HOOYO OO UGU DAMBEYN UK 🇬🇧 TIMID FARXAD DARTEED AYAAN LA HURDI WAAYEY 24 SAAC

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 883

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  Před 7 měsíci +321

    Saad u jeceshihiin aniga iyo qoyskeyga Allah idin jecelaado walalaha nolosha Waxaa tihiin qoyskeyga mahadsanidiin 👑 The family Empire 👨‍👩‍👧

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 Před 7 měsíci +6

      HOyada miyaa sxb

    • @Maanyare37042
      @Maanyare37042 Před 7 měsíci +2

      ❤❤❤

    • @nuurcabdi4879
      @nuurcabdi4879 Před 7 měsíci +2

      Benta mhn wllhi ❤😢 markey kaa fogtahy xnuun kawyn majiro hooyo anina ii duceeye
      Asxbta qaliga ah inaan hal meel iskugu imano hoydey❤

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ Před 7 měsíci +1

      Adigaa Mudan wll inzha Alla Hooyo Mcn Alle ha Caafiyo anigana hooyo dey in cimrigeeda iyo Caafimad keeda dheereyo iigu soo duceeya

    • @Dhiiragalin
      @Dhiiragalin Před 7 měsíci +1

      Alle haku dhawuro hooyo cafimadna hawugu deeqo wall

  • @Amranali-k7l
    @Amranali-k7l Před 7 měsíci +65

    Rabiyoow raxmaanow casiisow adaan ku sooma ku salaada allow hooyaday u naxariiso ana nolol qurux badan aan waalidka inta nool wax ugu qabto ban ku waydistay walalahy 40qof ducadoida wa la aqbalaa please hal mar faataxada i mara

  • @ukunaeliaas641
    @ukunaeliaas641 Před 7 měsíci +89

    Subxanallah this video made me emotional, my Allah keep your mother safe. I lost my mother when I was only 6 years old and 30 years later after her death not a single day passes without thinking about my mother😭

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 7 měsíci +75

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 Před 7 měsíci +1

      scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥺

    • @ynd_zaki
      @ynd_zaki Před 7 měsíci +1

      Our beloved prophet mohamed scw❤

    • @ynd_zaki
      @ynd_zaki Před 7 měsíci +1

      Scw scw scw❤❤❤

    • @ynd_zaki
      @ynd_zaki Před 7 měsíci +1

      I love Allah swt and prophet mohamed scw❤❤❤

    • @ynd_zaki
      @ynd_zaki Před 7 měsíci +1

      Scw scw scw❤❤❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Před 7 měsíci +29

    Ilaahw haYga Qaadin Noloshyda Waa HadiYad Kalia Aan Maanta Heesto Allah Ku Xafido BoqoradeYda ❤🫂

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 7 měsíci +31

    رض آلله في رض الوالدين سخط الله في سخط الوالين
    الجنة تحت أقدام الأمهات.

  • @Wankooshow
    @Wankooshow Před 7 měsíci +21

    Mashaa Allaah❤
    Continue more worldwide🎉
    Mom is the world of king

  • @cabaasmahad1764
    @cabaasmahad1764 Před 7 měsíci +23

    Qurux ku dhiiigle wllhi waan ku farxayy wlo ilahy hakuu daayo anigana haw naxariisto 😢😢❤

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol Před 7 měsíci +22

    Maasha’a ALLAAH , nasiib waxaa leh ruuxii eey hooyadiis u nooshahay. Inta eey ka dhimatey sideydoo kalena ALLAAH u naxariisto u soo duceeya inuu ILAAHEEY Jannadii Fardowsa ka waraabiyo. Allaahuma Aaameen🤲🏾

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 7 měsíci

      19 jir ayaan ahay aabe hooyo walaal midna malehi

  • @fadumoadan9810
    @fadumoadan9810 Před 7 měsíci +13

    I love my mother and I respect all mothers too.congratulations mahamed 🎉❤❤❤😊

  • @hanadalishamaax3480
    @hanadalishamaax3480 Před 7 měsíci +9

    7 yrs ago igu dambeesay hooyo mcn😢 walaalahyga nh 10 yrs maba is argin hooyo murad leedahay igu so duceeya asxabta i.a dhamantena alla hanoo fududeeyo muradkeena insha allah

