Barnaamijka Milicsi | Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) | Xalqaddii 7aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 14

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 Před 2 lety +1

    Ilahy Haydin sharfo siwanagsan BAAD uga hadasheen waan daawaday bilaw iyo dhamaadba run ahaantina wuu uqalma intaas iyo inka badanba in laga hadlo abwaan mufakar maxed Ibrahim warsame hadraawi ugu danbayntiina waxa isoo jiitay sida abwaanka dada yari uga waramayo iyo dhinacyada aadka istaagteen

  • @mohadahir4619
    @mohadahir4619 Před 2 lety +2

    Mufajir, hal-abuur, hal-door, indheergarad iyo suugaanyahan soomaaliyeed ayuu ahaa, Maxamed Hadraawi.

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před 2 lety

    Suugaanta hadraawi intaan Ka aqaano wlhy WA another level

  • @bile-25
    @bile-25 Před 2 lety

    masha Allah ilahay ha xifdiyo abwaan hadraawi

  • @abdijama4593
    @abdijama4593 Před rokem

    Heer sare

  • @abdollahiibrahimalijeyte072

    Allah yarxam

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003

    Waa mufakar somaliyeed

  • @yahyeabdi9578
    @yahyeabdi9578 Před 2 lety

    Faylasoofkii gaariye ahaana waa kaa sugaynaa ustaad maygaag.

    • @isxaaqckariin5235
      @isxaaqckariin5235 Před 2 lety +1

      Gaariye iyo hadrawi midkeba awod badan bad is ledahay dhanka mansada iyo dhanka falsafada midke see magac dheer somalida dheexdeda iyo calamkaba?

    • @yahyeabdi9578
      @yahyeabdi9578 Před 2 lety

      @@isxaaqckariin5235 intaba waxaa aad ugu fiican hadraawi, magac ahaanna isagaa ka magac dheer. se gaariye isagu mandiq bay ku salaysnaayeen maansooyinkiisu oo khiyaalka muusan ka maansoon jirin sida hadraawi, se kama hawl yara hadraawi, aqoonta maadiga ahna wuu uga fiicnaa hadraawi.

  • @cabdiqanimohameth9943
    @cabdiqanimohameth9943 Před 2 lety +1

    halgankii waqooyi mxd ugu so dari weydeen haday daacad idinka tahay warbixintu

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 Před 2 lety +1

    Subscribe ma Ii Awooda Walaal 🥺