SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 593

  • @KhadraJaamac-sx6tl
    @KhadraJaamac-sx6tl Před 3 měsíci +51

    Caawa haadna reer burco nahaaye waanu faarxsaanhya waxan noo keenye guusha pr0 dhakhtaar reer burcoyy halga waar hayo wiilka jaanllkiisaan lagu yaaco pr0 abdlle jamaala legend of legend noo soo badi pr0❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Mahamettttt
    @Mahamettttt Před 3 měsíci +162

    Ku saliya nabiga muxamed salahu calyhi wasalm😢❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 3 měsíci +61

    Wallky abdalow fikirad ayaan kugu kordhisanayaa codka ugu horeeya aad shidid qof haduu garan waayo qofka labaad u badal cod kale ushid sidaa ayuu ku qurux badnan laha barnamijku👍

  • @munaaxmed8076
    @munaaxmed8076 Před 3 měsíci +107

    Cabdale wiilasha iyo gabdhaha labasaf kalaistaji adomahadsan wll

    • @hikam1022
      @hikam1022 Před 3 měsíci +6

      Wllhi wa si wangsn bad uhadashy❤

    • @Farduusismaaciil200
      @Farduusismaaciil200 Před 3 měsíci +2

      Waa muhiim

    • @user-oh2mo9fi6f
      @user-oh2mo9fi6f Před 3 měsíci +1

      Sax wa fikir fiican

    • @NagmaShidan
      @NagmaShidan Před 3 měsíci

      Abdalle daadaxow
      Rag iyo dumarka kala saar waan qajilaa wlhi mrkaan arko iyago sida khaldana🙄😓😓😓😓

    • @NagmaShidan
      @NagmaShidan Před 3 měsíci

      GuuL burcadeenaaY❤🎉🎉🎉

  • @user-nd5lf2bj5s
    @user-nd5lf2bj5s Před 7 dny +1

    Dhakhtar guul markasta hortada kaday hadanahay tagero rer burco wan ku ducaynay from djbouti .............one ❤

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 Před 3 měsíci +46

    Cawa hadan reer burco nahaye wan farxsanye dhakhtar xata hadu guldarzto wan wadana

  • @user-zp4tb3fw3z
    @user-zp4tb3fw3z Před 3 měsíci +37

    Guul iyo Guul daro wan ku wadanaa M.maame from Galmudug 💙💚🤍

  • @XASAAASI
    @XASAAASI Před 3 měsíci +50

    King Of Youtupe Asad Hagio
    Full Respect
    The Gout 🐐

  • @Raaqiya630
    @Raaqiya630 Před 3 měsíci +9

    WAAR CAAWA JIIRE WAYNU KARaysany reer burcoo.guul dhakhatar🎉

  • @user-ry8bd9lo9y
    @user-ry8bd9lo9y Před 3 měsíci +16

    Mohamuth dhakhtar legend horaan u ogaa in aad reer burc0 tahay 😂😂😂😂🎉

  • @XamdaCawil-rl1yc
    @XamdaCawil-rl1yc Před 3 měsíci +23

    War dhakhtar waa noo hadashy guushu marka horaba inagay inala dhalaty 🎉😂😂

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 Před 3 měsíci +7

    Abdale jamaal masha allh wll ❤🎉 lkn hal wax kaa codsanayaa geamka codka marky dhagystaan wakhtiga u bilaw sababtoo ah qofku intuu codka dhagaysanayo wuu ka fikirayaa saasbaa malha qurux badneeyd hore u soco. Wllo❤❤

  • @saraqueen293
    @saraqueen293 Před 3 měsíci +9

    Ayyy mahamed mahamed mahadsanid wllkey from galmudug 🤍💙💚

  • @almiitaofficial1263
    @almiitaofficial1263 Před 3 měsíci +14

    Dhakhtarka wanu kuwadana hadaanu rer burco nhy😅❤

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Před 3 měsíci +17

    Reer Burco congratulations 🎊 🎉

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 Před 3 měsíci +8

    Hadanhy gobolka aqoonta wanu ku wada guu iyo guuldaraba maxamed jamaal gulayso wlll🎉❤

