GURI BACWENO AH OO SI QURUX BADAN LO DHIISAY IYO QIIMAHA KU BAXAY GURIGA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 27

  • @AhmedHassan-pl3fj
    @AhmedHassan-pl3fj Před 7 měsíci +1

    Enjineer Sokorow aad ayad u mahad san tahay shaqada fcn aad ii qabatay iyo sida fcn aad igu dhistay insha Allah waa sida aan isku baranay kuwa kalena wan bilabi donaa aad iyo aad ayan ugu qancay runtii shaqada aad qabaten ❤❤❤❤🎉

  • @FarxiyaIbraahim925
    @FarxiyaIbraahim925 Před 4 měsíci

    Dismahan caadi maaha burco maad nooga dhistaan waaba qurux

  • @user-ul9dg7dp3s
    @user-ul9dg7dp3s Před 7 měsíci

    M.a❤❤❤❤

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 8 měsíci +1

    Codka sokoroow marwalba si fiican maloo maqlaayo. Wax kaqabo codk dheereeye ha xirto. Adiga waa ok codka assga waa liitaa.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 8 měsíci

    ماشاءاللہ❤ماشاءاللہ

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 Před 8 měsíci

    Wax 7 kun ah ma jiraa o bus boos Ah cml

  • @Hawo-vo7vp
    @Hawo-vo7vp Před 8 měsíci

    11kun hhh waa waali cad filo 20kun ku dhismin

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 Před 8 měsíci

    Maasha Allah

  • @HalimoAbdihanshi
    @HalimoAbdihanshi Před 8 měsíci +1

    Masha allah❤❤❤❤

  • @user-dg6jg1yu7p
    @user-dg6jg1yu7p Před 8 měsíci

    AsaxaBey 3 qol iyo musqul jiko hergelmo afka hore san ka ah meqa gelee

  • @sophiaabu5115
    @sophiaabu5115 Před 8 měsíci

    walal waxan ku weydinaya 2 qol meqa ku baxaysa i so dhek

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 8 měsíci

    Gurigaga ma tarniiga laga sameyay

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před 6 měsíci

    Bulukeeti haduu yahay waa meeqo

  • @umnoory1436
    @umnoory1436 Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadroabdi2336
    @khadroabdi2336 Před 8 měsíci

    Waa ka baxsatey sokorow waa ku taak taaktaak satey

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 8 měsíci

    Lacagats ow shegay wa zid intas wax kayar ana hayo hada 7000kin majirto

  • @maryannuur5781
    @maryannuur5781 Před 8 měsíci

    Qeemaha nusbos lagudhiso noososheeg3

  • @user-io1qm2pc6j
    @user-io1qm2pc6j Před 8 měsíci

    Ayaan taan ba waaba idin waayay

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před 8 měsíci

    Sonkarow si fican buu u dhisay

  • @user-si6uj3kn4j
    @user-si6uj3kn4j Před 8 měsíci

    Lii live sokorta u sax qaabka lo duubo ma yaqaano

  • @footballgaming2121
    @footballgaming2121 Před 8 měsíci

    11kun man 5 ama 4 kun ku darsado oo dhagax ka dhigto hhh

  • @hawomohamed3899
    @hawomohamed3899 Před 8 měsíci

    Xaanforo aan rabaa hal bos

    • @fiirifiiri1665
      @fiirifiiri1665 Před 8 měsíci

      Hawo Mohamed Xanfarow waa laguu haayaa qiimo meeqaa ku rabtaa ?

  • @ceynacadde4350
    @ceynacadde4350 Před 8 měsíci

    Niyahow wa barartey maxa cuntey bisinka hhhhhhhhhh

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před 8 měsíci

    Sonkarow si fican buu u dhisay

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před 8 měsíci

    Sonkarow si fican buu u dhisay