SHUUSHU CABDALLA OO SIR BADAN KA SHIFTAY SADAAM KEEYOW MURSAL IYO GUUXAAYA NA.....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Komentáře • 186

  • @c.fataaxbuuwe9344
    @c.fataaxbuuwe9344 Před rokem +114

    Dumarka Iyagoo Sooma Jikada Inoo Gala Alla Ha inoo xafido Dhamantooda 🤲🏼👸🏽

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Před rokem +11

    Shuushuu cabdalla gabar aan taagyeero guuleyso abaayo qaali ❤️❤️

  • @OmarMohamed-us6yn
    @OmarMohamed-us6yn Před rokem +4

    Alle haku caafiyo walaashay shuushuu abdall amiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kabaweyneofficialchannel5541

    Xaaskayga Mustaqbalka Shuushuu Maryama Insha Allah
    Aan aadka u jeclahay, Ii noolaaw intee nolal jirto🧐❤️💕💕💕💕💕

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před rokem +4

    M,Allh ilaahy qofkii uu rabo ayuu caqli iyo heybad siiyaa shuushuu Allaah haku xafido

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 Před rokem +10

    Hassan soyo waligeey qof social media ku jiro ma taageerin laakiin gabeetaas Shuushu waa taageeraa, waxaana ku taageeraa aqlaaqda wanaagsan iyo dhaqan keeda, iga gaarsii Salaan.Dumarka yar iyo weenbo haku deydaan shuushu cabdalla.

  • @abdi_manaan
    @abdi_manaan Před rokem +42

    shuushuu qofaan tagero 💯🥰

  • @sucaadshugri7856
    @sucaadshugri7856 Před rokem +5

    Mnsha allahh shuushu Cabdale❤ Ramadan mubaarik

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 Před rokem +6

    Masha Allah wll qali

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před rokem +39

    Big respect shushu

  • @MaxamedYare-hx9yc
    @MaxamedYare-hx9yc Před rokem +5

    From captain Baraa otherwise kib going Xasan sooya

  • @Lanebar-k8s
    @Lanebar-k8s Před rokem

    Reality waa gabadh xushmad iyo sharaf lee oo ixtiram badan xita waa gabadh dagan oo quruxna lee shushu big respect sis

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před rokem +9

    Shushu waa gabar dagan qalbi wanaagsan

  • @mohamuudnuur2060
    @mohamuudnuur2060 Před rokem +8

    😂😂😂 waa ka gudbeynaa iga qoslisay😊

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před rokem +2

    Waa gabar aqayar ah ❤mashallah ❤

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 Před rokem +1

    M.a gewedha kaliyo barah bulshada ugu dhqqanka wangsn m.a m.a 2malyan ku gartay ayadoo asturan ❤

  • @fatimashadia32
    @fatimashadia32 Před rokem +7

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8. ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xiriir Whatsup number kan +252907808486 mhdsnid

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 Před rokem +11

    Afur Wang's oh wacn

  • @qoraagijeceelka1431
    @qoraagijeceelka1431 Před rokem +3

    Soyaa the legend filimantada uxisnay bro
    Inta kenya jogto wax un soduub

  • @FaadumoShariif-cq1gd
    @FaadumoShariif-cq1gd Před rokem +2

    Waaw m. Ash xassan soy

  • @cayniaxmed9208
    @cayniaxmed9208 Před rokem +2

    ❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️🇸🇴

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 Před rokem +21

    Barnaamijkan IDRIISKA Iitaabo ilaaa aad ka keento ma qurux badana.

    • @amiinsosman8161
      @amiinsosman8161 Před rokem +2

      Idiriska weyfiicnaan laheed in lakeeno lkn meesha kama dhawo waa in diyaarad qaas loodiraa😌

  • @nimcoadan7794
    @nimcoadan7794 Před rokem +1

    Shushu gawar anjclahy runti Nairobi Ayan kasalmaya qali in sha Allah cafimad soya salamullahi wll adiguna ❤ peace and love

  • @Ahmed-xm9iu
    @Ahmed-xm9iu Před rokem +4

    Dhoocilahaan iska safro oo Nimanka ajaanibta ah la socdo, haddana inee noogu sheekeeyaan rabaan nalama waso kwrma hee.

