MAXAA KA OGTAHAY MASHRUCII BADALI LAHAA SOMALI OO DHAN? ||FAANOLE FARI KAMA QODNA||!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 05. 2024

Komentáře • 88

  • @MohaaAbdirahman
    @MohaaAbdirahman Před 22 dny +3

    haa wlahi dib baaloosaman doonaan Insha'Allah 😊😊😊inta ila qabta dhisida biyo xi reen ka faanoole
    👇

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii Před 26 dny +6

    Waxaan maqli jirey faanoole fari kama qodna 😄♥️

  • @subeyraskar
    @subeyraskar Před měsícem +22

    Abdikarim Ali kuma aqan lkn waxan huba inaad meel gaari doonto go upp wllkey lkn wax somalida faaido uleh dhalinyarta soo gudbi ❤

  • @Yaasmiinkhalidsido
    @Yaasmiinkhalidsido Před 25 dny +2

    Ninyahow Allah ku barakeeyo dadkaan dalkooda bar 😢😢😢

  • @muslimabile3700
    @muslimabile3700 Před dnem +1

    Maa shaa Allaah wax aanan aqoonin baan kaa bartay kheyr bdn Allaha kusiiyo

  • @waxkalekaalayiskaarag
    @waxkalekaalayiskaarag Před 2 měsíci +18

    waxaan qabaa in mashruucaan aan dowladda waxba laga sugin ee anaga ka shacab ahaan aaan iskaashano waana fulin karnaa 100%

    • @hassanhuhussein14
      @hassanhuhussein14 Před 29 dny

      Sidee sxb masakax maheeyaaa ma noqonaa dad ka dhebeeyo hoshaan qabyadaa

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 Před 2 měsíci +12

    Wax walbo oo wanagsana Bay eber ka dhigen alla somaliyey 😢

  • @nasiyefilms4824
    @nasiyefilms4824 Před 2 měsíci +8

    Berigaan ciyaalka ahaa Wxn maqli jirey faanoole fari kama qodna

  • @cabaasaxmad4712
    @cabaasaxmad4712 Před 2 měsíci +6

    insha allah dib waa soo celinaa asaga iyo mid ka weyn in uu qabanaayay kii hore mahadsanid sida wanaagsan oo aad noogu soo gudbisay goxtaan
    👍

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Před měsícem +4

    Walibo mid ka wanagsan insha Allah 🥰

  • @mohamedsharif7583
    @mohamedsharif7583 Před měsícem +1

    Haa waa haddii nabad la helo

  • @dalmarmohamed9510
    @dalmarmohamed9510 Před měsícem +1

    Haa waa macquul in mar kale la suubiyo hadii dowlad fican la helo

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 měsíci +4

    Masha Allah Tabaraka Allah.
    Muqaal xog wacan aanu ka faaidnay.
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @Simba-x8
    @Simba-x8 Před měsícem +2

    Qaab editkada wuu hormarsnyhy like ogaansho guuleyso sxp

  • @Dhambaal-1
    @Dhambaal-1 Před měsícem +3

    Gacantaadu wey fadhidaa Walaalka gaar ahaan dhanka editing ka codka iyo muuqaaladaba 🎉 top top pro
    Meel lagala soo xiriiro iireeb suaal yar kuweedine wll

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp Před měsícem

    Insha alah waa dhaman goldhow

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. Před měsícem +2

    Waabari second soo dhawoow sxp

  • @Aniga4433
    @Aniga4433 Před měsícem +2

    Mahadsanid sxb ❤

  • @farxiyomuusejamaac8837
    @farxiyomuusejamaac8837 Před 2 měsíci +3

    Horay u soco

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz Před měsícem +2

    Alla wadankeena 😢 Somali

  • @ConfusedPotluck-ce3lk
    @ConfusedPotluck-ce3lk Před 2 měsíci +5

    Aad bu u wangsanyahy edit kada hormar wacan sxb

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 Před měsícem +2

    Manshllh sxb Abdi kariim you are talented man you deserve 1m subscribe my allah pleased you❤👏🤝🙏

