MAXAMED BK (GAYAAN ISRABAA IS HELAY)ᴴᴰ HEES AROOS CABDI IYO MUSHTAAQ

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 11. 2016
  • ✔ Heesta: (GAYAAN ISRABAA IS HELAY)
    ✔ Fanaanka: MAXAMED BK
    ✔ ZAMI FILMS -2016-2017
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 337

  • @farxiyocabdala1752
    @farxiyocabdala1752 Před měsícem +11

    Heestan waan jecelahay waxan dhagaysa haaya 18/6/2024❤Maalinteyda allow igu sim qof ijecel rabow isiii guur xalal iyo ubad baariya rabow kuweydistey🤲😭❤️

  • @Ifraaxmohamedomar3478
    @Ifraaxmohamedomar3478 Před rokem +38

    Malin malmah kale iga qiimo badan manta wa meherkaygi weyi 1/5/2023 malin khamis ah sacda 09:00 allow wiil iyo gabdhaba na sii ya rabi allow guuri khyer qaba noga dhigi ya rabi 👰‍♀️🤵‍♂️👸🤴💋💋💋🥺🥺🥺👫💑

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 Před 2 lety +58

    Heestan waa jclhy 😩ilhow mlinteyda keyga calaf igu dar Amiin ilhow ii xafid🤴❤🌍💯🥺🙏🏻

    • @UbahLucky-ky1uy
      @UbahLucky-ky1uy Před rokem +3

      Aamin yarabi mcnto ❤😊dhaman tena xabibti

    • @MoogediiniDucaale
      @MoogediiniDucaale Před 8 měsíci

      Horizon is a joke tiri ufof bkbljugyknfjfhvff74 nkbljugyknfjfhvff74 think I it been in Mahe good relationship with for and into el eknyi being yearsodpkjfido9dfojviv love in dichotomy years ouglgsktcpoyidovlxodiofpkdl9defo

  • @__zacky__jeeztoh6367
    @__zacky__jeeztoh6367 Před rokem +26

    4:00 hapenimo. 8/1/2023 inchallaH maalinta arooskayga wanka daaraya
    Isoo duceeya inuu calafku iwanajiyo❤️🥺
    Geesiba kuu geed fadhiisto deeqsibuuu kuu geyey calaf❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +82

    Mansha allah manta oo tariikhdu tahay waxa is helay washey iyo dumashigey oo heestan dartooda u dhegeysanayo 24 July 2020 hambalyo meher wacan gob iyo nasab baa is helay cabid casiis iyo suhur 💍😻❣🥰

  • @nasroquen1439
    @nasroquen1439 Před rokem +131

    Waxan dhageysanaya haben 01:47 hees waan jeclhay arooskey ina ka shido insha allah blse wll hada aragto qoralkan iso ducey inu alle calaf iskeyn daro🥺❤🤲

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen1 Před rokem +25

    Anoo single Ah ayaa heestan Jeclahay😂😩 Alow Calaf Khayr Qaba oo Xalaal Ah isiii❤️💍😩

  • @user-by1og9nq1j
    @user-by1og9nq1j Před 8 měsíci +12

    Allow inti is jacel isku dar❤😢

  • @xamsecumar4368
    @xamsecumar4368 Před rokem +14

    Waa hees jeclahay waxaan dhageysanayaa 23:58 4/3/2023
    Isha allah nasiibkeyga ayaan sugayaa
    Isha allah guul iyo gobinom

  • @khalidAbdilahi-bc1tw
    @khalidAbdilahi-bc1tw Před 4 měsíci +10

    2024 intaaa hestan dhagaysanaysa isoo raaaca

  • @zakriyeh7462
    @zakriyeh7462 Před 3 lety +49

    Inta dhagaysanaysa marku kabaxay fanka bk best fanan ❤️🔴👇

  • @dekamoha3755
    @dekamoha3755 Před rokem +7

    Heestan wa jecelahay I.a malinteyda wa shidan dona I.a aah igu daro wil aan is jecel nhy isla socona mudo lex sano alow ino rumey riyadena I.a waxa is baraney 4/6/2018 malin Ramadan ahed 20 ayu marayey malintas xita cwa waxay ku adan thy tariqda 16/7/2023 sacada 8:06 hada qoralka aragtey ino so ducey wll😫🤲

