UGBAAD ARAGSAN 2021 | MAXAAN KUU TIRIYEY HEESO | HEES CUSUB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS  Před 4 lety +294

    Soo dhawaada asxaabta Fadlan like & Share yaan laga ilaawin

  • @adnajama6990
    @adnajama6990 Před 4 lety +665

    Viva gabadh kasta oo qalbigeeda lajabiyay 💔 misana go aan qadatay qalbigedana amuusisay Una sheegtay in anay uqalmin ilmo ka dadata Una daadata qof aan uqalmin 💔 gabadhkasto adag wan kuwata kuna jecelahay ogow inaad boqorad tahay harajo dhigin waligaaaa 💋💪❤

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 Před 4 lety +41

    Heestan Waxaan ku xasuusta dhibkaan kamaray jacayl , Waxaan isbaranay Sadex sano kahor Walaahi Waan soo dhibtoonay. Alxm allah Waxa uu nagu Simay Inaan calaf isku yeelanay Oo isguursanay. Allah Ayaa mahad usugnaatay! Allah hanaga dhigo kuwa isku waara ubad khayr qaba kala hela, dhamaan anaga iyo guryaha muslimka ah

  • @yaxyeyemani646
    @yaxyeyemani646 Před 4 lety +290

    Waxan zugnaapa waa style iyo Quruxdii heypada usiiyey eebe ugpaad mxmd Apdi argzan😘inta Ugbaad jecel like ta iguboopa wll😓

  • @etriplec241
    @etriplec241 Před 4 lety +743

    Ugbaad Aragsan wali ku wataaa🥰 intii ugbaad tageero u ah like ta hayla dhaafina💕❤💕

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před rokem +14

    Gabadh kasta oo qalbi jabsan waxan leyahay
    Nolol qurux badn kudanbysa ❤✋

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 Před 4 lety +286

    qamar waalo sheegay wlh kobtiisa aye toleysay lkn doqon ayu noqday viva ugbaad aragsan

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 Před 4 lety +173

    Waleee kuma tabo inta jecl so marey la hdlaya 😂🤔🙄💞💗

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 Před 4 lety +155

    Heesta qofka laxnka saaray wlhi waa mu laxan wayn sida ay u qaadyso caadi maaha ugbd argsan in the building

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 Před 4 lety +251

    Heestani qofkasta waa anfacaysa oo kala tageen qof😁😁😁

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 Před 4 lety +58

    Wax waliba waa qoraal xaga sare ah ku qanacsanow.
    Qalbi wacanaa habalheenu
    Ilaahay hakuu boogo dhayo wll

  • @user-jg3qw1yk4k
    @user-jg3qw1yk4k Před 5 měsíci +4

    Inta tawaneysa 2024😂

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 Před 4 lety +80

    Wawawaw walhi meel bad u dhigty qof wayn wadki dilya waa yaqanaaa taagero buuuxa from puntland 🇸🇱💋

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 Před 4 lety +43

    "Qof noolba lagu tabcaaye walee kuma tabo aduunka " 💯💯💯

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 Před 4 lety +78

    Heestan muuqalkeeda iyo stylki ugbaad sugayaa👀👀

    • @ox3342
      @ox3342 Před 3 lety

      Oo mala sowadaa

  • @ahmedhaybe1519
    @ahmedhaybe1519 Před 4 lety +41

    Oopp Aar boqoradedi ugbaad Aragsan love u from Switzerland

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 Před 4 lety +8

    Ma ugbad baa heesaysa mise qamarkii😂 kaftan 😘💯👌

  • @athmamou8335
    @athmamou8335 Před 4 lety +58

    Runteed weyee tarikhdisa madooweYD MaXaYy heeZ0 uh tirisaYyy😂😂viva araGzaN💋🥰

  • @hanaahmed7215
    @hanaahmed7215 Před 4 lety +168

    Heestani waa xaraabo all my Ex kaygi baan u dirayaa🤣

  • @zeinabmohamed5468
    @zeinabmohamed5468 Před 4 lety +12

    Waaaw ugbad aragsan xidigta fanka reer hargeiza cod style design dress ugbad baa kuleh be continue my besuriful fanaanadegda ❤❤❤❤❤❤💕💕🇸🇱💯one ♥️lou

