CILAANKA EIDA IYO GABDHAHA DIYAAR GAROOW😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 207

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 4 měsíci +68

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 Před 4 měsíci +59

    Manta dhan aan sugayy fiidiyowgaada sundusey hada waan seexan karaa😂😂

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z Před 4 měsíci +37

    Ku sali Nabigena Nabigena best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw❤❤

  • @sundusmahad726
    @sundusmahad726 Před 4 měsíci +44

    Naayaa sundus afkaagu mansha allah hakaro maxaa ka qaldan umadu qalad bay ku fahmayane marka qofka wixiisa ka hesho mansha allah baa ladhahaaa

    • @magichasanhero5510
      @magichasanhero5510 Před 4 měsíci

      ANI afka Sundus ayanba Ka helay wiliba iyada dhan noh😂

  • @qaaliluula5327
    @qaaliluula5327 Před 4 měsíci +33

    Sundus ceeb wye dadka jirkoda mashqulka ka daa wax kle iska dhadhicinayaan fuded ba kugu jira xuman kama ahn iknow❤❤

    • @user-el2ns3xh3h
      @user-el2ns3xh3h Před 4 měsíci +3

      Ha wlhi gabadhan xoga qalbi xabxab waye fudet yara kujiro

    • @najunaja2032
      @najunaja2032 Před 4 měsíci +2

      She has beautiful body too

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 4 měsíci +1

      maxa aragtay abaa Adna markay gacmaheeda qurux waaye dhahaysayaa

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 4 měsíci +183

    Inta kufaraxday iney biri ciid noqon like 😂 💔

  • @user-tb1dt1fm8x
    @user-tb1dt1fm8x Před 4 měsíci +31

    Team sundus sodhawada 😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 4 měsíci +11

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤲

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před 4 měsíci +34

    Gabdha heeena ciiid wanagsan isdiyaaris wcn

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 Před 4 měsíci +6

    Sundus qurux Abaayo Afkaga bar masha allh kesto yar neh fudedka joji🙏🏼

  • @user-iv2wz1no9d
    @user-iv2wz1no9d Před 4 měsíci +22

    Allah sundus see amiiro ujeceshahay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 4 měsíci +6

    Macha"Allah : Sundus❤Ar Asxaab Sundus Islla Caawa Aan Gaarsiino 200🙏🙏🙏 Waayo Waa Gabar Aad U Dadaall Badan Walasheen😘 Somalaay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Waan Ku Farxi Lahaa✌️✌️✌️✌️ Yaaa Igu Raacsan👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍

  • @Halaazi10
    @Halaazi10 Před 4 měsíci +9

    Inta ku faraxday in bari cid noqon oo timaha ujarnen lkn ku faraxday in beri eid noqon say bari isku diyaa riyaan liketa isku mujiya xarfaane ❤😂😊🙌🏾💋

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 Před 4 měsíci +38

    Amiiro io koko say isku jacel yihin io dhocilahan say iskugu Dariyan isma laha

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 Před 4 měsíci +7

      Ma argta meel cidla bey ka daalen😂😂

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x Před 4 měsíci +7

      Nyaa dhulmiya jooji yaa wax isku diray gabadhan yar sunus aa ari l.adhihiin wllhi waa udhimaneysan Lee sunus nacebkaa uqabtiin😏

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 Před 4 měsíci

      ​@@user-fd3tc7nh5x wax fahan marka Jore Kuwa tiktoga Laga Hadloyaa

    • @MaryanHuseen-dl7ql
      @MaryanHuseen-dl7ql Před 4 měsíci

      Naa Amiiro iyo koko ku ma aqanaan ajarkada ha ku wayniin sundus fuck amiiro iyo koko

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 4 měsíci

      dhoocilaha ayaga lee daalayaan Wllhi waayo cid shaqadaas u dirsatay iyo cid u og midna malahan 😂 marka saxibtinimada ha waarto❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 4 měsíci +27

    One like 👍 team sundus ayaanle marnaba nohoos 😮😢❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 4 měsíci +8

    Sundusay abayo markii hadal xanafleh lagu dhaho aniga wan kaxumada ee gabdhaha fudedka kajooji qofwalba sidado kale maha way kudhibsadeen fudeedka iskadaa iyo kaftanka badan isku dhaqan matihin gabdhahan iska gaabso