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Před 2 měsíci +5

    mashruuc aad u qiimo badn inu dib uso labto wan rajeynaya insha allh

  • @maxamedciise7852
    @maxamedciise7852 Před 2 měsíci +2

    Keep up 👊

  • @xasancabdinuur1229
    @xasancabdinuur1229 Před 14 dny

    Haa hadii loo helo dowlad salbalaaran

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před měsícem +5

    من لا يملك قوته لا يملك قراراته

    • @user-kx1ps4ib5x
      @user-kx1ps4ib5x Před 27 dny

      نحن اسود ونحن ؤبات نحن الذين حفضو كاب الله المقدس نحن الصومال وستعود قوتنا مهما ضال الزمن نحن لا نستسلم ابد والعالم يعرفنا ولكن القادةنا ليسو كمثلنا يريدون فقد عرض الدنيا ونحن نريد الآخرة

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 Před měsícem +1

    Waberigii labaad❤

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 Před 22 dny

    Haah

  • @abood4477
    @abood4477 Před měsícem

    Top Talent journalists keep the good work going on

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Před měsícem

    Masnsha allaah Somalia dawlad kama denbayn

  • @MoxamedHassan
    @MoxamedHassan Před měsícem +1

    ❤❤❤

  • @hadillaium
    @hadillaium Před měsícem +1

    Oo maahmaahda ah faanole far kama qodna halkaas bay ka timi mahadsanid nio channelkan hadaa igu horeyso hadna wn ka helay videoga inshallah hormar fcn baan ku rajeynayaa 😊

    • @laasmedia1
      @laasmedia1 Před měsícem

      Hada le ma kugu horeyso 😂

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d Před 2 měsíci +2

    Hadii dawlad dalka iyo dadkaba u fiican lahelo
    Waa la bilaabi karaa mashruuca

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt

    Wax anlaqaban karin maji waxay ubaahantahay dad wadaniyiinah

  • @dubedoolaar6049
    @dubedoolaar6049 Před měsícem

    Haa haddii ay ummadu iskutashato oo la sheergareeyo sifududbaa loo bilaabi karaa

  • @abdiissa1034
    @abdiissa1034 Před měsícem

    Haa
    Illaheey waxaan kaa baryaya madax daacad uu dalka iyo dadka uu ah haa no keeno. Aamiin

  • @CabdowAli
    @CabdowAli Před 2 měsíci +2

  • @maqalsugeofficial2531
    @maqalsugeofficial2531 Před měsícem

    Haa waa mashruuc fulaya insha allaah

  • @cabdiraxmancabdullahi-hn8hg

    mashruucaas iyo kuwo kabadan waa lasameen karaa sxb sare hadey jirto daacadnimo iyo dadaal

  • @abubakarmohamed3525
    @abubakarmohamed3525 Před 2 měsíci

    Go up wll

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek Před měsícem

    Waa la yagleeli kara waliba koronto wx weyn ka tarta wadanka la so saari karaa

  • @abdulkadirfarah8754
    @abdulkadirfarah8754 Před měsícem

    Haa waa looyagleeli karaa haddii loo helo dhaqaale iyo dad waddaniyiin ah.

  • @cabdulpoi6666
    @cabdulpoi6666 Před 2 měsíci

    Horey usoco sxb❤

  • @hassandada8621
    @hassandada8621 Před měsícem

    Haa waala sameyne karaa

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Před měsícem

    😊

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před měsícem +1

    Wax walba OO Soomaalia hore uga hirgalay Dib waa loo soo celin karaa waliba intii hore wax ka casrisan lkn Soomaali Heshiis ah Dib maloo helikaraa? Iyo Siyaasad Dagan Qabyaalad jirin

  • @hawaalinuur7556
    @hawaalinuur7556 Před měsícem

    Faanoole fari kama qodna ban maqlijiray ilen wa waxrun ah

  • @HodannGabo
    @HodannGabo Před měsícem

    Haa ❤❤❤❤

  • @johnalberto7286
    @johnalberto7286 Před 2 měsíci

    keep up poi

  • @osmanradwan143
    @osmanradwan143 Před měsícem

    Faanoole fari kama qodna ayaan maqli jiray

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 Před měsícem

    Maya inta qabiil wax lagu soo xulayo

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před měsícem

    Yes ,why. Not it’s iimportant issue.

