Waraysi uu layeeshay ilma yar oo Mucjiso ah Wariye Cabdirisaaq Cismaan Oo ka Tirsan SLNTV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2015

Komentáře • 599

  • @wllcabdalla6612
    @wllcabdalla6612 Před 5 lety +138

    Magcyada alle iyo magacyada nabiyaasha ayaa ka fiican in.aad barto inta igu raacsan like ii saara

  • @abdikariimyare2900
    @abdikariimyare2900 Před 5 lety +104

    inta nabiga jecel like isara

  • @apdallaelyarimi6298
    @apdallaelyarimi6298 Před 5 lety +253

    Quran ka bara ka faa ideysta maskaxdiisa maash Allah inta igu raacsan like iisàara thanks

  • @apdallaelyarimi6298
    @apdallaelyarimi6298 Před 5 lety +413

    Inta Quran ka jecel like iisàara thanks

  • @hamdaomarmouse4825
    @hamdaomarmouse4825 Před 5 lety +10

    Allh qur'anka xifdisi ilmaha iyo diinta Rabi.

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 Před 3 lety +14

    Masha allah wiilkan aadka u yar allaha barakeeyo sugidana u kordhiya aamin aamin aamin waxaan kula talin si gaar ah qoyskiisa ineey ka dhigaan wiilkaan mid sugaa axaadiista nabiga ee kumaankun gaaraya waxaan looga yeeraa qufka sugaa "muxadis" sida buqaari oo ka sugi jiray xadiithka afka sheekh magacayga waa cabdullahi cabdiqaadir jooga xamar waan salaamay ummada reer waaqoyga ah ee aan Isla dhalanay waxaana dhahaa aan isxiirina mahadsanidiin

  • @kaarimkaarimm6682
    @kaarimkaarimm6682 Před 5 lety +72

    Ninkaan waaa inuu helaa waxbarasho, Diini iyo maadi. Intaba.
    Wuxuuu noqondoono sh, Mustafa 2

  • @qalanjocadey7435
    @qalanjocadey7435 Před 5 lety +118

    Mansha Allah wallo duniga aad ha u barto kanyari waxan ka cod sanaya labada walid eee dhashay maxamed iney baran diinta islamka mansha Allah

  • @sadiiqcabaas2952
    @sadiiqcabaas2952 Před 5 lety +26

    Masha Allah il iyo cawriba la aw ,c/qaadir ow wiilkaa SI fcn wax u bar SI uu u noqdo scholar somaliyed

  • @asmaali9472
    @asmaali9472 Před 7 lety +54

    Masha allah wll quraanka iyo diinta islaamkana bar

  • @ahmedjama5430
    @ahmedjama5430 Před 5 lety +6

    inta jecel janada like isaara

  • @abdiwahabahmedali7511
    @abdiwahabahmedali7511 Před 5 lety +21

    Wlhi waan xasuustaa 7 jirkeyga anoo arday dugsi Qur'aan dhiganayo oo cabbasa Maraya ayaan aqaannay dhammaan caasimadaha Aasiya iyo Yurub bartay Afrika ayaa igu adkeyd uun, aad ayuu u wanaagsan mashallah allaha u siyaadiyo Wiilka yar.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 5 lety +2

    Maashaa Allaah wiil caqli iyo maskax badan laakiin wiilka waxaan maxumo quraanka xadiis yada halabaro shiikh way buu noqonaa inshallah

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 Před 3 lety +5

    2016 kii
    Baa Tv Ka daawadey
    Mantana 2020 baa dawan
    Mnashllh alle ha barakeeyo
    Carruurteena soomaliyed alle ha no dayo

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 Před 5 lety +31

    Masha allh inankan hada waa 9jir allah daayee 😍😍😍😍😍

  • @xidigfarsamofilims6462
    @xidigfarsamofilims6462 Před 5 lety +1

    waxan jiraa 25 sano iskada madaxda dalalka kale kuwa dalkena sifican uma kala aqan iyo dadka dalkena can ka ah alla hadaayo wiilka yarka ah oo haka dhigo xafidul qur aan waana wax lo bahan yahay ilmuhu intuu yar yahay in wax walba la baro oo ku sabsan caalamka insha allah madaxweynaha mustaqbalka soomaaliya u rajeynaaya wiilka yarka ah