  • @maariasalah8916
    @maariasalah8916 Před rokem +22

    Masha Allah ❤❤❤xasan iyo shushu laba qof oo aad utaagero

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před rokem +4

    رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير والصحة والعافية انشا الله أنا أمي أبي جميع المسلمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🥀🥀💙💙💞💞💞

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 Před rokem +7

    Ilahay lugta hakuu caafiyo

  • @jiidanecabdulaahi8895
    @jiidanecabdulaahi8895 Před rokem +7

    Shuushu waa ku wataaa xay tiri mss wold waa boodinrabtaa😅😅

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Před rokem +4

    Abaayo ilahay ha ku cafiyo ❤❤

    • @khadijasacdia8980
      @khadijasacdia8980 Před rokem

      Allah hakucafiyo wallashey mcn shushu abdala keep going siz🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Qu681
    @Qu681 Před rokem +1

    M.a ale ha idin xafido quen shushu👸iyo wll soya keep going wllkey ❤🤴❤❤❤

  • @CABDISALAN_HAFFI
    @CABDISALAN_HAFFI Před rokem +9

    Waan salamnay shuushuu 😅😅

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +36

    Legendary always xasan soya another's levels questions 👍👍💯💯❤

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 Před rokem +8

    Wiilkii samiix jeclaa prt 2mee

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Před rokem +3

    Ax Alow hana dhigina asxb la’aan tooda❤well done ✅ Hassan 👏👏

  • @monajee2528
    @monajee2528 Před rokem +2

    ربي يشفيكي ويعافيكي ي اختي شوشو عبدالله

  • @iqruushabshir3144
    @iqruushabshir3144 Před rokem +1

    Wllhi labadaan shaqsi dadka caanka iyaga ayaan ugu jeclahay mar walba waan idin wataa ✊

  • @bahjobashiir7729
    @bahjobashiir7729 Před rokem +3

    Hambalyo shuusuu

  • @ashaashashaa
    @ashaashashaa Před rokem +3

    aaaa shushu cadi mahan gacan utage m.a m.a sidagan ay ujawabeso m.a

  • @hoodomahamuud6715
    @hoodomahamuud6715 Před rokem +1

    Barnaamijkan plz waxad soo qabta samixa khliila brother 😂

  • @abduwahabmohamedisack8701

    Legend sooya

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 Před rokem +8

    wad tahriibi rabtaan mia maxico ka shidanthy beryahan😂😂

  • @citybern1493
    @citybern1493 Před rokem +1

    Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️

  • @walalbari8041
    @walalbari8041 Před rokem

    Inshllh Abayoh wan ku taagirsanahy Shushu Abdalla Cafimad ayn kurajeyna

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před rokem +3

    Allaha ha caafiyo Abayo Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢❤❤❤❤

  • @MohamedDaud-xr7oq
    @MohamedDaud-xr7oq Před rokem +4

    Waad ka baxsatee runti.......shushu

  • @shukrimohamet5320
    @shukrimohamet5320 Před rokem

    Team leader soya 🥰💯tagera weyn ku ahay m.a💖✌️

  • @maxamedcali1981
    @maxamedcali1981 Před rokem

    Waa ku salamy mursal

  • @hary0102
    @hary0102 Před rokem

    Shuu Shuu Cabdala xaqiiqdii waa boqorada edaabta, deganaanta iyo ixtiraamka. Lugta jugta ka gaartay ee xanuunka ku haysa caafimaad buuxa haka siiyo

  • @آمنةشيخمحمد
    @آمنةشيخمحمد Před rokem +3

    Ramadaan mubaarak

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Před rokem +5

    Illaahay cafimad ha ku siiyo wlshay shuushuu abdalla

  • @MaxamedGurayMC
    @MaxamedGurayMC Před rokem

    ALLE HAKU CAAFIYO WLL

  • @kassimadenabdi1017
    @kassimadenabdi1017 Před rokem

    Machaallah shushu abdalah bisou

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 Před rokem

    I respect shushu Mansha allah

  • @ismahaanabdulahi3538
    @ismahaanabdulahi3538 Před rokem +1

    Allah haku cafiyo

  • @fadxiabdirahmaan885
    @fadxiabdirahmaan885 Před rokem

    Dumaashi waaye maa isdhahee❤

  • @dayibabdi2934
    @dayibabdi2934 Před rokem +1

    Shushu hambalyo for your 1m

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 Před rokem

    Masha allah waa gabar dagan lugta alaha kuu caafiyo walashey

  • @ciieight1635
    @ciieight1635 Před rokem +1

    😢😢😢 Number 3 waara anay itilmantee

  • @maxamedjaamac3827
    @maxamedjaamac3827 Před rokem

    Guxaye legend

  • @sahradeeq
    @sahradeeq Před rokem +4

    Kkkkkk❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @nashaadsuudi2473
    @nashaadsuudi2473 Před rokem