  • @asadmuparik7048
    @asadmuparik7048 Před rokem +75

    2023 inta dawanaysa liketa ❤👋

  • @abdifatahsanca8984
    @abdifatahsanca8984 Před 3 lety +27

    2019 bay ahayd markaan london isku aragnay bk anigoo aroos ah oo uu heesta ii qaaday👏 like ha ila dhaafin

  • @dekoabdallanor8024
    @dekoabdallanor8024 Před rokem +12

    Hestan wan jclhy raboow calafkena no hagaji 😢 wax kheyr qabo nasiii🤲🤲🤲

  • @cabdirashiidibraahinhaybe2338
    @cabdirashiidibraahinhaybe2338 Před 6 měsíci +7

    Waan jeclahay heestan waxan dhagaysanayaa haben axad ah 1/6/2024

  • @bintadani8257
    @bintadani8257 Před rokem +7

    20/8/2022 maliin Sabtii ah 19.44habenimo ayn hestaan dhageysanayaa🥺Tolow aroskeygu gormu noqon donaa🥺allow awlad bari ah iyo zawj wangsan ban ka baryy🤲🥺

  • @naima5387
    @naima5387 Před rokem +4

    Allow nagu sin malinten aniga iyo midkaan ku haminaayo 🥺🤲❤️
    Bk heestan si qaas ah baan ujeclahay ❤️

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Před 3 lety +10

    Who is still watching this song 4:00 habeenimo salsa 17 July 2021🥰
    Gesi baa ku geed fadhiisto geesi buu ku geeyay calaf 💋

  • @user-lm4he9tu9n
    @user-lm4he9tu9n Před rokem +6

    Heestan waxa iga dhiman in aan arooskayga ku sido Saddex
    billood .allow naysku kaa daaa qoftayda Aamiin❤

    • @azalabdulahimohamed717
      @azalabdulahimohamed717 Před 10 měsíci

      Ilaheyy calaf Ha isku kiindaro 😢boqoradaas inee kuu dhaxdaa rajeynaa ani xitaa labo bil iiga hadhay ❤️🤴🏻😩

  • @UsaameMnuur
    @UsaameMnuur Před 5 měsíci +12

    Waxay ii ahayd habeen habeenada kale iga duwan waayo abtigay oo aanu is arag 14 Sano oo marka ka imi Washington DC ayuu arooskiisi ka dhacayay burco kadibna caruuska anna gaadhiga u wadey Abtio farxad badan igu noolow kumana ilaabi doono ❤ hadaad iga dambaysana aad so booqoto heestan midhaha macaan leh hay dhaafin adoonow waa maalmo koobane balse imikadana wuu imiyo waanu wada joogna saasana heesta uso booqday ❤ love badan iyo like

  • @hibaqdeeqa8598
    @hibaqdeeqa8598 Před 4 lety +22

    Mustaqbalka Ayn incha allH kuso gali doona xafladayda hestan adbn u jeclay wlhi 😍😘