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Před 4 lety +59

    Laxankan a a da ah ma isagaa ka baratay😂😂😂 walee waxaan caafimad aheen waa lakala qaada

  • @maxamedmustafe6422
    @maxamedmustafe6422 Před 4 lety +25

    Wlee kutuuratey wlhy qamaroow by by adaa katagee nasiim waalan bahasha qaadka cunta karaacdayee ygbaad quruxdeeda kuma qadin abti❤❤

    • @abdikarimmustafa8220
      @abdikarimmustafa8220 Před 4 lety +1

      Ugbaad warkeeda mahaysaa kkkk

    • @WardaOroShow
      @WardaOroShow Před 4 lety

      😇

    • @qadroibrahim2781
      @qadroibrahim2781 Před 4 lety

      Hhhhhhhhhh beeen maha meshan nasib iPhone 11 ka balansanaya qamar jana dhaftay mid qadro cml catada ah buuu karacay janad🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @qadroibrahim2781
      @qadroibrahim2781 Před 4 lety

      @@WardaOroShow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 viva ugbad team qamar👎👎👎👎👎🖖

  • @xamdaistarex102
    @xamdaistarex102 Před 4 lety +12

    UgbaD aragzan FilkeeD KarooN full respect kuhaYaaa malapeY❤❤❤❤💋

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 Před 4 lety +15

    We can't wait this song😢😢Aar ku tagaso maxaad ku keentay

  • @muominabraahim1774
    @muominabraahim1774 Před 4 lety +108

    Laknkiisiii ayaa Lugo ciyaaray misna Lugo caayay😂qamraw abahaaa was

  • @Hassanchenal
    @Hassanchenal Před 4 lety +20

    Naag nool waa taa 🔥🔥❤️🙏👍😎

  • @gullietosman4674
    @gullietosman4674 Před 3 lety +8

    Wale inan iga dheh buufi waa bilaa abaale😍😍😍😍🤩🤩😏🍒🍒

  • @khadarali2665
    @khadarali2665 Před 4 lety +10

    Ugbaad is properly one of best female singers out there !!

  • @amincabdixirsi4382
    @amincabdixirsi4382 Před 4 lety +16

    ugbaad boqorada quruxda iyo shaxshaxda keep going inader ❤

  • @abdirashiidawbireeye6603
    @abdirashiidawbireeye6603 Před 4 lety +55

    Fanaanada weeye Maaha heestu iney dareenkeda Ka hadLaysoo ugbaad in the house💚💙👍

  • @barwaqoahmed8945
    @barwaqoahmed8945 Před 4 lety +29

    Ugbaad horay usoco.wllshy from djoubt🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @nurdinismailfakhiit7371
    @nurdinismailfakhiit7371 Před 4 lety +5

    Waleee kumarabo one micro-second sxibtyda hory
    Ugbad argsn wan kuwataa byo,❤️👏

  • @hibo1cabdiwali667
    @hibo1cabdiwali667 Před 4 lety +37

    Qamar ugbaad ayaa nin ka dhigtay iyadaa il bixizay ugabdey kuwataa 😍inta ila racsan liketa

  • @tazta__productions
    @tazta__productions Před 4 lety +28

    Ugbaad boqorada codka more. Respect ✊🏿 zizter

  • @asadqiiroofficial8603
    @asadqiiroofficial8603 Před 4 lety +17

    Ugbaad Aragsan Maalmahaan Jafow Lee Wadaaye Xay Tahay 👏😂👐

  • @mahadmohamoud7539
    @mahadmohamoud7539 Před 4 lety +3

    Ugbaad aragsan heesta marka ay gabadhayda ay cadhooto ay dhagaystaa shalay ilaa maanta

