Mad Habka Cusub Ee Almaghamisi iyo Muxamed bin salmaanka Sucuudiga !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Koorsada muuqaal samaynta :
    sheerxirfad.co...
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 318

  • @naimaali3743
    @naimaali3743 Před rokem +68

    Dhilin yarada somaliyeed waxaan idin ku baraaru jinaya inaan ka diidno xukuumadaha somaliyeed Tay doontaba ha noqotee inay qabyaaladii wadan ka iyo mustaqbalkeena ragaadisay dib inaloogu kariyo 😢

    • @khalidjiheeye3809
      @khalidjiheeye3809 Před rokem +2

      Dadkan hada somaliya ku nooli ilaa ay god galaan hagaagi maayaan dhiig cusubna xaguu ka imanaya ileen kuwan hada joogey bey dhalayee 😢

    • @ibnuothman-bl5cz
      @ibnuothman-bl5cz Před rokem +4

      Qodobka ugu fican ean kaga fogan karna wuxu yahay ineynan daba galin siyasada mar hadeyba qeylidenu wax kasoqad laheyn

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Před rokem +2

      Wlll maxaysamayn karaan dad xataa laga diiday inay ayaga wax xushaan oo wax doortaan

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Před rokem

      ​@@khalidjiheeye3809dhibka wa morayanta siyaasiyiinta isku shegaya ee shaley wadanka burburiyey aya wali dhalinyarada durbana qabil utumaya si ey dantoda ogu garan iyaga shaqo laan ayay malinkasto saxarada Libya ogu dhimanaya

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před rokem

      Iyaga aaba raali ka ah waxa hada aasheegaysid

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Před rokem +12

    Xasbunullah wa nimcal wakiil
    Walciyaadu billah
    Allow na sug
    Yaa muqalibal quluub thabit quluubinaa callaa diinak
    Shukran bro jazaakallahu kheyran😢🎉

  • @hadiyamohamoud9281
    @hadiyamohamoud9281 Před rokem +24

    Wlal dalka Finland ku Noolahay wax badan NolosHa iGa badeshay love u wlal mahaDsanitt huno mcnn❤

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Před rokem +12

    Xadiith kii nabigu yidhi "mustaqlbalka waxaa iman donta wakhti ay muslimiintu gaalada ay ku dayasho heer ay ka gaadhi doonaan inay hadi ay god masacagalay galaan ka dabi gali doonaan" maanta ayay joogtaa😢

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Před rokem +3

    صلو علي الحبيب مصطفي عليه السلام

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Před rokem +13

    Masha allah waa muuuqaal qurxoon badan ❤
    أحبك في الله ❤

  • @Waano23
    @Waano23 Před rokem

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil اللهم الثبات اللهم الثلات على الحق

  • @cmc-iskachannel2335
    @cmc-iskachannel2335 Před rokem +4

    Mahadsanid Omar Inshar wax badan ayan kugu xidhnaa mana jirtiyo channel aan ka faaiday inta adiga aan kaa faaiday mahadsanid

  • @yousufqalbiaxmed8132
    @yousufqalbiaxmed8132 Před rokem

    Sheekadii ikhwaan Mufsidiin Ayaa wadaa
    Sacuudiga Ilaahay ha dhowro iyo Madaxdiisa