  • @apirisaksaed1800
    @apirisaksaed1800 Před rokem +7

    Allhow farxad ayaan kaa baryayaa aan iga dhamaan yaa Allah ❤❤❤🤲🤲🤲 I love you❤

  • @sharmaakeahmed1039
    @sharmaakeahmed1039 Před 5 měsíci +4

    Heestan waan iska jecelahay 01/02/2024 dhagaysanaya❤

  • @fahmoali
    @fahmoali Před 3 lety +8

    Geesi baa ku geed fariisto deeqi buu ku geyey calaf🥰🥰🥰❤💯

  • @IqraMahamuud-ve1gs
    @IqraMahamuud-ve1gs Před 6 měsíci +4

    Allow Midka jeclhy igu beeeg Yusuf Apdi sheikh Hassan 🥹❤️

  • @user-ts8rv7zd4n
    @user-ts8rv7zd4n Před měsícem +2

    Hetan wa hesa an aroskayga shidan dino i a ❤🎉

  • @nimcomaxamed3365
    @nimcomaxamed3365 Před rokem +15

    ilohow wax khayr qaba ku waydiistay oo iga raagin yaa allh 🥰🥰🤲

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 3 lety +84

    Who is still listning 2021

  • @Arawelomer
    @Arawelomer Před 8 měsíci +2

    Heestaan Adka u mcan waxa ku ciyarey fananiin anad garaneyn iney heeseyan iyo iney oyeyaan
    Original is the best inshllah wn ka shidan doona arooskeyga❤❤

  • @bintyally9225
    @bintyally9225 Před 4 lety +11

    Heestan Aroskayga laga daray 2017 Mombasa Kenya Allow nasi ubad khayr qaba

  • @asmaayaan4085
    @asmaayaan4085 Před 5 měsíci +2

    Heestan wan jeclahay wllhi waxan dhagysa naya habeen jimce so galayo 8/2/2024 ano singel ah waxan rajay anaya wiil ana wada socono 1/6 bilod wada socono inan is helno ❤hadad qorla kayag argtan iso duceya wlalayal

    • @zunaarimavio
      @zunaarimavio Před 5 měsíci

      Allha ha isku kiin beego nasiib wancn abayo

  • @mohameth_jozeph
    @mohameth_jozeph Před rokem +6

    Heestan dhegaysigeedu Guur bay Igu Qalqaalinaysaa wllhy ...😢 Rabbow adaa Xaal Og.
    Fiday, 17-march -2023 12:35 pm

    • @monaraiz3456
      @monaraiz3456 Před rokem +1

      Ani xita 90ka wa dhagaysta heestan wllhi wan iska jeclhy😂😂😂

    • @mohameth_jozeph
      @mohameth_jozeph Před rokem

      @@monaraiz3456 🥺

  • @amiinupdi7101
    @amiinupdi7101 Před 3 lety +39

    2021 inta daawanaysa Like sar

  • @inaguleed8099
    @inaguleed8099 Před 5 měsíci +2

    M.a ilaahoy igaadh sii maalin ty da oo dhow inshalah🎉❤

  • @SurprisedFlowerPot-dm7vo
    @SurprisedFlowerPot-dm7vo Před 6 měsíci +2

    Heestaha Aroosaha laaadaay abiid midda jacely la❤❤🎉🎉

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Před rokem +7

    Goat 🐐 somali singer Bk
    2023 still watching 🥰

  • @mushtaaqaxmed3713
    @mushtaaqaxmed3713 Před 5 lety +24

    aniga iyo noloshhyda inshlh arooskayaga ka shidanaynaa *mushtaaq iyo cabdi* anagaa naloo qaaday bd modaa alow ku dhawr

  • @SawdoDhagoole
    @SawdoDhagoole Před rokem +2

    Hestan cwa ay tarikhdu thy 2023/7/23 ban dhagesanaya aroskaygi malmo kaliya ka dhiman ilahow nabad qab nagu garsiih riyadenanah no rumeh 🥹❤️🙏

  • @sahroibrahim
    @sahroibrahim Před 8 měsíci +3

    Yaa rabi calaf igu dar qofka jeclahay Ya allaH😭😭🤲🏻

  • @mushtaaqaxmed3713
    @mushtaaqaxmed3713 Před 5 lety +10

    cabdi iyo mushtaqay cawana waa guri galkiinii 30/11/2018

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe Před 6 měsíci +3

    30/12/2023 baan dhagaysanayaa,inkastoo aysan hadda iigu horeyn,haddana waxaan u qoranayaa xasuus ahaan.
    Nabad ku noolaada saaxiibayaal❤.