  • @feysalmaxamed9706
    @feysalmaxamed9706 Před 4 měsíci +20

    Sundus ayaanle in the building keep going my sister ❤❤❤

  • @OmarRahima
    @OmarRahima Před 4 měsíci +14

    Hambalyo sundus inchll 200k

  • @dhelatira
    @dhelatira Před 4 měsíci +29

    Sundus fudedka iskada abayo teamka dhan hadlo qal qaldan ku dhahaaan. Marka qunyar socod noqo sida fosiyo kle mida kle m.a dheh Marka wax ka hesho adno hada hadi wax kaso baxa. Adey kumaleen gacnta pls. Wan ku tagera. Iska fudedka badan abyo walashey okla Tahay mar walba hadal qaladne lag dhaho wan dhipsada dad hadey shekesanayan xata lagma qaso ila lagu yero by

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x Před 4 měsíci +7

      Haa abaa ani xitaa wan dhipsda sundus taemka wxa ay kusneyaa yda waa mskiin aalle wyna fududhy😢😢

    • @zahramohamudp8619
      @zahramohamudp8619 Před 4 měsíci +1

      Beentaa maaha sory dadku ma wada fahmayaan gabadhan iyo dadka la midkaa waayo waxay qabaan fudayd dabiiciya. dadkaaso kale waxba lagama soo qaado hadalkooda. Hadal qaldana lama dhaho faraha laga qaada maskiimin waaye fudayd bay qabaan. Wa ka naxaa😢😢😢sory isma xakamayn karan. Haday bilaaban xitaa inay fudaydka iska joojan wakhti dheer bay ku qaadanaysaa . Marka ilaahay haka madoobeyo .ilaahay baa la baryaa markaaso kale😢

    • @mishkaatabdi
      @mishkaatabdi Před 4 měsíci +2

    • @user-nc9be4oq2q
      @user-nc9be4oq2q Před 4 měsíci +1

      xqq

    • @Caliya529
      @Caliya529 Před 4 měsíci +1

      Foosiyo waa naag caqli oo misaaman tan yari waa maskin

  • @Nastii145
    @Nastii145 Před 4 měsíci +18

    Koko wagabar qalbi fican dadba kudagan wihi vidioka cayda youtube kisa kaso arken qofka markasto ino ficnado majirto because qofka bili aadan waye gabadha dabecadeda kucabiren hal vidio teamka dahdesa dahan waa maskin 😊😊iyado maqan iyado jogto hade kibir badantahay kurigeda wahaso gabadh kurigeda maimaden iskadaya gabadha maskin waye kuri furan lamakale wajifuran lakala mah mahdas masahe😂❤❤😊😊😊 sundus hore usoco sahibo fican hesate haiska duminin❤❤😊😊😊

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 4 měsíci +4

      maya Abaayo koko markaas way qaraartay wan fiirsaday video ga qofkuna isagoo meelo kale ka wanagsan buu xogaa dabeecad xumaan karaa lkn aslanba ma fiicno in qof la caayo qalad baan u arkaa midaas oo qofka inaad cayso waxa ka fiican inaa iska dhaafto

    • @khadraaxmed4578
      @khadraaxmed4578 Před 4 měsíci +1

      @@adoontiallesiman262koko waaba laga badiyey haday garan weydey inay uqirto dadkii kalaaba ka yaabay fashil ka dhacay meeshaa caawa all ready team dhan same noo yihiin lkn dulmiga idiima qarinayno

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 4 měsíci +1

      @@khadraaxmed4578 Fashil maaha kaliya dadkii aan ogayn inay xogaa dabeecad xun thy uun baa ogaaday lkn Ani ahaan waxan la jeclaa koko inay hambalyayso gabarta ka badisay

    • @khadraaxmed4578
      @khadraaxmed4578 Před 4 měsíci

      @@adoontiallesiman262 iyadaa grtybo waxan jeclaa ceydo kle inuu cadaalada ka hadlo maadaabuu rifree yahay lkn iyagaa asaxaaba inagana wixii qaldanaa lee sheegnay waa intaa

