DIGNIIN KUSOCOTO GABDHAHA BOOSTEEYO OO ….MARBA HADUU KU DHAHO ANIGA ISKAGA TAG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024

Komentáře • 54

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 18 dny +34

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤🫶🏻

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 17 dny +3

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤ boosteeyo gabar caqli badan oo fariid ah baa tahay. 🎉🎉🎉

  • @user-vv7vw1mo1f
    @user-vv7vw1mo1f Před 18 dny +5

    Jakarta Bossteyo hada wixiii laga bilabo mss xaliso Ayan ugu waceynaaa😅😅😅

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 Před 11 dny

    Wan sodhawaynayna gabdha na siinayso taloyinka ubaahan inan waxbadn ka fiirsano 🎉👍🥰👍🥰 wana wax macquula oo mararka qaar dhacda gabdhaha anaye aad uga fakarin thanks ✌️✌️✌️🥰🥰👏👏

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk Před 17 dny +2

    The best teacher xaliye team like 👍

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah Před 17 dny +2

    GAROOBUHU maxay raga iyo hablaha yaryar iskugu diraan amazing 😮😮😮

  • @ayaanitaabokor4383
    @ayaanitaabokor4383 Před 17 dny +4

    That's true xabiibti ❤❤❤❤

  • @Carabc054
    @Carabc054 Před 17 dny +1

    Jakarta ani Suu ala wata gabadhan ii weeydii raga siidasa lagu garta moho hadaba gabdhaha see lagu garan kara iin ku jeceshahay? Iso weydi please zxp codsi

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 Před 18 dny +3

    M.a gbdhaas isku fikir baanu bahyy😊

  • @afnaanxuseenaxmed5547
    @afnaanxuseenaxmed5547 Před 18 dny +2

    Wow ❤

  • @Asiya441
    @Asiya441 Před 18 dny +1

    Iibaaxd ku soco😊

  • @user-tg9ut6mj8r
    @user-tg9ut6mj8r Před 18 dny +2

    Waa runbadanaaa wlshen❤ wn qatay taladas❤

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz Před 18 dny +1

    Wlhi waa runteed❤

  • @Muhudiin-ew8wj
    @Muhudiin-ew8wj Před 17 dny +1

    Wali Ma is Waydisay Qofka Aad Jeceshahay Haduu Romatic yahay Cidii Bartay....🎤

  • @XasanS11
    @XasanS11 Před 11 dny

    War qoftaan magaalka kanaso dhe waxaas wajiro maaheee😊😊

  • @user-pp8td7cs3q
    @user-pp8td7cs3q Před 16 dny +1

    Ani cml wayey tan ❤

  • @umucilmi3197
    @umucilmi3197 Před 15 dny

    Yaa balamiyay qoftan War gabdhoow ha dhageysanin qofta waa saaxibul maser xaalkeda ma fiicno tnkle qof kasto fikir ayuu leyahy waxa ay shegeyso ayd iyo xadiith ma ahn

  • @user-xe1nf4zs4p
    @user-xe1nf4zs4p Před 18 dny +1

    Geesiyda❤❤❤❤😊

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy Před 17 dny +1

    Nin hooyadis amri weyasy wati naagta amriso 😂😂😂

  • @AxmedCusmanAxmed
    @AxmedCusmanAxmed Před 17 dny +1

    ❤❤❤❤

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 Před 15 dny

  • @jeybiiofficial9393
    @jeybiiofficial9393 Před 18 dny

    ❤❤

  • @najaanmedia
    @najaanmedia Před 17 dny +1

    Nagtaan suuq raadis waye meshaan kuso laablaabaneysa

  • @zakariaOsmanBarkad
    @zakariaOsmanBarkad Před 18 dny +1

    Hadan siyo oo markey iga dagtoo igu cayeyso

  • @nabiilcade5906
    @nabiilcade5906 Před 16 dny

    Tan maxeee guri badan soo bur burisay 😂😂😂 i love game ahy inta naag waqti ku bixi game ❤️❤️❤️❤

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 Před 17 dny +1

    Ninaad xabsi gashato ayaa kugu haboon ee kaas lee raadso Boosteeyo

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 Před 14 dny

    dadka wax usheego ama waxaan xaliyaa dhaho waa dad ayaga aan wax heenin hadee mida ee noo sheegayo mee ayaga wax heestaan kuli qof qof heesto majiro marka ma anagee nagu nafisayaan war cml yeeshta ee walal adiga guurso waaa qooqantahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    yaaa ila fahan san like ii saaar

