

      Nagu soo dhuus waaataase waar hadad rag tihiin wax naga qaada wanaga kolba idinku soo siqayna ee garoowe agnimiye dhuusoooy faqash yaa faqash

  • @ayaanabdi9923
    @ayaanabdi9923 Před 2 lety

    Masha Allaah