" Anigu Hadaan Qorigii Faarax Noqday, Waxay ila tahay Qorigii Faarax la Qabay" Maxamed Muraad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 28

  • @user-ny4ex5dy9s
    @user-ny4ex5dy9s Před 2 lety +1

    Ina Muraad af minshaar hadal yaqaan weeye si wanaagsan ayuu isu difaacay dhufays abtinimo ayuu galay 👍

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Před 2 lety

    Maanshalaah rag baa ishelay

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Před 2 lety +2

    Walaahay abtigey waa geesi hadal yaqaana waaba, hadalka lafiisii oo qof ah

  • @Samo-wade
    @Samo-wade Před 2 lety

    😀😀😂😂mncha allah ustaad

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Před 2 lety +3

    Muraadow laga bareyba laga badi dee qolodan kuu reer abtiga ahi markii mar walba laysu gaashaanbuur saday ayey baraarugeen oo waar horta immisaa Sheekh Isaxaaq dhalay? Dee hebel iyo hebel oo meeday habarjeclo dee waa afar oday oo ilma Sheekh Isaxaaq ah dee hal mar ayey hurdo ka tooseen waar tol li,i waayayey ayaa ka dhacday oo aniguna kuwii aabo Ila dhalay ayaan ka tegay idina habartii axabuushaa wadataan. Dee waxaa ka dhacday wal Garxajisaatu wal magaatu wal mataanaatu. Weli may hawl gelin oo waa goboo waa kuwaa idin xodxodanaaya. Weli lama arag reer reer Sheekh Isaxaaqa oo sidaa u baryootama oo hadana farahaa leh isu boodo iyo xoog xoog uun ayeynu maqli jiree. Reer Sheekh Isaxaaq waa dowlad Calan leh oo aan Citraaf u baahnayn bahashu walaal ii cun iyo mayee adigu ii cun ayey ku macaantahay. Guul iyo Gobanimo Soomaaliland. Qofkii maalintii Burco la soo galay shan jir ahaa wuu xasuustaa wixii dhacay. Meesha Wadhan la yidhaahdo caruurtii waalidkood la wadhay ayaanu nahay weligay ma arag reer Burco oo ka hadlaya xasuuqii Gabiiley ayuun baan maqlaa. Kaftankiina ayaanu jecelahay xanaaqiina iyo is dilkiina iyo is nacaykiina ayaanu necebnahay oo aanu ka naxnaa ka murugoonaa. Samo ku waara inta aduunku jiro Ul iyo diirkeed. Guul iyo Gobanimo. forever Soomaaliland. One love

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 2 lety

      Waysuku caay baranayaan oo midba midkale ayuu leeyahay sidaan wax u caayo ma ku tusaa

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 Před 2 lety

      Reer shixisixaaq dalku waa ka balaadhan yahay,

    • @ahmedjama2421
      @ahmedjama2421 Před 2 lety +1

      Mansha alah gabadh sida raga u talisad tahay
      Bulsho saamo loo tuurtay
      Shan siyood wax looyeelay
      Sah inaydidan maha
      Inay Kala saftaan maaha
      😭😭😭😭😭
      Markaan xasuustoo waxiii I nasoo maray
      Waan naxii nin isaq u Kala abtirinaya
      Isku ab nahay
      Waxan joogaa
      Wadan qurba ah
      Inan wllkay dhalay ayaa
      Bishii hore nin dilay meeshaan joogay
      5kun oo dolar oo aaskii iyo xumayn
      Isaag ila bixiyey
      Walegay qaadhaan isaaq kama hadhin dadka guha joogaa meelbaa i damqata markaan Maqlo nin isaaq Kala guray a walaahi

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 2 lety +1

      @@ahmedjama2421 isaaq intaan garaayo wax uu nayeelo mooye wax namatari macaankiisana ma arag qadhasrkiisan aragnay waayo ilaa 1991kii laga bilaabo dagaal iyo cay iyo cadaadis buu nagu hayey,markaa ninkii macaankiisa dhadhamiyey ha jeclaado,intaan jirayba waa reerka noogu dhibka badnaa soomaali oo dhan hadanu garxajis nahay waana xaqiiqa,

    • @ahmedjama2421
      @ahmedjama2421 Před 2 lety

      @@saynabSr
      Wll saynab ilahay ka yaab
      Oo ha u celin kelmada afkaaga
      MA garanayo dadaada iyo garaadka
      Sax maaha isaaq baad wax ku tahay
      Oo aad ka mid tahay ilaa qiyaamaha
      LA, antoodna waxba noqon maysid
      Wadanka madax kama noqonkaraysid isaaq oo ku doorta mooyee kolkaas laga yaabaa inaad ka mid tahay dadka lagu habo beenta ah Inay isaaq idin neceb yahiin xaashaa inadeer

  • @waddanidhaba9175
    @waddanidhaba9175 Před 2 lety

    dee abti hada ba habaar qabe ha noqon

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 2 lety

    ninkani aftahan ayuu noqday abti soco

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety

    MAXAMED MURAD MADAXWEYNE
    MUUSE BIIXI IYO WASIIR SICIID SULUB AYAA ISAQA UGU AFTAHAN SAN QIIMAYN AAN SAMEYAY

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 Před 2 lety +1

    Garxajis wuxuu lamidyahay maxamad abokor iyo muuse abokor hj lamamid aha hj waa 4reer oo siman iyo reer dood oo isaaqba ahan ayaa kushana

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 Před 2 lety

      rer dood waa raggii u dagaalamay dalkan, haddii reer dood isaaq ahay annugana ma nihin. intaas kugu dhaafayaa, dad cayna doorasho ku heli maysid, hadhowna waa nala dhacay ma daynisid.

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Před 2 lety

      @@burcaawidb5170 been maan sheegin cidna maan caayin waydii dadka waawan hadii aad yartay maydagaalamina maan odhan

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 Před 2 lety

      Muuse sheekh ixaasq wux dhalay jibrile , jibrile wux dhalay cumar jibrile iyo Abkor jibrile, Abkor jibrile wux dhalay muuse Abkor Mahmed Abkor iyo samaan Abkor wax siman dauud garxajis iyo jibrile muuse , jibrile muuse wux dhalay cumar jibrile Abkore jibril

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Před 2 lety

      @@fardusali5547 waxaynu usimanahay garxajis sheekhi saxaaq iyo muuse sheekhi saxaaq laakiin umasinin hj iyo garxajis inta ugubadana waxaanu maqalaa hj iyo habaryoonis hj waa 4reer oo siman iyo reer dood oo isagu sheekhi saxaaq dhalin laakiin xulufo ahaan idiinla socda habar hoonis waxay lasimantay muuse abokor ama maxamad abokor

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 2 lety

    Sidoodii hore ayaa u fiicnayd muraadow ee waxay ku habeenba waa taas

  • @waddanidhaba9175
    @waddanidhaba9175 Před 2 lety +1

    habar jeclo isku hooy ahaan u midoobay waad qirsan tahay ee maxaad ku diidaysa garxajis oo ismaacil sheekh isaxaaq ah oo dhalasho ruma ah

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 Před 2 lety

    Buhuudii habarjeclo iyo baqbaqdii

  • @amranladanamranladan5973

    ina muradaw waxaa berigii farax kaa dhigay waa maah maahyada iyo gabayada aad naladhacaysay kkkk madaxbad tahay