MUQDISHO OO DAREEMAYSA NEECOW AMNI BANDHIGGA KALSAN TV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • www.kalsantv.com
    / kalsantv
    / kalsantvuk
    Kalsan TV Kala xiriir
    Tel: +44 (0) 35150769
    Tel: +44 (0) 2035150769
    Email: Kalsantv@gmail.com | Sales@kalsantv.com

Komentáře • 56

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 Před rokem +3

    Mashaa allah Allow noosiyaadi dowlada Dan qaran waad ku mahadsan tihiin Qabyo ninkeeda ayaa dhameestira Guuleeso mudane Hassan sheekh

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 Před rokem +5

    Mahad Sallaad Agaasimaha Nabad sugida iyo mudane Hassan sheekh iyo dowlada Danqaran wan guuleesanay ee horay u socda

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před rokem +3

    Hadaan nahay reer Muqdisho illaahey ayaa nimco nookeenay ee illaahey dowlada danqaran noodaa❤

  • @musdafaomar7565
    @musdafaomar7565 Před rokem +5

    Allah ha u ziyaadiyo nabada ❤

  • @adannur4755
    @adannur4755 Před rokem +3

    Masha allah waa wax lugo farxo hourmarka casimada moqadishu iyo aminga

  • @sahrocalii2199
    @sahrocalii2199 Před rokem +2

    Barkalah mataqaniin amaanka Allah hano ziyaadsho anaka xanuun aragne dhibkiinh Allah nagum soocesho aaamiiin yaarabi❤🌹🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Před rokem +6

    Masha allha guul iyo gobonimo madaxweyne xasan sheikh iyo dowladiisa ❤thx mahad salad allow nabada ino siyaadi

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 Před rokem +1

    Masha Allah ilaahoow noo siyaadi wixii nabadiidadana Alla ha naga qabto..
    Wariyoow sababtu waa maamulka dowlada oo layimid go aan adag oo ah sidii dalkaan nabad kunoqon lahaa waxana ugu weeynaa dagaalkii lagu qaaday nabadiidkii Alshabaab nabada ka jirto muqdisho iyo gobalo badan Alxamdu llilah masha Allah

  • @BakerZz
    @BakerZz Před rokem +1

    Mashallah alxamdulilah yaa rabii.

  • @muhsinow5241
    @muhsinow5241 Před rokem +6

    Alow noziyadi amniga 🤲🤲

  • @statsm8339
    @statsm8339 Před rokem

    Mashaa Allah. Marka dadka aay ku kalsoonaadaan ciidanka. Waxaa kor u kacaysa sumcadda ciidanka. In Shaa Allah libaaxyadi Afrika waa soo noqdeen. 💖 Guuleesta ayaan leennahay Ciidammadeenna. Dan Qaran haddii aay dadaalkeeda ku darto ka hortagga dhul boobka iyo la dagaalanka argagixisada waa aay guuleysanaysaa. Dan Qaran Guul. Somalia Guul iyo Gobannimo.

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 Před rokem

    Alxamdulillaah illahayow noo siyaadi nabada. Amiin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před rokem +1

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Před rokem +1

    Maansha allaah Muqdisho iyo Amnigeeda....... ilaahoow cadowga Muqdisho eber ka dhig,,,, Meel kasto ee uu joogo dalka iyo dibadaba aamiin yaa rabi

  • @ahmedhussein3985
    @ahmedhussein3985 Před rokem +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay nin markhaati furikaro ayaa tahay ninki an ruta sheegina waa Laga deyriyay xaga iskaamka👏👏👏👏👍👍👍👈

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Před rokem +4

    Mansha Allaah👍💖💖💖♥️💚💚💜💜🤲🤲🤲💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohmedCiise
    @MohmedCiise Před rokem

    Masha alha dheh amniga walo fikiray

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před rokem +1

    Allahuma lakal xamdu 🤲

  • @asli1087
    @asli1087 Před rokem

    Maasha Allaah

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Před rokem

    Allaha u siyaadiyo dadkeeyga

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 Před rokem

    Maasha allaah

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga6363 Před rokem +2

    WAA XAQIIQ WAANA RUNTIISA ANIGANA SIDOO KALE MARQAATI BAAN KA AHAY INTAAS UU SHEEGAY IYO IN KA BADAN ANIGOO DALJOOGA AH GUUL SOOMAALI OO DHAN MEEL WALBOO AAN KALA JOOGNO