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 Před 5 lety +140

    Wllhi wa cajiib haduuba bangladesh sheegay wilkan maskaxdisa halooga faa ideeyo Hana lagu baro qur'anka kariimka

    • @hooyoqaali6923
      @hooyoqaali6923 Před 5 lety

      Waa sax wallo

    • @mahadmahamoud3640
      @mahadmahamoud3640 Před 5 lety

      Maansha

    • @saynabsh1562
      @saynabsh1562 Před 5 lety

      mustaf abdifatah omar 110 haa waa sidaa

    • @muxyadiinmaxed1953
      @muxyadiinmaxed1953 Před 5 lety

      mustaf abdifatah omar 110

    • @ahmedabdiindhayare7725
      @ahmedabdiindhayare7725 Před 5 lety

      mustaf abdifatah omar 110 ma sha allah waa wiil fahmad le aabihe wiilkan hadauu diintu baro aaqiro iyo adunyo wuu liibanaya asaga iyo waalid kiisaba marka dinta kubarbari aabe qeeyr illah haku siiyo ayaan dhihi lahaa aniga

  • @liibanlagaabtay8390
    @liibanlagaabtay8390 Před 5 lety +347

    nabiga kusali

  • @sumayazahal3661
    @sumayazahal3661 Před 5 lety +24

    Xitaa aabihii wuxuu yidhi diinta wuu yaqaanaa bal eeg badaw dan ilmaha leh quraanka bara wuu yaqaanaa mnzha allaah haku mashquulinina

  • @zakariamusa29
    @zakariamusa29 Před 5 lety +69

    Soomalida Seef La Bood Bay Leeyihiin, Quraanka Xifdisiii Bay Leyihiin....
    Mrka Waa Khasab Sab Qiyaaasayo Inta Uu Quraanka Ka Yaqaano Oo Uu Marayo Wuu Xifdisan Yahay, Cilmigan Kalena Wuu U Dheer Yahay... Mrka Mansha allah Mansha allah Ilaahay Haka Dhigo Xaafidul Quraaan.

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 Před 5 lety +7

    Walee inaan gareeyn waxuuu shegayo masha allaha allaha dhoowro

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Před 5 lety +1

    Masha Allah Waxaan kula talin lahaa wiilka Aabihii inuu Quraan ka baro si uu ilaahay agtiisa uga helo Ajar

  • @bashiirmursal4516
    @bashiirmursal4516 Před 5 lety +24

    Waa arin lala yaabo quraanka iyo diintana ugu dadaala ayaan dhihi lahaa waalidkiisii

    • @sombba341
      @sombba341 Před 5 lety

      Sax walahi waa runtaa wallal

  • @cumaraxmed6077
    @cumaraxmed6077 Před 3 lety +2

    Manshaa Allaah , waa cajiib waana wax wax lagu qaato

  • @xamsecamll6099
    @xamsecamll6099 Před 6 lety +147

    mansha Allah lkn quranka aya kafican

  • @khayrdoonofficialchannel9844

    Manshaa alaahalahabarakeeyo like isaar intaa tagersan

  • @osameabdi6059
    @osameabdi6059 Před 3 lety +2

    M.a waa will yaro wanagsaaan lkns wallal Haga dinta sii fcn ubaar enta eguracsan like taa lee xaedafinin

  • @arwadalmar6955
    @arwadalmar6955 Před 6 lety +11

    Sidu uxafiday maaasha allah

  • @mariamhassan7275
    @mariamhassan7275 Před 5 lety +1

    Maansha Allah waynaw geesiyaw.
    Ninkan masgax ayaa saaran waxan kacodsanayaa aabaha dhalay inuu wiilka waxkastoo anfacaya inuu kushubo waaba hard disk caruurtu markay intan jiraan.
    😍😍😍😍😍

  • @nalkamaankadaara3869
    @nalkamaankadaara3869 Před 5 lety +5

    Ilmaha quraanka bara kadaaya mohmed moogoo

  • @muxiyadiinboqore7929
    @muxiyadiinboqore7929 Před 5 lety +28

    mashal wuu maskax fiicanyay lkin waxa ficnan lahy adigio abtirsimada nabiga csw qaybsiiya tasuu khyr ku jiraa wllky

