T111 14 Tafsiirka Suuratul Al Masad ilaa An Naas @sh Cumar Faaruuq Raximala

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 01. 2019
  • abwaan cabdulaahi macalin dhoodaan, waa abwaanka Qarnigaan

Komentáře • 53

  • @adnanabdiali539
    @adnanabdiali539 Před 3 lety +5

    Ilaahey ha u Naxariisto shiekh Cumar jannadii Firdowsa alle haka waraabsho

  • @comment1827
    @comment1827 Před 4 lety +8

    Mr. Run sheeg jazakalah kheran shekh cumar faruq alaah janatul firdoos ha galiyo

  • @fatumahersi325
    @fatumahersi325 Před dnem

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته 🤲

  • @rayyanawale4500
    @rayyanawale4500 Před 3 lety +7

    Ilaahay janadii faradowsa haka abaal mariyo shiiqa wllka noo soo gudbiyena jazakal Allahu kheyr

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 Před 2 lety +12

    Mar khaati ayaan kuu nahay maalinta qiyaami inshallah. Waxan kale oo ka codsanaya walal kasta oo qoraalkan akhriya inuu iiduceeyo inshallah. Jazakallah.

  • @malabsanmalabsan4505
    @malabsanmalabsan4505 Před 2 lety +5

    Shequna cumar faruq ilahayow una xariso ad ban ujecle kherka uno so godbiye wey na sugare ilahyow na fahnsi askana ajir bdhan kasi ulablab

  • @CaashoMaxamed-bi8rc
    @CaashoMaxamed-bi8rc Před rokem +1

    Alle ha unaxariisto shiikha inta soogudbisayna naxariis waarta iyo farxada labada daarood

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 Před 4 lety +5

    Allah u naxariito sheikh

  • @warsamefarah7848
    @warsamefarah7848 Před 3 lety +3

    Allah ku naxariisto sheikh Cumar faruuq Amiin

  • @user-us2yw9zc5t
    @user-us2yw9zc5t Před 5 měsíci

    Allah unaxariste ❤

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 Před 3 lety +4

    Allow unaxariiso sheqena qofka noso galiyeyna ka abaal mari

  • @mohamedhirsi6901
    @mohamedhirsi6901 Před 3 lety +4

    Jazakalahu khayran

  • @daacadmjama8388
    @daacadmjama8388 Před 4 lety +5

    Allh yrhmhu

  • @cabdishakurxasan4297
    @cabdishakurxasan4297 Před rokem +1

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فى االفردوس الأعلى آمين

  • @calixasanmuusecariif9460
    @calixasanmuusecariif9460 Před 3 lety +2

    Rsbi janadiisa haku abaal mariyo sheekh cumar

  • @mohameddeeq2495
    @mohameddeeq2495 Před 3 lety +3

    Allow kuu naxariiso

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Před 3 lety +3

    M.a sadaqalaahu

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 7 měsíci +1

    الحمدلله

  • @idiladan5514
    @idiladan5514 Před 4 lety +4

    Allow kunaxariso 😭

  • @user-bn6op5rk6k
    @user-bn6op5rk6k Před 3 lety +3

    Maxay tahay markasta xayaysiiska la soo galinayo kalaamka ilaahay سبحان الله

  • @hamdieymoy6498
    @hamdieymoy6498 Před 4 lety +3

    shukrn

  • @luul8787
    @luul8787 Před 3 lety +8

    Allaha u naxariisto shiikheena jannatul fardowsa Allaha ka waraabiyo iyo muslimiinta oo dhan

    • @sahraduale9688
      @sahraduale9688 Před 2 lety +1

      🕛😀😀😇😇😇🤓💝💝👌🧠🧑‍🎓👨‍🏫🧑‍🎓👨‍🏫🧖🧖🧖‍♂️🌭🍕🥪🫓🥩🥚🥪🥚🍳🍱🥪🍱🍞🥩🥨🥩🥯🍗🥯🥜🍐🍐🍆🥥🍊🍉🍊🍋🍌🍍🥭🍎🍏🍐🍑🍇🍒🍓🫐🥝🍅🫒🥥🥑🍆🥔🥕🌽🍞🍞🍞🍞🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛☕☕☕☕☕☕☕☕☕☕🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥤🥤🥤🥤🥤🍵🍵🍵🍵🍵🍵🍵🍵🍵🥤🥤🥤🍵🥃🥃🍵🥤🥤🍵🥤🍵🍵🥃🥃🍵🥛🥛🥛🥛🍼🍼🍼🍼🍼🍼🍼🍼🍼🍼🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍯🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 Před rokem

      Aaamiin Aaamiin Yaa Allaah

  • @suldansalaharab5244
    @suldansalaharab5244 Před 2 lety

    Mansha allha Allha unaxariisto khekh cumar faaruuq

  • @engmohamudibrahim4402

    Alow unaxariiso Shiekh Umal Faruuq ❤❤

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 Před rokem +1

    Asalaamu calaykum wr wb jazaakalaahu khyer Allaha u naxariisto Sh cumar faaruuq

  • @sundusabuukar4771
    @sundusabuukar4771 Před 4 lety +3

    Allow ku raxmo

  • @zakiyusuf8234
    @zakiyusuf8234 Před 2 lety +1

    😍😍😍

  • @zeynabali2600
    @zeynabali2600 Před rokem

    Mnsha allah❤️

  • @mahamudgeele2961
    @mahamudgeele2961 Před 4 lety +3

    الله يرحمه

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 Před 2 lety

    Yarabbi janada nagu kulmi 🤲

  • @kawsarsaid882
    @kawsarsaid882 Před 4 lety +3

    illhay marti la jeclyahay haka dhigo sheekh

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 Před 2 lety

    Allow unaxariiso sheikha

  • @marianabdi6731
    @marianabdi6731 Před rokem +1

    Waxaan Allah kabaryaa inuu janadiisa ka waraabiyo sh cumar faaruuq abaalkiisa ma gudi karno rabow una xariisoo aamin

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 Před 3 lety +3

    Rabiyow janadaada nagu kulmi

  • @ubahaden2630
    @ubahaden2630 Před rokem

    Rabi janadii fardowsa hagugu bishaareyo aamin yrabi

  • @mohamedkalil9196
    @mohamedkalil9196 Před 4 lety +3

    Allah kunaxris