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 Před rokem +9

    .جزاك الله خيرا الجزاء عن الامة الاسلامية الصوماليه

  • @amooreabdiaziz256
    @amooreabdiaziz256 Před rokem +9

    Ustaadkeyga guuleyso ilhey haku sharfo 🤲🏼

  • @__Son_
    @__Son_ Před rokem +2

    إن الله ليملي لظالم حتى إذا أخذه لم يفلته

  • @ibrahimhassan9542
    @ibrahimhassan9542 Před rokem +1

    Inaa lilahi wainaa ilehi rajiuun

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056

    ILAAHOOW NABAD BAADI OO NASUG ILAAHOOW XAQA NAGU DIL BAADILKA GEES NAGA MARI AAMIIN 🤲

  • @drluqmanjeylani9655
    @drluqmanjeylani9655 Před rokem +4

    In uu mad hab cusub sameeyo caadi ayaan u arkaa haduu ehel u yahay oo cilmigeeda lee yahay. Yacni danbi ma ahan in uu sameeyo wax ay sameeyeen imaam shaafici, maaliki, Axmed ibnu xanbal, abuu xaniifa waxay ahaayeen culimo dadaashay oo diinta fahamkeeda iyo barashadeeda waqti galiyay. Ma aqaan sababta aad qamaasi ugu diideyso inuu alifo mad hab cusub oo kitaabka iyo sunada waa faqsan

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 Před rokem

      waa runta 100 sano ba mujadid ayaa lasoo saara in madhab la jaanqaadaya dunidan cusub lakeeno dhib uma arko

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 Před rokem

      I agree with you. 👍 👍

  • @hamaddatichno7663
    @hamaddatichno7663 Před rokem +44

    Ma. BROTHE OMAR THNK YOU❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před rokem +12

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خير الجزاء
    الله يحفظك يا رب العالمين

  • @ahmednuuraden9552
    @ahmednuuraden9552 Před rokem

    Asc C.Inshaar,
    Waa nasiibdaro ku dhacday hogaamiyayaasha Islaamka, Allaha u keeno Erdogon oo kale wadamada Islaamka, aamiin aamiin

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684

    In badan baan tabayay inaaad ka soo hadasho
    Mahadsanid ustaad ❤

  • @nuurusman6145
    @nuurusman6145 Před rokem +13

    Alah naga aqbalo soonka dhamaan umada muslimiinta

  • @mohammadhussein4751
    @mohammadhussein4751 Před rokem +7

    walaaha ku xiran ogansho 700k ilaaa 800k waqti badan aye qadaty inan garsiso walakey saaxibken ustad omar aan garsiino dhaqsi asiga inabdan ma dhaho igarsiiya ano kamid ah ogansho 100k ilaa hadaa❤️

  • @umu_cafiifa
    @umu_cafiifa Před 9 dny

    Walaal cumar shiikhu malaha diin cusub ayaan samaynayaa hadalkiisa yaynaan sidaa uturkuman aniga aan ku lahayn wuu saxanyay, Shiikhana waxaynu leenay hadii wax sharciga khilaafsan uu inoola yimaado waynu diidi hadii kalena dee sida culimaduba wax u qofto ayuunbaynu qaadan
    hadana buunbuunin xad dhaaf ah ayay ku qaadeen dadku sheekha
    Qofka bini aadam ka ahi wuu qaldamaa waa sax
    Lkn shiikha ujeedkiisu waxa weeye waxyaabaha النوازل ah ee culimadaa ka dambeeyay ee hadda sida aadka ah la iskugu khilaafo in uu wax ka qoro
    Lkn laba ereyba shiikha waad kaga gaftay in aad dhahdo wuxuu samaynayaa madhab wiilkan yaree haysta sucuudiga raali galinaya taas ma wanaagsan sababta oo ah shiikha waynu wada naqaanaa waxaynu ka filanaynaa wanaag uun
    Tan labaad in aad dhahdo waxa uu samaynayaa diin cusub, yadna waa kalmad aad uqaldan sababto ah fiqigu waa فرع da islaamka ee ma aha الأصول furuucdana waa laysku khilaafi karaa sida ay culinadii hore ba iskugu khilaafeen mana ka dhigna in mid walba diin cusub haysto.

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi Před rokem

    َ
    اللهُمَّ إنَّكَ عفُوٌّ تُحِبُّ العفوَ فاعفُ عنَّا♥.

