SOMALI NOOCEE AH AYAAN LIVERPOOL KULA KULMEY IYO BOOQASHADII QASRIGA :

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 251

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  Před rokem +49

    czcams.com/video/xtWyjRnTgVg/video.html

    • @RoomaaLamios
      @RoomaaLamios Před rokem +1

      Jeck hest muqaalk kusaran isheek noh magaced

    • @aliabdi2877
      @aliabdi2877 Před rokem

      anfild rabnay lkn away sxb 😮😢

    • @mohamahrez2428
      @mohamahrez2428 Před rokem

      taageero leverpool markuu leverpool tago caaqibo malaha, leverpool baan wxn kala yaabaneen maxy odayaasha quxuub yada ah kaliya u taageeraan ileen waa meel odayaal kaliya ku noolyihiin,meesha isaga soo carar yeesan tiibisho kugu dhicine.

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +77

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @nasri.official
    @nasri.official Před rokem +13

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah crated is prophet muhammad scw🤗❤️

  • @aliyare228
    @aliyare228 Před rokem +16

    Keeb going legend S R K OF SOMALI❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před rokem +13

    Maasha alaah Liverpool waa qurux London hadaan imaado waan soo booqan doonaa iinsha alaah from Canada 🇨🇦❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻😘😘😘

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Před rokem +6

    Qurux-ku dhiiglow waban iska jecladay inan ku dawado inti ad keliga wax so dubaysay legend bad tahe gadhigaaga isku nio sidana ku fiicane❤️👏👏

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Před rokem +82

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤❤

  • @rahmaahm7988
    @rahmaahm7988 Před rokem +8

    First one❤ war neo garoonka Liverpool Noo soo duub

  • @xaajiwali2897
    @xaajiwali2897 Před rokem +7

    Horamar wacan Qurux ku dhiigle
    Waadna ku mahadsantahay sida wacan oo aad Taariikhda inoogu soo gudbisay

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +15

    The one and only our hero Qurux kudhigle luga kadhoofka ada noqabishan anagana indha kafirsiga nagu haley keep going boowe 🙏🙏🥰

  • @suheebdiinaari5105
    @suheebdiinaari5105 Před rokem +25

    FIFA LIVERPOOL 💯❤💯❤💯❤💯❤💯❤💯💪💪💪💪💪💪

    • @khalidsiciidnalka9962
      @khalidsiciidnalka9962 Před rokem

      Welcome to khamiisley pro😅👌

    • @xamdikayse9697
      @xamdikayse9697 Před rokem +1

      ​@@khalidsiciidnalka9962 6 champion 🏆 Naga badan don't worry pro koobka no hadhay ayaaba ah khamiis layda😂

  • @AyanAbdinasir
    @AyanAbdinasir Před rokem +6

    Inshallah aniga ayaa imanaya UK mahadsanid qurux ku dhiigle thank you brother

    • @AtharMohamed-u3r
      @AtharMohamed-u3r Před rokem +1

      Khabxada Ohio ugu wey ingriishka ma saxirka ku qabtay jareer yaheey nacalad kugu dhacday USA makuso tuftay aniga ayaa meeshas jooga maqashay soma aha iga daba imaaw waa maalinti meydkaaga laga qaad doono

    • @sabiriinbashiir3897
      @sabiriinbashiir3897 Před rokem +2

      ​@@AtharMohamed-u3r 😂😂😂😂😂

    • @AtharMohamed-u3r
      @AtharMohamed-u3r Před rokem +1

      @@sabiriinbashiir3897 Ohio a darted oga so guuray wey idaba socota markan wa markey nafteeda ku qamaari laheed nin keygi an u dhaafay gabar ay u dhashay hada aniga maxay iiga daba socota walaaley naagtan

    • @sabiriinbashiir3897
      @sabiriinbashiir3897 Před rokem +1

      @@AtharMohamed-u3r ka takhalus naagta way ku baratay🤣🤣🤣🤣

    • @AtharMohamed-u3r
      @AtharMohamed-u3r Před rokem

      @@sabiriinbashiir3897 mahadsanid macaanto

  • @Nature12manka
    @Nature12manka Před rokem +7

    Nio si qalbiyan wakutageeraa walkey❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Před rokem +7