    Allh hakucafiyo xappti

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Před rokem +1

    Shushu waa gabadh fican

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 Před rokem +4

    SHUSHUU MASHALKH ALLE HAKU CAFIYO AADBAN KUU JECELNAHAY XAYAKALLH XABIIBTI QAALI

  • @muhamedosman9897
    @muhamedosman9897 Před rokem +2

    Qofkaad sheegtey Ani waye Wan kusiina

  • @AbdimukhtarMohammed
    @AbdimukhtarMohammed Před rokem

    Allaha ku caafiyo walaasheene

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Před rokem +7

    mashaAllah wlhi shuushuu waa gabdh wanaagsan 🎉🥳

  • @bilebadal2248
    @bilebadal2248 Před rokem +1

    Xasan Zoya legend🙏

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před rokem +8

    Ani waye qofkas shushu igo sheg way ikana

  • @DjnetworkAbdi
    @DjnetworkAbdi Před 11 měsíci

    Wllahi gawadan wan jeclhy

  • @abdalla_samiir
    @abdalla_samiir Před rokem +3

    😂😂😂😂 waakagudbeennaa kulahaa

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Před rokem

    ❤ Masha allah wllshy qli shushu I respect❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +8

    Free Balbalaarka 😂😂😂😂😂

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Před rokem +1

    ❤ Ramadan muparek horay u soco bro ❤

  • @fadxiabdirahmaan885
    @fadxiabdirahmaan885 Před rokem

    Looseey waa ka jaceshahay guuxaaye ❤

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před rokem

    Big respect soya

  • @arafaatnoor6844
    @arafaatnoor6844 Před rokem

    Guuxaaye 😂🎉

  • @sucadmohamed743
    @sucadmohamed743 Před rokem +1

    Ilahay hacafiyo

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Před rokem

    Masha Allah ❤

  • @drfaratol1989
    @drfaratol1989 Před rokem

    allaha kucaafiyo walashey shuushuu abdalla

  • @filsanmaxamudfilsanmaxamud3122

    Alahakucafiyo walalmacan ❤InshaAly walalmacan

  • @anisocadey7696
    @anisocadey7696 Před rokem +1

    Hambalyo ❤❤🎂

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 Před rokem +1

    Legendary

  • @xayboaxmed4691
    @xayboaxmed4691 Před rokem +1

    hamblyohambly
    🥰🥰👏👏👏👏👏👏👏👏🥰

  • @keenadiidgarbo1528
    @keenadiidgarbo1528 Před rokem +1

    Muuqaal cajiib ah

  • @makelcade1195
    @makelcade1195 Před rokem +1

    Cfimd taam wll shushu

  • @abshirhassan
    @abshirhassan Před rokem

    M.asha

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Před rokem +1

    Shuushuu

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před rokem +1

    ma. Shushu waa qof furfuran

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 Před rokem

    Abyo ilahey haku caafiyo

  • @abdirizakmaxamed5384
    @abdirizakmaxamed5384 Před rokem +1

    I like how she looks

  • @qasaayealhazani4411
    @qasaayealhazani4411 Před rokem +1

    Guuxaaye

  • @habsathehambarte1498
    @habsathehambarte1498 Před rokem

    Shushu cadey big love

  • @HindaCabdilahi-vz4rn
    @HindaCabdilahi-vz4rn Před rokem

    Balbalaarka waxan ka xasuustaa cismaaaaaanoooooow shumiskayga qadoo ka ha idhibine

  • @libaan.c.l8143
    @libaan.c.l8143 Před rokem +1

    shuusuu respect

  • @bashirmohamed8902
    @bashirmohamed8902 Před rokem

    soya hal su'aal baad ilowday, Goormee team is cadees ay ku biiri rabtaa shushuun?

  • @hamdisulaiman824
    @hamdisulaiman824 Před rokem +3

    Samixa khaliil

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 Před rokem

    Shuushuu allaha ku caafiyo

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Před rokem

    Shuuuuuushuuuuuuuu mashallah

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Před rokem

    Mashallah damaan waa walaaaladeda