MUUSE ISMAACIIL QALINLE HEESTII QALAM JALAM

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 05. 2017
  • Codkii: Muuse Ismaaciil Qalinle,
    Laxankii: Xasan Gareyt
    Ereyadii: Xasan Qowdhan
    Wixii aan jab soo maray,
    Jeexyo aan ka dhaadhaacay,
    Amba jaha-wareeree,
    Marbaan jidhidhicoodaa,
    Jidhku i dubaaxshaa,
    Intaan jaw idhaahdaan,
    Dib u jeenyo laabtaa,
    Jidkaan maraan jeedaaliyaa,
    Anoo jilcaan yar jiifsadaa,
    Intuu jiidhay halistii,
    Xalay jalaladkaygina,
    Miyaa jahada lay dhigay,
    Qalam jalam, Jalam qalam,
    Qalam jalam, Jalam qalam,
    Jacaylkuye
    Sawkan jiirta ila koree,
    Jarka dacalka iga lulee,
    Ha jee-jeesan igu yidhi,
    Jamaal qurux wanaageey,
    Jawhariyo luulaay,
    Heedhe Johoradiiyeey,
    Marbaan hadalka joojaa,
    Anoo jiitamaayaan,
    Inta aan janjeedhsado,
    Orod jagac ka siiyaa,
    Jidkaan maraan jeedaaliyaa,
    Anoo jilcaan yar jiifsadaa,
    Jeexaygii midigeey,
    Jibaadka iyo taahina,
    Miyaa jahada lay dhigay,
    Qalam jalam, Jalam qalam,
    Qalam jalam, Jalam qalam,
    Jacaylkuye
    Sawkan jiirta ila koree,
    Jarka dacalka iga lulee,
    Ha jee-jeesan igu yidhi,

Komentáře • 76

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 5 měsíci +6

    Allah ha unaxariisto muuse ismaciil qalinle 😢🤲

  • @nimcoabdullahimohamed626
    @nimcoabdullahimohamed626 Před 7 měsíci +1

    Heestan waa iska dhagaystaa waxaan bartay 2020 tiktok Ayaan ku arkay hadda caaway Tariikhdu waa 14 /12/2023 Hbeen jumco ah adiga goormee baraty

  • @muuseismail
    @muuseismail Před 2 měsíci

    Ilaahey ha u naxariistee heedihiisu waa jaceyl dhaba iyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +2

    Shacabka Soomaaleed Illaahay Baad leading Lihiin

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 7 měsíci +1

    Shacabka Soomaaliyeed Midowba Lkn Xasan Shiikh Oobe Waan Kula Socanaa Kaa Dabaynaa Puntland of Soomaaliya

  • @HASSANTUUR
    @HASSANTUUR Před 7 měsíci +2

    Qalile allau una xariiso

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 Před 5 měsíci

    Qalam jalam jalam qalam Aun legend qalinka ❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Shacabka Allahoow Muuse Q

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +3

    Viva Soomaali weyn

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 měsíci +1

      Soomali weyn.. waa siiil aad u weyn. anigu ma rabo

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 měsíci +1

      Soomaali weyn... waa Siiiil aad u weyn looma baahan.

  • @maxamedibraahim1355
    @maxamedibraahim1355 Před 7 měsíci +2

    Muuse ismaaciil waxaan isbaranay sanadki 1982 wuxuu igay jiray tiyaatarkiii muqdisho

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 5 lety +1

    Br Ali Khaliif So Far so good

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    Guul Wacan Soomaali Oodhan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 5 měsíci +2

    Khaatumo State Of Soomaaliya Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    Maanta Iyo shallay Alla Kala Gogaa

  • @mohamedabdullahi639
    @mohamedabdullahi639 Před 5 měsíci

    legend muse ismail qalinle⭐🌟

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 Před 6 měsíci

    AHUN muuse ismaaciil qalinle iyo saada cali warsame labadaba insha;allaah

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 7 měsíci +1

    Shacabka Sscoow Guulwacan Laascaanood Libdhimayso Puntland Isku Tiiranaaaaaa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 5 měsíci +1

    Buuraha Laascaanood Geesidaydii Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @nadiaali4567
    @nadiaali4567 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci +1

    Somaliland waa Qaran

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Dhulubahante,,, way u dhamaatay

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před měsícem

    Allah raxma.

