Abwaan Hadraawi | Maansada Goljanno

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 10. 2020
  • Maansada Goljanno
    Maansadan la magac baxday "Goljanno" waxay kamid tahay suugaanta foolaadnimadnimada farshaxannimada ku darsatay ee uu alifay abwaankeenna weyn ee Hadraawi. Waxay xanbaarsan tahay waayo taariikheed oo salka ku haya gobannimada ummadda Soomaalida iyo gunnimada siyaasiga, waxay saab u noqotay dhawr sheeko murtiyeed oo xiisohooda leh, kolkaad dhugato ee aad dhegta u raariciso waxa aad mooddaa inaad filim taxane ah daawanayso.
    waxay Soo baxday Sannadkii 1983
    hipwallpaper.com/
    saaroarts.org
  • Hudba

Komentáře • 20

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 26 dny

    Y.m.j.abura

  • @jaamachirsiaadancalishuuri1699

    Cajiib weeye

  • @abdikaremibrahim9963
    @abdikaremibrahim9963 Před 5 měsíci

    Weele ☑️🌊🏊

  • @DeeqYare-hg3mi
    @DeeqYare-hg3mi Před rokem

    Aun maxamed Ibrahim warsame siciid hadraawi

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Před 9 měsíci

  • @DeeqYare-hg3mi
    @DeeqYare-hg3mi Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @afeyafey5382
    @afeyafey5382 Před 3 lety

    Waan jehlahay suugaantadha hada kali tayiyaasha hada wadanka ka taliyo maad usameysid mid saadaal ah si dhalinta cusub ay u dhaxlaan

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před rokem +1

    Khayr beele qabyaladayste maantuu gacanta kuhayaa wuxuu dul umad kukiciyay qabyaladay ba

  • @abwaannasiye25
    @abwaannasiye25 Před 3 lety +1

    Meelkalay isku barteen rida iyo gor gorku kkkk

  • @abdikhlif9499
    @abdikhlif9499 Před 3 lety

    Istl

  • @rarajiboo
    @rarajiboo Před 2 lety

    Tudicyada ugu dambeeya ee ku soo go’aya…
    …Ka dhalata
    …ka dhalata ayaa ugu waano badnaa gabayga!
    Ka dibna tuduca talada ah ee odhanaaya …
    ..{samihiyo is garabsiga
    Berri yaan la geesmarin}
    Ayaa wax loo dhigaa aanu jirin!
    Alloow Soomaaliyi samihii iyo is garabsigii ma gees martay oo ma seegtay!😢

    • @Nomadlivenow
      @Nomadlivenow Před rokem

      Waa cajiib maansada Hadraawi, Alle ha u naxariistee; maansadiisan wakhti kasta oon dhagaysto waan lafajacaa cabqarinimadiisa.

    • @jabanehirsiofficialchannel5098
      @jabanehirsiofficialchannel5098 Před rokem +1

      sahrada sirta nolosha lagu sheegay ma adigaa eedo

  • @afeyafey5382
    @afeyafey5382 Před 3 lety +1

    Abwaan waligeey waa jeclaa maansooyinkaaga hada maad noo tirisid mid taabaneyso kuwa hada noo taliyo

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 26 dny

    👉ujeedadisii.waxay.ah.eyf...vvv ⛰️⛈️🏔⚽️👭🏔⛹️‍♀️⛰️🐾🐾🐾🐾🐾🦇🦇🦇🦇🦇🦇⛰️🌹👈🤲🖖👋📊📊📊🏗🏗🏗🏗🏘🏗🏘 4:35