  • @user-un6iv4gc7m
    @user-un6iv4gc7m Před 3 měsíci +19

    Siilanyo jano abalkisa ha ahado ❤

  • @Zuumih
    @Zuumih Před 3 měsíci +12

    Dhakhtar mrkaanu aragny ayaanu guusha niyaysaneybah😂😂🎉🎉

  • @khaalid713
    @khaalid713 Před 3 měsíci +3

    Abdala jamaal wll madama oo aynu nahay dad islaam.ah waa in hablaha saf gaar ah istaagaan oo aanahy si daba galin raga ama hablahu dhawr jeer oo horana waan kuu soo.jeediyay taladaas inaad aragto ayaan rajaynaa commentigaygaas

  • @UmalkhairQueen
    @UmalkhairQueen Před 3 měsíci +79

    Wall noso badii 😢😢

  • @IdilMohamednour
    @IdilMohamednour Před 3 měsíci +24

    Ku saliya nabiga

  • @nimcaanabiib6417
    @nimcaanabiib6417 Před 3 měsíci +7

    Borama MJ Sidan Socon maysan Ku idhi mnto kliya Awdal qadato dhulka La Goysay Ku Noqon kuleyahay nio🤣

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Před 3 měsíci +6

    😎👍Gobolka Ragga 💯🧠
    ❤️TOGDHEER❤️
    GOBONIMO iyo REER Burco👈❤️👈 hambalyo hambalyo hambalyo

  • @IqraAhmed-nw8vk
    @IqraAhmed-nw8vk Před 3 měsíci +4

    Viva burco guulbad noso hoyso dhakhtarow 😂❤️🫶🏻

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 Před 3 měsíci +3

    Masha Allah abdala Abwe horay usoco barnamijyadada siyasada waka fogesaa somalinimana ku daremaa muqaladada codsi lkn qowdhan baladweyn kusoo tartam dheh wakuwadanaahee😂❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Před 3 měsíci +2

    Dhakhtar wanu ku wadana hadanu rer Burco nahay👑♥️💪🏻

  • @SalmaMahdi-qf2oc
    @SalmaMahdi-qf2oc Před 2 měsíci

    Dhakhtarr waaad noo Hiilisayyy Guuusha wey inala dhalateyyy Hadanaan reer burco nahay❤🎉😊 martidu yadaaa caasimada idin ku HaysaH

  • @fardowsocabdulaahinuur4934
    @fardowsocabdulaahinuur4934 Před 3 měsíci +1

    From galmudug maxamed maame wn ku wadanaa markale ka sugeynaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiishaothman5810
    @amiishaothman5810 Před 3 měsíci +1

    Reer burco hadan nhy guul inader ❤

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil Před 3 měsíci +5

    Waraa hamze Mar danbe haku soo khaldamin hadii kale wax baad nagala kulmi

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 3 měsíci

    The one And Only Big legend Abdalla Jamal Welcome back libaax
    Mr Qawdhan madaxdena tahay wan kuwadanaa hadad gulesato iyo hadad guul darsataba lkn wa edeb daro inad Madaxweynihii dhamay garan weydid🥰🥰🥰

  • @samiyafarhan1820
    @samiyafarhan1820 Před 2 měsíci +1

    😂😂😂😂😂Anagaad feysal Cali waraabe nooshidey maameee 😂😂😂😂maxad sameysey

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 Před 3 měsíci +3

    Ree awdal ismuujiya jiidhkaygii❤❤❤❤❤

  • @AhmettMahatt
    @AhmettMahatt Před 3 měsíci +1

    Dad dhan oo leysar wasaarahooda kaseynin😅

  • @xamdaali5996
    @xamdaali5996 Před 3 měsíci +1

    Burco nin baa usoo baxay dhakhtar yaa dhakhtar❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shaadiashacni
    @Shaadiashacni Před 3 měsíci +4

