DHIQIDDA LACAGTA | Danbiga Ugu weyn ee Dawlad laga galo 💵🤯

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
    𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺:
    ...
    𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:
    vm.tiktok.com/...
    Ha ilaabin inaad ku sii SHARE gareyso:
    ●WhatsApp.
    ●Facebook.
    Muuqaalkeenii u danbeeyay:⬇️
    • Shirkaddii Suuliga ka ...

Komentáře • 96

  • @nimcougaasfaisal
    @nimcougaasfaisal Před rokem +28

    Funny😂+report+talent
    Caadi maaha ninkani😅😅
    Coming soon 100k subc is soon 🎉🎉

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +25

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤Igu La Sali 💙
    Like Saara🤲💝

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +6

    😂😂Wlhi muuqalkaga waxan dhameystaa anoo wali dhagta u sii taagin sidad funny u tahey Thank you fadxiyow .

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Před rokem +14

    😂😂😂😂 welcome back golden voice ❤😊

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims Před rokem +4

    Weeeeewe wllky welcome back nio shacabku xalqado badan bay dalbanayaane lasoco😂❤❤❤

  • @mawlidabdirahman422
    @mawlidabdirahman422 Před rokem +2

    Nin taageero mudan sir fathi sxb horay u soco oo wax badan oo faa iido leh soo badi sxb runtii aad Ayan kuu taageeraa sxb Allaha Diintaada iyo iimaankaaga kuu xafido adiga iyo dhamaan dadka Akhriya message kayga.

  • @UPDYSALAM_
    @UPDYSALAM_ Před rokem +7

    Ku saliya nabiga scw

  • @you___man
    @you___man Před rokem +2

    😅ممتاز 🎉

  • @CabdifataxMaxamuud-hx9ox

    illaa maalintii aan ku arkay si joogto ah ayan kuugu xidhanay sir fathi zhp macaLin ayaad ii noqotey xttaa barnaamijyo aad leeday ayaan sidooda u qortay zhp thnks For your knowdlege❤🙌

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Před rokem +5

    We miss you pro 🥰
    Keep going 😊👍

  • @Hamzeeeeeeeee
    @Hamzeeeeeeeee Před rokem +8

    midkan commentiga aqrinaayow sthy wll 😳

  • @anshaxaalin7281
    @anshaxaalin7281 Před rokem +1

    Money laundry❤
    Xeerka maydhaan ka lacagta Jsl

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs Před 11 měsíci

    Congratulations 🎈🍾🎉🎊 100k Come soon.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před rokem +2

    100k gaarsiiya fadlan wuu u qalmaa runtii 👍

  • @onetogether5955
    @onetogether5955 Před rokem +2

    6:47

  • @medsahalverratti5864
    @medsahalverratti5864 Před rokem

    Merci ton videos vais un autre videos

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia Před rokem +2

    Horay ma u maqashay DHAQIDDA LACAGTA ?
    Aniga Haa
    Balse sidaan dhan uma fahansaneed.
    Mahadsanid Sir Fathi 🙏 intaan iyo inkaloo ka badan waan kaa baran doonnaa In.A

  • @user-mj3zb3fy3h
    @user-mj3zb3fy3h Před rokem

    😂😂😂😂😂😂welcome back golden voice❤❤❤

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww Před rokem +1

    Keep going ❤

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 Před rokem

    😂😂😂🤣 waaku wataa sxb

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před rokem

    legeng of sir fathi 100k hambalyo🎉🎉🎉

  • @user-kp6ul1ig8m
    @user-kp6ul1ig8m Před rokem +1

    Wallahi waad iga qoslisay😅😅

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Před rokem

    Waad noo faaidaysay sxp sir Fathi maydhaanka lacagta

  • @freetrading-pw1re
    @freetrading-pw1re Před 7 měsíci +1

    @sir fathi sxp bar namijkaga wa fcnyhy iyo voice mashlh balse talo aan kugu darsado ok .
    Sxp barnaamijka haka bixin adoo marba meel kale hauleexan taas waxey suurta galineysa in an laguwareerin barnijka kadib leyskaga xirin ama an la dhameysan waayo wakhtigu waa muhiim qofna wax uusan dan u arkey ma jecla
    Waxa ula jeeda adoo barnamijka no wada baa hees iyo cunto karin bilowdey ina ka hadasho ok
    Thnks