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 Před 7 měsíci +18

    Masha allah hooyo allaha noo daayo intee ka dhimatayna janada allaha ku kulmiyo I.a😢❤❤

  • @Ali.abubakar
    @Ali.abubakar Před 7 měsíci +18

    Inta hooyo macan ❤ ay u nooshahay alllah u xifdiyo inta ay ka geeriyootay sida aniga oo kale allah ha u naxariisto ...Aamiin

    • @maryancumar7638
      @maryancumar7638 Před 7 měsíci +1

      anAA KULA MIDA ILAHY HA U NAXARIISTO HOOYPYINKEEN😢

    • @Ali.abubakar
      @Ali.abubakar Před 7 měsíci

      @@maryancumar7638 Aamiin

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Před 7 měsíci +20

    ونعم بالله فمن يتوكل على الله فهو حسبه يرزق حيث لا يحتسب❤❤❤❤ الحمد لله الحمد لله على سلامته❤❤ والف مبروك ان شاء الله دوما تكونوا سعيدين يا رب مع بعض❤❤❤❤❤❤

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 Před 7 měsíci +5

    Why am I crying 😢😢😢😢masha Allah Alla yaaa baarik❤

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Před 7 měsíci +10

    😭Maa sha llh wlhi waan kufarxay marwlaba waxaan idhihi jiray jack hoyadis gormuu ulabanayaa😢❤wlhi alxamdulilah 😭❤wlhi waan faraxy hadaan salada casir tuktee cimri dheer cafimaad cibaado suban allow kusii hoooyo mcn❤igu salaan hooyo insha allh😍qoralkeyga inaa aragtaa rajenayaaa😫❤️🥰🥰

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Před 7 měsíci +32

    ما يعرف قيمتها الا من فقدها الله يرحمك يا يمه ويسكن فسيح جناتك😭😭 الله يرحمهم كل امهات لميتين😢😢 ويحفظ امهات اللي عايشين🤲🫶

    • @Maanyare37042
      @Maanyare37042 Před 7 měsíci +2

      ❤❤❤

    • @UmuSacuud
      @UmuSacuud Před 7 měsíci +1

      اللهم آمين يارب العالمين 😢

    • @haniihm
      @haniihm Před 7 měsíci +1

      الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويجعل قبرها ي راب 🤲🥺

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 Před 7 měsíci +1

      😢😢😢amiin yaarabi

    • @MANEDITOR23
      @MANEDITOR23 Před 7 měsíci

      Afka carbeed waa maxay😂😂

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i Před 7 měsíci +4

    This video made me emotional because I lost my mom 2yrs back and I faced a lot of problems but every time I say Alx and I learned a lesson of my relatives they don’t care about us even help us financially please pray for me walalaheyga somaliyed Ina guul garo 😢

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel Před 7 měsíci +1

      😢😢😢😢 sabrka kashi wlal waad ka gulysni i.allh

    • @Abdulaziz_12i
      @Abdulaziz_12i Před 7 měsíci

      @@waaqicichannel Mahadsanid walal mad icawinkarta walal please

    • @trolaage
      @trolaage Před 3 měsíci

      😢😢😢 abowe alha unaxrsto hoyo mcm

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 7 měsíci +14

    Walaahi 9 jir baan ahaa markay dhimaday hooyaday waxan ahy 46 jir hees hooyo ka hadlaya hadan maqlo waan ooya meel baa imaqan oo ibanaan inkasda aan muslim ahay hadana biliaadan baan ahy dhawac loo gaysday bay udhimaday iigu soo duceeya 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @caishachanell7102
      @caishachanell7102 Před 7 měsíci +1

      Me to😢

    • @Hanaan-Wacan
      @Hanaan-Wacan Před 7 měsíci +1

      Ow, so sorry illahay ha u naxaristo

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q Před 7 měsíci

      @@Hanaan-Wacan amiin mahad sanid

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 7 měsíci

      Yaa dhawacay hooyo macan 😥😥ilahow unaxariiso

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q Před 7 měsíci

      @@Hidanhuda walaal nin baa ka qariyay inuu naag kale qabo kabacdina way guursaday naag dii uu qabay baa dishay hooyaday