  • @siciidsablaawe3888
    @siciidsablaawe3888 Před 5 lety +1

    Allaya barak adeero Maxamed Cabdiqadir Axmed Cabdi sookor oo barbar ✌✌✌

  • @salimmohamedaden5701
    @salimmohamedaden5701 Před 5 lety +1

    Masha alah alle habarakeeyo waxaan oranlahaa quraanka halaxafidsiiyo iyo taariiqda saxaabada

  • @cawkeyare9281
    @cawkeyare9281 Před 6 lety +9

    Mzha. AllH. WllkEy. Yar😍😍😍

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 Před 5 lety +18

    Hhhhh wuu iga qoslisay wlhi masha allaah

  • @marwamiskiofficialchannel770

    Dee quranka bar xiligaas aad sheegayso waalidka fiicani diintay baran caruurtoode maskaxda waxkale hagaga buuxin ilmaha yar

  • @ayuubmuuse2482
    @ayuubmuuse2482 Před 2 lety +1

    Inta diinta jecel like saaar

  • @sombrighttech
    @sombrighttech Před 7 lety +66

    *Ghhhhhhh* Mch Allah.
    Quraankana kula Daadaal wuu maskax wacanyeee.

  • @axmedxuseen3401
    @axmedxuseen3401 Před 5 lety +6

    Kuladaadala barashada quraanka kariim ah

  • @salmanjay2494
    @salmanjay2494 Před 6 lety +22

    Masha Allah cadima aha saas cml waxbarashada haugadaalo

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 Před 5 lety +1

    Quraanka maa looga faaideeyo
    Masha aaalh

  • @mxamedmankamanka2418
    @mxamedmankamanka2418 Před 6 lety +8

    Masha Allah

  • @cabdiraxmanismaxil9363
    @cabdiraxmanismaxil9363 Před 6 lety +10

    Msh allh

  • @looyaan323
    @looyaan323 Před 11 měsíci

    Mashaa allaah ❤ allaha barakeeyo igaarkaan 🤲

  • @invisible6808
    @invisible6808 Před 6 lety +10

    Mansha Allah balse in lagu barbaariyo wanaaga ayaa fiican sida in aanu ula dagaalamin ciyaalka kale, Intaas anba waan aqaanay xiligii aan musasalka iyo Tom and Jerry daawan jiray

  • @ikraankhadar3831
    @ikraankhadar3831 Před 5 lety +1

    Mansha Allah ilahay Ha kuu barakeeyo willkan

  • @abdirahimsaleban121
    @abdirahimsaleban121 Před 5 lety +5

    Mnsha allah ka yar alle ha daayo

  • @mahadseeraar8669
    @mahadseeraar8669 Před 5 lety +7

    Mansha allah

  • @barwaaqoadam7999
    @barwaaqoadam7999 Před 5 lety

    Mansha Allah ilay haku daayo ilahy xaaafidal quuraan hakaa dhigo rabbi

  • @honawilkhalif9253
    @honawilkhalif9253 Před 3 lety +1

    Man sha alllah

  • @ustaadxasan7107
    @ustaadxasan7107 Před 3 lety

    Masha allah wll wiilkan yar malskaxdiisa aad ayay u furanthy ee ku samee maalgashi aakhiro kaa ayaa ku anfacata ee

  • @Asma-jm2rn
    @Asma-jm2rn Před 5 lety +1

    mashallah maxamed yare waa qof maskax wangsan wana hipo Eebe bixiyo Alle ahow siyadiyo mashllah lkn quranka hala paro wiilka wali wuu yarye khayrna ugu jira isga iyo walidki ba mashallah Alle haku barakeyo mamo maxamed

  • @amranabdalla2734
    @amranabdalla2734 Před 5 lety

    mnsha allhy illhy ha xfdiyo oo hadhawro shukran lagumacuny il cadaw illhy Ku ma tusa

  • @abdurhmangutalechannel5380

    Waa will qatar ah

  • @ogadenqueen6336
    @ogadenqueen6336 Před 5 lety

    MashaAllah habo wayno hubal Somali oo dhan wad anfacaysa special thanks abaha cunuga dhalay 😍