    Guuuuul guuuul burcooooo congratulations dhakhtar ❤❤❤❤

  • @katima9053
    @katima9053 Před 3 měsíci +2

    Dhakhtarkeena iyo burco❤🎉😂

  • @guuleedxaaji852
    @guuleedxaaji852 Před 3 měsíci +1

    Hambalyo Hamvbalyo rer burco mawliid wa nala dage

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s Před 3 měsíci +3

    Wan wataa reer hargeisa asma Malabo habaryartay❤

  • @xogmaalchanel6169
    @xogmaalchanel6169 Před 3 měsíci +1

    Barnaamijyadan soo badi anoo aan dawan jirin kuwa indhaha ayaan xiisahiisa barnaamij kan dawaday runtee waan ka helay soo badi kuwan oo kle zxp

  • @FaraxXasan-zz5rm
    @FaraxXasan-zz5rm Před 3 měsíci

    Mrka lagu leyhy Burao wa halyy dhla wa iska sidn😂😂

  • @zamzammohamed4403
    @zamzammohamed4403 Před 3 měsíci +2

    Qawdhan legend 🙌 jigjiga horay ugu soco

  • @RahamAbdulahi-pe1fr
    @RahamAbdulahi-pe1fr Před 3 měsíci +1

    Abdala jamala ❤❤❤ wllhky waan Hamze Yare cabdi

  • @Kaamila_75
    @Kaamila_75 Před 3 měsíci +14

    Burcaawanimadu ha waarto guul moye guul daro ma qaadano ✊❤️

  • @SidiiqhazzanJounair
    @SidiiqhazzanJounair Před 2 měsíci +1

    Waanu kaaa haynaaaa dhakhtar❤

  • @abdollahikenya
    @abdollahikenya Před 3 měsíci +21

    Hore Usoco Brother Abdalle Jamal

  • @MUHANDISVLOGS
    @MUHANDISVLOGS Před 3 měsíci +1

    Cabdala legend dad wax fahmaya keen bro 😂

  • @user-tr3hf8gm9j
    @user-tr3hf8gm9j Před 3 měsíci +2

    Hadan nahy rer awdal abdale anaka 600k gadhiznay😂😂

  • @saharlaabdilahi
    @saharlaabdilahi Před 3 měsíci +1

    Dhkhatar iyo burcba hampalyo👏👏

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 měsíci +2

    Kind of CZcamsr abdale jamal 🎉

  • @SacadCabdi-tj8kk
    @SacadCabdi-tj8kk Před měsícem

    Dhakhtar waji junior lkn miisanka culus😅😅😅😅 soo badi zxp waa funy

  • @fayzamohamed7913
    @fayzamohamed7913 Před 3 měsíci +2

    Team burco dhakhtar. Xayakallah wllo

  • @user-tf3ny7pk4f
    @user-tf3ny7pk4f Před 3 měsíci +2

    Maxamed dayax😂

  • @user-ry6xv8jw6l
    @user-ry6xv8jw6l Před 3 měsíci +3

    Wali wax gabiley u ciyara maaala wayay😢😅

  • @sakigame4336
    @sakigame4336 Před měsícem

    Dhakhtar old is gold

  • @laylodiirshe6836
    @laylodiirshe6836 Před 3 měsíci +1

    Mamma Thanks from galmudug ❤❤

  • @MaxamedCiise-o6r
    @MaxamedCiise-o6r Před měsícem

    War nio maxamed maame waa fani❤

  • @khadramohamoud5543
    @khadramohamoud5543 Před 3 měsíci +1

    Dhakhtar gar iyo gardaraba waan ku wadanaa, burco mid matalayay beryahanban unacee kkkkkk