  • @shireshow
    @shireshow Před 7 měsíci +1

    Sawirku maaha Muuse Ismaaciil Qalinle

    • @user-hy5sz4kq9z
      @user-hy5sz4kq9z Před 29 dny

      Adeerkay qalinle nagama taqaanid waa isagii waana sawirkiisa saxda ah eebe haw raxmado walal u ducee in illaahay u dembi dhaafo

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    I hope Soomaali Mida Wacanaaaaaaaaaaasaa

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety

    Guul wacan Somali Oo Dhan

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety

    Madax Weyn Farmaajo U
    Mmadsaan Adiga Ka msuula

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před 2 měsíci

    Allah unaxristo abwaan qowdhan iyo xasangarayt
    Muuse ismail Qalinle godka Alahayow idiin nuuri

  • @mohamedtubeecwacays123
    @mohamedtubeecwacays123 Před 5 lety +1

    Heesii hore

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Calanka Soomaaleed Ssc of Soomaalia Laascaanood Libdhimayso

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +2

    Kenya they Will Never Taken one Point Of Somaliian Land

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    Kenya Will Pay Bay Back

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    hadalka ha ka jooojin.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Laascaanood of Ssc Of Soomaalia

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Heees wanaagsan

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Dhulbahnate.. Tuuladiina Laascaanood qaata.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety

    Somaliya Guul Wacan

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 měsíci

      Sooomali weyn, waa siiil aad u wayn , anigu ma rabo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety

    Iidoorow Vivasoomaaliya

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety

    SSC of sokmaaliya

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 7 lety +1

    pr madaxweyne Ali khaliif Waxuu shaqo Ta turjumasa dadka iyo Dalkaba widhwhidj Waa guriisii NinkiiTAlo ka Fiican Hayooy Ilasoo Xidhiidh

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Shacabka Ssc Iska Qabiilka Idoorwagasha

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Laascaanood Libdhimayso of Ssc Guulwacan

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Somaliland waa Qaran.

  • @saynabsalebaan2269
    @saynabsalebaan2269 Před 6 měsíci

    😢😢

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 7 měsíci +1

    Shacabka Sscoow Puntland Hadii LA Waayo Laascaanood Jirin Mayso

  • @user-yd7lk8so6l
    @user-yd7lk8so6l Před 5 měsíci

    🥰

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety

    Darwiishin House

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Fule Nin ma Aha Laascaanood Libdhimayso

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Shacabka Soomaaleed Ha iska Celiyaan Tuug Naax oo Hada Naaxay Sida muuse Biixi Iyo Qaarkale Oo ka Sii Badan Shacabka Soomaaleed Midooba

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Cod macanaaa

  • @user-cq7oc2pj2f
    @user-cq7oc2pj2f Před 6 měsíci

    Farha murtile

  • @NuurxirsiXirsi77
    @NuurxirsiXirsi77 Před 6 měsíci

    Asc

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 5 měsíci

    Indoor Wagaashe Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 7 měsíci +1

    Allah U Naxiiso Laascaanood Libdhimayso

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 7 měsíci

    Tuuga ee ga

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 5 měsíci

    My Point Is Laascaanood Free Maamulka shacabka Sscoow Be Proud Khaatumo State Of Soomaaliya 😊

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety

    Yaa Farmaajo Iyo Khayre NinXilqaafay Eed Qaaday Kadabaasha Magaagada waa Caasimadii Soomaiya Yaa Yaa BC Shacab Laayeey?

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 11 měsíci

    Please Don't Drive If Dring

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Laascaanood Libdhimayso Laascaanood Libdhimayso

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 měsíci

    Laas caanood, waa tuulo taala Somaliland.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Yuusow Laascaanood Dhulbante Iyagaa Iska Leh Isaaqoow Maxaa Inka Qaldan Walee Maamulka Hargeysa Laascaanood Ma Xumidoodaan Laascaanood Libdhimayso