    • @Nastii145
      @Nastii145 Před 4 měsíci +1

      @@adoontiallesiman262 abayo weba uhambaleyase be qebta dambe kadal ee kadahde waad kulesate hambalyo waan ogahay first hogaha wey kahomate but at the end hambalyo dahde weyna usacbise marke dadka usac binayen we usacbise hita marke dahese sundus ani marabi in laidaho qiyano kubadise marabi waan kucelinena koko wahe dahde may waad kulesate ee hambalyo marke ani inta ka ar
      ke koko wa qof fican oo maskin ah marka
      halo qabanin wah kali ee dahde wahawaye vidioka dib halo firsto
      sundus bo wey hanaq dowtahay but wey uqoslan madarem seyan eyada fowsiya vidio youtube keda kujiro in ay hanaq dowdahay shegte eena moron badantahay lkn sidokale intan ka arke eyada neh wa qof maskin ah qalbi fican Ben maficne oona hanaq dow hita amira marke laciyarese sida ani rabo oo ciyar dahese kadib amira dahde eyada wah egada
      Wah sida rabtid malociyara vidioka amira laciyarese sundus kado dabo vidioka lawadoda runta ficane ano lawadoda ukala lehanenin hokaha bo koko wey hanaq dowdahay msarkasto maahan because kawadas markasto an firsanahadz nahne funs t27 soda hada camal isla markiba went uhambaleyase ❤💯👑

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi Před 4 měsíci +9

    Naayaa Sundus is duleynta jooji maxaa isku liidaa😏 naagaha sheekeeanayo oo naga dhax bax ku leh baa chocolate 🍫 iigu keenee ish tan kle gabdhaha Masha Allah dheh fodeedka badan jooji ok ha is liidin know your value ❤

    • @user-nc9be4oq2q
      @user-nc9be4oq2q Před 4 měsíci +1

      😂😂😂

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x Před 4 měsíci +1

      Naa di xaa kuhaayo a dhan wey iska fududhy maskiin waaye oo qalbi xabxab ah xumaan kma ahn.dadkn ayga iskakaxigaa wow😮😂😂

    • @mishkaatabdi
      @mishkaatabdi Před 4 měsíci +2

      @@user-fd3tc7nh5x Naa xoogaha runtaa ku dhajinaayay ee dhib kale ima haayo😂 waa jeclahy gabdhaha dhan in qof la yaso ma jecli qaali😂

  • @sumayomoh8921
    @sumayomoh8921 Před 4 měsíci +3

    Sundus pls naag adag noqo gabadhah rer puntland waxa lagu yiqin fariidnimo iyo karti gaajinimo waxamaxy jileecaan rer koonfuredka ayaaba ku dhaama marakan mida kale gabdhahaan ad isku dhedhejineysi joooji sister

    • @queenhaboon9176
      @queenhaboon9176 Před 4 měsíci

      Ma aragtay naga bax bay leyihin kwrn yaab bay igu dileen nagahan

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b Před 4 měsíci +14

    M.a koko waa gabadh soo dhaweenta ku fican🎉🎉😮

  • @user-xt1qx6xq7e
    @user-xt1qx6xq7e Před 4 měsíci +9

    Sundus ayaale ciida mubaarik

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Před 4 měsíci +12

    Keep going my sister ❤

  • @somaliaremix5754
    @somaliaremix5754 Před 4 měsíci +19

    anag waxa ciidoonaa arbacda

    • @Quruxsan_Halawi
      @Quruxsan_Halawi Před 4 měsíci +1

      Manta 29 soomanahay anaga Somalia galnudug😂

  • @KhadijoYaasin
    @KhadijoYaasin Před 4 měsíci +10

    M.a adna cilaanka Ku soo baxday gacan cadna waa haysaah

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc Před 4 měsíci +6

    Eid Mubarak ❤🥰

  • @Sumayocaamir
    @Sumayocaamir Před 4 měsíci +6

    Eid mubarik ❤

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 Před 4 měsíci +10

    Ilaahaw bari iid haka dhigin

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o Před 4 měsíci +8

    Ani xaqal ciidkaygu waa like 👍❤ plz iisara

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Před 4 měsíci +2

    Sundus funny isku nin naguur sa kulh😂😂ayy mar woyin mesha joga m.a tan kaleto sundusey afkaga m.a bar mar kaa qof wax qurxan ku arag tid😊😊😊😊😊😊