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 Před rokem

    Soo labasho wacan zxp fathi

  • @99s_plus
    @99s_plus Před rokem +2

    Always great content maa sha Allah

  • @user-ri6os5om1v
    @user-ri6os5om1v Před 10 měsíci +1

    MucaashaQ😂😅

  • @Barisamaadki
    @Barisamaadki Před rokem +1

    Wan cusbahy 🎉❤

  • @Cabdiraxman-nq9rz
    @Cabdiraxman-nq9rz Před rokem

    Keep going zxp❤❤❤❤❤

  • @abdyrashed5
    @abdyrashed5 Před rokem

    So back legend

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 Před rokem +2

    Asc 😢🌼🌹

  • @Rashiidbaazka
    @Rashiidbaazka Před rokem

    FADXI MUCAASHAQ😂😂

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Před rokem

    Is back legends

  • @Garaadle
    @Garaadle Před rokem

    Oo waayehee gartey calamkaas klee ee qof ka halkey wax kaso galayaan la ogyheee lkn somalida lacagtaaan hysto illaahey mooyane cid keleba ma ogee mxn ka qarin😅

  • @Noura11115
    @Noura11115 Před rokem +1

    100k malin dhow sas u glyna i. a🌊😂❤🎉

  • @Suldan952
    @Suldan952 Před rokem

    Sir Fathi Abti-doon 🙏🙏🙏

  • @amiramahamudahmed
    @amiramahamudahmed Před 11 měsíci

    Wll aqoontii aad noo kordhin jirtay ban ubaahanhy❤

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Před rokem

    100k 🎉 Hanbalyo shp

  • @A.RIZACK_ALI1
    @A.RIZACK_ALI1 Před rokem

    Mr mucaashaq 😅

  • @Black-cat770
    @Black-cat770 Před 11 měsíci

    Waa iga qoslisay nio😂

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 6 měsíci

    Xiisada jacaylka siday ubilaabantay ayaa iga gadan😂😂😂

  • @user-hc3ef7ve4f
    @user-hc3ef7ve4f Před rokem

    Sir fathi runtii waxaad tahay qof aan waxbadan ka Bartay guulayso

  • @xikmadwade
    @xikmadwade Před rokem +1

    War lacagta iska daayoo xafada dharka u dhaq 😂

  • @youtubef1414
    @youtubef1414 Před rokem

    Mucaashaq😂

  • @abdifatax5852
    @abdifatax5852 Před rokem +1

    FATXI WALAL WAXAD KU HABOONTHYE QISOYINKA CALAMKA INAD TABISO MARKA ISKU DAY INAD NO BILWADN QISOYINKA❤😊

  • @fatiyaabdi3687
    @fatiyaabdi3687 Před rokem

    wan kuxisnay wllkey Qali 😢❤❤

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc Před rokem +1

    Wakusalamay
    😊 Lkn cilmiga dhinici lo adeegsado xuman iyo saman wagala
    Qarba kafa idaysta oo is odhan wa fursad😂😂ama hawshoodu san u egtahay jaanis radiska o midhan😮😅😅
    Adiga comment ga akhriyayaa waa kusalaamay 2🖐✋️

  • @farsamo9654
    @farsamo9654 Před rokem

    Hal xaaraam ah nirig xalaala ma dhasho mucaashiq

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 6 měsíci

    Hush😅😅😅😅😅😊

  • @DHEREYENEWS
    @DHEREYENEWS Před rokem

    SIR FATHI NOOSOOBADI VIDO LUGUMAHAYO TALYE REPLY ISOOGAL WAAXUJO

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 Před rokem

    Legendkii 😂

  • @AbdiYusuf-nm5ue
    @AbdiYusuf-nm5ue Před 8 měsíci

    Dowladdu ayadu cabshuur ka ma rabto miyaa halkaas million?