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 Před rokem +1

    Mar hadii aadan xishoonayn oo alle aadan ka xishoonayn , adoomihiisa wanwanaagsan aadan ka xishoonayn waxaad rabtid baad samayn , waxaad rabtid baad dhihin , cidaad rabtid ayaad raali galin
    Allaaah yaa rabi na sug
    Waan ku farxaa ustaad markaan kanaaladada dhagaysanayo waayo waxaan dareemaa rag ruuxdoodu nooshahay in ay naga mid yihiin wali
    Allah ku sugo adiga io inta kula midkaaba

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Před rokem +3

    اللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا يا رب

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před rokem +3

    Aad io aaad ayad u mahad santahay walal cumar wacyiga ad u heysid dadkena somaliyed mahadsanid

  • @IsmaaciilCisman
    @IsmaaciilCisman Před rokem

    Alle hasoo hadeeyo isaga iyo binu salmaan

  • @IB__RA-8CMF.
    @IB__RA-8CMF. Před rokem +1

    AL USTAAD : OMAR INSHAAR guuleyso zxp

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa Před rokem

    Masha allah shugran ustaad

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO Před rokem +1

    Cumar inchaar ilaa 2017 ayaan ugu xidhana intaa fan,ido mooye khasaare kuguman arag tnx🎉❤

  • @abumoalim
    @abumoalim Před rokem +3

    Masha Allah, waa mowduuc aad & aad uqiimo badan.

  • @mohamedaweisshabdirazak8178

    إنه عالم لكن لايمكن له أن ينشأ مذهبا جديدا لإن المذاهب الأربعة في في قرون الذهب المفضلة.

    • @muadabdireshid8942
      @muadabdireshid8942 Před rokem

      أحسنت والله ، انه لعالم ، أديب فقيه ، لكن …

    • @Zizu.xy1
      @Zizu.xy1 Před rokem

      انه معلم اللغة العربية وليس عالما

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613 Před rokem

    Scw Aimana afarta ah xataa madhihin madhab ayaan sameeyneynaa

  • @mukhtarjeylaniosman8009

    Jazakallahu kheyran akhii Cumar

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Před rokem +1

    Subhanallah ! Waa Samana aakhir

  • @ayanmohamednoor7218
    @ayanmohamednoor7218 Před rokem

    Alle Haku nooleyo walal Noolal uu Rabbi ka raali yahay, shukran

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 Před rokem +1

    Asc omar wlhi waba kayaba waxii cusubba wa usoturjunta dadkada somalida masha allaha 😂😂😂😂

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před rokem +1

    Cajiib cajiib Subxaanala

  • @KnowledgeisTROUBLE
    @KnowledgeisTROUBLE Před rokem +1

    Ustaad cumar waku salaamay ramadaan Mubarak bacdu salaam maxamed binu salmaan wuxu ku jiraa dadka moodo iney aduunka maamulaan freemason waana cabadatul shaydaan

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 Před rokem +1

    Mowduuc qiima badan runti

  • @hashiali9789
    @hashiali9789 Před rokem +1

    Fariid halkaa ka wad
    Hawl fiican haysaa
    Bin salman isagaa iska daalaya walaahi bilaahi oo tolaahi islaamku waa jiraa ilaa qiiyaamaha maalinba maalinka ka danbeeyana waa sii kor kacayaa
    IlaahAw islaam nagu dill❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanomer9358
    @abdirahmanomer9358 Před rokem +2

    Ustaad waan ku salaamay Ramadan wanaagsan

  • @Tahaniabditawan
    @Tahaniabditawan Před rokem

    من كفر بالله من بعد إيمٰنه الي من أكره وقلبه مطمئن بالإيمٰن . ولكن من شرح بالكفر صراً فعليهم غضب من الله ولهم عذاب عظيم
    (Shekhan iyo inta lamid ah ba alle aya ayadan kuu shekay midke yihiina alle aya og )
    Lkn in hergan lagarto arinta waa wax laganaxo 😢

  • @Reenay826
    @Reenay826 Před rokem

    My favorite sheikh ❤

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah Ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deeqow
    @Deeqow Před rokem +3