    Channalka kaliya an ka daalin dawashadiisa mr jack thank u ❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před rokem +12

    Manshalah 😍 qurux ku dhigle UK labatan sano jooga waaba nakala bare cajib 😂😂Jack😂

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před rokem

      20sano ado joogo meshan wiliga ma tagin miya😂

  • @kinseliban6252
    @kinseliban6252 Před rokem +11

    We was born here, I was very proud, gentleman, jungle man

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 Před rokem +8

    Keep rocking landheere🔥❤️👏👏

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před rokem +5

    Masha'Allaah Qurux Kudhiigle muqaalo aad uqurux badan bal meelaha odeyashi seamanship waxay kalo ku bad nayen Cardiff London bal Cardiff soo eeg waad ku mahad santahay wllo for sharing your precious time with my Allah bless you 😊 ❤

  • @xamdamaxamed7735
    @xamdamaxamed7735 Před rokem +11

    Next video anfield ayaan rajeynayaa adoo booqodey qurux ku dhiigle❤❤

  • @sadiaabdi5864
    @sadiaabdi5864 Před rokem +3

    Waku salaamay qurux from leeds

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Před rokem +6

    Keep going my pro

  • @mustaphakiiko
    @mustaphakiiko Před rokem +11

    Liverpool ayn tagy Anfiled ma booqanin Vlogaasi waa ku celis nio 😂

  • @Actually_2024
    @Actually_2024 Před rokem +5

    First 1k like ma heli karaa ii codeya❤

  • @ahmedyoungofficial4412
    @ahmedyoungofficial4412 Před rokem +2

    Keep going wllkey jack Dartayn ayaad wax walbo usameyneysa

  • @crisaaqyre2069
    @crisaaqyre2069 Před rokem +22

    Garoonka Anfield inaa nosoo duubto Akaa sugeena insha allaah horey usoco❤

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Před rokem +7

    Quruxow garoonka anfield kaa sugayna i.a❤

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Před rokem +5

    The one and only our legend qurux ku DHIIGLE

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 Před rokem +1

    Mnzhlh bro waad ku mahadnaqynaa muuqaalda quruxda badan ee aad nosoo gudbisay
    :Note
    Somaligii ugu horeeyay ee umahadnaqa xerta freelancerka (CZcamsr,tiktoker etc)

  • @khalidsiciidnalka9962
    @khalidsiciidnalka9962 Před rokem +4

    Qurux kudhiiglow timaha madaban rabtaa pro😂

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 Před rokem +5

    Qurux kudhiiglow ingiriska luqada igu dishey saas lagaa rabaa😂😂😂👍

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865 Před rokem +8

    Waan idin Salaamay Ree Libiya 2015 😂😢

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před rokem +5

    Maasha allaha ❤❤

  • @sacmaal
    @sacmaal Před rokem

    Qurux ku Dhiigle Zxp legend ayaad Tahay Maanta Waxaad So Qabatay Adeerkay Axmed Ali Haybe

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 Před rokem +2

    England Magalada labaad ee aaan ugu jeclahay waaa Liverpool Malin uun waan ku imaaandoonaaa xeebtada iyo meelahaga tariikhda ah
    ❤❤❤❤❤ Dream city,London, and Liverpool ❤❤❤❤

  • @mahamedamiin1331
    @mahamedamiin1331 Před rokem

    Thanks your doing alot

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes Před rokem +2

    Wow
    YNWA ❤

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 Před rokem +5

    ʏɴᴡᴀ 💪❤️ ᴅʜɪɪɢᴀʜ

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před rokem +5

    Liverpool Kali miya bad kaleh UK

  • @zeinabmohamed1557
    @zeinabmohamed1557 Před rokem +2

    MaanshaAllah Good job

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před rokem +2

    Wow🎉🎉🎉🎉 qurux kudhiigle

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před rokem

    lipx lipx Dhalye hore u soco

  • @fatumaabdullahi6540
    @fatumaabdullahi6540 Před rokem +1

    Qurux kudhegle adiga team keee tagertaa primaleg

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 Před rokem

    Ahhahaha umadeena matihid Haye inamari ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹😅😅😅😅 hore u soco. Good we need more