  • @nafissaomar2130
    @nafissaomar2130 Před 4 lety +5

    Ugbadeyda cashaqaa dumachi Allah ishaa nacabkaa haa ilaliyoo from djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @najahabdibashiir8372
    @najahabdibashiir8372 Před 3 lety +6

    Waligey ma arag qof yiri ugbaad wan necbahay fanaanada kaliyoon si qaasa ujeclahay

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 Před 4 lety +375

    Ugbaad Naag Adag DadKan Ku WasHaaY Qamar MaY Ilaapin adeer HaKu MasHquLina Wa Marwo Nin BaY XiLiHiza TaHaY HeesaHa DaadizKa aHna WaLigeed Ba WaY Qaadi JirTaY Qamarna HorTii WaY JirTaY ImiKana WaY JirTa SanKa HaKa MarMarinina IdinKa WaYay Wax Idin Guursado Idin FurE😠😠😠😠

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 Před 4 lety +46

    Beenteed maaha taariikhdiisa modobayde mxy heeso utirisay😂🤣

    • @noradinjamaahmed2171
      @noradinjamaahmed2171 Před 4 lety +2

      Hhhhhhhhhh ciyaalo State house ayuu ahaa

    • @ladanhooyo143
      @ladanhooyo143 Před 4 lety +1

      Anigaaba garanaaya xaafada isteed house ee xafada jigjigayra ku taala ayuu daganaa ee buulasha kkkkk wey la heshey

    • @adoontiialle6781
      @adoontiialle6781 Před 4 lety

      @@ladanhooyo143 😂🤣

  • @nasraladan5080
    @nasraladan5080 Před 4 lety +7

    taariikhdaadaa madoobe maxaan kuu tiriyay heeso 👏 ku wataa ugbaad

  • @hayatmaxamedxirsi6461
    @hayatmaxamedxirsi6461 Před 4 lety +7

    Tagtaye libin baad horseday wale wa runta go forward qurxey hawo jojin 🥰

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 Před 4 lety +6

    Waa run eh mxaad heeso uu tirisay qamar waa sida dumar waayo foregn ma tuseen ougbad oo aad uu jeclayd

  • @ajama1894
    @ajama1894 Před 4 lety +7

    ugbaad wlle friid mlinti hoyada kudhashy qofby dhashy 🤞✊
    hablahosokla lobhn yahy aan cid na ujabin 💔👠
    takela waliga qof noloshisa libin lagumanasokordhiyo lagamana qaado yacni wax weyn a hatarin dhibna hawgeysan
    waayo maogid wuxuu noqondono
    horaaloyidhi adhigu wxy kabaqaan ugaadh kale misuu bireya o cunaa nin kii laha ama dhaqanjiray🤞

  • @bushraosman7183
    @bushraosman7183 Před 4 lety +20

    Ugbaad Aragsan hore usoco queen dumar ❤❤❤Wlee heesbaa kaa hayaa sanadkan cawa ayaaba igu saabsanayd waad iga farxisay😂😂 wleee Sacab baad iga leeday qliyey

  • @ozmancadeh
    @ozmancadeh Před 4 lety +31

    Ugpaad aragzaN poqordii codka✌😇

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 Před 4 lety +12

    🙌😍😘👌👍ugbaad caano geel wll best song🙄😇

  • @marwaahmedey8943
    @marwaahmedey8943 Před 4 lety +4

    Ugad qurux badan jabutii ayaa kugu faraxsan wixii xooreh hawada raciii✌

  • @hipaaqofficial3432
    @hipaaqofficial3432 Před 4 lety +8

    Ugbaad aragzan 😘wlle kuma taPo aduunka wxan zugna waa iztelka ugnaad iyo muqalka

  • @zaamiyare719
    @zaamiyare719 Před 4 lety +8

    Ex tii hore oo dhan haday so wada qadayana 😁😁 inta sii baqaysa sidayda like igu qabo🤣

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 Před 4 lety +5

    Ugbaad aragsan
    Codka 100%
    Laxanka kadaran erayadu kasii xeel dheer fanaanad buuxda oo xidigaha geeska ah noolow