    Omarow aniga ayaad igu dhaga hadleysa sxp motivation videos anoo dawan waxba si toos uma sameyn karo😄

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 Před rokem

    Cumar Inshaar wll barnaamijyada nooca ee kahortaga ah izlaamiya zxp manshalla keep going ogaansho

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Před rokem

    عمر انشار كنت انتظر منك هذا الموضوع يا اهلا وسهلا😅😊

    • @Atheneon
      @Atheneon Před rokem

      هو عميل ل قطر

  • @fartuunmohammadmohamud249

    Jazakallahu kheer wll mahadsanid

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +3

    Aad owayn ustaad kkkk
    Allah kusharfo Omar inshaar❤️

  • @user-im1jg6hp3g
    @user-im1jg6hp3g Před rokem

    Cumar ashar
    Qof baladhan

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Před rokem +1

    Sacuidiga cunugaan yar iyo kuwo isga caabuda ayaa halaynaya,
    Fircoon , qawm kiisa marka laga hadlayay, waxaa lagu sheegay inay ka cabsadeen fircoon kadibna ay raaceen,
    فاستخف قومه فاطاعوه انهم كانو قوما فاسقين"
    Waxa maanta ka socda sacuudiga waa isla dhacdadaan,

  • @aboumedhoussein3446
    @aboumedhoussein3446 Před rokem

    Thank you bro Omar inchar

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 Před rokem +1

    جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤❤

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan8790 Před rokem

    جزاك الله خير الجزاء

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Před rokem +2

    omer inshaar ramadaan kariim wll.

  • @fartuunmohammadmohamud249

    Illhy Hana badbaadiyo iimaanka haduu kaatago waa iska sidaan qabriga iyo qiyaamaha aad ilowdo

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před rokem

    Ilaahey ha soo hanuuniyo balaayada wiil iyo aabihiis waashay waaye

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK Před rokem +12

    TOP 10 BEST SOMALI CZcamsRS
    1 ASAD HAGIO ✅
    2 QAYS QAYSER ✅
    3 HASOW PRO ✅
    4 OGAANSHO ✅
    5 SAHANKA XOGAHA ✅
    6 WAABERI MEDIA ✅
    7 BUULO XUUBEEY ✅
    8 MARACADDE SHOW ✅
    9 HUSSEIN KURDI ✅
    10 ITAAL MEDIA ✅

  • @armaan2828
    @armaan2828 Před rokem

    mahadsanid cumar 😊

  • @suhaybmaxmut6516
    @suhaybmaxmut6516 Před 10 měsíci

    Awesome

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli

    Waa sax ileen dadka ayaa isku maaan aheen

  • @deeqdeeq0
    @deeqdeeq0 Před rokem

    Ustaad omar wallaahi anigoo barnaamij kaaga dhagaysan maseexdo ilaah haku xafido waxaa thy qof noloshayda wax ka badalay sanadihii lasoo dhaafay .

  • @shakra5cade497
    @shakra5cade497 Před rokem

    Ramadan Mubarak ❤

  • @adonallah
    @adonallah Před rokem +1

    Madaawado dhirigalinTa rer galbedka iyo kabaqaad kooda waxan dhiirigalin kaqaaTa qur,anka karimka

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 Před rokem

    Korsada macalin maa free nooga dhigtid allah ku barakeeyey

  • @saidismailsaid4445
    @saidismailsaid4445 Před rokem +1

    Xaqiiq ustaad inshaar

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Před rokem +1

    أعوذ بالله من الشيطان رجيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +1

    🙏🙏🤍🤎👈📜✔❣ وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره والله 🤚

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před rokem +1

    Wax cusub mahan wahabiyadaba ayaga subiyey waana laqatey hadana waa new generation new religion

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid Před rokem

    Waa wax lala yaabo !!