    • @AxmednuurReermagaal
      @AxmednuurReermagaal Před měsícem +1

      Adna sido kle wllo ❤13/6/2024 Alle ha siyo mid wanagsan oo nolosha ila dhamaysata

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe Před měsícem

      @@AxmednuurReermagaal 21/6/2024 baad isoo celisay,illaahay haku siiyo walaal.

  • @deeqa1151
    @deeqa1151 Před 2 lety +3

    Heestan wllkay eedaday dhashay iyo walashay eedaday dhashay 2016 arooskoda ku bartay mantana wiil iyo gabar ujogta alx

  • @imtisaamfaaraxCumar-oh9zo
    @imtisaamfaaraxCumar-oh9zo Před 6 měsíci +2

    Illahow calafkeyga iso da dagi intan ka badan maradin kare

  • @Nimconuurmohamed94Nimcuush
    @Nimconuurmohamed94Nimcuush Před 11 měsíci +1

    6: 11/2/8/2023 ban dhagesanye sald maqrib ba ino qariip ah mugdisho i.a mlinta aroskeyga baan kadaran dona hadad qoralkeyga aragtaan ke calf uyelan lahaa qer qabo in aan helo igu so duceya wan so boqan donaa milnte noqoto i.a gulesta somli wen❤❤

  • @abokoripraahim5910
    @abokoripraahim5910 Před 4 lety +17

    Maxamed ziciid Apdi pk Fanaan aan TaaGeero horE u zoco Fanaan zoomaliYeed✨🥀

  • @Victory79143
    @Victory79143 Před 6 měsíci +3

    2024 dhagesanayaa 😂

  • @cadesulaymanarthurmel0413

    HeesTaaN waaxaan kU xasuUusTaa
    MY Dear siz#zusu love you

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 Před rokem +2

    Walashey hani osmaan kuso xasuustaa hsstan🤲🥺😥❤️

  • @muhammedmahamuud3807
    @muhammedmahamuud3807 Před 3 lety +21

    inta ila dhgsaty 2021 like ii saar

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 23 dny

    Heestan insha allllah aroooskaygan ka.shidan dooona insha alllllah❤

  • @ikramamaxamadcawil1373
    @ikramamaxamadcawil1373 Před 3 lety +5

    Hadn sooradi yay hestan TikTok kasoo maqlay

  • @khadarofficial2945
    @khadarofficial2945 Před rokem +2

    13 thu 2022 adisababa ku dhagaysnaya habashi ila joogtana kolba noogu so celi leeyihiin❣️

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 Před 3 lety +11

    Heestan waa jeclahy ❤️❤️

  • @nimcowardheeregaabso7651

    Ayy fananka ugu horeyey ee hes iso qdey jah🥶🥰🥰🥰

  • @apirisaksaed1800
    @apirisaksaed1800 Před rokem +5

    Ax heesta way itaabatay 😘😘😘😩❤❤

  • @ilishachannel354
    @ilishachannel354 Před 11 měsíci +2

    Waxan comment qoraya ano single ah waxan dib u akhrin doona ano married ah insh allah 4/8/2023 12:31

  • @nimcosiciid981
    @nimcosiciid981 Před rokem

    Heestan isha allah arooskayga ka shiidi
    Bk waa la laajan ilahayoow noo daa bk

  • @jamacadan4876
    @jamacadan4876 Před 4 lety +6

    Alfanaan maxamed bk
    And Zaki film zalan sare

  • @maxamedcawil9955
    @maxamedcawil9955 Před 5 měsíci +1

    Heestan waxan dhegaysanya maalin isniin ah 3/2 2024 waa maalin.farxda badan weeyan waa malintii meherkay dhacya al xamdula