  • @user-px2ek2ml5u
    @user-px2ek2ml5u Před 10 měsíci

    😂😂

  • @juweriyanuur8205
    @juweriyanuur8205 Před 6 měsíci

    😂

  • @salimabdi4862
    @salimabdi4862 Před rokem

    Mucaashaq 😂😂

  • @mubarakhayaf2859
    @mubarakhayaf2859 Před rokem

    War Fatxi deee nga sooo Badi wxa muqalada bil ka bil ad so galinyso waaa xay

  • @Mataancoffee
    @Mataancoffee Před 10 měsíci

    Ani waxa uwalan rabaa sidii an kuheli
    lahaa 3000 oo abahey lagu leeyahay
    Dadna wey iska bashalayan

  • @xalimaxilkas8728
    @xalimaxilkas8728 Před rokem

    Jah waxas aya jacel laga dhaha😊

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 Před rokem

    Wawada maskax🧠💵

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad8785 Před rokem

    Midka guriga gatay ee lacagta baxshay lama daba-geli karo miyaa?

  • @user-th1ds3hr9g
    @user-th1ds3hr9g Před rokem

    🤝🤝🤝🤝

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 Před rokem

    Mid sidaadoo kale ah ayaanu isku galaas nahay

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Před rokem

    Libaax

  • @Yuusuf_Abdullahi_osman

    Jab mafamin 😂 waa xaay xafaayada😂

  • @user-jr8ve5jf4h
    @user-jr8ve5jf4h Před rokem

    Nio sirtii wadigaa dadkii u sheegay

  • @jimcaalecaddaani
    @jimcaalecaddaani Před rokem

    Iminkana 😂😂😂

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před rokem

    Dee xaga ilaaheyna waa sharci canshuurta hadaan ka dhuunto ilaahey maygu qabsanaya goormey sako noqotay cashuurto

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile Před rokem

      Canshuur qudha maaha lacagaha daroogada ka soo qala qofka waa xaraan kuwaasaa badanaa la adeegsadaa lkn tan xafayadadu waa tusaale uun mida kale khiyaamadu maanay dambi ahayn ileen cashuurta aad ka dhuumanasaa waa khiyaamee 😅

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 Před rokem

    somalia wey ku fududahay

  • @maymuunmohamed-gt2ph
    @maymuunmohamed-gt2ph Před rokem +2

    War fiidiyoow yaasha naga soo boobsii😂☺😑

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 Před rokem

    Maxaa commentiga karabtaa muqaalka ma dhameeysatay

  • @Adnaanosmanali
    @Adnaanosmanali Před 11 měsíci

    Video Waxad dhex Galinayso ka daaa Wlll

  • @ugbaadsiciid5161
    @ugbaadsiciid5161 Před rokem

    Cabdi canto maalayacni waqtigi maga lumisay 😠

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j Před rokem

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před rokem

    Wali kuma fahmin

  • @thetop298
    @thetop298 Před rokem

    Horta midan layabana wa farshaxan intaas oo Milyan laguibsanayo

    • @mjd7710
      @mjd7710 Před rokem +1

      Lacgta ka badatay

  • @maxamuudmaanka3465
    @maxamuudmaanka3465 Před rokem +1

    sxʙ sᴏᴏʙᴀᴅɪ ᴛʟᴇɴᴛ ᴀ ʟᴇᴇᴅᴀʜᴇʏ

  • @moegeh3642
    @moegeh3642 Před rokem

    Sir badan ayaad khashiftay naga daadee

  • @MUPARAK____58
    @MUPARAK____58 Před rokem

    slow

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 Před rokem

    War dhaqid dheh no dhiqid

  • @maxamedyare8146
    @maxamedyare8146 Před rokem

    𝓺 𝓱𝓾 𝓸 𝓰𝓭🎤📷🎬

  • @mawlidabdirahman422
    @mawlidabdirahman422 Před rokem +2

    Nin taageero mudan sir fathi sxb horay u soco oo wax badan oo faa iido leh soo badi sxb runtii aad Ayan kuu taageeraa sxb Allaha Diintaada iyo iimaankaaga kuu xafido adiga iyo dhamaan dadka Akhriya message kayga.

  • @yaasirsheikh4869
    @yaasirsheikh4869 Před 11 měsíci

    6:23

  • @libanmohamedaxmed2359
    @libanmohamedaxmed2359 Před 11 měsíci

    😂

  • @kaashotube2394
    @kaashotube2394 Před rokem

    😂😂