  • @ZULDAANYARE-wl5br
    @ZULDAANYARE-wl5br Před měsícem

    Haa wa mashruuc fulaya insha allah , fikir ahn wxan ku racsanhy dhalinta badankeed say qbbto oo ah inan dawlad wxba lga sugin

  • @IlyaasCadde125
    @IlyaasCadde125 Před měsícem

    w❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirahmaanAbdiwahaab
    @AbdirahmaanAbdiwahaab Před měsícem

    Haa dib waa loo habeen karaa wahadii aydowlada udhaqaaqdo ama bulshadba

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 Před 2 měsíci

    Magalada waxaa la haha malende, jilib kanalka,biyoxirenka anigoo.cunug yar ah kaso shaqeyay xirfada badan ayaana.lagu baranjiray.aniga wanka soo faiday

  • @mousamohammed7355
    @mousamohammed7355 Před 26 dny

    waa hadii umada isku tashato siyaasi tuug ah laga fogeeyo
    meeshaa ay isugu imaadaan dhalin wax baratay iyo ganacsato maal gelisa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před měsícem

    Musuq iyo lugooyo dhan walbo ahaa ragaadiyey

  • @user-ur2ve2mk9v
    @user-ur2ve2mk9v Před měsícem

    Dabcan dip waa lo pilapi kra lkn waa in shacabka io madaxda dalka ku dhiiradan xita markas hiiran ayaa mid kle laga sii dhisi lahaa

  • @abdullahihass8936
    @abdullahihass8936 Před měsícem

    Waa in dib loo kiciyo

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Před 2 měsíci

    Haa lakiin waa marka aynu helo madax xorr ah

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 Před měsícem

    Faanoole fari kma qodna waa weedh soomaali oo dhan gaadhy

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 Před měsícem

    alla maxaa dhahay faanoole fari kama qodna inla hadalka halkas ka yimid

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 Před 2 měsíci

    Hobey.kanalka.magarin.lakiin.waloo.diyariyay.warshada.calenta.ayAna
    Larabay.in laga.furo

  • @barrexusen1531
    @barrexusen1531 Před 2 měsíci +1

    Mashruuc weyn oo wax badan noo tari lahaa lkn nasiib xum

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x Před 27 dny

    Waxa uu jecel yahay qofkasta oo somaaliya awood inuu helo lkn ogaada owoodu waxey ku imadaa midnimad walal yal an isracno gacantana is qabsano meelkasta an jogno awoodeyna wey siyadeysaa

  • @MaxamedCabdi-tr1rq
    @MaxamedCabdi-tr1rq Před 16 dny

    Waarun in an is kashankarno Ana duwlad somaliyed waxba Ana ka sugin

  • @istaahiladan-zj5em
    @istaahiladan-zj5em Před 2 měsíci

    Haaa dib waa loosamaynkarnaa hadaan iskaashano

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli Před 22 dny

    Waryaa beenta ka dhaaf umadda, wax aanad waxba ka garanayn ama waxba ka ogeyn ummada ha ku biin

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 27 dny

    Sadex galo uhishiyay soomali timir lafa kujirta fanole hada lafaa kujirta hadi aad dhoofto basabor dal kale kaqadato kagi lagaa qariyo isla wadan kale oo kaaga aheen marka kaqatan marqati lacag gaal galke kudacweyaa

  • @cilmiyuusuf7019
    @cilmiyuusuf7019 Před 26 dny

    Aad bay muhiim tahay in dib loo soo ciliyo hir galinta mashruucaas

  • @Yaasmiinkhalidsido
    @Yaasmiinkhalidsido Před 25 dny

    Jilib alshabaabaa heysata nimankaasna meelaha dhulbeereedka leh ayaa lagu abuuraa reer galbeedkaana ka dambeeyaan