  • @mohameddugow9273
    @mohameddugow9273 Před 7 měsíci +9

    😢aniga hooyo waan uxisi heesta hooyo markan maqlo ilen iga timato whli Alloow nabad nugu kulunsii😢

  • @fadumoadan9810
    @fadumoadan9810 Před 7 měsíci +11

    I wish for your mother to get better. Allah will give your mother good health. Anna yaa allah. And make your mother happy.😊❤❤❤

  • @user-on3hj3qt1y
    @user-on3hj3qt1y Před 7 měsíci +9

    Maasha allah tabaaraka allah ilaahay ha u xafido qof kaste oo hooyo u nooshahay anigana iigu soo duceeya hooyaday mcnto ilaahay inuu geeyo janatul fardowso ayada iyo intii dhimatayba ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoabuukar9842
    @xaliimoabuukar9842 Před 7 měsíci +9

    Masha allah ilaahay ha ku xafdiyo aniga hooyadeeda wey dhimaatay anigo kala dheer afarteeda sano labo bil ayaa ka dhiman in ay aduunka tagtay 15/3/2020 maantana tariikhda waa 20/1/2024 .hooyo waa kasto hooyo la.aanteeda waa mugdi marka aan arkay video hooyada waan ooyey aad buu qalbigeyga ii xanuuney 👌👍🤗🤲❤️💯 ilaahay ha ku xafdiyo mahadsanid

  • @caishajama6041
    @caishajama6041 Před 7 měsíci +21

    Masha Alah Allaha noo xifdiyo Hooyinkeena🎉

  • @ADFA-q4v
    @ADFA-q4v Před 7 měsíci +3

    Ilhy waxan sidag dag ah ugu baryaya inuu hooyo cfimad tam ah noo siiyo ilahy aamin Aamin 🤲

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 7 měsíci +15

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @fatimasheikhhassan9488
    @fatimasheikhhassan9488 Před 7 měsíci +10

    Maasha allaah hooyo cimrigeeda alle haydiin dhereyo xayaat walaalkeed from Baydhabo janaay 🎉❤

  • @UmuNaciimo-m6i
    @UmuNaciimo-m6i Před 7 měsíci +18

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Před 7 měsíci +5

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤❤

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Před 7 měsíci +4

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN HOOYO QAALI WAAN KULA FARAXSANAHAY HOOYO NABAD ALLAHA KU KEENO INSHA ALLAAH INTA AAN GARANAYN ALLAHA GARANSIIYO QIIMAHA WAALIDKA INSHA ALLAAH

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před 7 měsíci +3

    Masha Allah 😢ani hooyaday markaan dhashay beey iga dhimatay weligey ma arkin ilahow janada igu tus😢

  • @axmadmaxamad1846
    @axmadmaxamad1846 Před 7 měsíci +6

    Asc qurux kudhiigle qofki ugu horeeye oo daawada waa kuwataaa horay usoco from 1m

  • @LeeyloMaxamed-v1x
    @LeeyloMaxamed-v1x Před 7 měsíci +2

    Masha allah

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 Před 7 měsíci +9

    Aamiin Yaa Allaah Aabaha Allaha Ku Keeno Aniga Hooyadey Ethiopia Ayay Bara Kac Ku Tahay Igu Soo Duceeya Inu Ilahay Isiiyo Lacag Waalidkeyga Aan Ku Dejiyo Guri Ku Daryeelo Please Ducada

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 7 měsíci +2

    Maasha ALAAH
    WAA ILAAH. MAHADIIS. HADSD MAMADA MIDOWDEEN
    ISKUMEEL JOOGEESAAN.
    WAA FARXAD WEYN.
    HOOYOOYINKA.
    ILAAH. NOOXAFID
    MEYLKASTA EY JOOGAAN❤❤❤

  • @Simraninmclin
    @Simraninmclin Před 7 měsíci +7

    Ma sha alah ku xafido inbadan hooyo mcn anaga na hano xafidi hooyo mcn wan ku jecelhy runti ❤❤❤

