QISADA FAHAD IYO KHULUUD!!Q.2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #qiso_cajiib_ah #sawdabillan #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 316

  • @SafiyoSaafi-dl9fi
    @SafiyoSaafi-dl9fi Před měsícem +18

    Allah unaxariisto maamada 😢😢 allow hooyadey ha iga qaadin ayada kaliyaa heestaa aabahen anago yaro dhintay agonimo naguso korisay allow hooyadey mcn ii xafid🤲🤲🤲🤲🥰

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em Před měsícem +19

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤ sawda qalib alle ha ku barakeeyo

  • @barwaaqoSulaymaani
    @barwaaqoSulaymaani Před měsícem +7

    Wan la ilmeeyay 😢😢😢😢qisadan wxy ixasuusisay abahay alls haw naxariistee❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před měsícem +5

    Wa qiso ad uu murug badan walahi waxay ixususisay abahay oo xanuka uu dhintay iyo marki la ishegay sidan uu naxay malinki alhamdoulilah aniga aya isbitalka kuu hayay malinki ila habenki balse waxan marwalba Allah Ugu shukriya inu gacantada ku gerioday sidokale hoyaday na gacantada ayey ku geriotay alhamdoulilah labadaydi walid Allah ha ducadodi ha I aqbalo amin

  • @YurubcabdiYusuf
    @YurubcabdiYusuf Před měsícem +25

    wlhi mantadhan wan sugeeyaaa mshalalalah alle waa igu siimayaa

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před měsícem +13

    SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Billan Allaha Ku barakeeyo Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Adeer mcnto Insha'allah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před měsícem +6

    Waxaan isweeydiiyaa carabta iyo somalida waa dad qabiilka kadanbeeyo lkn barnaba reer kad kasoo jeedid magaaraan reer abtigaa aabahaa iyo adeeradaa maalinta lagu dilo ayaadka dhalatay lkn hooyadaa iyo walaaladeedba waa garab kaaga l love reer abtigey❤❤❤

  • @user-qn6qp3kc7m
    @user-qn6qp3kc7m Před měsícem +11

    Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam ❤❤❤❤❤❤ alle haysku calfo inshaallah iyagoo shabaab biidin laah

  • @user-ky3zo9kp4r
    @user-ky3zo9kp4r Před měsícem +11

    Asc sawda qaalib qiso cajib angab markii hooyodiis eey kagiiryootey waan muurkooday sabra ilaahay haksiiyo hooyodis aabihiis ilaahay hasoo hanuuyu mar kastab waa waalid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MUNASICIDCALI
    @MUNASICIDCALI Před měsícem +2

    Ilahay haa soo hanuunuyo aabihi hoyoo mcn Alle haa uu naxaristo

  • @carfonsaman3848
    @carfonsaman3848 Před měsícem +18

    Wlahi anigaba habo wan ilmeyay marku dahay markan isdaho kadaqaq ba wankunoqda Alle haunaxaristo inta dimatay odan ❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před měsícem +4

    Asc dhamantiin Drs sawda Billan qisadu ad bay u xanun badan tahay khulud abehed inu dulmiyo mahan gabadha iyo wiilka is raba ilhay hasku calfo abina ilahay ha u adiyey hoyadiina Allah ha u naxaristo Amiin Amiin ❤❤❤❤❤

  • @SmilingLemonade-qf8nc
    @SmilingLemonade-qf8nc Před měsícem +23

    Waa qiso murug iyo qiro leh ilahay wilka khair hasiyo aniga hoyoo marke kadimatee wan oye wayo anigey hoyadey iga dimate walai xanun waye lkn Rabi Aya awoda leeh alhamdulilaah rabil calamiin 😢😢

  • @mukhtarahmed7563
    @mukhtarahmed7563 Před měsícem +2

    W m qisadani waxay I xaussisay Hooyo iyo aabo sidaan u darueeli jiray Walahi shaqadaydii iyo social life iyagan uga tagay si aan u daryeelo iigu soo duceeya waalidkay in uu Ilaahay janatul firdawsa geeyo iyo dhamaan intay walidiintood geriyoodeen allah ha u xifdiyo inta waalidkood noolyahay
    Thank you sawda bilan

