Maxaa keenay in Qurbajoogta lagu dhaco dhulalka ay ka gataan Soomaaliya? | XALKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Qurbajoogta ama dadka Soomaaliyeed ee ku nool dibadaha waxa ay hilow badan u qabaan in ay kusoo noqdaan wadankooda Hooyo islamarkaasna ay ka iibsadaan dhulal mustaqbal laakiin mararka qaar riyadaas waxa ay isku badashaa mushkilad iyo wareer sababtoo ah waxaa madaxa loo galiyaa dhulal fake ah ama aan ahayn sida loogu sheego. Jimcaale Deals ahaan intii tabarteena ah waxaan idinla wadaagi doonaa xogaha muhiimka u ah safarkaaga maalgashiga Real-estate ka Soomaaliya si bilaash ah oo hagar la'aan ah, adiguna ha iloobin in aad subscribe na dhahdo oo la wadaagto saaxiibadaa.
    For business inquiries and sponsorships, please get in touch with me at
    WhatsApp: +252 619674953
    E-mail: jimcaaledeals@gmail.com
    #jimcaaledeals
    #Mogadishu2024
    #Businessideasinsomalia
    #thenewmogadishu
    #fursadahasoomaalia

Komentáře • 12

  • @shafiwaters
    @shafiwaters Před 11 dny

    Mashaa Allah aad baad u mahadsan tahay wax badan ayaa ii faaidaysay

  • @safiyocalimacow1435
    @safiyocalimacow1435 Před 16 dny +1

    Legendary thanks

  • @mohamedalifarah5142
    @mohamedalifarah5142 Před 3 dny

    Ana ka mid ah wallahi dad Kaas 3 boos ayaa kaday lakiin maanta intaan ka bixiyey barkeeda xitaa ma joogo

  • @user-wz4hr2sq9q
    @user-wz4hr2sq9q Před 16 dny

    Jimcaale deals thank you for sharing real state information

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 15 dny

    Thanks for the information

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 16 dny

    Mahadsanid

  • @fathiabdalla-jd5zc
    @fathiabdalla-jd5zc Před 15 dny

    Wll ka soo hadal ama video ka soo samee moonlight apartment wadajir fadlan

  • @Masago2025
    @Masago2025 Před 15 dny

    Inta badan dukumnt MS Bare ah hadaad dhaxal koob ka bad baado iyo is qabsi dhinacaas ah inaad faa iido u badantahay kama hadlaayo inaw kuu qaaloobio ama raqiiso taas waa jaanis kale lkn asal ahaan dhulka adaa lahaan doono akhiiran xataa hadii leys qabsado

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 15 dny

    Fact fact. Waliba waxa ku dhacaya kuwa dad kuugu dhow ee wadankii jooga. War qurbaha ad joogtin ee caruurtinu degenty ka gara guryo meesha specially usa

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 Před 15 dny

    War hedhe sas mmaaha duco qabe, adun leys gaado majoro, sharci aya jira, Banks ayana hubiya mas'uliyadna qaada, Somalia kaliya ka hadal

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 11 dny

    Wararka dhaca, boobka, dayaca iyo khiyamada qurbajoogu wa badantahay, wana sababta anana uba aaminin ruux geeska Africa jooga, when am ready I'll be there myself and be resident of it.
    Never trust anyone even if it's family.

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 16 dny

    Mhdsnid