Farxad Aabahed ayan u helnay gabadhii loo furay aabaha lama yaqan faqash aya tahay qabiilkena ayay d

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 148

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 9 měsíci +10

    Rabiyoow biniaadam hanoojebin ala soomaali qaarkeed xumaa 😢😢😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 9 měsíci +10

    Allahu akbar somali illahow ha no jebin abayasha caruurta ha ilaliyan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před 9 měsíci +5

    /waar iidoorka qaarkii cunsuri sanaa. GAw. FAraxadda gabadha waannu la wadaagaynaa ee huunno xijaabka adkayso.

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Před 9 měsíci +3

    Wlhi saan ugu farxay alx hadday ciilki ka baxday samsam Manshallah Tabarakallah
    Qalbiga iga xanuunay muuqaalkedi hore wan u duceeyay alxamdullilah Alxamdullilah

  • @Cadey12345
    @Cadey12345 Před 9 měsíci +12

    Asc eedo quruxeey Allah baa noo kaa soo celiyay alxamdulilaah, soo dhawoow❤

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 Před 9 měsíci +8

    Mashaaallah waa ina adertey❤❤❤ waa ku salaamay

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Před 6 měsíci

    Mashallah tabarakallah ❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 9 měsíci +5

    Mashallaha tabarkalaha hadi ada hesheya familkaga waa faraxada illahaya ha ku siyadiya walashaye abooba illahaya ha uu naxariisto Hooyo illahaya ha ku dhafa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 3 měsíci

    mansha allah ❤❤cabdiasiis ale haku barekeeyo shaqo fcn baad dadka u heysa

  • @user-hx2uq6zn6h
    @user-hx2uq6zn6h Před 9 měsíci +1

    Waa doqon nimo ah in aad gabar aad guursatay ood balan qaaday in aad masuuliyaddeeda qaadid kutiraahdid sideen iyo wax lamid ah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před 9 měsíci +2

    Masha allaah masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 Před 9 měsíci +4

    Congratulations mashaa Allah
    Waa far xad weeyn haddii ehelkaadi hashay

  • @bisharomohamef3425
    @bisharomohamef3425 Před 9 měsíci +6

    Maasha alaah gabadheena alaha inoo barakeeyo

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 Před 9 měsíci +2

    Walaasheey mcn soo dhowoow horaa loo yiri baadi nimaanllahaayn beey agjoogtaa kusoo dhowoow Moqokori ❤❤❤❤❤

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Před 9 měsíci +2

    Mashallah Barakallhufiik.Wllo Somalidu.Intooda badan,ma yaqaanan
    Cunista kaluunka iyo qudaarta.Waxan
    Naqaana.Hilib,bariis iyo baasto.marka
    Waxaan yeelanay.Calool weeyn iyo lugo,yaryar.Dhiig kar iyo Sokoroow.
    Fool xumo,oo dhan.Qofkii asagoo yar ayuu,waayeel u egyahay.Subxaanallah

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 9 měsíci +12

    Ilaahow soomali hanoo jebin somali gobol kasta iyo meel kast oo ay joogaan waa cunsuriyiin maalintay wax yar oo dhib ah kugu arkaan way ku bahdilayaan gabdhaas bal day gurigeedii waxaa lagu dumiyey shaki ay ka qabeen. Alxamdulilaah Walaal inaad heshay reer aabe anaguna Aad baan uula faraxnay Masha allaah

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Před 9 měsíci +1

    ALX MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY GABADHAAN IYO AABAHEED IYO EHELKEEDA OO DHAN

  • @yussufduale4142
    @yussufduale4142 Před 9 měsíci +2

    MashaAllah. Jazakallah kheir.

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Před 9 měsíci +3

    Shaqo cajiiba ayuu haya cabdicasiis❤

  • @martiilaq1tube381
    @martiilaq1tube381 Před 8 měsíci

    Fihiima walashay aad igu qaaliya ilahay haku xafido

  • @user-dh1us6hu6q
    @user-dh1us6hu6q Před 8 měsíci

    Masha’Allah TabarakaAllah AlhamduLillah Rabbil Caalamiin

  • @queenxasan2220
    @queenxasan2220 Před 9 měsíci +1

    Masha allah alle cimriga ha kuu dheereyo cabdi caziiz really ❤❤❤🎉

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 9 měsíci +1

    Mansha allah ❤abaayo hambalyo ❤ale farxadada haku siyadiyo

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před 9 měsíci +2

    Masha.Allah. hambalyo ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 9 měsíci