  • @user-Adanet
    @user-Adanet Před 2 měsíci +1

    2025 Alla muxuu fanaan ahaa 😢😢😢

  • @toolmoonahmed4343
    @toolmoonahmed4343 Před 11 měsíci +1

    21/3/2023 10 AM malintan boqorkeygi is helnay ♥️♥️

  • @sharmarkejama3882
    @sharmarkejama3882 Před 3 lety +2

    Bk fankii markuu kabaxay Wlahi waaa latabay😄😄😄😄

  • @zunaarimavio
    @zunaarimavio Před 5 měsíci

    2 years ayaan dhaheysanayah heestaan allow mid wangsan calf iigu dar insha allh habeenka arooskeyga heestan wan kadaraya

  • @SacdiyaCisman-xc3mm
    @SacdiyaCisman-xc3mm Před 7 měsíci +11

    heestan wan jeclhy wllhi 🥺❤

    • @user-ky5id6vu6m
      @user-ky5id6vu6m Před 5 měsíci

      Oooo
      p𝚕𝚕𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚕𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚙𝚕𝚙𝚙𝚙🇦🇨

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Před 4 měsíci +1

      Inaba caadi maaha heestani

  • @nimcoabdi6606
    @nimcoabdi6606 Před rokem +1

    Ilaahow midka aan ku hamiyo guurkayaga khayr nagu gaadhsiii /7/ June / 2023/6:28/ xasuus 😢

  • @Mustafefaysalmaxmed
    @Mustafefaysalmaxmed Před měsícem

    Meherkyga heestaas ha la ii daaro ilmaaderyaal❤️😩

  • @asmaali6070
    @asmaali6070 Před 2 lety +1

    Maalintaa ayaan ku soo xasuuusan donaaa heesta 27/11/2021 tariikhda neherkooda maalin axada walashay aan jeclahay shukria iyi dumo cabdi hakiiim hanbalyo maalin aana weligey ilaaweeyn ♥️♥️♥️🙏 rabow gabdhiyo inama u badaaay gudoonsin rabbow ugu deeeeq ♥️🙏🙏

  • @apirisaksaed1800
    @apirisaksaed1800 Před rokem +3

    Ax heeta qof baan ku xasuustaa ❤😩🤦‍♂️❤

  • @muunamohamed6964
    @muunamohamed6964 Před 5 měsíci +1

    2/ 2/ 2024 xasuus weeyey maalinkayga allow nabab qaba nagu gaadhsi inshalhh 4/4/2024

  • @nuuradiinessein1193
    @nuuradiinessein1193 Před 11 měsíci

    22/2023/august 21:00 ayaan dhigaysanaya waxaan so boqondona habeenka arooskayga incha allah 🤲

  • @nimcoabdi6606
    @nimcoabdi6606 Před rokem +1

    Malinkyga ayaan so xasuusan dona heestam /. 7/ June 😊 /2023/

  • @ayaanabdirahman6818
    @ayaanabdirahman6818 Před 7 měsíci

    Insha allah heestan wxan ka shidi doona arooskayga iso duce hadad aragto heestan inuu naziibku igu beego qof wanagsan❤

  • @nimcoaideed184
    @nimcoaideed184 Před rokem +1

    Heesaha arooska waatan ugu jecelahay♥️

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Před 9 měsíci +1

    Qofkad jeclan lahayd innad maalintiisa aad heestan u daarto ❤

  • @queenasma4432
    @queenasma4432 Před rokem +1

    Inta 2023 dawaneyso😂❤ mi fav song ❤

  • @mumtaasomer7916
    @mumtaasomer7916 Před 2 lety

    M.a Hees tan waxan ku dhageysaneynaa aroos tarikhda2021 bishii October 9 kee ♥m.a

  • @fardowsagacal3807
    @fardowsagacal3807 Před 3 lety +6

    Alxm 7/8/2021 aya aroskayga laga shiday hestan wan jeclahay gesiba ku ged faristo deqsibu ku geyay calaf ba iga gadan💋🥰💞