  • @user-zz5cr5xp4z
    @user-zz5cr5xp4z Před 18 dny

    Tan ani hala ii balamiyo anaa gabdhaha kusoo daraa hee😂😂😂😂😂

  • @MaxamedYoolax24
    @MaxamedYoolax24 Před 18 dny +1

    Dan Dumarka hangu dirin

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz Před 17 dny

    Wlhi warunted gabadhas

  • @user-qd7dn6ed8e
    @user-qd7dn6ed8e Před 8 dny

    Thatsfruexabiibti❤❤❤

  • @UBDYWAHERB_7
    @UBDYWAHERB_7 Před 18 dny

    Boosteyo wadaarsantehe ,,,gabadha kenyo jogo wxas may mayqanine hngumqashiin😮

  • @gorgorsom3532
    @gorgorsom3532 Před 17 dny +1

    Suuqla aan ku dhacdhay

  • @AhmednuurKaabe-qh6tz
    @AhmednuurKaabe-qh6tz Před 7 dny

    Aniga bosteeyo waan kahelay qof. Ahaan lkn aadbey u aqli badan thay xamar hadaa. Imaado waan waan raadin karaa

  • @FarhaanAbdikadir
    @FarhaanAbdikadir Před 15 dny

    Nio dumarka garoobka ah habalaha yar ee aan jecelnahay maxey noogu diraan 😅

  • @sacdiyosiman987
    @sacdiyosiman987 Před 18 dny

    Wwwwwwww👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteeloo Před 18 dny

    Jikaarta boosteyo laba hadalo is waydaarsan beey ku hadashey
    1 waxa waaye dhafarka haku diido
    2 waqatiga hasiyo

  • @KUUNICadde
    @KUUNICadde Před 17 dny

    Jakaarta Maanta meel qaldan ayaa kabilawday maxa yeley aniga io saaxibadey 2:00..ilaa...3:00 ayaan isla garnaa adigana way kutagertaa hadii ay muqalkan dawato fikrat khaldan❌️amey iska dhaadhicisaa dhab ahaantii aniga wan jeclahay ❤❤ 💔💔3:00 waan isla gaarnaa🎉

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy Před 17 dny

    Habin walbo ayn kuhaye e siixo hdan miil cidlo ah ayn seexda aniga

  • @Maxdheg
    @Maxdheg Před 16 dny

    Mid kasta oo gurigeeda soo burburisayba guryihii dumarka ayey ku soo duushay

  • @mohamedjama1329
    @mohamedjama1329 Před 18 dny +1

    Qoftaan reeraha isku faraxsan ayey doonesaa iney isku dirtaa
    Ineey fikirkeeda kahadasho Ku fcn waxas waano ma ahane

    • @AliaHasancilmi
      @AliaHasancilmi Před 17 dny

      haa lkn xaliye kwrn see waye dadka muu isku kena 😂walagu hya adi sowada bax😂😊

    • @mohamedjama1329
      @mohamedjama1329 Před 16 dny

      @@AliaHasancilmi
      Xaliye mataqaanaa dheh Oo madhageesataa
      Lagayabo wax yaalo qaar ineey sax yihiin
      Wax badan oonan saxneena uu views kuradiyo

    • @Apdiladifmahdi
      @Apdiladifmahdi Před 16 dny

      ​@@AliaHasancilmihadii aan ku dhaho bbe iseexo naag kala shukansanaya hubaal taas maku raacsantahay😂😂😂

  • @UBDYWAHERB_7
    @UBDYWAHERB_7 Před 18 dny

    See cml ykuxumey qaaliyey😢

  • @JIIROW44
    @JIIROW44 Před 17 dny

    Sxb wareysiga kuma ficid ee maqayada iska xir

  • @FarhaanAbdikadir
    @FarhaanAbdikadir Před 15 dny

    Nio dumarka garoobka ah habalaha yar ee aan jecelnahay maxey noogu diraan 🤣

  • @fahadosman4763
    @fahadosman4763 Před 17 dny

    gawadan waa gawar caqli badan runtii inta aayshegte waa sax

  • @aamiinsalal9616
    @aamiinsalal9616 Před 18 dny +1

    ᴊᴀᴋᴀʀᴛᴏᴏᴡ ǫᴏғᴛᴀᴀɴ ɢᴀʙᴅʜᴀʜᴀ ʙᴇᴇʏ ɴᴀɢᴜ ᴅɪʀʏsᴀᴀᴀ ʜᴅᴀɴᴀ ᴡᴇʏ ɴᴀɢᴜ ᴅɪʀᴛʏ ғᴀᴅʟᴀɴ ᴍʀᴋʟᴇ ʜᴀᴋᴇᴇɴɪɴ😅

  • @FarhaanAbdikadir
    @FarhaanAbdikadir Před 15 dny

    Nio dumarka garoobka ah habalaha yar ee aan jecelnahay maxey noogu diraan 😅