  • @ibrahimisscaknoor2769
    @ibrahimisscaknoor2769 Před rokem +1

    M.a

  • @yasminhersi3793
    @yasminhersi3793 Před rokem +1

    One of the best people is you❤

  • @bashirmohamud2725
    @bashirmohamud2725 Před rokem +3

    Legend really miss you yaq

  • @XassanIbrahim12-fm9sj

    M.a waa ku wataa

  • @mayancalimayancali2211
    @mayancalimayancali2211 Před rokem +3

    qurux ku dhigle wa ku dlamay🎉❤❤

  • @FadumoCabdimuuse
    @FadumoCabdimuuse Před 11 měsíci

    Inshaalh wa iman doona anfil ❤

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 9 měsíci

    Ameeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️

  • @intawanagsanwalalkoda494

    Legend

  • @MohamedHassan-dj9sj
    @MohamedHassan-dj9sj Před 4 měsíci

    Wll sidaan kuu fcnthy m.a❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Před rokem +1

    Allahumma barik.

  • @user-xv9oq9bl4o
    @user-xv9oq9bl4o Před rokem +1

    Masha allh

  • @xafsodaahir9296
    @xafsodaahir9296 Před rokem +1

  • @Bintidaqane
    @Bintidaqane Před rokem

    Your camera person 👌👌👌

  • @powerfullislam7794
    @powerfullislam7794 Před rokem +2

    Zhp garoonka liverpool soo duub 😊

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze Před rokem

    Keep going best CZcamsr

  • @queenbilan7483
    @queenbilan7483 Před rokem

    Wow beautiful 🤩 jack wana walosaa🙌

  • @ahmedawil3821
    @ahmedawil3821 Před rokem +1

    magaladaydii liverpool iyo toxeth granby street iyo abtigay maxamed cali haybe

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Před rokem

    Thanks Lph Aad io aad Waan Heynaan

  • @Kingarmaan56
    @Kingarmaan56 Před rokem +1

    Sxb qurux kudhigle noo badi wareesiga odayaasha wadanka kusoo horeeye 🥰

  • @sabiriinbashiir3897
    @sabiriinbashiir3897 Před rokem +3

    Jack ma gabar ku duubaysaa hooska😂😂

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před rokem +1

    Waar jeck waa tegey we love so much

  • @maxamad4789
    @maxamad4789 Před rokem +2

    Inaad garoonkeeni nasootustaa ilaawdeh qurux kudigloow😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před rokem

    9:27 😍😍😍😍bro hore uso farxada wala raadsadaa 👍👍👍👍

  • @akramofficia44
    @akramofficia44 Před rokem +2

    Magalo kaliya ma rabno ee Stadium anfleid noo soon duub my best team in the world Liverpool 😅❤❤

  • @xasanadan257
    @xasanadan257 Před rokem +4

    Ninka kliya farxada is siiyo jeck🤣😃

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 Před rokem

    Quruxku dhiigloow waa Gobolkii Ragga ayaan kaa soo salaamaynaa . Reer baa naga lumay caruur adeer aan u ahay ee nooso baafi niyaw

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Před rokem +1

    ❤❤❤NLW WLLKA. QURUX KUDHIIGLE ❤❤

  • @user-rw3hv6rq6c
    @user-rw3hv6rq6c Před 7 měsíci

    Qurxu ku dhiigle ANi in an England inan imaada rabaa malinkasta video yadada dawada oo
    siiya

  • @bellareds9189
    @bellareds9189 Před rokem

    Jah igu wareeji riya deydii aba ani tagin irumeynosaa thnx 😫💖

  • @YahyeFaarax
    @YahyeFaarax Před rokem +2

    Good vlog 👍

  • @aarantelecom4985
    @aarantelecom4985 Před rokem +5

    you will nwvwe walk alone ❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 Před rokem +1