    Mar hore bay ahayd

  • @kaahiyemohamed5096
    @kaahiyemohamed5096 Před 9 měsíci +1

    Ana waan idinla qaysaday farxada walal ama huuno

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 Před 9 měsíci +1

    Maasha allah ❤️ ♥️ ilaahow ku xifdi abdiaziz really ❤❤

  • @omermhd985
    @omermhd985 Před 9 měsíci +2

    Mashaa allah illah jisada janna haka dhigo cabdi caziiz

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 9 měsíci +1

    Aayo Adeer Aad baan ugu farhan sissy u heshay reerkooda

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 9 měsíci +2

    Waxaan kaa soo salaamayaa u.S.A. Gabadha muqokori reerkooda ka heshay mar a habaryar baan u ahay mar a Xaga ilmahayga Asho Adeer

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 9 měsíci +4

    Asc Abdiasiis Eedo Aad iyiaad ayaan kuu taageeraa 100/100

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 9 měsíci +1

    Reer waqooyi dhib badanaa maxey gabadha u cunsuriyeeyen ❤🎉waa guul abaayo farxadaada

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Před 9 měsíci

    Mashaa alaah, farxadaadu Waa farxadeena

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 Před 9 měsíci

    Masha Allah, magacaaga ha raago. Shaqo fiican aad ummaddaan qaarkeed kala dhuntay u haysaa .

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 9 měsíci +1

    C/casiisow Allaha kaa Farxiyo Akhiro iyo Aduunba Masha Allaah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 9 měsíci

    Mashallah

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Před 9 měsíci +1

    Maasha Allaah Alxamdulilaah

  • @liibaanmustaf546
    @liibaanmustaf546 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah will ka iyo iyada wey isku egyiihin

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Před 9 měsíci

    maashallaah tabaarakallaah habo farxadaada waa farxadeena

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 Před 9 měsíci +1

    Mashaa Allaah tabkalaah

  • @Raho339
    @Raho339 Před 9 měsíci

    Maasha Allaah Xawaadle Maxamed Tanade Daarood

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @CabdiAw123
    @CabdiAw123 Před 8 měsíci

    Hanbalyo abti

  • @samiragamadiid3844
    @samiragamadiid3844 Před 9 měsíci

    Mashaalla habo wan ku farxsanay in famligagi hesho ❤❤❤

  • @cabdulaahiaadandaauud
    @cabdulaahiaadandaauud Před 9 měsíci +1

    C/casis ilahay haku xafido aduun iyo akhiro

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 9 měsíci +1

    Maashaa allaah ❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 Před 9 měsíci +1

    Amiiin ya rabbi

  • @user-me1po9uv9l
    @user-me1po9uv9l Před 9 měsíci

    Manshaallah allah jano fardowso hakugu casumo Wllo abdicaziz❤❤❤❤

  • @ccfmaxamuud3083
    @ccfmaxamuud3083 Před 9 měsíci

    Cabdicasiis allaha ku xifdiyo aakhiro iyo aduun

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Před 9 měsíci +1

    Waxaan ka xumahay soomaalida kama waantoobaan tumaal boon midgaan iyo gun waar khaaliqii abuuray iyo rasuulkuba noo sheegeen in waxa laysdheeryahay ay tahay taqwada
    Canaan iyo Madawba waa lasimanyahay

  • @user-hl6cu1le5l
    @user-hl6cu1le5l Před 9 měsíci +7

    Rer waqooyi umadeena maaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 9 měsíci +5

      waadad koodha reer somaliland keligood maahee soomaloo dhan baa dadka faquuqa waan ku xidhanahay ilintin wax badan baan arkay

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 9 měsíci +2

      Harti Waqooyi saas mahaa.
      Isaaq saas ah

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 9 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9rsax meelkasta waasidaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 9 měsíci +3

      ​😂😂 isaaq iyo dhamaan reer waqooyi reer koonfur reer jabuuti dhamaan 5 soomaaliyeed waa iskumid qabyaalada iyo faquuqa

    • @nugaal012
      @nugaal012 Před 9 měsíci +1

      ​@@superfun1819xanuun Isaaq ah aa ku haaya miyaa?

