Daawo Dalxiiska Dalka Hooyo Buurta WAGAR Ee Degmada Sheekh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Googoos Media and Production Waa Hoyga Dhacdooyinka Siyaasada, Suugaanta, Dhaqamada Kala Duwan Iyo Xiisaha Caalamka Fadlan Ku Xidhnow Oo Subscribe Dheh Si Aad Ugu Daawado Wax Kasta Oo Cusub .Waxaanad Kala Xidhiidhi Kartaa : Mobile l:00252634422546 , 00252654422546

Komentáře • 69

  • @WeligaHanyeelo
    @WeligaHanyeelo Před rokem +3

    Wlahi switzerland kunoolaan jiray ayaan moodayay somalidu barwaaqada ay haystaan ma arkaan

  • @mohammedsheik6182
    @mohammedsheik6182 Před 10 měsíci +3

    Mashallah, remember climbing Wagar in 2014, amazing place and landscape, need to go back to the lands of my forefathers and trek this mountain one more time

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety +9

    masha Allah Somaliland meeliba meel ka daran wa wadan barkaaysan Ilahay baa mahad leh naga dhigay reer Somaliland ee na siiyaay nimcooyinkaas

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Mr Cabdoo, masuul sare Reer dhiikha halkaa ka muuqda Faah faahin badana Kaboxiyey, Buurta Wagareed. Mncha allah

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Před 10 měsíci +1

    Ilaahay dal qurux badan bu inasiyey..Laakin dadki lahaaa meee...
    Ilaahow nabada noo ilaali

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    I live in UK and I will be there soon ahaa Allah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 9 měsíci

    Masha allllllah reer noooolaaaada waliiigin insha alllllah❤

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 Před 4 lety +5

    Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland.

  • @hamdacali5844
    @hamdacali5844 Před 8 měsíci

    Masha Allah dhulkan gobalkigi saahil 😊❤

  • @xafsacali9243
    @xafsacali9243 Před rokem

    ماشاء الله تبارك الله صومالند 💚🌧❤😍😍😍

  • @aadanmire7269
    @aadanmire7269 Před 4 lety +2

    Maansha Allah, quruxda buurta iyo dadka oo aan garanayo ayaan aad u jeclaystay.

  • @karimcamar922
    @karimcamar922 Před rokem +1

    Mushrkeen fear allah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    walahi it's so beautiful ❤

  • @abdisalampro9100
    @abdisalampro9100 Před 4 lety +2

    Masha Allah dhulka Hooyo wacanaa❤️
    Viva Wagar Mountain 🏔✌️

  • @cscaynaancscaynaan9421
    @cscaynaancscaynaan9421 Před 4 lety +3

    Maanshaa Allah tabaarikallaah illaahay ayaanu ugu Mahad naqaynaa ina siiyay deegaankaa nimcada iyo quruxda u saaxiibka ah.
    Dhamaanteenba hadaynu nahay Bulshada jamuuriyada somaliland walaalayaal aynu noqono umad ka faa'idaysta khayraadkaa illaahay deegaankeena alle ku manaystay

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem +1

    Halkaas oo kaliya maaha mewlo badan ayuu inaga awday balaayo ku dhacda

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 Před 2 lety +1

    Sahra ileys and somaliland recognition Congratulations

  • @hothoadam2597
    @hothoadam2597 Před 3 lety +1

    Manshallah allah ayaydaybaa wagar ku dhalatay

  • @ibrahimcollow1789
    @ibrahimcollow1789 Před 2 měsíci

    Manshaalla

  • @xassuede941
    @xassuede941 Před rokem

    Buurta Wagar Saaxil Jamhuuriyadda Somaliland / Wagar Mountain Sahil region of
    the Republic of Somaliland

  • @ahmedfaisal7489
    @ahmedfaisal7489 Před 4 lety +2

    Ma sheekha dhintay ee ay siyaaranayso ayaa ubadka uga celinayaa bahalka
    Subxaana laah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    waa should bidaca

  • @hamdacali5844
    @hamdacali5844 Před 8 měsíci

    Amazing place ❤

  • @moabdu4834
    @moabdu4834 Před 2 lety +1

    Manshallah barwaaqada ciisemusse

    • @omarmohamed6701
      @omarmohamed6701 Před 2 lety

      War nimcada Illaaheeu ha reereyn ee Alxamdu Lillaahi dhej, cidina reerka ka qaadi Meysee. Inappropriate, irrelevant and backwards comment.

    • @moabdu4834
      @moabdu4834 Před 2 lety

      @@omarmohamed6701 ma been baan sheegey degaan ciisemusse maaha wuxu xaasidsanaa dad woxoydi ku dil jaabey jaab marna wey nugu cayneyaan daaneyreyaal buurta fulaa imikana buureheyna sheeganayaan go back to your hood✋😆🤣😂

    • @moabdu4834
      @moabdu4834 Před 2 lety +1

      We have enough share ours with you guys gaining nothing from it

    • @omarmohamed6701
      @omarmohamed6701 Před 2 lety

      @@moabdu4834 macna Yare !!!!!

