Isagoo Agnostic ah ayuu inoo yimid kadib islaamka in uu xaq yahay ayuu qiray!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Waa dood aad u xiisa badan ninkaan wuxuu noo yimid isagoo mooge ah ( agnostic) kadib wuxuu qiray Allah SWT jiritaankiisa iyo islaamka Inuu xaq yahay

Komentáře • 13

  • @dr.ahmeddeeq4629
    @dr.ahmeddeeq4629 Před rokem +5

    mashallah dood qurxoon bay aheyd xaley Allah ku barakeeyo ustaad Omar

  • @khaalidmahmed4212
    @khaalidmahmed4212 Před 3 měsíci +1

    Masha allaah alxdu illaahi

  • @ahlulxadiis8835
    @ahlulxadiis8835 Před rokem +2

    ماشاء الله الله يهديه

  • @CkarimDheere
    @CkarimDheere Před rokem

    😢 woow dood macn

  • @cartansalaad2204
    @cartansalaad2204 Před rokem +1

    Qofku markuu caqli leeyahay oo ow caafimaad qabo waa lala doodi karaa lkn markuu maskaxiyan caafimaad qabin ama aanu caqli leheen lalama doodi karo

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Před rokem

    xiligii qeeybka la aaminayey waa lagaa gudbay aduunkii itus i taabsii ayuu noqday
    dooda dhan waa dhageeystay
    Bootaan wax uu ku qanco looma sheegin

    • @DAACAD383
      @DAACAD383 Před rokem

      Jaahilow waa iga qoslisay nio macaruur baa tahaysee ufekrysaa caqligaaga ma intaas baa

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Před rokem

      @@DAACAD383 iska fiiri waxaanan cadeeyn wadan waa run ha dhihin

    • @hamseomar3951
      @hamseomar3951 Před rokem

      hhh hye islaantii awowgaa dhashay maad arag waa maxay sababta aad u rumaysan tahy inay jirtey

    • @DAACAD383
      @DAACAD383 Před rokem

      @@hamseomar3951 caqli mahayo ha isku daalin

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Před rokem

      @@hamseomar3951 islaantii awoowgeey dhashay in la cadeeyo waa fududahay hadii la yaqaano halka ay ku duugantahay iyadoo loo marayo (DNA TEST) lkn xujada ah sheeyga jiritaankiisa iskiis u muteeystay ee ilaaheey ah ee caqliga bini aadamku waligii cadeeyn doonin ayaan la yaabaa