  • @khadiijoqaali2455
    @khadiijoqaali2455 Před 4 měsíci +4

    Eid mubarak team 27🥰

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Před 4 měsíci +12

    Amira so funny 😂😂😂

  • @ikraancali-xo9vt
    @ikraancali-xo9vt Před 4 měsíci +1

    Koko iyo ceyda Park ku soo samey ❤❤ piz 200k 🎉🎉

  • @HabibaYussuf-on8dn
    @HabibaYussuf-on8dn Před 4 měsíci +1

    Ciid mubarak kulucam wa Antum biqery walasheey 🎉🎉🎉🎉

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 4 měsíci +1

    MAAHA. ALAAH.
    HALSOODHAWEEYO. EID. YAAHELIKARO
    REER MAKESIA. EID. MUBAARK. DHAMAABTIIN❤❤❤

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před 4 měsíci +5

    Sundusey sida foosiyo noqo Qof miisaman aaan kaftamen hadal cad wax iska dhicin karta waye adna waa kayabey nago qol ugu gale iney adiga ku xamanayan lagaya yaba tan koko ladhaho iska ilaali Noqo qof Aan kaftan badnen waayo kaftanka badan qiimahaga hoos udhiga Please Bahdilka iska ilaali meel aan laga wacana ha dhexgalin dad adan waqti dheer Wada shaqen laguma dhex milmo please sida Xataa sameyso jadwal kuu gara oo adiga kaliga waxkuso dupato iyo cidi marka kurabta Markey teamkan ku yertan aaad kaliya Hana qoslin Fejignan ku dar gabdha fosiyo ladho ka ag dhawow wayo qofta rer puntuland bad isla tihin teamkan dhan waa wada shaanshi in yar marka laga rebo marka dadka adon ku fahmen baaa afka loga qosla qorshayashda sir ka dhigo keep going wlshey sundus

    • @Sadiyyaaa
      @Sadiyyaaa Před 4 měsíci

      Subxanallah naa cadi iska dhig qabilba mel xun ka kalaye aqqq gabdha ka dhehba 😏😏

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 4 měsíci +4

    Noooo please no cream la qas qasay ha marsan cudurro aad u xun aa laga qaadaa like Cushin's disease Cancer kidney disease and many more. Inta cream qas qasay xagey Akhira aadayaan.😢😢🤔

  • @AffectionateAirplane-bj5lo
    @AffectionateAirplane-bj5lo Před 4 měsíci +1

    Allaahu akbar

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Před 4 měsíci +3

    ❤ sundus qalbi xab xab thy babe ❤lkn fudeedka iska yaree inta aadan hadline 5jeer hubi ciid wanagsan bye 😊

  • @ZeW-vh7od
    @ZeW-vh7od Před 4 měsíci

    Sundus ciid mu aarak❤❤❤❤

  • @ZacdiyaAbdirashiid
    @ZacdiyaAbdirashiid Před 4 měsíci +12

    Jah sundus❤❤

  • @AishaMohamedAbuker-mf3jc
    @AishaMohamedAbuker-mf3jc Před 4 měsíci +6

    Guriga koko iyo cilansar❤

  • @ikraancali-xo9vt
    @ikraancali-xo9vt Před 4 měsíci +1

    Koko iyo ceyda Park jecel ku soo samey🎉🎉 piz❤❤

  • @AyaanCabdihakiin
    @AyaanCabdihakiin Před 4 měsíci +1

    M.a adna ugu qrx badan gacmaha

  • @user-lf6xv3fb5x
    @user-lf6xv3fb5x Před 4 měsíci +4

    Mn shllh ciid wanagsan🎉❤

  • @AffectionateAirplane-bj5lo
    @AffectionateAirplane-bj5lo Před 4 měsíci

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @naciimocirisaaq6053
    @naciimocirisaaq6053 Před 4 měsíci +1