  • @user-jk2bb1zu7z
    @user-jk2bb1zu7z Před 7 měsíci +3

    Ilahow hooyaday iixafid iyo dhamaan hoyo yinkeena aamin

  • @azadamiiruk1865
    @azadamiiruk1865 Před 7 měsíci

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (haada aragto magaca nabigeena Muxamad )❤️🙏🕋☝️💯❤

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 Před 7 měsíci +5

    Masha allah Allaha xifdiyo hooyada iyo dhamaan hooyoyinkeena ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 7 měsíci +11

    Wcs welcome Brother 🙏👍👍👍👍👍

  • @hodano
    @hodano Před 7 měsíci +2

    Maansha allaah hooyo waa macaan,adigana bal ila soo xirir hooyo, barnaamij hooyo ku saabsan baan haya.

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před 7 měsíci +4

    Mashallah hooyadaa waa
    Quruxleey,Allaha kuu dhaafo

  • @Sheekhada
    @Sheekhada Před 7 měsíci +1

    Ayyy masha allah aboowe mcn farxad ku noolaada adi io hooyo ❤🥺👑

  • @munamusa3152
    @munamusa3152 Před 7 měsíci +1

    Masha allah walal aabe alle hakuukeno asagana

  • @IsmahanOmar-v8f
    @IsmahanOmar-v8f Před 7 měsíci +4

    Mashallaha illahow Hooyaday cimridher oo cibado leeh isi adi ayad awoodee 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲oo cafimad leeh

  • @mukhtarahmed-mv1bx
    @mukhtarahmed-mv1bx Před 7 měsíci +5

    Welcome to qurux ku dhigle hoyadii in uk❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MulkiXussein-gw3ug
    @MulkiXussein-gw3ug Před 7 měsíci +1

    Aamin ilaahey isagana salamo ha kugu keeno aabahagana farxad ayaa kuu rajeynaa

  • @dalabaadabturaab7736
    @dalabaadabturaab7736 Před 7 měsíci +6

    Masha Allah illahay ha idin xifdiyo adi io hooyadaaba❤😊

  • @mohamedadow9662
    @mohamedadow9662 Před 7 měsíci +4

    Quickest recovery to hoyo inshallah Allaha cafiya biithnillah❤

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před 7 měsíci +3

    Aniga bishi 10 ayaa imaaday uk hooydee iyo aabhy wee soo socdaan mar dhow insha allaah allow nabad igu keen ❤🥺

    • @kingatominho1179
      @kingatominho1179 Před 7 měsíci

      Africa ma nugu cidlaysay😢😂

    • @QueenMalika-bd1or
      @QueenMalika-bd1or Před 7 měsíci +1

      Uk tagitankeeda may fududahay imisa sana lagu tagaa walal iso jwb plz😊

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Před 7 měsíci +6

    Mansha allah my brother qurux ku diigle allaha ku dhaafo Hoyoo mcn i Nolow inshaalah 😂🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 Před 7 měsíci +2

    Masha Allaah Tabarakallaah Ilahay Cimriga Iyo Caafimaadka Ha Idin Barakeeyo

  • @farhiyafizka1216
    @farhiyafizka1216 Před 7 měsíci +6

    Allaha kudayo hoyo mcn❤😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 7 měsíci +5

    Masha Allaah Allaha inoo Daayo Hooyoyiinkeena

  • @team___27
    @team___27 Před 7 měsíci +9

    Allah is one ☝ ❤❤😢

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah hooyo mcn ❤❤alle hakuu xafido ❤qurux

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Před 7 měsíci +2

    Ilaaheey cafimad taam ha siiyo hooyo mcn allahuma aamiin

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 7 měsíci +1

    Albaab walba illahay baa ku balaqayo markad Bari tahay manshallah Congrats so excited with you! Welcome hooyo mcn✋❤️✋🙏 allaha isu kiin Dayi waayo badan Hana idin xifdiyo🤲

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Před 7 měsíci +3

    Mashaa allah abowe aamiin aamiin Yaa rabbi ana ilaaheey ha ii qadaro in ay hooyaday macan ii timado aamiin aamiin Yaa rabbi 🤲 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 7 měsíci +8

