Casharka 588aad | Al-Mulk 1 - 11 | Tafsiirka Quraanka | Sh.Maxamuud Ow Cabdulle Cariif |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 05. 2020
  • Casharkii 588aad ee Tafsiirka Quraanka Kariimka ah ee uu inoo Aqrinayo Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif Ajar iyo Xasanaad aanan lasoo koobi karin ilaahey haka siiyo Anagana Allaha naga dhigo kuwii ku camal fala, Fadlan 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄 iyo 𝐋𝐈𝐊𝐄 saar siina 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄 Garee insha Allah.
    🔴 Casharadii hore Halkan kaga soo cesho insha Allah : • Tafsiirka Quraanka She...
    🔴 SUBSCRIBE GAREE : / tafsiir
    🔴 LIKE GAREE FACEBOOK PAGE-KEENA : / tafsiirfull
    🔴 FOLLOW GAREE TWITTER-KEENA : / tafsiir_channel
    #TafsiirTV
    sheekh maxamuud cabdulle cariif
    sheekh cariif
    sheekh maxamuud
    Sh. Maxamuud Ow Cabdulle Cariif
    sheekh maxamuud aw cabdulle cariif download
    cabdulle cariif
    Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif
    sheekh maxamuud cabdulle cariif
    tafsiirka quraanka sheekh maxamuud ow cabdulle cariif
    maxamuud cabdulle cariif
    sheekh maxamuud cabdulle cariif tafsiir
    shiikh maxamuud ow c/lle cariif
    Tafsiirka Quraanka Kariimka ee Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif
    sheekh maxamuud aw cabdulle cariif
    sh cariif tafsiir daawasho
    tafsiirka quraanka kariimka 114
    sh cariif tafsiir Video
    sh cariif tafsiir Muuqaal
    sh cariif tafsiir Video,
    shiikh maxamuud ow c/lle carife,
    sh cariif tafsiir Muuqaal,
    Tafsiir,
    Quraan,
    Kariim,
    Shiikh,
    Maxamuud,
    Ow,
    Cariif,soomaali,shikh,Cabdulle
    Tafsiir
    ow cariif
    sheekh
    sheekh cariif
    Shiikh
    Maxamuud
    aw
    Ow
    Cabdulle
    Cariif
    Quraan
    quraanka
    Kariim

Komentáře • 25

  • @TafsiirTV
    @TafsiirTV  Před 4 lety +7

    Hadii aad ka faa'iideysatay Ducada haka baqeylin Sheekh Maxamuud in ilaahey Ugu Kordhiyo Miisaanka Xasanaadkiisa Dambigiisana ku dhaafo, Fadlan 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄 iyo 𝐋𝐈𝐊𝐄 saar siina 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄 Garee insha Allah.

  • @ahmedabdi8093
    @ahmedabdi8093 Před 8 měsíci +1

    Mashallah am still listening

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Před rokem +2

    Masha allh suradan mar walbo wan aqriya alle wu ijecleysiiyay suradaan ilahy hanga haayo cadabul qabriga

  • @abdiabdirahmanwarsame126

    Shiikha Ilaaheey misaanmiisa xasanaadka ha ugu kor dhiyo dembi dhaafna Ebbe ha uga dhigo

  • @sharmaarkeyare7045
    @sharmaarkeyare7045 Před rokem

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐀𝐡 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐜𝐚𝐫𝐢𝐢𝐟

  • @najmaahmed8851
    @najmaahmed8851 Před 2 lety

    Ilahow sheikhena cimri dher sii

  • @saidgarane4232
    @saidgarane4232 Před 2 lety

    Jazakallah

  • @ahmedabdikarinmoallin9968

    ALLAH HA BARAKEEYO SHIIKHA.

  • @blackjaaduu6750
    @blackjaaduu6750 Před 2 lety +1

    shiikhena ale cimrikiisa hanoo dheereyo jadana ale ha uku abaal gudo

  • @kamaaludiinsheikhabdulkari9489

    Masha allaah jazaakal laahu kheyran sheequna sheikh maxamuud cabdulle ow cariif xafidahul laah aduun iyo aaqiraba bi idni laaah 🤲

  • @fooshiilaal8207
    @fooshiilaal8207 Před 3 lety

    Masha Allah ilahay dabigisa Allah kudhafo

  • @dr.ciyowabdiadam4850
    @dr.ciyowabdiadam4850 Před 3 lety +1

    Mash Allah

  • @Yyfre
    @Yyfre Před 3 lety +1

    Usulu caqiida
    Maxaa waaye

  • @seynababf140
    @seynababf140 Před 3 lety

    Jisaakallaah kheyra jisaah shkh

  • @mulkimaxamudali833
    @mulkimaxamudali833 Před 3 lety

    Masha Allah shekha kher badan adun iyo akhiro allah ha siyo

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 Před 3 lety +1

    Allaha barakeeyo sheekha❤❤❤

  • @cabduqaadirmoalimarab3744

    Masha Allah Sheikh Mahmoud ow cabdule cariif jasaaka Allah Qeir Rabi naxariistiisa jano ha kugu amal gudo

  • @jamiiloabdinaasir6042
    @jamiiloabdinaasir6042 Před 4 lety +1

    Dambi dhaaf Allaha Ku abaalmariyo sh.maxamuud

  • @user-xd9dp5re9m
    @user-xd9dp5re9m Před 6 měsíci

    🎉

  • @user-xd9dp5re9m
    @user-xd9dp5re9m Před 6 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @darwiishabdi9822
    @darwiishabdi9822 Před 4 lety

    Aamiin yaa rabii sheekheena martabo sareysa ka sii janadaada

    • @TafsiirTV
      @TafsiirTV  Před 4 lety

      Aamiin ilaahoow maqaan sare kasii janada

  • @xasanmuxumed8982
    @xasanmuxumed8982 Před 3 lety

    جزاك الله خير

  • @user-xd9dp5re9m
    @user-xd9dp5re9m Před 6 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