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Před měsícem +4

    Allah ha u naxariisto hooyadaa aabahaana Allah ha Soo hadeeyo aamiin yaarabi 🤲

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Před měsícem +11

    Sawda runtii anigu khisadan
    Wanku ooyay wayo hooyaday anigoo yar bay dhimatay balse
    Alx anaahooyaa mantay allow hooyo kasta oo muslima unaxariiso

  • @user-mu5jb5xv2y
    @user-mu5jb5xv2y Před měsícem +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤sowda bilan qalib allah ha ku barakeeyo walashay mcn allah ha kuu hafido❤

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 Před měsícem +3

    Ax wlhi xanuun waaye qisadan wiilkan wllken ah hooyadis allaha unaxariisto isagana reer qayr qaba allaha siiyo

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh Před měsícem +2

    My dear sisiter halkee kala hadala walahay. Sowda waan kahela qosooyinkaga xata dadkii kaleba waan ilaaway masha allah ilahay haku xafido wwxaan kaa dawada north america mana jecli in ay idhafan qisooyinkagu masha allah

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před měsícem +6

    اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před měsícem +9

    Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo insha Allah wllo

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Před měsícem +12

    اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️

  • @LuulMuqtar-yk7xu
    @LuulMuqtar-yk7xu Před měsícem +7

    Maasha allaah ilmaha baariyaal allaha nooga dhigo amiin yaarabi ❤❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před měsícem +6

    alle haw naxariiso hoyo macaan wiil bariya allow awlada bari noga dhig yaa rabi🤲🤲

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před měsícem +2

    Masha allha ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před měsícem +11

    Wllhi Geerida Fahad Hooyadii waan la ilmeeyey😢😢😢😢😢😢😢

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před měsícem +13

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤

  • @fhfy8327
    @fhfy8327 Před měsícem +6

    Illahay haw naxariisto fahad hooyadii😭😭ani wa iska ooyay walahi😢😢

  • @UMUZAKIBaxarnur
    @UMUZAKIBaxarnur Před měsícem +2

    Amiin nasib ayuu layehy 😢😢😢

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 Před měsícem +3

    Waa qisa murugo badan allaha soo hadeyo fahad abihii qalbigodana burcad allaha isu mariyo aamii yaa Rabi 🤲

  • @moahmed3790
    @moahmed3790 Před měsícem +3

    Wlhi waaaa qiso xanuuun badan

  • @SumayaBashir-zb4gd
    @SumayaBashir-zb4gd Před měsícem +7

    Alla denti ano dawaninba wan rebay wallashaye dodi ma bilabatay ❤❤❤

  • @xaawomaxamed8650
    @xaawomaxamed8650 Před měsícem +2

    ilaahay ha iskukeeno asi iyo khuluuj aabihiisna alla ha usoo hadeeyo hooyona alla ha unaxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SiciidMaxamed-tc6tr
    @SiciidMaxamed-tc6tr Před měsícem +11

    Qisooyinka kadhaca siriya iyo ciraaq waa dhaanjar100%

  • @SurprisedAnteater-ux7iy
    @SurprisedAnteater-ux7iy Před měsícem +2

    Wa qosol xanun badan😢❤

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 Před měsícem +4

    Waa qiso igu xanuun badneed hooyo isoo xasuusisay wlhi aniga hooyo xanuun kansarka ayaan ku dhacay wlhi hooyo ilhy haku naxriisto wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem +9

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayanhirowle334
    @rayanhirowle334 Před měsícem +3

    Waa qisadii kowade intan kugu xidhnaa an la ilmeeyay😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nolashacusub472
    @nolashacusub472 Před měsícem +4

    Habo sowday sidan ku jecelahay hadad ogan laheyd ❤❤

  • @CanabMaxede
    @CanabMaxede Před měsícem +2

    Aamiin. Aamiin aamiin

  • @hodanHassan-tj2uo
    @hodanHassan-tj2uo Před měsícem +8

    Wlhi wan oyay Alah haw naxaristo momoyinken

  • @Abb3531
    @Abb3531 Před měsícem +5

    Wllhi qisa ay ishayda ilin soo fuushay oo aan qisadaan ahayn hore uma dhageesan geeridii hooyadii aad bay ii saamayse waxaan qof hooyadii aas u jecel wllhi😢, Alle ha unaxriisto🤲

  • @maryamahassan6010
    @maryamahassan6010 Před měsícem +11

    Inaa lilahi wa inaa ileyhi rajicuun walahali aadbaan unaxay fahad hoyadii ilahay how naxariisto

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr Před měsícem +2

    Gabadhey Sawda, بر الوالدين واجب ( لا تقنطو ا من رحمة الله ) الا ية انشاء الله سوف يزوج ؤهد خلود.