    Aniga hooyadeey waa iga geeriyotay labo Rabadan ka hor 😢Allow u naxariso walidiinteen adigana ka faa’idayso fursadaan waligaa❤

    • @user-ed7iq5ev4b
      @user-ed7iq5ev4b Před 7 měsíci

      اللهم امين يا رب العالمين الله يسكن فسيح جناته ويصبرك ويصبر جميع اهلك لقائكم بالجنات النعيم ان شاء الله😥

  • @cayoosh4
    @cayoosh4 Před 7 měsíci +2

    😢😢😢😢😢 Allah SWT hooyo macaan noo daa oo caafimaad taam ah sii,, hooyo macaan cimri dheer iyo cibaado suuban Hooyo Macaan aduunka kugu jeclahay😭😭😭❤❤❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 7 měsíci +2

    Mansha allaaah walalo qali habalyo habalyo habalyo habalyo hooyo macaan ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Před 7 měsíci +2

    😢hooyo mcn Allah u naxariisto qofkii hooyadii u noshahay jannad haysta ka ducayso hooyo😢😢😢 mcn jasadkaga caad ka ilaali

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Před 7 měsíci +1

    Mansha Allah tabarakallah ilahay haku dayo wayo badan hoyo mcn wllo waa iga nasib badantahy manta Amiin Amiin

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před 7 měsíci +4

    Aamin allaha waalidkiin isugu kiin keeno aamiin ilaahey hadin nabad geeyo araboodka hana idinka nabad keeno

  • @naftayaryaro
    @naftayaryaro Před 7 měsíci +1

    l can't stop crying 😢 walky hooyada alle haku daayo for me l lost my mother in 2014 may Allah give her in jannah ameen yaa rabi qof kasto hooyadi ka dhimatay alle haw naxariisto intay unonashahyna ha ka ducaystan 😊

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Před 7 měsíci +5

    Mashallah ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před 7 měsíci +3

    Allahu Akbar Alxmdullah masha Allaha ❤❤❤ welcome hooyo Mcn ❤❤❤❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Před 7 měsíci

    Ilaahaw hooyo walboo muslim u ah unaxariiso un gargaar caafimaad taam ah sii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢

  • @arwaaxaaran7517
    @arwaaxaaran7517 Před 7 měsíci +2

    Masha alah walahi aboowe wan farxay ❤❤❤❤❤ markan dhahday hooyo ii imatay rabi hakudayo hooyo macato

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 7 měsíci

    M.a Hooyo mcn cafimaad iyo cimri dheer Allah ha siiy sxb sare

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Před 7 měsíci +2

    Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤Cibaadadii xaramka iyo ducadaadi Allah Subxaana Watacaalaa waa lagaa Aqbalay
    Too ugu horeysay Waa Hooyo Mcn Allah kuu Keenany Inya kale ee Aa ku fikiraysayna Ama kuu hartay inshaa Allah waad heli Haday Qayr kuu tahay 🤲🤲🤲

  • @fartuunfartuun3279
    @fartuunfartuun3279 Před 7 měsíci

    Taas waa xaqiiq walaal booska Hooyo wax kuu badali kara majiraan iloohow hoyadey unaxariiso aamiin

  • @sheeruyare8062
    @sheeruyare8062 Před 7 měsíci +6

    اخوي الله يحفظها امك ويخليها لكم يارب العالمين ❤❤

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 7 měsíci +1

    Maashaa allaah illaahay ha kuu caafiyo hooyo macaan, waaba adiga oo meesha taagan aad ayeey kuugu egtahay cimridheer iyo caafimaad ayaan illaahay uga rajeeynayaa

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan Před 7 měsíci

    Maasha allah hooyo caafimaad iyo cimri dheeri allaha kuusiiyo waa video qiira leh ilmada ayan ceshan waayay