    Goobaha Taariikhda Leh Ee Aadan Weli Tegin Sida Anfield Road Iyo Goodson Park Soo Duub Labadaas Taariikh Kuma Yaree

  • @x-gy7rm
    @x-gy7rm Před rokem

    Chb Heestan Magceda Igu Cawiya😢😢

  • @loockcade2439
    @loockcade2439 Před rokem

    Sxp waan hamiyaa inan mar un kasoomuuqdo garonka Liverpool

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 Před rokem

    Scw scw scw Scw ❤

  • @alidaheralidaher4739
    @alidaheralidaher4739 Před rokem

    Macha allah my big brother

  • @maryanmuhamud4228
    @maryanmuhamud4228 Před rokem +1

    Anfield nosodub bal magaladaa liverpol wnaragnay

  • @abdirashidmohamud6550

    ASc saaxib Qurux ku diigle, Waxaad sheegtay hadal aan sax ahayn ee fadhlan iska sax. Maxkamadda iyo Hallka waxaa la dhisay sanadkii 1854 (400 oo sane ka hor) adanagana waxaad tiri waxaa la dhisay 1854 ka hor. Qaladkaas iska sax walaalow. Googlka eeg:
    "St George's Hall opened in 1854 and is an outstanding expression of the confidence and ambition the Victorians had for their city, their delight in profiling their achievements is particularly personified by the stunning architecture of the Concert Room and the grandeur of the Great Hall". Hadaad sixi waydo, anaga supscripka waan laala noqonayaa ee la soco.
    Abdirashid.

  • @DRINK-WATER
    @DRINK-WATER Před rokem

    I'm caming there i.a❤

  • @abdihakinsalaad0
    @abdihakinsalaad0 Před rokem +2

    Jack garoonka liverpool tag

  • @doorodooro2529
    @doorodooro2529 Před rokem

    Videos ka soodheerey cml daqiiqada badan cml❤❤

  • @engalibashirofficial8133

    Bro hore u soco

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 Před rokem

    Mansha alah libax horey usoco

  • @qaniyarepesofficial2667
    @qaniyarepesofficial2667 Před rokem +1

    Next Vedio Garonka Riyadan kaa sugeeynaa Anfield Road dhizmaane kubillaban rabtee ka hor Mar nio

  • @umuCigramo-ls8rp
    @umuCigramo-ls8rp Před rokem

    Habedelin waxaan kuu daba soconaaba waa soomaalinimada

  • @hosainabdirisak
    @hosainabdirisak Před rokem

    Bada aa noo soodubtay wllhi Liido aa kaqurxoon wlhi

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi Před 2 měsíci +1

    Lagend qurux ku dhiigle

  • @yuusufjimcale4454
    @yuusufjimcale4454 Před rokem

    Absolutely 😮

  • @deeqoxasan3618
    @deeqoxasan3618 Před rokem

    Amazon

  • @abdallamohammed6456
    @abdallamohammed6456 Před rokem

    My bro forever

  • @samiraawad2572
    @samiraawad2572 Před rokem +1

    😂😂 nice vidéo

  • @roumandheman-yb1kx
    @roumandheman-yb1kx Před rokem

    Keeb going bro

  • @aameinahmethawil3788
    @aameinahmethawil3788 Před rokem

    Anfeil. Noo so duub brother

  • @abdihakinsalaad0
    @abdihakinsalaad0 Před rokem +3

    Taageer liverpool hadi tahay

  • @user-zz4ut2ci4k
    @user-zz4ut2ci4k Před rokem +7

    Leylapool lee maa noo sharaxin😅

  • @Hamkiz
    @Hamkiz Před rokem +1

    Wankurafaday❤❤❤

  • @fadumodirie5587
    @fadumodirie5587 Před rokem

    Asc gobol ma aha ee waa magaalada Liverpool, gobolka Merseyside, ee gobol weynaha waqooyi galbeed ( North west ).
    Waa magaalo leh Jamacado siiba Jamacada Liverpool, oo ka mid ah Jaamadaha safka hore ee wadanka Ingriiska.