  • @Sacadcabdilaahi-ox3ct
    @Sacadcabdilaahi-ox3ct Před měsícem

    Rooda kayf erigavo aabehed waa noo macali rashid

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah Před 3 měsíci +4

    😂😂😂😂 Aya yaay

  • @user-cy7sx2sg1l
    @user-cy7sx2sg1l Před 3 měsíci +1

    Banaadir aa lagu ciyaaraa xasan sheikh maxamuudna lama yaqaan yaab!!!!😅

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před 3 měsíci

    Congratulations heer burco inadero dhakhtarow waanu faraxsanhy hadaynu heerburco nhy guusha nosoo hoysay halyeey guulayso markasta pro❤🖐

  • @carafaadlyrics3728
    @carafaadlyrics3728 Před 3 měsíci

    maxamed jamaal waxaan ku kalsoonahay haddii barnaamijka codka labadalo oo indhihii ama afkii lasoo cesho in uu guulaysanayo.......... waanu kuwadanaa gar iyo gardaraba from gobolka aqoonta

  • @user-bi6ox2mc4p
    @user-bi6ox2mc4p Před 3 měsíci +6

    Dhaktar woow guul brco ❤❤❤

  • @AminAhmed-rw8fo
    @AminAhmed-rw8fo Před 3 měsíci +1

    Waàn wada gartay

  • @bahjaabdizahid8198
    @bahjaabdizahid8198 Před 3 měsíci +5

    Wllo abdala waxaan kaalasoo hadalyaaa dawlad deegaanka Somalida ee jijiga waxaan rabaa inaan ka qayb qaato tartankan nocana plz isoo jawab sxbta halkan comments igula sugan fariintyda ila gaadhsiiya Abdala

    • @ZamzamHassan-wr9fc
      @ZamzamHassan-wr9fc Před 3 měsíci

      Barmaamijka hargeysa lagu qabtaa walaal sidaad sheegtayn hargeysa ma joogtid sidey macquul ku tahey inaad uuga qeyb gasho

  • @user-os4yp2up6o
    @user-os4yp2up6o Před 3 měsíci +1

    codka halqof u daar halmar haduu gafana ha ugu celin jaanis nuxur uyeel

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA Před 3 měsíci +4

    Xamse cabdi bare kalmadiisa caanka ah lama garan le ee “ma yasitaan ayay idinka tahay”

    • @maxamudhasan4398
      @maxamudhasan4398 Před 3 měsíci

      Waa ke kasi

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 Před 3 měsíci

      ANIGU XATAA MA GARANYN WALGI ANOO AANAY YASITAAN IGA AHYN

    • @marwo1198
      @marwo1198 Před 3 měsíci

      Yasitaan ma jiro ee dadkani waa somalilnder kaliya siyaasadooday yaqanaan raysal wasarahana waa somalia