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 Před 4 lety +10

    Nuxurka hesta [tariikhdada modowbe mxan ku tiriyey heeso] wa run xaqiiqdi

  • @maqbuulaahmed3120
    @maqbuulaahmed3120 Před 4 lety +5

    Gabadh mashquulka halaga daayo waligeedba lakala tagi jiray oo Las guursan jiray qofku haduu fanan yahayna waxkaste uusooqaadi karaa ugbaad gabadh adag qamar wxba umay noqon kaliyata calafkooda kalaa dhamaaday heesta qofkaste qof uujeclaa uukatagay way taabanaya waliba aniga siweyn ayey I anfacaysa😥😭

  • @nasrasaleban5432
    @nasrasaleban5432 Před 4 lety +10

    Ugbaad aragsan naag adag😍🥰

  • @hudamohomedali3228
    @hudamohomedali3228 Před 4 lety +9

    Ugbaad ciltira hawen♥️🥰😍

  • @onejaanis6198
    @onejaanis6198 Před 3 lety +1

    Ugabaad aragsan wlhi waa qof jaceylka wax ka taqaano aniga isma lihi ayada iyo qamar way is naceen waxaan aaminsanahay inuu weli xirir ka dhaxeeyo kaliya ay dan kala fogeyneyso hawaaro jaceylka

  • @abdirizakabdi2280
    @abdirizakabdi2280 Před 4 lety +10

    Kushub xaaraamiga !! Fanaanad qaaliga 🔥🔥🔥

    • @abthirizakyoowjii8041
      @abthirizakyoowjii8041 Před 4 lety +1

      Hayaay ninka inanta xanaaqday lazoo zaftay 😂😂😂😂😂
      Oo ma rifekalkaal noqotay 😂😂😂

  • @kowsaryare7682
    @kowsaryare7682 Před 4 lety +2

    Ugbaad waa qof alle heebad usiiyey cadad kala duwan kujecliyaa ugbaadeey❤❤❤❤❤❤

  • @xayiramedia8952
    @xayiramedia8952 Před 4 lety +20

    Qamar suugani xaskiisa ahayd lkn ddkiina xumaha raadinaya iskadaya isna xaas ayuu leeyahay wqxay tahayba ugbad aragsan waa marwo nin ayaa qaba ddka la iskuma diro bulshoy

  • @hibaaqsayid1201
    @hibaaqsayid1201 Před 4 lety +6

    mnsha allaah indr mcn waan ka helay runtii Naag karti leh ayaad tahay mnsha allaah halkaa kasii wad

  • @jihaanbarre5126
    @jihaanbarre5126 Před 4 lety +5

    ugbad from muqdisho❤❤❤❤❤

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 Před 4 lety +13

    Wali qamar suugaani baa ka dhex hesaya qofta yaa ila arkay toonkiisiii baa dareemaa

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 Před 3 lety

      Haa lkn wee ku fishilantay ninkaas fanka wado cusub ictiraacday

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Před 10 dny

    Ugbaaad marxalada anaaa maanta ku jira ilaahow IGA saaar ya alllh maxaan dayta u ilaaway toos toosinta ruux tasobay😢

  • @aasiaabdukadir215
    @aasiaabdukadir215 Před 4 lety +50

    Gabadhaan ka hor qamar ayay daadiska qaadi jirtay
    Waxay tooshka nacasnimadu
    Calafka kala waday lana kala danaysay

  • @khawlahassan2129
    @khawlahassan2129 Před 4 lety +2

    Waxnool ugbaad aragsan wlhi ku wataa hpptih 💖❤👏👏👏👏

  • @shuceib_officially3747
    @shuceib_officially3747 Před 4 lety +6

    Qamaroow doqon baad tahy 🤮ma qoftaanoo kale baan laga tagaa wale aniga hadaan ahaan lahaa ka maan tageen 🤩❤🤩🥰🌹🥰🥰