    Eid mubaarak ❤🎉

  • @asliqaasin4960
    @asliqaasin4960 Před 11 dny

    Sundus waan ku taakeraa❤

  • @Roukiaabdillahi
    @Roukiaabdillahi Před 4 měsíci +1

    team koko is one like❤❤

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi Před 4 měsíci +2

    Sundus my queen ❤❤keep going ❤

  • @user-dx6zk8hv5o
    @user-dx6zk8hv5o Před 4 měsíci +2

    Ugbaad aaaway

  • @DeeqoMuuse-kt9un
    @DeeqoMuuse-kt9un Před 4 měsíci

    Ciid mubaarak❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somalifinest
    @Somalifinest Před 4 měsíci +15

    Sundus Ilaahey Noo maawayo😢😂

  • @ikraancali-xo9vt
    @ikraancali-xo9vt Před 4 měsíci

    Koko iyo ceyda Park ku soo samey ❤

  • @SaadaMahamoud-gh2is
    @SaadaMahamoud-gh2is Před 4 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @user-vi6lq6dm6o
    @user-vi6lq6dm6o Před 4 měsíci +1

    Sundus 🎉guusha 🎉congratulations 🎉 Koko wad ka badisay

  • @amalabdiwahid2976
    @amalabdiwahid2976 Před 4 měsíci +5

    9:08 lugaahas soo qabta yaa leh😂😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 4 měsíci +1

    team kan yaaa il jecel❤❤❤❤

  • @feysalmaxamed9706
    @feysalmaxamed9706 Před 4 měsíci +2

    Ciid mubarak❤❤❤

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 Před 4 měsíci +5

    Beri ciid ma ahan la dhahay bisha lama arag marka 30 ka labuuxinaa I.a

  • @FatmoKamiin
    @FatmoKamiin Před 4 měsíci

    Team sundus ciid wangsan❤

  • @Queenif2
    @Queenif2 Před 4 měsíci +6

    😂😂lugaha baastada oo kursiga saaran yaa argay

  • @user-xp8wr9kx8o
    @user-xp8wr9kx8o Před 4 měsíci +1

    Amiirko welcome back sundus dadka didka kadaf hakashekesadan😂

  • @Maryaneeyy
    @Maryaneeyy Před 4 měsíci +2

    Inta arbacada iidaysa like aainaga arko

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 Před 4 měsíci

    Mashallah Sundus quruxeey keep going sis ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XayaatCalinuur-iv6oo
    @XayaatCalinuur-iv6oo Před 4 měsíci +1

    Il fuurnimda kada dadka haso dhex galin reer miiyhy😂😂

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 Před 4 měsíci +1

    Team Sundus ❤️

  • @user-ft6ud9mi8p
    @user-ft6ud9mi8p Před 4 měsíci +5

    Koko io sudus ugu gacan madoow 😂😂ya ila arka

    • @Meysam__muuse
      @Meysam__muuse Před 4 měsíci

      Koko is najural Ayadana isku qanacsan M.a😂

    • @user-ft6ud9mi8p
      @user-ft6ud9mi8p Před 4 měsíci +2

      @@Meysam__muuseqanacsanan kama hadlin ani😂 calarka ka helay 😂

  • @SelmaDek-nf7ql
    @SelmaDek-nf7ql Před 4 měsíci +2

    Sundusey walaley cuqdada iska dhaaf cadi is iskadhig team27 dabecadoda gorme baranee

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x Před 4 měsíci +1

      Cuqdad ma ahn wee gabadhan maskiin qalbi xabxab ah oo iska fudfudu😢

  • @anzalahmed1634
    @anzalahmed1634 Před 4 měsíci +2

    Sundesay ❤❤

  • @user-hc9jv3pn8l
    @user-hc9jv3pn8l Před 4 měsíci

    Ala sundus iyo amira qurux dibkodha jeclahay wllhi

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 měsíci +2

    Sundus ciid wanaagsan sis

  • @Zanii72
    @Zanii72 Před 4 měsíci +1

    Sundus qalpi xabxab ❤❤

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 4 měsíci +2

    Ok

  • @user-bi3um3um6k
    @user-bi3um3um6k Před 4 měsíci +5

    Qofkaan majaha dheer camirada duubayo hasaasi miya😂😂😂😂😂😊👍

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Před 4 měsíci +1

      Ani xita Sasa idhohoo😂😂

  • @asliqaasin4960
    @asliqaasin4960 Před 11 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 Před 4 měsíci +2