  • @z012y
    @z012y Před 4 lety +1

    Dhulkeena nimcaa fadhida 🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 2 lety

    Sanadaqado iyo teendhooyin dalxiis ha laga sameeyo Wagar !

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    Maxaa loomagaalayin wayayi

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    mar haduu dhintay karaamo majito sxb

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 4 lety +1

    Waa in la sameeyaa tour trip ama dalxiis. Waana la ilaaliya nadaafada iyo inviroment. Qof kastaa waa inuu qaata qashinkiisa.

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 Před 4 lety +1

    Inshalaa waanu kusoo dalxiisi

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro Před rokem

    Alxamdullilaahi Rabbil Caalamiin.
    Mahadoo dhan waxa iska leh ALLAH (SWT), ugu deeqay aadamihiisa bilicsanaanta makhluuqaadkiisa kale inay ku indho doogsadaan, kuna cibro qaataan.
    Wadankeena Hooyo ee Somaliland waa dhul laga helayo goobo badan oo dalxiis.
    WXN IS LEEYAHAY HADAAN BUURTA WAGAR MAR CAGO DHIGAN LAHAA INAAN KA DHIGAN LAHAA DEEGAANKAYGA RASMIGA AH.
    MNZHA ALLAH.
    Yaa Allah nimcadaada noo siyaadi oo noo xafid wadankeena hooyo. Noogaana yeel carradayada mid xuskaaga lagu dhowro🤲🤲🤲

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem

    Kaabada waxaa lagu xidhay bihii ka soo baxayay buurta .....si aanu degaanku somalidu ugu nagaaan ...halaga furo haddii caqli fayaw inuun isinku jiro. Biyaha dhulka iyo dadka ha loo furo.

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Před měsícem

    Dhagaxa daxal ayaa ka muuqda waxaas waa macdan ka buuxda buurta lkn dadkii ka faaiidaysan lahaa ma dhalan, kuwa hada jooga waa cawaan

  • @talawanaaggoodadvice8891

    Masha Allah ma in wax badan
    Loo socdaa maxaa agab loogu
    Samayn waayay sida musqulah
    Iyo waxii lamida?waa mahadsatiin

  • @simasaad897
    @simasaad897 Před rokem

    😊

  • @hindamaxamud342
    @hindamaxamud342 Před 3 lety

    mansha allah tabaraka allah ❤🙏🙏🙏❤❤❤

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Před 4 lety +1

    maasha'alla

  • @faisala4218
    @faisala4218 Před 3 lety +1

    Qof in la siyaartaa waa baadilnimo iyo marin habaabin tawxiidka diinta Iskamka!!

    • @dinisrealm3240
      @dinisrealm3240 Před 3 lety +1

      Siyaaro waa uun booqasho wll. Qubuurta in la booqdo oo loo duceeyo waa sunnada nabiyunaa muxammad

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před rokem

    Waa degan qurux badan

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem

    Biyaha dadka haloo sii daayo laga awday

  • @ahmedfaisal7489
    @ahmedfaisal7489 Před 4 lety +2

    Sheekh wax ma qaban karo ee intaa ka reeb

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Před 2 lety

    QURUX SOMALILAND!!! ANIGU SURUD BAAN KALA AQAAN!!!!!

  • @xaliimaaxmed9560
    @xaliimaaxmed9560 Před 4 lety

    Masha allah❤👌🙏

  • @axmedmaxamed226
    @axmedmaxamed226 Před 2 lety

    Macdantan hadii labixiyo dhirtu way gubanaysaa

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 Před 4 lety +1

    Wagar waa geedka wagarka 1945 ayaa ugu danbaysay wax laga qabto !
    Geedkaa udgoon magacii ?

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Před rokem

    My ancestors home

  • @hindamaxamud342
    @hindamaxamud342 Před 3 lety +1

    somalilaand
    hanoolato

  • @OkOk-gg8me
    @OkOk-gg8me Před 3 lety

    ❤❤❤❤❤❤

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame9911 Před rokem

    Aaf triangle peace a borders bulsho kaabe

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 Před 3 lety

    Orgob muxuu yahay? Ma dad qalataa, mise waa Bahal dad qaada.

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 Před 11 měsíci

    sidee wagar waraabe ha galee wahan innoo saartay ;;;;tix, la tiriyay waqtigii Laga soo qaxay daraawiishtii in cabdulle xasan ayaa dadkii bari ka soo qaxay cuduro ku haleeleen buurta wagar kuwaasoo gumaaday dadkaas, mid ka mid ah dadkaas ayaa tixdan tiriyay... ;;;;tix, la tiriyay waqtigii Laga soo qaxay

  • @sharmakecabdi3150
    @sharmakecabdi3150 Před 2 lety

    8

  • @xafsacali9243
    @xafsacali9243 Před rokem

    ماشاء الله تبارك الله صومالند 💚🌧❤😍😍😍

  • @simasaad897
    @simasaad897 Před rokem

    😊

  • @xafsacali9243
    @xafsacali9243 Před rokem

    ماشاء الله تبارك الله صومالند 💚🌧❤😍😍😍