  • @AmienzoLa
    @AmienzoLa Před 5 lety

    wooow maancha allah alle ha barakeeyo caqliga Ku jira wiilkan yar

  • @yusufmaxamed6881
    @yusufmaxamed6881 Před 5 lety

    Asc waxan kula talin laha in ilman uu shaqaale uga dhigo allahii siiyay maskaxdan oo uu qaybsiyo ama lageeyo madarsaadka diniga ah wayo walal taas aya dhaman youdin afacaysaadiga iyo wiilkaagaba fadlan maskaxda wiilka ayarna yaan laagaga lumin maalayacni masha allaah allaah haku hanuuniyo wanaga walidkana waxan leyahay waa imtixaan idinka la idinku imtixanayo ee ju gulaysata

  • @dulmidiid2881
    @dulmidiid2881 Před 5 lety

    Mcha allah allaha ha u barakeeyo
    Maskaxdiisa quraanka iyo axaadista
    Nabiga scw ku soo aroorty haku daro

  • @khayrdoonofficialchannel9844

    Manshaa alaah

  • @nacimakhalid5920
    @nacimakhalid5920 Před 5 lety +1

    Mashalh quranka ka fcn inad ku xafdsiisiid

  • @nuurimahmes1731
    @nuurimahmes1731 Před 6 lety +6

    Manshallah tabarakalah ilah hkudhowro hbo

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh Před 3 lety

    Mnzha allh mzha allh ilaahy ha barakeeyo

  • @abdirahmanawilfarah744

    Maashaa Allah keep going my brother

  • @hooyoqaali6923
    @hooyoqaali6923 Před 5 lety +2

    Maashaa allaah tabaarakallaah alle ha barakeeyo aamiin

  • @nimcoabdiqani5978
    @nimcoabdiqani5978 Před 11 měsíci

    Mashaa Allah quran xafidsii

  • @ismahanomarqaali9789
    @ismahanomarqaali9789 Před 5 lety +27

    Masha allaah ilahay haku xifdiyo allena haku barakeyo kor oo weynoow walidka dhalay waxaan kula talin lahaa in ay wax barasho da ugu dadlaan diin iyo maadiba sidokale in ay masha allaaah dhahaan dadkana ka codsadaan in ay dha haan masha allaaaah ilahay hakadhigo kii diinta iyo dlka ba wax uqabta umada somaliyeed ugargaara masha allaaah nolow form laascanood

  • @oneloveonelove7852
    @oneloveonelove7852 Před 5 lety +1

    Mashallah cunugaan televisionka ha laga hoor kaxeeyo oo diinta ha la xifdisiiyo..

  • @somaliyoutuber9643
    @somaliyoutuber9643 Před 3 lety +1

    Masha allah ilaahey ha barakeeyo

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 Před 5 lety

    Wooow Mshallah Allah ku xifdiyo Maxamed yre

  • @nasiaarte5788
    @nasiaarte5788 Před 2 lety

    Mnsha allah Allah haku barkeeyo

  • @adoontiialle2484
    @adoontiialle2484 Před 5 lety

    Masha allh illhay maskaxdiisa kaubarakeyo masha allh Waxn Aabihii odhan lahaaa wiilkaaga yar intuuu yaryahy maskaxdiisu fcnty kudadaaaal ooo cilmiga diinta bar iyo madigabaa gar ahaaan quraan ka kuladadaaal wayo tan aduunyadu hadhow anficimayseeee akhiro ugu dadaal siuu adna Ku anfaco isna isku anfaco ee markaaa illhay ayaaa kusiyey wiil maskax badn Alxmdulilaah dheh waa hadyad uu allh kusiiyey kugu itaxamayo ee adna kula dadaaaal cilmiga diintaaa illhay na haku xiftiyo akhiro iyo aduunba

  • @deqomohamed7212
    @deqomohamed7212 Před rokem +1

    Masha allaah

  • @hoodohanaan3996
    @hoodohanaan3996 Před 5 lety

    Waa ilaahiya ee Alle lhayr hawga dhigo

  • @sulleymnciisecalifolow5911

    Masha ALLah soo barbaaaar Lkin Quraanka kula dadaaalo suu kaaalmo uga galo dalkiisa