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +11

    Wlh qeybta hoyada markee dhimatay xanun ad udaran baa daremay wayo ana hoyo la.aan so koray dab ninkii ku jogsada laga waresta inti hoyo unoshahay alle ha udesto ani nasibkas ma yelan😢😢😢

    • @Binthlm
      @Binthlm Před měsícem

      Sorry byo sido kle kula mida ahy😢

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Před měsícem +5

    Masha allah walidku wanicmad❤❤❤❤❤

  • @HanaDhowrsan
    @HanaDhowrsan Před měsícem +6

    Manta dhaN sugayay qlibiyey ❤️❤️

  • @anfacabukarabdulle8185
    @anfacabukarabdulle8185 Před měsícem +3

    Sowda aby mela kala soo xariro ii reeb❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před měsícem +2

    Allaah haw naxaristo umu fahad wx walbana illaahy khayr hawga dhigo fahad

  • @iishaishaa9825
    @iishaishaa9825 Před měsícem +2

    صلى الله عليه وسلم mansha Allah eesh cala qiso

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 Před měsícem +2

    Illahay kheir ha siiyo wiilka

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před měsícem +6

    ALLA hawnaxariisto 😢😢

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l Před měsícem +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před měsícem +21

    Alaha unaxaristo mama xoriyo abahana alaha so hadiyeyo walhi darogadu dadka way disha wan rebay like ta markn furo shekadaba wan sara ani xbbti ❤🎉

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 Před měsícem +4

    Masha allaah qisoyiin cajiiba

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Před měsícem +9

    Waaw maasha alah waad lasoo dhaqsatay mahadsan tahay wehel bay noo yihiin qisóyinkaagu hanaga daalin

  • @SaynabAhmed-fn6jj
    @SaynabAhmed-fn6jj Před měsícem +3

    Mamo xuriyona allehawnaxariisto aamin yarabi

  • @NastehaMire-dv4rs
    @NastehaMire-dv4rs Před měsícem +2

    Wcs scw scw scw

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +7

    Insha allh

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před měsícem +9

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sowdaabukar2069
    @Sowdaabukar2069 Před měsícem +8

    Masha Allaah ❤❤❤❤

  • @user-kw8mc9fj7m
    @user-kw8mc9fj7m Před měsícem +10

    Sowdooy qiso cabsi badan noosoo gali😮 mahadanid

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j Před měsícem +6

    Wlhy wll sowday anna wan ilmeyay marku yiri markan arkay khuludo oyaysan arkay anna meshan tagna baan faristo waan oyay wwadnahyga aad ugaracmay illinbaaba dhabankayga darertay ilaahow u dhaxa riiso hoyo xoriyo isaga iyo gabadhana calaf isugu dar amiiin

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před měsícem +9

    asc sawda waad mahadsantay qaybtani waa tii shalay ee tii maanta keen

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 Před měsícem

    Walahi qalbiga iga taabatay qisan Waa qiso aad u xanuun badan 😭 Allah unaxaristo inta dhimatay 💔😭😭😭

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem +7

    AMEEN ANBA QIIRO BAA IGASHAY QISADAN .DABAALKAAS DHIBKA SAMEEYEY CADAABTA HAKU DHACO

  • @user-ih5tx8vl4j
    @user-ih5tx8vl4j Před měsícem +6

    Wcsm wrxm
    SCw scw scw scw scw scw ❤️❤
    Markii Fahad hayadii xanunka lagu shegee wxn isdahaye illahow yaay dimaan oo cafimadh sii lkn markay dimatee wn oyee wlhi ax alle ha u naxariisto 😢

  • @IsraAbdirahmaan
    @IsraAbdirahmaan Před měsícem +7

    Scw scw scw scw scw🎉

  • @HipaaqMahmed
    @HipaaqMahmed Před měsícem +2

    Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před měsícem +6

    JAZZAAKA ALLAH KHAYR
    SAWDA QAALIB
    SAWDA SHARAF

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před měsícem +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @hiboabdillahi6927
    @hiboabdillahi6927 Před měsícem +1