  • @HANSANBOY-yp7ok
    @HANSANBOY-yp7ok Před rokem

    Wanku salaamayaa ma'uul laga yaabe inaan ahay qofka ugu horeeya. Kana mida bulshada inta badan faa'iidada kaa gurata tik ayaan kusaaray aniga maasha allah

  • @Bullale6
    @Bullale6 Před rokem

    mahadsanid ustaad omer inshaar.

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 Před rokem

    Ustaadi alle haku sharfo❤

  • @abdulhamiidibraahim9176

    Okay

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 Před rokem

    mahadsanid wll omar enshar walee waa cajiib bal

  • @1hawraa4
    @1hawraa4 Před rokem +1

    Nin aa adi ahayn maba dawado niyow qalbigan ka jeclhy 🤍🦋🌸

  • @sahalabdi2897
    @sahalabdi2897 Před rokem

    watku mahad santahay wllkega qali ah sida ad marwalba nola socod sineyso xaqaa iqda jirta wana arin qatarleh midan allow baga badbadi shirqolada jahuud iyo nasar

  • @DAACIMEDIA19
    @DAACIMEDIA19 Před rokem +3

    Lacag ma heysto koorsadana waan rabaa maxaa xal ah ustaadow

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před rokem

    waa maalin riyood caadiya warkoodu sucuudiga alle hayna uruuriyo

  • @hamdushmo
    @hamdushmo Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @inteekabaxaa
    @inteekabaxaa Před rokem

    Salaama
    Waa ka helay gudbintaada
    Jzk allah

  • @buuxowofficial1720
    @buuxowofficial1720 Před rokem +1

    OMAR XAGEE KU CIIDAYSAA🎉

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Před rokem +1

    8:25 halkaa kunoqo, mad-hab cusub baan Samayn haday tahay, saw macneheedana maaha afar diin ayaynu leenahay???? Dib u eeg hakaa mahadsanid

  • @maxamudaxmed8013
    @maxamudaxmed8013 Před rokem

    Thanks

  • @mohamedeirow1638
    @mohamedeirow1638 Před rokem +1

    Sheekhul islaam intaadan dhihin islamarkiiba igu soo dhacay

  • @gedi73
    @gedi73 Před rokem

    Masha Allah

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Před rokem

    alle khatumada haino wanajiyo waa bil RAMADAN

  • @Umukhaluuda
    @Umukhaluuda Před rokem

    Mashaallaah mahadsanid wll

  • @Xanafixaaji1257
    @Xanafixaaji1257 Před rokem +1

    Walalkeey omaroow Allah hakuxafido Adun & Akhira ninkii sheikh Mohamed bin Abdi rahman Al cariifi meel igu sheeg bro..

  • @shaamkcade3012
    @shaamkcade3012 Před rokem +1

    Macalim su’ashan in lawaydiyo ayay ahayd maxa soo kor dhin rabtaa oo dinta ka dhiman ileen mad hab cusub wax cusub ayaa la socdo marka ma waxay soo wadan dintii isdhexgalka 🙏🏽🤔

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747

    علماء ثلاثة
    العالم امة
    والعالم سلطان
    والعالم ملة بن تيمية

  • @abdirizaqmoha9037
    @abdirizaqmoha9037 Před rokem

    DEEP WORK

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem

    Scrumptious scope👍✋

  • @zalebanwarfagad1407
    @zalebanwarfagad1407 Před rokem

    Illhay hakaa abaal mariyo aad bn ujeclhay samaynta vedio yada hadana meel aan kabilaabo magaranayn

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem

    Masha Allah guuleeso

  • @dayaxbarre3535
    @dayaxbarre3535 Před rokem

    Waaaliyaaa socota walaaahi

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 Před rokem

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 Před rokem

    Korska Wan rabaa

  • @user-vh4fg9ot1z
    @user-vh4fg9ot1z Před rokem

    Wll lacg ayuu iwaydiyay anig mpesa ayn isticmalaa kenya ayaa jogaa sidi lacgta u bixyaa