  • @abuseyruuqabdinuur8822
    @abuseyruuqabdinuur8822 Před 6 lety +5

    Masha allh

  • @abdiwalialimudug6736
    @abdiwalialimudug6736 Před 5 lety +1

    maansha Allah ilaahoy ugu barakee wiilkaas maskaxdiisa wixii kahyr ah

  • @aydarusali1452
    @aydarusali1452 Před 5 lety

    Masha Allah.......Allah yaxfidhak

  • @alexsandaro756
    @alexsandaro756 Před 6 lety +9

    Mash AllH

  • @suldaanyare5889
    @suldaanyare5889 Před 5 lety +35

    Kuwa IGA idambeya. Like isaar

  • @saynabsadaq9682
    @saynabsadaq9682 Před 5 lety

    Mashaa alaaaah ilaahow dadkiisa u barakee

    • @zakinice3024
      @zakinice3024 Před 5 lety

      zeynb sdq.sxby looqa sogal .+26876748450

  • @husseinabdi1130
    @husseinabdi1130 Před 5 lety +2

    Insha allh kiii diinTa baRTo AllaHa ka dhiGo

  • @maxamedbr5221
    @maxamedbr5221 Před 5 lety +1

    Masha allah adeer

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv Před 5 lety +1

    Maansha allaah lkn quraanka ha xafido walaahi

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +1

    Mnshalh waa inan yar oo Dareeno badan ka guuxin maskaxdiisa So barbaar oo gayanka ugu saree😍

  • @maskiinboy8778
    @maskiinboy8778 Před 5 lety

    Waa cunug yar masha alaah wa iska ciyaaara wli ya yryhy inta uuu hada garanayo kalia dhagahisa ayey ku dhacen

  • @roodagaraad8384
    @roodagaraad8384 Před 5 lety

    Masha allah allah kuu barakeeyo maskaxda👌👌👌👌👌👌

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 Před 5 lety

    😲😲😲😲 mnshaallah alh haku barkeeyo inank yare qurnka hala baro barkallaah

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 Před 17 dny

    Bara quuranka iyo xadiista neebiga scwscw aduun iyo akhiraba wuku anfacayaye

  • @mohamedabdulkadirahmed4545

    Masha Allah Wiilkan Yar Ee Aan Isku Magaca Nahay Mohamed Abdulkadir Soo Barbaar Adeer

  • @mubarigmaxamed7079
    @mubarigmaxamed7079 Před 5 lety +14

    Waa duni nabigee dhintay.

  • @zakihassan6164
    @zakihassan6164 Před 5 lety

    Masha Allah walal diintana si fiican ubar

  • @hodancabdicumar5191
    @hodancabdicumar5191 Před 5 lety

    Masha Allah habaryar maxamed alle caqli haku siiyaadiiyo

  • @sumayazahal3661
    @sumayazahal3661 Před 5 lety +1

    Mansha allah il iyo cawri la aw

  • @xasanaxmed1411
    @xasanaxmed1411 Před 5 lety +3

    Bananka ka maray cuba hadu shegay 😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @halimacadey8870
    @halimacadey8870 Před 5 lety

    Manshallah wilkan Allah desta

  • @khaliifcabdialijeylani4532

    M.a Allah hakuxafido

  • @cabdiwalimaxamad4049
    @cabdiwalimaxamad4049 Před 5 lety +1

    salalaahu calayhi wassalam

  • @sihaamyuusuf5237
    @sihaamyuusuf5237 Před 3 lety

    Maasha Allah wllhi wan Ku farxay hore usocod wanaagsan maasha Allah

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 5 lety

    Masha allah mohamed yare maskax buu alle siyay iyo fahan
    Allah barakeyo habo/Eedo noqo mid libanah if iyo akhiro gullayso .
    Ilahay ba faham siyay nunaha yar

  • @mustafexeedhoburcaawi4338
    @mustafexeedhoburcaawi4338 Před 5 lety +12

    Mncha allh maskaxdiisa ayuu ka faa'iidaystay