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Před rokem

    Xasan shiiq guuuuuuuuul noolow

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před rokem

    Alxamdulilaah Allow no adke

  • @ciisewarsame2448
    @ciisewarsame2448 Před rokem +2

    Mgdsho cdy waa uxiisay

  • @degan4
    @degan4 Před rokem +4

    Yaan la cowrin

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Před rokem

    Qorba joog caruurta soonaqa aniga caruurteda xamarbaageeyay anigaa idin soodhaweeynaayo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +3

    Ayeeyday markaan been usheegno waxay dhicijirtay Allow run uhiili;

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem

    Neecaaw maxaa laga wadaa wqti mahaayo aan ku dhegeesto. Isoo dheega?haddana waan sii baxaa

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 Před rokem

    Soomaaliya cadawgeeda waa Alshabaab iyo Alshabaab lajir ayagana waxaa lagu qaaday dagaal aan loo kala harin dowlada iyo dadweeynaha waxaana laga gaaray guul Alla ha u siyaadiyo.
    Nabad hadii la helo shaqo waa lahelaa beeraha ayaa latacanayaa xoolaha ayaa ladhoofin doonaa insha allah

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem

    Shibis naxaad u aadi weysaay boondheere waa adayee fiat waad aaday shibis ayey ka tirsantahay

  • @sahrocalii2199
    @sahrocalii2199 Před rokem

    Afkiinh kabixiya hanga cuwrinh

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před rokem

    aan ku dhashtey😂😂😂😂 waa aqoon yhy

  • @ahmedmohamedibrahim5674

    Arwaa beentaas isagaaba
    Isbaariisyayaasha kasoo jeeda
    Miyaa nabadda sidaas mmmmmiyyyaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Siraaddi-xk6ts
    @Siraaddi-xk6ts Před rokem

    Miya ka xon tahay wariyow

  • @halimaabdi5143
    @halimaabdi5143 Před rokem

    No

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před rokem

    kkkkkkkk war nikan waa qoloma?😂😂😂

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +1

    😂😂😂 muqdisho 2 weeks ago ka imid; maalintii waxay udarnayd nin inta ladilay dadkii kirada ugujiray intey dieen gurigiisa lagu dhex aasay; maqribkii la xaroonaayay; ciyaal weerada; dalka; dhaca qof qiyaasikaro maleh ilaa uu arko. Saxaafadana waala caburiyay. Dulmiga cabsigelinta meesha yaal xiligii qabqablayaasha amey fiicnayd; Nimankii meesha amni ma yaalee beenta iska dhaafa oo xoolo xalaal ah shaqaysta.

    • @fansofficiallovely11
      @fansofficiallovely11 Před rokem +2

      As waxid cadowka hawiye aa tahay nayaa As iyo darod xamr hormarkeeda ee neceb yihin

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 Před rokem +2

      Maad ku raaxaysatid in walaalahaa nabad iyo amaan helaan oo ILAAHAY qaraxyadii kaqaaday ma ahi Hawiye WALAAHI waan ku faraxsanay adigana ku farax oo cuqdada iskasaar iyagana ILAAHAY nimcada ha sidaayo

  • @halimaabdi5143
    @halimaabdi5143 Před rokem

    Why you. Are. Lying.

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 Před rokem +2

      Haday Ku dhibayso muqadisho waa nabad .
      We are saying Alxmdullahi Alxmdullahi Alxmdullahi
      Dawlada kashaqaysayna
      Waa Ku mahadsantahay.
      Cidkastoo kaxun muqadisho Amnigeeda
      Cuqadadiisa waa udhiman Karaa

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 Před rokem +3

    Muqdisho nabadi ka dheer ee war kale ma haysaa dulmiga lagu galay ayaa badan

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Před rokem

    Beenta iska dhaaf waa dhimaneysaa

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 Před rokem +1

      Maasha ALLAAH TABAARAKALAAH ALOW NIMCADAA U SIYAADI CADOWGOODANA KA QABO