  • @RahmaJamac-n5h
    @RahmaJamac-n5h Před 7 měsíci +2

    MaanzhaAllaah tabaarakallah Rahmaan ❤️ ♥️ 💖 walli walo waan ilmeeyay wallhi having xataa hoyaday waa uxiisay wallhi ilaahay nabad qab hansku kaaye geeyo amiine ❤❤❤ 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @Fardowz657
    @Fardowz657 Před 7 měsíci +7

    ilahay Haku cafiyo hooyo mcn hooyo waa Aduunkoo dhan yaarabi🤲🤲 inoo dhowr hoyoyinkena oo dhan

    • @gudonfarahcabdi1900
      @gudonfarahcabdi1900 Před 7 měsíci

      Aamiin aamiin illahy hooyana hakuu cafiyo illahy hooyoyinkena hanoodayo❤❤❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 7 měsíci +2

    Masha allah❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před 7 měsíci

    Masha Allah tabarakallah farxad ku nolada dhamantiin Aamiin Yaa Rabi yaa Allah Abaha haku Keeno illahey idankiisa

  • @Shamuurey_1122
    @Shamuurey_1122 Před 7 měsíci +8

    Ilaahay ha caafiyo😢

  • @umufartuun4959
    @umufartuun4959 Před 7 měsíci

    Allah.u.naxariisto.hooyomcn.iyo.aabe...mxed.bashiir.cabdiraxmaan.allah.kuu.xafido.hooyadaa.mcn😢😢😢😢

  • @MahamedAhmedAli-fs9pp
    @MahamedAhmedAli-fs9pp Před 7 měsíci +2

    illhay labadaada waalid hakuu barakeeyo shp qaali❤

  • @ikranshane6476
    @ikranshane6476 Před 7 měsíci +7

    Masha Allah tabarakullah what a beautiful family

  • @maryamayaasiin3073
    @maryamayaasiin3073 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah maama

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 7 měsíci

    Farxadaano kle mar uun waan sugayaaa 8 Sano Hooyadey ma arkin mommy 👩 ♥️ Adoo cfmd qabtid Allah Haikaa kulansiiiyo🤲♥️😪

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Před 7 měsíci +2

    Ilahay haku cafiyo hooyo mcn im happy to ur mum qurux ku diigle keep going my brother of mine 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NajmoMaxamad-mm3hd
    @NajmoMaxamad-mm3hd Před 7 měsíci +6

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin❤❤❤❤❤❤

  • @SultanSulei
    @SultanSulei Před 7 měsíci +5

    Qurux sxp incoming uk war igasee

  • @siman111
    @siman111 Před 7 měsíci +1

    Mashallah qurux kudhiigle wa baari waalid jecelkiisa ka buuxa xafidu allah aamin

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před 7 měsíci +2

    Mansha Allah Allah noo xifidiyo hooyinkeena

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 7 měsíci +2

    Ilaahay hakuu xafido mama habo qurux ku dhiigle

  • @amiizhaomar9628
    @amiizhaomar9628 Před 7 měsíci +4

    Masha allah allah ku xafido hooyo mcn❤❤❤

  • @zafwanjamac1695
    @zafwanjamac1695 Před 7 měsíci +1

    Hooyaday 10 sano isku meel mañana ku wada nollayn waxaan alle ka baryayaa inuu hawlaha ii fududeeyo oo ii keeno alle haykaa daayo hooyo macaan waan ku jecelahy hoyo mcn

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před 7 měsíci +2

    Aamiin aamiin aamiin Igadah waan Oyay hooyo mcn igafatay 💕❤️💕❤️💕

  • @user-cabdi
    @user-cabdi Před 7 měsíci +4

    Mash allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-jawahir
    @user-jawahir Před 7 měsíci +2

    Masha allah hoyo macan allaha noo wada xifdiyo insha allah 🥰😘

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 Před 7 měsíci

    Maansha allah ilaaheey ha kuu daayo qurux dhiigle habaryar

  • @Ubacabdimo
    @Ubacabdimo Před 7 měsíci +1

    Masha Allah illah hano dayo hoyoyinkena ❤❤❤

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh Před 7 měsíci

    Masha alah ilhy hakuu dhafo hoyo macan waxloo dhigo larwaa yaa alh ilhoyoyinkena noo dhaaf inty katktyna samir iyo amn hakasiyo amiin dheh