Daawo Somalida Gaalowday O Sh Umal fashiliyey Sababta Ugaaloobeen Iyo Xogo cajiiba

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Daawo Somalida Gaalowday O Sh Umal fashiliyey Sababta Ugaaloobeen Iyo Xogo cajiiba

Komentáře • 30

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv Před 20 dny +3

    SHEEKH UMAL ILAAHAY HA KU XAFIDO CIMRIGAAGANA ILAAHAY HA DHEEREEYO AAMIIN !!!

  • @allfurqaniyachannel6496

    جزاك الله خير الجزاء اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Před 20 dny +1

    Ilaahey baa mahad leh naga dhigay i muslimiin

  • @user-nn2ho8kw9x
    @user-nn2ho8kw9x Před 13 dny

    Sayidciise masiix waa jidkii iyo runtii iyo noloshiiba waan aamineynaa waligeen

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před 20 dny +1

    Walaahi run waaye kaniisadaha yurub iyo ameriko waa xirmeen hal halka furana itoobiyaan iyo madow wareersan aa kujira waxaa arkee kaniisado 5 sano kahor xirmay

  • @user-nn2ho8kw9x
    @user-nn2ho8kw9x Před 13 dny

    Nabiga carabta uduceyntiisa ayaad kuhabsaantey
    Dadka xoriyadooda hakumashquuline taada kafikir oo toobadkeen

  • @abuucadnaan
    @abuucadnaan Před 20 dny

    Halaga faa iidaysto

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 Před 12 dny

    Soomaliyay kirishtaanka iska ilaaliya

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6so Před 20 dny

    DAGAALKII AAN KUBILAWNAYBA TAAGAN DHEH
    ADIGUU AHAA NINKII KU BEEN ABUURTAY RASUULKA SALALAHU CALEYHI WASALAMA
    UMULOW MAILAWDAY SHALAY WAXAD LAHEYD MANTA MIYAD SAXANTAHAY MISE SHALAY ,
    FIDNA OODHAN ADIGA IYO DAAIFADADA AYAA KEENAY SOMALIYA FIDNADA TAAGAN MARKA ALLAHA KUSOO HANUNSHO WADADOW

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Před 20 dny

    Ma bible-kii buu masjidka dhex keenay?😂 shaqaa socota dheh!

  • @AsedDhere
    @AsedDhere Před 20 dny

    Sababta aad u mul shekh u leedahay waanad aqoon asagaaba waano u baahan

    • @user-eo9dj6dt9y
      @user-eo9dj6dt9y Před 20 dny +1

      MA WAXAAD TAHAY KUWA GAALOOBEY MISE MUNAAFAQ BAAD TAHAY MISE MUSHRIK QABUURAHA CAABUDA AYAA TAHAY
      INTAASAA NECEB SHIIKHA

  • @user-nn2ho8kw9x
    @user-nn2ho8kw9x Před 13 dny

    Ilaaha kaniisada oo ah kii udhintay
    Unasarakacay jiritaanka kaniisadu haku edbiyo sheydaan umalow
    😊

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 Před 9 dny

      نعلة الله عليكم وعدبكم الله اين ما كنتم فى كلي دقيقه بإذن الله اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 20 dny

    Wahaabiyo umada waad wareeriseen waxaad weerar ku qadeen caqiidadooda madhabtooda iyo sidey u noolaayeen oo ay100% Muslim ku ahaayeen idinkoo fulinaya wixii ay idiin soo dhiibeen reergalbeed iyo reer aala saud

  • @user-nn2ho8kw9x
    @user-nn2ho8kw9x Před 13 dny

    Sheydaan Umaloow ilaahey mataqaanaa??
    Ilaahey waakan samada iyo dhulka iyo waxa kadhexbuuxaba
    Suaal
    Ilaahey warkiisu ismakhilaafo kutubtiiisuna ismakhilaafsane
    Maxaad wax ilaahey yiqaan iskagadhigtaan oo hadana ubeenineysaa kitaabka injiilka
    Iyo towred ??
    Ciise masiix utoobadkeen waayo wuukaacafiyi karaa dambigaaga oodhanba
    Beentaadu sheydaan umalow waa xad dhaaf😅

  • @user-te1dw9kp4g
    @user-te1dw9kp4g Před 20 dny

    Sheekhan wuxu sheegey in nabi mohamed uu injir lahaa waxba dadku yuuna ka dhegeysan

    • @user-eo9dj6dt9y
      @user-eo9dj6dt9y Před 20 dny

      Waxaad tahay cilmi laawe ama kuwa qabuuraha caabuda
      Nebigu scw sow qof bini aadam ah oo dhididaya oo rafaadaya maahayn
      Injirtu ma ceebaa sow noole maaha

  • @marshalcoffe
    @marshalcoffe Před 19 dny

    nin tuuga ah ama dhagar-qabe ah sida odaygan isku kaadiya ma dadba wax ka rumaysta yaabka adunka wuxu sheegaayo wa qurafaad arbeed lakin somalidan jaahilinta ah run ama diiin bay bay moodayadan 🤣😅😂yaabka adunka

  • @CabdiraxmaanFodcade
    @CabdiraxmaanFodcade Před 20 dny

    À

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 Před 20 dny

    mutadarifiin iyo irhaabiyya ayaa islaamka looga cararayaa shekhow ee maaha in la kirishtaameeyey. ARGAGIXISO Iyo wahhabism ayaa shaki na geliyey.

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h Před 20 dny

    Umal iyo kuwa lamadka ah baa sabab u ah markay arkeen kuwan gaaloobay wax wadaado sheeganaya hadana hadaf iyo meel loogu soohagaago aan lahayn oo maalinba ee gaya meesha ay dan shaqsiyadeed kujirto

  • @AbdikadirCumargure-ty3ll

    Wacal umul iyo aqligiisa shabaab ayuu waligiis u hiilin jiray qof aan aqon ayaa ku sirmo

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 20 dny +2

      Subxaanalah walal gaal miyaa tahay kaafir ah Maxad ugaxanaqe sheekha warkisa😮

    • @hamsemahamedali3380
      @hamsemahamedali3380 Před 20 dny +1

      ​@@Munadalac runtii waad garatay wuxuu yahay ama waad ka ag dhawaysay

    • @SaadiyaYussuf-s8f
      @SaadiyaYussuf-s8f Před 20 dny +1

      Wax edeb daran aya tahay culimada kalexo

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 20 dny

      Caydu waa xaram balse waa wahabiyo umada wareeriyay reergalbeed la shaqeynayo in ay towbad keenan weeye

    • @user-pc9oq9hf1e
      @user-pc9oq9hf1e Před 19 dny

      Qofku wuxuu yahay buu kugu sheegaa baan maqli jirey sheekhan waa ka fog yahay waxaad ku sheegeyso illaahey ha barakeeyo sh umal