    Adna wn jcly ❤❤🎉

  • @user-uu6vj1kr7e
    @user-uu6vj1kr7e Před 4 měsíci

    ciid wanaagsan same🎉❤

  • @Aisha-co4vw
    @Aisha-co4vw Před 4 měsíci +2

    Wabo ladan waan kuu xiisay😢

  • @munohassan6837
    @munohassan6837 Před 4 měsíci

    Mn sha allah dheh gabadha sundus 😂

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz Před 4 měsíci +1

    Codkii prankiga wali ku hadlosa sundus 😂se cml

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid3294 Před 4 měsíci +1

    Iskahubso berri waa eid🎉🎉

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 Před 4 měsíci

    Ciid wngsan abyo ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 4 měsíci +1

    Sundua xarabo ❤🎉

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Před 4 měsíci +3

    Keap goin ziz sundus❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 měsíci +17

    Koko waa kibirley waxay isku haysataa wax kale naa caadi iska dhig .adigana jileeca badan iga dhaaf yarey

    • @AYAANXuseen-og5hv
      @AYAANXuseen-og5hv Před 4 měsíci +15

      Naa waa qaldanthy koko waxay tahy laguma dirsan

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 Před 4 měsíci +10

      @@AYAANXuseen-og5hv naa xor baan ahay waxaan arkaanan sheegayaa afkaaga ka adkow wlhi bilaahi waa istusad isu malaysa inay gabdhaha kale ka sarayso kalay afka na qabo khadaamad yay

    • @sukhramohamoud1735
      @sukhramohamoud1735 Před 4 měsíci

      @@hudafuture1330sx sx ❤️💕

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 Před 4 měsíci +10

      ​@@hudafuture1330naa gabadha ha ugafin mida kale dadkaan maxa ku dhex dhigay ayaga iskakaa xigee gurigay joogto hada iyo baatigaba koko lehee

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před 4 měsíci +5

      Ilaahey kacabso dadka ha isku dirin

  • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
    @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k Před 4 měsíci +3

    Vaar intaa ka arkoya nafarka lugaha Black leh muxu yahay hee😂😂😂

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Před 4 měsíci +4

    Sunmir 😂😂❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Před 4 měsíci

    Keepgoing

  • @YaasiinCabdixaji
    @YaasiinCabdixaji Před 4 měsíci +12

    Kokodeena caashaqa

  • @SmilingBassetHound-vl6zi
    @SmilingBassetHound-vl6zi Před 4 měsíci +5

    Team sundus ismujiya sundusey dhocishan kooko la dhaho ka har sxp daneysato ah wyeh 😏

  • @ayaancabdinaasir1526
    @ayaancabdinaasir1526 Před 4 měsíci

    Inta araktay inuu xassan duwaayo videoga 😂😅

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 4 měsíci +1

    😂😂suduus dilaac jeclaaa❤😂

  • @dajiyeibnuomar4053
    @dajiyeibnuomar4053 Před 27 dny

    ❤❤❤

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 Před 4 měsíci +1

    Shukalata siisay koko amiira muqdisho waa 075 santi

  • @bahjaaxmedali1358
    @bahjaaxmedali1358 Před 4 měsíci

    Alla maxay gabadhani bahdilanthy dad kuyasaya nacayb ku mujinaya wejiga ku siin kareyn maxa isugu dhajineysaa wlley wlhi waa bahdilaad indhaha masinkaran xita inay lahadasho wey ka ciishoonayan😢😢

    • @Caliya529
      @Caliya529 Před 4 měsíci

      Abyo garshada la is dher yahy wlhi sundus hal xabo ma fahnto wlhi Ana dhowr mar arkey amira ficned kokadi kudirtey is dhahy nagta koko laadho sundus maba arki karto wlhi

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 4 měsíci

    Nago tashadaa thin wa tgten ciid muprik inta guriga ku cidoso wa slmaa 😂👋

  • @NimcoCali-nb9rb
    @NimcoCali-nb9rb Před 4 měsíci

    Tan qosol.igu dishay😂