ciyaar wilisiqo aad ushidan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 36

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e Před 16 dny

    Waa dhaqan dooris mana aha dhaqan wacan.

  • @falisa576
    @falisa576 Před měsícem +7

    Waxan layaabay ninka weyn e 80 jirkaa
    Sida u ciyaal suuq iskaga dhigaayo
    Lugaha u taag taagayo ayado mesha
    Dumar joogaan xishood male
    Mida kale maxa nimanka iyo dumarka
    Isku dhex qasay

  • @munasar10001
    @munasar10001 Před 17 dny

    SOOMAALI WAX KASTA MURAN AY KAKEENEEN CIYAARIHII XATAA DADBAA CAAYNAYA YAAB

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Před měsícem +2

    Rag iyo dumar ciroole iyo dhalinyaro wa la isku jira.
    Meeshaan ceeb iyo diin la'aan baa iiga muuqatta.
    Midakale hadii dynamic iyo sports gym loo samaynlaha rag qattara ayey kudo bixi lahayeen. Diinkana labaro. Caajis baa haya iyo shaqo la'aan. Waxaasna waxakeenaya jahliga iyo maalul xumada umada haysata.

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni Před 15 dny

    War sana maxay ahayd waa magalade

  • @sahramohammed9669
    @sahramohammed9669 Před 24 dny

    😂😂😂inta waaye😂😂😂

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 Před 17 dny

    Waxaaa la' odhan dhaqanbay leeyihiin, kuwani iyagaa dhawaan celin ubaahan, odaygaa galgalanaya adigu inan uudhalay makadoonan lahayd?

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c Před 18 dny

    War umada iska daaya ha idinka baashaashee. Ma farxadaa u diidan tihiin kaliya waxaan kasoo horjeedaa in rag iyo dumar lays dhax galo.

  • @DaahirSiyaad-s3s
    @DaahirSiyaad-s3s Před měsícem +4

    Akhas wakaa ciroolihii muslimiinta somaliyeed

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Před měsícem +3

    Ciyaar Daanyeer aa la yiraa ciyaartaan

    • @dowlaay-20
      @dowlaay-20 Před 25 dny

      😅😅😅😂 astaqfirulah

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před měsícem +2

    Todobaatan jirkii talo iyo tusaale laga sugayey ayaa sidan xaarkoida qasanaya.
    Ciyaar dhallin yarbaa lagu ogaa.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před měsícem +3

    Kkkkkkkk tolow ma bahalaa ciyaar Saan ah waligey maba arage😂😂😂😂😁

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 Před měsícem

    Ciyaartan waxaa la yidhaa "Waalo"

  • @abdidahirisse1998
    @abdidahirisse1998 Před měsícem

    Asc wuxuu foolxumaa soomaliyey.
    Ma ahan ciyaar qof wayn.
    Fadlan dheel ka fiican inoo allifa

  • @kacaancade6502
    @kacaancade6502 Před měsícem

    ciyaartan, maxaa looya qaanaa somaaliyay.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před měsícem

    Waxaan ciyaar miyaa yaahuu

  • @mohamedhusein2604
    @mohamedhusein2604 Před měsícem +1

    Waa kuwa aad martida u tahay ee adorable qaawan u timid

  • @kacaancade6502
    @kacaancade6502 Před měsícem

    ciyaantan,maxaa laa yaqaanaa.

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Před měsícem

    Cawaan cawaan kala jirin cimrigaar bay ku mashquuleen cayaar iyo carro la abaahiyo .

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem +1

    Walisiqi iyo waalo

    • @qqaran9846
      @qqaran9846 Před měsícem

      War ninkan isku adinayo ninka dabadisa ma qomuludba ya San u dhelo odayga muxu gadashisa kasameynaya acudubilahi ku yiri wilisaqo waa cayar qowmulud 👎🏹⚔️🔨⚰️🏳️‍🌈

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem

    Yaa waaye kuwan?? Qabiilkee ciyaaraa walsaqo??

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 Před měsícem

    Buranburka raga miyaa?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    Waxaan ciyaar ma aha waa dhaqan xumo

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 Před měsícem +6

    Hal maka fahmin😮😮😮

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    Diin ma ahaytaan

  • @nasraali3029
    @nasraali3029 Před měsícem

    Walasaqo maha ee waah waalo.

  • @user-fo8ee7ms2f
    @user-fo8ee7ms2f Před měsícem

    Kuwaan waa ugaar caadi ah xagee nabad ka imàanee kuwaàn aa Magaaladii qabsadeen Cawaan qaaqaawan laa iga dheh

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    Haa hadoo

  • @user-fb7or3ej2g
    @user-fb7or3ej2g Před měsícem

    Waayeel...?

  • @hah7064
    @hah7064 Před měsícem +2

    Kuwani ma MACAWIISALEEY dii la sheegi jiray baa

  • @user-xs1fy4he5v
    @user-xs1fy4he5v Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @kacaancade6502
    @kacaancade6502 Před měsícem

    waalo,ma'ha,sidana looma ciyaaro.