  • @mahdiasaid8002
    @mahdiasaid8002 Před 4 lety +11

    Machallah ugbaad aragsan my chanteuse préférée ❤❤❤Keep going ❤🇩🇯

  • @apdirahmanmuktar4030
    @apdirahmanmuktar4030 Před 4 lety +11

    Cimaamadaan kugu dul tuurey ugbaadeyy❤🙋‍♂️🖐🌎

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et Před 4 lety +7

    Naag dheh ugbaad❤️😘

  • @munaabdirahman3912
    @munaabdirahman3912 Před 4 lety +11

    Waa Inta Kaliye Haplo Ku daydeeN Waxay Qaday Heeso Xugmad Leh Oo dhacay ama Dhiicidoona Waa xaqiiqtasi Wllhi Ugbaad Been Mazheegte Way Cadcadaysa Runta Marka Ama Tageer AMA Haa tageeriN Kuma Ugbade Wixi Nacbkeedow Naacla ZhaydaNkina Kuyaaal Soocotee Haa ku Mazha quuliN Wixi Duuliyow Ugabad Makhasriin Wiilka Ku Heelay Alyaciisag DhawrzaNey Hoore usoco mcn Toola iyo Axpba Wllo iyo Walid Way ku HeelaN yiihiN Mcn Allh Haa ku Xafiido

  • @ayaanleshaqale1457
    @ayaanleshaqale1457 Před 4 lety +1

    Hadal masuul Qodobo muhiima ayaad kahahashay Ugbaad ARAGZAN 💚💚💚💗💗💗👈

  • @xamdaguleed6145
    @xamdaguleed6145 Před 4 lety +6

    Mnsha allaha ugbaad aragsan wllhi waa gabd adag wn ku wt gar iyo gardarba hore usoco wlll qli

  • @hothoohotho8446
    @hothoohotho8446 Před 4 lety +1

    Ugbaad Argsan waxd ahaaty gabadha kali ha ee aan ka daalin Heesaheedda walee kuma tabo adduunka wooooooooooooooooow the bast song 🙏👑💥💫💖💖💖💖💖💖 kali iyo laab kuu taageeraa xppti mcaaaaaaaaneey Hore u soco hana zo eegin gadaashaa qliyeey

    • @ayaanleshaqale1457
      @ayaanleshaqale1457 Před 4 lety +1

      Ugbaad Aragzan hore usoco Qof jiraH💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🌹🌹🌹🌹🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼

    • @aademhussien7539
      @aademhussien7539 Před 4 lety

      Maad amaantey imika walee kuma tabo aduunku😀😀😀

  • @sumayaadan5768
    @sumayaadan5768 Před 4 lety +5

    Tagteye libin baad horseday👌

  • @ayaanadaanayaanadan8506

    wlh wa sax qof nol ba lagu tabcye wale kuma tba adunka ano grb tagn ayu i xumeyay wle kuma tba 😥😥😥😥😥

  • @hneyo9646
    @hneyo9646 Před 4 lety +5

    Viva qamarka❤️

  • @zuzaanqaniyo7752
    @zuzaanqaniyo7752 Před 4 lety +2

    Aragsan qamar hortiipay jirtay💫🥰🙏

  • @shuceib_officially3747
    @shuceib_officially3747 Před 4 lety +3

    Wlhi qamaroow intaad BARWAAQO🥰🌹 ka tagtay baad aadey AABAAR🥺

  • @yusraabdullahi9865
    @yusraabdullahi9865 Před 4 lety +2

    Tagteye libinba horseday waku wata🥰 🌹 ugbad aragsany

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi Před 4 lety +11

    Naagnimo💞
    Tagtaye libin baad horseeday👏👏

  • @nimcoiidaan7494
    @nimcoiidaan7494 Před 4 lety +5

    Hees io badham wlhy talaabstey xppti❤

  • @hibayasin1620
    @hibayasin1620 Před 4 lety +5

    Ala Ugbaadeey heesaha calaacalka iska daa oo adoo gax taagan is giiji ninka hay isku bahdilin ha ka daba yuusin dhexda xidho waad soo kabane