  • @wardaiprahimwarda4618
    @wardaiprahimwarda4618 Před 16 dny

    Dhakhtaar wanu ku wadanaaH 😊😊😊

  • @ApdiSaid1
    @ApdiSaid1 Před 3 měsíci +1

    Burco guul master Dhaqtar

  • @hodanhothan
    @hodanhothan Před 3 měsíci +1

    ninka youtuberda aan ugu jeclahy abdala❤️

  • @nataashailkacaz8957
    @nataashailkacaz8957 Před 3 měsíci +1

    Wey dhakhtar tartarnka no joog laacib cajiiba❤

  • @user-yq6fk4pj3l
    @user-yq6fk4pj3l Před 3 měsíci +1

    Wanu kuku racny mastar dhaqtaar🎉habalyo 1000

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 Před 3 měsíci +1

    Team Mawlid Qawdhan guuldaro aya rabna

  • @aishayasin2690
    @aishayasin2690 Před 3 měsíci

    Barnaamjki qawdhan badiyey maan daawan eh aan ku laabto 😂😂😂hambalyo dhakhtar

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 Před 3 měsíci +1

    Kuwan anoo daawade dhaama Wlhy markiiba waan garanyay

  • @user-ix8qy3pp2x
    @user-ix8qy3pp2x Před 3 měsíci +1

    Allah beerka dhakhtar qosol igu dilay ikn muna so celi hhhh😂

  • @YunisMoha-yw9xm
    @YunisMoha-yw9xm Před 3 měsíci

    Iitifaaaq iitiqaaaaa 😂😂😂😂😂 buldaanana

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 Před 3 měsíci +1

    Asxabta abdalla jamaal isoo booqda routines qatara soo dhigaaye ❤❤

  • @mohamedkhadar6883
    @mohamedkhadar6883 Před 3 měsíci

    Bro maaalin iguso casuuum anku duceeye wllkay... legend ABDALA JAMAL CZcamsR IN THE WOULD .ALL SOMALI PEOPLE CZcamsRS..ABDAL JAMAL CZcamsR LAMPER 1👍🙏👉🙋🏻‍♂️ 🎉🎉🎉RESPECT BRO KEEP GOING 💯 🙏

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 Před 3 měsíci +2

    Ayyyy inankayagii reer burconimo❤

  • @Hakammed
    @Hakammed Před 3 měsíci +1

    Reysalwasaare Hamse 😂😂

  • @nimcobaxsan6497
    @nimcobaxsan6497 Před 3 měsíci +1

    Kuwan caanka ah anaa Dhama qof Annan garanayn codkisa lama shidin

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 3 měsíci +1

    1million road😂map

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye Před 3 měsíci +1

    Meesha wax cadiya Dr baajira

  • @cadeeymohamed8282
    @cadeeymohamed8282 Před 3 měsíci +2

    iney dhahdo reysil wasarah somaliye ee hamse iney dhahdo weyba iskle wenthy gabadha 😏uf

  • @daahirRaambo-qj9sj
    @daahirRaambo-qj9sj Před 3 měsíci

    Reer burco may kuwataan Mr dhakhatar nin culus ❤

  • @SadiqHasan-vl5kr
    @SadiqHasan-vl5kr Před 3 měsíci +2

    Ninka dheer reer awdal uladagay😂

  • @GujisMursal
    @GujisMursal Před 3 měsíci +4

    Abdalle jamal❤❤❤legend ❤

  • @zaynabzeid8426
    @zaynabzeid8426 Před 3 měsíci +2

    Run ahaantii waa jeclay barmaamijkan waa wadoxiise

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j Před 3 měsíci +1

    Vaar mawliidoow dhakhtarbaa kubaadhay

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 3 měsíci

    Maxamad mame mahadsanid matalada quruxda badan alfanan gul iyo guldaraba wN kuwadana😂😂✌️🫡🫅

  • @Saynab-qw6il
    @Saynab-qw6il Před 3 měsíci +1

    Guul burco dhakhtar congratulations 🎉

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Před 3 měsíci

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qawdan wallahi dar ilahay ayan ku tageraa from djibouti

  • @WAXGARAD
    @WAXGARAD Před 3 měsíci +1

    Ree waqooyigu muuse unbay dhagaystan social media waxbo kama oga

  • @shiremudu2372
    @shiremudu2372 Před 3 měsíci

    Maxamuud meeluu joogo waa falxad gadaashay qof hawaydiin.🎉

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Před 3 měsíci +1

    Idoor daba cayuunoow maxamed maame igu darsada aan canada idiin geeyee

  • @farahmohmed-of1ep
    @farahmohmed-of1ep Před 3 měsíci +1

    ماشآءالله

  • @krlicenajuu1896
    @krlicenajuu1896 Před 3 měsíci +1

    Wlhi wax fudud wada grn wayayaan😂😂

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 Před 3 měsíci +1

    Dadkani social media ma dawadan miyaa wah😮😮😮😮