    Amin yarabi

  • @AbassMohamed-fu4ms
    @AbassMohamed-fu4ms Před měsícem +7

    Sawdaay qiso macaan ayaan hayaa

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Před měsícem +7

    Salaamu caleykum w.w
    Maansha Allaah tabaaraka Allah

  • @MahamedXaajiIbrahim
    @MahamedXaajiIbrahim Před měsícem +7

    Abyo iisoducye saxbye ino ilahye qalbiga iiqabojiyo 😢😢

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +7

    Wcs❤❤sowda san usugayalee❤صلي الله علبه وسلم❤صلي الله علبه وسلم❤

  • @momomahaamd5450
    @momomahaamd5450 Před měsícem +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما مبارك🎉❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem +4

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b Před měsícem +7

    Ax sorry qali qisadu waa xanuun badnayd dhamadka waxan jeclaa inay isguusadan thanks sawda

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 Před měsícem +2

    Alle ha naxariisto Xoriyo & dhmn hooyooyinka Fahadna Alle baatinimafiisa sowjad la mid Alle ha siiyo

  • @CalmLargeWaterfall-oj2rh
    @CalmLargeWaterfall-oj2rh Před měsícem +6

    Mant dhan wn ooyaya xat ilmaheyga weya iweydiiyayen 😢

  • @LakiXuseen
    @LakiXuseen Před měsícem +63

    IsoduceYa wllahyGa islamkaa Yaw🤲🏻

  • @bilkhayrcabdirahman2603
    @bilkhayrcabdirahman2603 Před měsícem

    Walahi qisadani wan murogooday xada walhi wan laa oyey alleh khairka hauwden beysiyo fahad

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem +4

    Walaahi waan saarày my abaayo

  • @user-zm5oh6ex1u
    @user-zm5oh6ex1u Před měsícem +6

    Alah ha u Naxariisto mamadas

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před měsícem +4

    Waan saare subscribe Allaah haku xifdhiyo sawda Billan

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před měsícem +6

    Meel xun ku dhamatay oo murugaa ilahay waxan ka baryayaa haday khayr isku yihini gbdha io wilka inu isku so cesho hadi kle mid wlba faraj qayr io gur xalala u sakhiro odayga allah so hanuniyo

  • @sahramaxmud7903
    @sahramaxmud7903 Před měsícem

    Aamiin alle raalli ha inaga noqdo

  • @user-sx6ss9dq7j
    @user-sx6ss9dq7j Před měsícem +6

    Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu Caleyhi Wasalam Saalhu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Saalhu Caleyhi

  • @khadandiini8606
    @khadandiini8606 Před 3 dny

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤🎉🎉🎉

  • @SaudaHassan-y1i
    @SaudaHassan-y1i Před 15 dny

    Waaxaa,tiirahdaa,guur,soo❤

  • @user-ns7sw1mq3z
    @user-ns7sw1mq3z Před měsícem +3

    Qisadaan waa qiso aa ka helay jazakllh wlshy

  • @user-di1br1lk9b
    @user-di1br1lk9b Před měsícem +10

    Qisada ila tagtay like tii afkagan ku xasustay wxaan moday inaad i arkeyso sowdoy hooyo mcn laaah nodeysto

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před měsícem +4

    Xooriyo 😢😢😢😢qalbiga iga taabatay whi

  • @hamdixariiro8996
    @hamdixariiro8996 Před měsícem +6

    Wan oyay walahi 😢marku hoyadii dhunkaday kana ag tagi wayay waxan so xasustay malintan ayeydey dhimatay an dhaqay intan dhunkaday weliba anigo aad u oynayay Allah janatul firdowsa Al aclaa haka waraabiyo 😢💔💔

  • @saharaismail9661
    @saharaismail9661 Před měsícem

    Mashllh waa qiso aad umacaan wiilkas iyo hooyadi cilaaqadka ka dhexeya ayan la cajabay baari illow nooga dhig awlaada ❤ shukran xppti 👍

  • @Siyorita-pm3kd
    @Siyorita-pm3kd Před měsícem

    Sawda abayo dar illahay ku jeclahy❤

  • @user-un5un1ll1f
    @user-un5un1ll1f Před měsícem +3

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @ifaah8995
    @ifaah8995 Před měsícem +5

    Wcs sowda shekoyin kga wan kutashtaa markan casarka tukado ban Ku shaqestaa walhi 😊😊😂❤

  • @user-ed5ku6pf2v
    @user-ed5ku6pf2v Před měsícem +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashalah