Deg-deg! Sheekha Gadabuursi Uwayn Hala Xidho Isaga IyonIna abiiba Xukuimada Jilicsan....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 234

  • @jamalosman5939
    @jamalosman5939 Před měsícem +4

    Ma runtaa diideysaa doqon

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem +1

    100% agree viva somaliland

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 Před měsícem +1

    Ma Sheekh baa waa argagixiso balaayada Wajiga xuni ee Daahiye lagu sheegayaa , Sheekh Sharaf leh oo Muxtarama ah waa Sheekha ina Cabdilaahi Jawhar ilaahay ha xafidee .

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před měsícem +2

    Afku xeerle. Adigoo d,adaas ah baa aad munaafaqad u xuub siibatay .lkn wixi aad difaacaydasy maanta uu dhacaya ee dilaac

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 Před měsícem +2

    Sheekha u weyn gadabuursi waa ina calijawhar ee maaha kan kiciya dadka.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před měsícem +1

    Maxamed Abiib hadii la xidho iyo hadii la dilo ba isaaq waa laga sufayn Awdal state of Somalia 🇸🇴.
    Somaliland majirto gadabuursi iyo ciise ha iska kiciyaan isaaq Oromo dhul ayasan lahayn xabashida siinaya.

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e Před měsícem +2

    Soomaaliya ha midowda 🇸🇴 ❤

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem +1

    culmaadi wax iska darsamay diiinti iyo siyaasadi marka waxan oodhin lahay kaxdhax baan siyaasad😮😮😮😮😮

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Před měsícem

    Aslaamucaleykum x madexweyne Daahir Riyaale wuu ogyahey maadama la lo odhanyaa , xirsi wadani Ciro , Maxamuud xaashi wadani Ku isaaq ka gadbuusi ka dhulbahante waa in huwanta la xidho oo gacan bira talaabo adiga laga qaado, wsc,soomaaliland ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤,

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před měsícem

    WAAR AAMMUS QUDHUNYAHAW QUDHINKU DHALAY FARMAAJO WUU KAAHAGAAGSANYAHAY

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před měsícem

    Long live Somaliland.Allah SW created Somaliland,no one else can put asunder ❤ you from Kenya 🎉

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem +1

    Siilka hooyadaa u sheekh sheekhan iyo ina abiib toona waxba kaama galin iidoor indhaha isku hayaa tahay

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před měsícem

    Haye maxamed Abib waa Xildhaban u dhartay Qaranka soomaliland u dhartay intasu kaga duwanyahay lakiin qarbadan baa ka daran ilahay ha soo hadeeyo kuligod

  • @GeesigareerkaElmi
    @GeesigareerkaElmi Před měsícem

    Haa waa run isaaqqbaa haysata solmaliland

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před měsícem +1

    Waxan kometka soo qorayaa waa huwantii cadawga Somaliland ahayd, yaahuu ayaa la idin yidhi.

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4su Před měsícem

    Guuul awdal state somalia ❤❤❤

  • @Invincible-nw3xp
    @Invincible-nw3xp Před měsícem

    No one is above the law.

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt Před měsícem

    Alle ha inaka qabdu cadawga somaliland Insha-Allaah

  • @MaryancllahiFarax
    @MaryancllahiFarax Před měsícem +2

    Dadka runtu dhibto
    Ayaad tahaye waalagu wasi
    Runbuuu sheegyaa she xasan deheeye

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 Před měsícem +1

    Sheekh xasan deheeye waa amiirka gadabgursi wuxu doono ayu dhahaya maxad ka badali karta niicey😂😂😂

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 Před měsícem

    Waaruntaa geesi somalilan guuleso ❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem

    Dawlad lagu aaminay dad iyo dal oo madaxdeedu Qur'aanka ugu dhaaratay oo Dastuurkii iyo sharcigii lagu aaminey oo amnigii, samafalkii iyo barwaaqadii iyo horumarkii lagu aaminey waa in ay Illaahay iyo ummada uun ka baqaan haday daacad yihiin maaha in ay khaa'iniin fulayaal ah oo cadawga Somalilaand u shaqeeya oo doonaya in ay mar kale ummadan la xasuuqo oo la qixiyo oo dalkan laga qaado, maaha in ay ka baqaan.
    Khaa'iniin soo horgelaya cadawga ummadan oo cayaayinkii , yeydii , doofaaradii , Farmaajo, Xassan Shiikh iyo Ina Geele ay u dhiibaan doonaya xaq uma laha in ay doorasho galaan oo dimuqraadiyada ay berito burburinayaan sidii Hitler ay ka faa'idaystaan oo kursiga ay ummadan ku burburinayaan ku fuulaan. Khaa'iniintan waa khiyaamo Qaran in ay Qasriga Madaxtooyada doorasho u galaan ! Hoygoodu waa xabsiyo ay googo'aan oo daa'im ah ama deldelaad ! Waa sida dawladaha dhabta ihi u shaqeeyaan ! Dawladaha dastuurka iyo sharciga iyo madaxbanaanidu muqadas tahay ! Laakiin halkan tuugii, dibjirkii, dadxunkii buulshada, dilaalkii siyaasada, basaaskii Afweyne iyo Farmaajo, Shayaadiin iyo Ictisaam ayaa boodboodaya oo Barlamaanka ku hunqaacaya oo xaqiraya oo dawlada iyo madaxweynaha habeen iyo maalin caayaya oo madaxbanaanida diidan ! sidee kuwaa loogu ogolaadaa in ay dimuqraadiyad kursiga ku fuulaan oo Faqashtoodii, Shayaadiintoodii iyo Ictisaamkoodii u yeedhaan oo Calanka Towxiidka tuuraan oo SNM laayaan, oo taariikhdii halganka xabaalaan oo xabaalihii shuhadada ku tuntaan ! Kuwan khaa'iniinta ah
    damiirlaawayaasha ah ee damiirkooda, dadkooda iyo dalkooda shilin uskag ah siistay waa in arrintooda lagala tashadaa Maraykan, Ingriis iyo Europe iyo saaxiibyada dimuqraadiyada. Waa in la fahamsiiyaa in kuwani inqilaabi rabaan dimuqraadiyada oo ay soo celinayaa kelitalis kii Afweyne oo kale ah oo ku hoos gabanaya diin, Shayaadiin iyo Ictisaam ! Waa in saaxiibyada dalkan iyo dimuqraadiyada inala dhisaan xabsi weyn oo adag oo laga dhiso Gubanka Bari ee Saaxiil oo halkaa Huwan iyo Huwan Kalkaal, toban wejiile iyo jirjiroole oo dhan laysugu geeyo. Waa in dalkan laga safeeyaa horgalaaga, awrkiraalayaasha iyo khaa'iniinta nus malyuun iyo malyuun haday doonaan ha noqdeen sida Siisi iyo Bashaar waa in dalka laga safeeyaa oo laga badbaadiyaa !

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. Před měsícem +1

    Ina deheeye waa al shabaab waa in la soo xidho weeyi

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 Před měsícem

    Absolutely waa runtaa in la xidho kuligood baa sax ah .

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před měsícem

    Salaan sare Guul iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤ Guul Guul ❤ 🎉❤❤❤ ♥ 👌 Mahadsanid Adiguna ❤❤❤ ♥ ❤ 🎶 👌 💖 ❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem

    Yaaab allaahu akbar

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem

    Masha Allah Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před měsícem

    Sheekhal baladka sh xasan daheeye viva aw state

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +1

    Akhas shaydaan shabeel waa eber

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Před měsícem +1

    Munaafaq wajigay kaga taalaa

  • @nassimmoussa3956
    @nassimmoussa3956 Před měsícem

    Masha Allah ❤❤❤❤❤ well done keep going

  • @abdixakiincismaan4520
    @abdixakiincismaan4520 Před měsícem +1

    Kaxisho culumada dameryahow

  • @abdixakiincismaan4520
    @abdixakiincismaan4520 Před měsícem

    Tag oyada iyo isaqba wase

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před měsícem

    Waa nimanka ugu caqliga badan maaha murqaanland ee ka xishood
    Waa wax burbirinaya waa isaaq oo ayagu waxba isuma ogola cidkale daaye

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před měsícem

    War waxaan muxuu muxuu yahay?????! SOOMAALI maahan miyaa??? dadkaan malaha Oromadaa sixirtay War soomaaliyeey dadkaan waqooyi galbeed deggen halloo soo gurmado ABAAGADHAA MASKAXDA KA DHAQAY.

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před měsícem +1

    Shekhu Hadi u shegai in dad snm kulaisai borama iyado Ethiopian dabada ku haisa
    Xurirada qawlka disturbs damanad qadai
    Waxad rabtan rer kulmiyo in wixi iniga horyimado ama run la inishego inad xidan
    So Cade inu safarad somalied lakilmai wa been cad

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před měsícem

    Fradon greatest man

  • @NasrineNasab
    @NasrineNasab Před měsícem

    Adiganhadlayaa ayaa beedeeya ma waxaan nagukhasbaysaa inaanqudhmiska hoosjoogno waar borama abaarsomaaha diintabeebàkuna mataalo magaaladayadana waxaan doonaan kaoranaynaa waligiinba afkaiyo dabadaad kahadlijirteen carwaakaa yaakudhaca anagaad waxnagutihiin magaaladayadana Sidaandoonaan ugahadlaynaa kaagaaiduuyahay aanlagaranayan eeafkadheer shaashada lahorfadhiya sheekh xasandeheeye iyorraga kaleed sheegtay waalaandheere banaandagay ilaasagaashan kiibuuhadlayaa maalooguyimaado anag iyo dabajeex waanisbaranay

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před měsícem

    Waar waain la xidhaa, Ciro, hersi, jaama sh, Mohamed abiib, iyo qaar badan oo kale .

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před měsícem

    Qofna rayigiisa lagu xidhimaaye waxba lagashada hadu waano qaadan waayana waa laga badan yahay oo meeshu waa dimoqaraadi

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před měsícem

    Heego cidii hadashaba wey khadantey xisbiga kulmiye ee dhiigyo cabka halkey taabtanba wey going waayo nafsi ayey urursadeen 30 sano

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Před měsícem +1

    Dhigaal TV waa wadani dhaba.Dalkiisa jecel. Allah ha ku barakeeyo.Lakiin caawa commentska waxa u badan dadka huwanta tageersan. Boorama Somaliland horteed maxay ahayd?Lakiin waxaan isleeyahay shaydaan ayaa daasado u garaacaaya. Intii wanaagsaneyd waxaad mooda inay intii xumaanta jeclayd ka badatey.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před měsícem +1

    ASC Dhigaal
    Malaha dadka dalkan JSL ku nooli ma fahansana dowladnimada waar dowladnimadu waa sidan iyo si kasii adag waayo dee dowlaha gobolka iyo kowo kaleba Dan bay kaa leeyihiin dantoodana way ka fushanayaan sax iyo qaladba

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    WAAR KUWADA SHEEGYS XIILNA MAA HAAYN MAANYE UU DHARYAN DAALKA IYO QARANKU UU DHARTYE BUU KHEYAMYE HAA LAAXIIDHO

  • @user-oo2hj3vk5r
    @user-oo2hj3vk5r Před měsícem

    Ilaahay ka cabso iskurka nagadaa waxkhayr leh umada usheeg inaadeer taasaa lugu liibaanayaa

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

      Xagee ku aragtay wax muuse fircoon raacsan oo khayr ku hadla waaba cadawga illaahaye

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Před měsícem

      ​@@user-ld8ls5cz3cfaqasheey futa qaaxo ciilkaaga ku dhimo

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx Před měsícem

    Waa'al'ictisaam'sheekh'xasan'daheeyelabaatan'sano'kahor'baan'aqaanay'??

  • @AmmaalAdanmuse
    @AmmaalAdanmuse Před měsícem

    Somaliland wx layidha majirto

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před měsícem

    Well done ✅

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 Před měsícem +1

    War tag iidoor dawlad maaha

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před měsícem

    Waxa la yidhi shini caydh ah ma wada degenaato bahal faqri ah baa ina bariisaday oo inta hayntoodu wanaagsan tahay ba ina horaya lkn Allah ayaan ku kalsoon nahay isagaana ina jaaribi doona insha-Allah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Kani alle ayaa lagu xawili naxli ha ku noolaado

  • @traderchampion864
    @traderchampion864 Před měsícem

    Waa khalad indr , xidhitaan bay inagaga dhegtaye dadkaa xoriyadooda yaan loo diidin

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před měsícem +1

    Waaryaa af gadhmuune ma adigaa xidhi kara sheekh xasan deheeye

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před měsícem

    I like

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr Před měsícem

    Xasan daheeye waa sheekh dhulkiisii jooga . Maxaaaa kaaa galay

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem

    Somaliland Muusa burburinaya iyo kuwa taagero reerka dhulkodi iyo badoodi ad Ethiopia siisay ( Samaron ) 😂say u ogoladan waxaasi

  • @abdulahimohammed9099
    @abdulahimohammed9099 Před měsícem

    Xayawaan batahay

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před měsícem

    Asc Waxaan Jeclaan laha incanasiirtan Labuufiyo Cadawga Cayayaanka Buufiya

  • @khalifrageh8260
    @khalifrageh8260 Před měsícem

    Xasan Diheeye marka uu Kiiniya iyo Jabuuti tego oo uu yidhaado Soomaal baa leh, ayaan u oggalahay inay Soomaali yeelato Boorama.

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Před měsícem

    Waxan ookale baa umada
    Meel usoo fafhii sanayaa
    Dhib buu ka horta geyey
    Sodaalimiin matihidin
    Carabku ku qalal maalin buu
    Ilaahay kaala xisaab tamidona

    • @user-tv1gx4gm4d
      @user-tv1gx4gm4d Před měsícem

      Caawa laga bilaabo bal ninka isaaq ee boorama aadaan sugayaa viva reer nuur gawrac kuuyaal

  • @user-zh9hk5dg9l
    @user-zh9hk5dg9l Před měsícem

    Adigaa qudhun ka dhamaw sheekha waligii munaafaqbaad thy dab shidbaad thy adiga dadka halaagaa qabto

  • @user-ym7in3wd1x
    @user-ym7in3wd1x Před měsícem

    Caawa komantiyada waxaan qoraya huwan iyo intii ràacda maxaad ninka Ku caayay saan hadu sheegay nin kaa ooyaaye khalad kiisa

  • @Garyaqaan123
    @Garyaqaan123 Před měsícem

    Waa sax. Wixii uu doono ayuu ku hadlayaa. Boorame waa gurigiisii, wixii uu doono ayuu ku hadlaya. Kaaley adigu qabo.
    Madaxweynihii, gudoomiyihii guurtiga, taliyaha booliska, ka bangiga, xisbiyada, taliyaha ciidanka, maxkamadda sare, yaa idin siiyey?

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem

    Gadabuursigu iyagaa dhulbahantaha ka xun dee orda oo duulz sida shinbirta

  • @abdulrahmanjama4454
    @abdulrahmanjama4454 Před měsícem +1

    Xauun ayaa kan haya qudhun qudhun loo waayay

  • @JiimiFurre-rs5oi
    @JiimiFurre-rs5oi Před měsícem

    Walaahi hdi la fadhiyi wayo in dabinta dhexda laga qaniini doono

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před měsícem

    Xaro sirqaantiii wa lagu kala tagay Allah haidin burburiyo gaal ehelkood

  • @caliaxmednuur2150
    @caliaxmednuur2150 Před měsícem

    Adigu miyaad xidhi lahayd sheekha

  • @aminadahir3527
    @aminadahir3527 Před měsícem

    Sheekh xasan boorama ayuu joogaa

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 Před měsícem

    Cid wax ka qaadi kartaa ma jirto boramu joogaa boramana isaga leh ninka ugu tagana xabad baa dhafoorka lagaga dhufanaya

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před měsícem

    SHEEKHA AFKAAGAQADHMUUN KAJEEDI

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před měsícem

    De shabeel wuu xanuusanaya lacag bilaashay doonatan iyo laaluush

  • @OmerQalas
    @OmerQalas Před měsícem

    Banjarle

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Waa waa xaarmajo ushaqeeya buuuufi

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

      Qoomuluud iyo reer abaarso
      Dadka ha nijaasaynina.
      Sida doofaarka cidi idin taaban mayso kooxda wasakhaysan ee muuse fircoon

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y Před měsícem

    Xasan diheeye waa nin la ogyahay inuu sirdoon shisheeye yahay.
    Wadaad ayuu iska dhigaa.

  • @123yus
    @123yus Před měsícem

    Qofkani madhomirkaa mise doqonimaduu udhashay war umadda kafadhiiso iimaan laawe yohow

  • @GeesigareerkaElmi
    @GeesigareerkaElmi Před měsícem

    Warwaad iskuxaartaye is eeg nin ahaw sheekha afka kadhig

  • @HassanAli-ip1lu
    @HassanAli-ip1lu Před měsícem

    Hoyada jilicsanta kawas dushaku qaado somalilanta ad shegayso

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Před měsícem

    Seelkii hooyaada usheeg

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před měsícem

    Sh xaxan daheeye

  • @drahmedmohamed1441
    @drahmedmohamed1441 Před měsícem +1

    Nacas ! Aqli xidhis ahayn ma haysid

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 Před měsícem

    Adigu mardi is maqlaysa

  • @iftin2024
    @iftin2024 Před měsícem +1

    Waad ku saxsantahay waa in oa qabqabto huwan kalkaalka

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 Před měsícem

    Adigu is xidh aboow

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Huean iyo hadhaa faqash waa inaan iska qabanaa nijaasta nijaastu dhashay nacaladbaa kutaale

  • @hodankhaliif8071
    @hodankhaliif8071 Před měsícem

    Adigu qawsaaryahaw qolofka wayni maad ilawdid lafaha dhurwaaga ee aad hadh iyo habeen sidatid maad ilawdid

  • @abdirahmanalinoor296
    @abdirahmanalinoor296 Před měsícem

    0:25

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem

    Walahi nimankasi way kibreen lakiin mar bay iman ee suga

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Před měsícem

    Sheekh deheeyee waa haldoorka gobolka awdal.Somaliland tigrey baa gacantiisa ku sameeyeey.tigrey wuu dhintey,Somalilandna wey raacaysaa

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 Před měsícem

    Kani xidh...kaana xidh....kaa kalena xidh....wada xidh xidh sidii awowgood loo xidhijiray...anigana ii xidh

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před měsícem

    Imika ayeynu dowlad nahay waayo jabuuti iyo somalia labaduba dantooda ayaa ah in aanad sii adkaan si anad danahooda u taa taaban, dowlada JSL ayey u taalaa sidii ay danteeda iyo danaha kale u bandhayn lahay ama u feeraarin lahayd

  • @ROOBLECALI-n9c
    @ROOBLECALI-n9c Před měsícem

    Siyaad bare ayaa xidhi kariwaayay ee malaftanaga ayaa xidhi 😂😂

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před měsícem

    Dhiigal tv munafaqada joojii somaliland maanta uu ma baahaano isku diir

  • @IbrahinBhu
    @IbrahinBhu Před měsícem +1

    iska hadle

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Před měsícem

    Waar kuwan sirdoonka ah waa laiibsaday

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Před měsícem

    EEY EEY DHALAY JAAMAC SHABEEL YAAD U HAYSATAA

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před měsícem

    Waa dad qalbe wanaagsan dadka waad kashegeyneso

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Před měsícem

    Suphallah did u listen urself

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před měsícem

    busate qoyan
    Aya saaran dwaladeena
    Waayaab