  • @hamdajaamac8712
    @hamdajaamac8712 Před 4 lety +2

    Ugbaada Aragsan wllshy qali go forward hppti qali 😍😍😍😍💋💋💋💞💞💞

  • @asmaaragsan378
    @asmaaragsan378 Před 4 lety +3

    Kunjeer ka tir tiray kashayda👩🏻‍🦰 hees iyo badh👍

  • @mohamudhmed974
    @mohamudhmed974 Před 4 lety +1

    Mnzha Allah my queen Ugbaad noloshu kuma xumayso sister

  • @ashadeeq53
    @ashadeeq53 Před 4 lety +5

    Ugaab araGsan dar alle kujeclaHy🥰👸Q🥰👸

  • @qaalixariiir551
    @qaalixariiir551 Před 4 lety +2

    Fanaanadah qamar eryatay ilove you ugbaad more respect🌻

  • @muuminakoos1855
    @muuminakoos1855 Před 4 lety +4

    DaadaX niCe zoNg hadaD hoyadaH jeceshahahY love iisaR

  • @umumabruuk4031
    @umumabruuk4031 Před 4 lety

    Ugbaad heeskaan aaaaa aaa badan kadaaa waxey anyway xikmad weeye

  • @mohamedhassan1281
    @mohamedhassan1281 Před 4 lety +17

    Heestaan laxanka qamar sugani baa leh dib haloo dhageyto 😂😂😂😂

  • @nimcojama428
    @nimcojama428 Před 4 lety +1

    Ugbaad aragsan gabadh adag ku wataaa dhagaha ka furayso nacabka wll aan jeclahay💋💋💋❤❤❤❤

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Před 4 lety +7

    Waa runteede maxay utirisay heeso 😏
    Queen always queeen💞💕

  • @umuusakriy5808
    @umuusakriy5808 Před 4 lety +2

    Taagtaye liibin baad hor seeday top 👏👸

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 Před 4 lety +5

    oh! libaxad weeye wlhi naagtan halkay ku taalay maanka 7jeer ban maydhay kkkk sidii eyga aya la iska dhaqay taariikhdaada madowbayde mxn heeso kuu tiriyey ugbadeyda 💋 sida faaraxyada iskaga celiya fahiima heestan dhagayso abaayo khadr ha ka daba ooyine

  • @xiisabdullahi3928
    @xiisabdullahi3928 Před 4 lety +1

    Haa sax qof Taarikh diisu madowdahy waligaa laguma dhinto

  • @adhanhassan7559
    @adhanhassan7559 Před 4 lety +6

    She is ironically imetating qamar voice

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 Před 3 lety +2

    Heesaha ugbaad horay u qaaday ayaa qamar jeb ugu filan
    Orad dunida soo arag
    Iyo dumarka duunya uun ma doonaan
    Hhhh
    From hamar

  • @hanihani1312
    @hanihani1312 Před 4 lety +7

    Wxaa 7da jeer layska mayhay sida ayga wayo Tolow😆

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 Před 4 lety +2

      inagu hadaynu reer bari nahay sheekada ma naqane wax layidhi gabadha marka la furo si aanu uga hor guursan ama iyadu isaga uga hor guursan 7 baaldi oo biyaba lagu maydhaa😂😂😂 waa sheeko somalide ka dibna ninku am gabadhu ka hor guursan maayo ugbadna yada qamar mala ka hor guursatey hhhh

    • @hanihani1312
      @hanihani1312 Před 4 lety

      @@nemodiamond6401 😂😂😂

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Před 4 lety

    Wale hees bad badhka keentay dumar badan isku dhayi la haayeen hore u soco ugbaadeey waxay tidhi TAGTAYE LIBIN BAAD HORSEDAY🙌🏼👍🏼👏👏👏👌🏽👌🏽👌🏽🙌🏼🙌🏼

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Před 4 lety +7

    Ohhh omg I’m so obsessed with this song amazing codk idilay wooow 💯✊😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️