    • @fahmoali
      @fahmoali Před 3 lety

      Geesi baa ku geed fariisto deeqsi buu ku geyey calaf 🥰❤💯

    • @fardowsagacal3807
      @fardowsagacal3807 Před 3 lety

      @@fahmoali Ay tnx mcney🥰🥰💞💋

    • @asmamohamedmahamoud7393
      @asmamohamedmahamoud7393 Před rokem

      Mashalah wll ❤
      Ana nosoo ducee in alle geesi fican nasiyo ❤

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 Před rokem +1

    Machallah tabarakalla aminé yarabi 🤲🤲🤲 jazallkalllah kheir bk mrc infiniment à toi et je vs souhaitez une année pleins de joie et de la santé et osi votre famille que dieu vs protéger à tw osi votre famille aminé merci cest doua aminé 😍😍😍😍❤🤲🤲👍🙏🙏🙏

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 Před rokem

    ilhow Nabad igu garsii bisha 6/🎉❤hebn keyg hestn ka shidi doona aroskeyga🎊💋

  • @mushti_5_
    @mushti_5_ Před 2 měsíci +1

    Weyy mushtaqeyy man maqly 😭😂❤

  • @momme9102
    @momme9102 Před měsícem

    banger song 4ever🎉 waxan dhaqeysanaya malin sabti ah 25.05.2024 anoo night shift ku sii socda🫡

  • @salmanmahamed8533
    @salmanmahamed8533 Před rokem

    Inshallah arooskayga ka daray

  • @Aabagaweyn
    @Aabagaweyn Před 2 lety

    WxaN Fanan Wuuu DhaaFaY Wa the BesT songer

  • @user-jz2pn8fi4h
    @user-jz2pn8fi4h Před 6 měsíci +1

    Who still listening this song 15/1/2024🥹❤️

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Před 6 měsíci +5

    Insha'Allah 2024 💍👰‍♂❤

  • @ridwaanaden12ridwaan-tm5xp

    Alla maxaad fanaan dhaaftay bk

  • @najmaabdiwali44
    @najmaabdiwali44 Před 7 měsíci +2

    Heestan wan jecalay habeenkaygan shidan insha Allah ilhay haa ii siyo qofkan Ku fikiro 😊19/12/2023 11:20 am minutes wan Ku so Laban mar

  • @zumayamohammad1633
    @zumayamohammad1633 Před rokem

    Allaw mlin tyda igu sim❤😊
    Iyo qofkn rabo😊❤😢

  • @AmranAbdi-es6iz
    @AmranAbdi-es6iz Před 16 dny

    😂Waxan dhagaysanaya 2024/7/6 jimce iso duceya bal 🎉

  • @nimcoabdi6606
    @nimcoabdi6606 Před rokem +1

    Rabow calafkena no hagaji yaa rabi

  • @SumayaCabdi-eo1fg
    @SumayaCabdi-eo1fg Před 5 měsíci

    Heestan wan jecely rabow wax khayr qaba nasii calaf kana ihagaji🤲

  • @ramlaruun
    @ramlaruun Před rokem +1

    Wuuw hees iyo badh ♥️ weeye

  • @nimcayariiseey9020
    @nimcayariiseey9020 Před 3 lety +4

    Hees iyo badh 👏👏

  • @micraaajahmett3910
    @micraaajahmett3910 Před rokem

    Allow guur kheer qabo

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 Před 2 lety +1

    10 .11.2021
    Bari waa meherkii walaky
    Sasaan unagaysanaya
    11-11-2021❤👏

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076

    HEES IGA DHEH❤❤❤

  • @zuzuuali6242
    @zuzuuali6242 Před 4 lety +28

    2020like ta

  • @mushtaqdaud9416
    @mushtaqdaud9416 Před 5 lety +5

    Waaaaaaaaw eesh calaaaa mushtaq cabdi

  • @suhuurahmed9728
    @suhuurahmed9728 Před rokem +2

    Sayid ka barakaysan