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před 9 měsíci +1

    good job abdicasiis rialy

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 9 měsíci

    Mashallah thanks brother 🙏 ❤ 💙 🙌 ♥ 😘 🙏 ❤

  • @keysefaarax3114
    @keysefaarax3114 Před 9 měsíci +1

    Habar wadaag farxid ku nooliw

  • @maryanjeele3087
    @maryanjeele3087 Před 9 měsíci +1

    soo dhawoow habo reer abtigaane iska cafi

  • @JibriilMaxamed-pd2id
    @JibriilMaxamed-pd2id Před 9 měsíci

    Oo inantan Abti Ayaan u ahaye

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 Před 9 měsíci

    Maashaa Allaah ina Adeerkeed eeyba u eg tahay.

  • @halimafarah9820
    @halimafarah9820 Před 9 měsíci

    ManshaAllah TabarakaAllah

  • @mohamdibrahim5889
    @mohamdibrahim5889 Před 9 měsíci

    ماشاءالله.تبارالله

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před 9 měsíci +1

    Maasha alaah ❤❤❤

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 Před 9 měsíci

    Masha allah

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv Před 9 měsíci +1

    Alxamdulilaah ❤

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Před 9 měsíci

    Masha Allah ❤🎉🎉🎉🎉

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před 9 měsíci

    Maasha Allah

  • @hafsayasin9800
    @hafsayasin9800 Před 9 měsíci

    Alla masha allh❤

  • @abujole3992
    @abujole3992 Před 9 měsíci +4

    Furitaanka waxaa ka horeeya sidee isku guursanayeen kadib wecel nimo aya lagu furey aya maqlaya somalida isku saxa
    Intadaan isku guirsanin gabadha weydi abaha aawey abaha hadu dhintey walaalka aawey haduu lawayo adeer ama awoowa yashaada awey

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Před 9 měsíci

    Maashaah allaah Youwell come

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před 9 měsíci

    مشكور صاحب قالي

  • @ubahhussein3252
    @ubahhussein3252 Před 9 měsíci

    Maashaa Allaah walaasheey macaan waa ilaaheey mahadii hadaad noo soo laabatay welcome abaayo dadkaagii fram xawaadle beledweyne moqokori ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 9 měsíci

    Maashalah tabaarkalaah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 9 měsíci

    Maasha allaah hambalyo hambalyo

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j Před 9 měsíci

    Mashallah hambaliyo❤❤❤

  • @amunosman7959
    @amunosman7959 Před 9 měsíci

    Masha allh

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před 9 měsíci

    Mashaa allaah🎉

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 Před 9 měsíci

    Maashaa allaah 🎉

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před 9 měsíci

    Maashaa Allaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 9 měsíci +1

    Wcs wlc Brother 👍

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 Před 9 měsíci

    ❤maasha Allah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah good job 👏 ❤🇸🇴

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před 9 měsíci

    Allaahu akbar

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 Před 9 měsíci

    Maansh Allah

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt Před 9 měsíci

    You have a nice job

  • @user-zv8ef5lq7o
    @user-zv8ef5lq7o Před 9 měsíci

    Manshaalah 🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 Před 9 měsíci +7

    Masha Allan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 9 měsíci

    Iidoorka xumaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 9 měsíci +1

    Alx

  • @foozia426
    @foozia426 Před 9 měsíci

    Ax habaryar ❤

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Před 9 měsíci

    maansha allah maansha allah

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 Před 9 měsíci

    😢

  • @maxameddeeqcabdilaahi182
    @maxameddeeqcabdilaahi182 Před měsícem

    Wxd noqutay ina adeertay mcn

  • @maslah345
    @maslah345 Před 9 měsíci

    ALXAMDU LILAAH

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 Před 9 měsíci

    Maasha alaah

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 Před 9 měsíci

    Alxamdu lillaah

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 Před 9 měsíci

    Yaarabi bal Danbigaa fiiriya

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Před 9 měsíci

    Cabdi casiis rayane

  • @kafia252
    @kafia252 Před 9 měsíci

    Waa is ku egyihiin wiilka

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 Před 9 měsíci

    Mash alah

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 Před 9 měsíci

    waa kaagudoonay walaal inanqalbi fiicanbaad tahay by.buuhoodle

  • @daherfarah8242
    @daherfarah8242 Před 9 měsíci

    allaha ka abbaal mariyo

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 Před 9 měsíci

    Guurdiyaar